War gaadhiyada raggoodibaan wadan zhp ragga bahaladdaa ay is yaqaanaan ee land cruiser da ilaahay iyo amarkii mooye kama qabsado ninkii yaqaan bahaalkaa zhp
😂😂😂dowlad daganka somalida iyadi iya cirka iska heeyse oo gumeysi ku jirte maxay ka doonayan😂😂😂adeer Mala somali ma tahid xabashi afsomali bartay iyad tahay
😂😂 Siyaad barre 64kii ma inqilaabin somaliya ee 69kii ayuu Afganbi ku qabsaday Zaamoow taarikhda waxunba laga barta si dadka kugu xidhan tarikh qaldan kaaga baran
Badar wanaag
Dhooba wayne
Xaaxi
Haro sheekh
Daadh madheedh 📍
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
Mashallah alle haw barakeyo dhulka
الحمد الله على نمعة المطر والامن
Walhi waa funny odaygan yari 😂
Mawled zaam keep going pro
Odayga Tariikhdaa kayara khaldan Wuxuu yiri siyaad barre wuxuu qabsaday 64tii 😅😅😅 Inuu ilaawaa lagayaabaa Lkn Siyaad barre Wadanka wuxuu lawareegay 21october 1969kii Oo waa markii ladilay Abdirashiid Ali sharmaake
Marka odayga Usaxa hada kadib
Ader ali waa libax ba jacelku wu kala baxa akhyaray isilaliyaa 😎❤
Inshaalah boqol ka halgaadh siiyo wiilka video fican ayuu sogudbiyaye❤ Inshaalah kamisun 😊100k😊
Land cruiser Land cruiser waar darawaliin ayaydaan ahayn waaa diida dhig oo dhaqaaji weyaan xaalkiinu waayo waligeed ayuu roobku da aayay sabaax iyo izuzu ayaa marijiray
Ma sha Allah odoygan waa legend old is gold 😂
Mashaa Alaah
Keep going TLYE ❤❤mawled
Keep going until 💯💯💯
Nin Weyn Guuleyso Sxb ❤🎉
Mewled sethy sxb salaan sare sxb❤
Taliye doorarka dambe hardtop kaxaysta , dhiidhida uu kaga wacan yahay landcruiserada😂😂
Legend weeye odaygaazi
Maasha alaah
Mawled zaam keep going
War laangaruusal wuu dheeraayaa lkn dhiidhaga wuu galaa
Guuuuuul somaliland
Nooho iyo waxaa maxaa umaleyneysaan😂😂😂
Dadka taariiqda aruuriyo waxaan odhan lahaa war odaygaan dib haa loogu laabto waxbadan ayuu ogyahay haana laga soo wareeysto taariiqda fanka somalida walaahii hargeeysa cabdullahi qarshe iyo guumeeystayaashii iyo waxii uu u soo joogay oo dhacda ahaa plz
Sow Tii La Odhan jiray Land Cruiser waxba Ma Celiyaan😂
Hard top kaa kaga wacan xaga dhiidhida
Waa goorma
Wllhi mnta arky muqal ad odaygan k zo dubty mrkazan iz idhi mnu youtob ka wx zo dhigyn ba ilen wkn zafarna u baxaye ugu danbyn wbd z dhigty ba
Ooswyne❤
War gaadhiyada raggoodibaan wadan zhp ragga bahaladdaa ay is yaqaanaan ee land cruiser da ilaahay iyo amarkii mooye kama qabsado ninkii yaqaan bahaalkaa zhp
❤❤❤
Muxuu yiri Odeygu
1966 Dagaalka labaad ee Aduunka Ruushka Riwaayad noo dhigi jiray
Siyaad Bare 1964 ayuu Qabsaday
Waa waxay Caruurta u dhigaan.😂
Warka Siduu kuu galaa dagaalkii labaad ee aduunka film ahaan baa loogu daari jiray ee maaha dagaalkii aduunka asigoo socda in loo dhigay ruwaayad
Mowliit zaam lajan🫡
Daadmadhedh inay dawlad deganka ku biiran ba wlhi sidan u dhanta
😂😂😂dowlad daganka somalida iyadi iya cirka iska heeyse oo gumeysi ku jirte maxay ka doonayan😂😂😂adeer Mala somali ma tahid xabashi afsomali bartay iyad tahay
Ururka talowadaag
Hhh odaygani wa funy
😮😮😮hhhhh colhyv
Kor ha loo qaado mawliid saam
Gaashaamo kaalay nio
Oodweine inoo duub
Kkkkk mxaad roodhi utidhi iga walee waxaa moodaayay hilib walipa mid sakaaro 😂
LAKIIN MUUUSA KA SAARA
Waar heedhe waa maxay odaygan cabdilaahi qarshe oo habaryoonisa Cadcadka ku sheegayaa odaygu ma badh'gobaa? yaaku yidhi cabdilaahi qarshe waa cad-cad? mise isagaaba cad-cada odaygu dadkeenii hore umada jufo jufay ukala yaqaaneen isaaqoo dhane
XIRSI KAMA SAARO
😂😂 Siyaad barre 64kii ma inqilaabin somaliya ee 69kii ayuu Afganbi ku qabsaday Zaamoow taarikhda waxunba laga barta si dadka kugu xidhan tarikh qaldan kaaga baran
CIRO KAM SAARO
Gadhigii waad cebeeysan
MUUUSA KA SARA
Runtii Ninka Raga Libintiisa waa lo qiraaye muuqal qurxoon ayyu duubey mowliid saam.. th-cam.com/video/okrjluCA7zc/w-d-xo.htmlsi=k9Xm-YjCUcvf5IbV