Waraysi Jooqle 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 70

  • @Sharmaake-Ali
    @Sharmaake-Ali หลายเดือนก่อน +1

    Ilhow caafi cabdi shire jooqle fanaan wayn oo wadani ah ♥️

  • @umukhaliil3629
    @umukhaliil3629 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkan waa dadka ugu sharaf badan fanka waan jeclahay nnka iyo walaalkii xuseen shire

  • @samraa6687
    @samraa6687 8 หลายเดือนก่อน +4

    I am from beledweyn legend jooqle farxad iyo barwaqo ku rajeyna

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 6 ปีที่แล้ว +12

    He is the one of the best singer of Somali

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +14

    😢😢😢Jooqle waa dhintay baan maqlay wallaahi istaaga ayaan ka dhacay markaan soo xaqiijiyey inuu nool yahayna weli waan anfariir sanahay ilaahoow ku caafi oo kaa kici wallaahi waa nin aan jeclahay jooqle 😢😢🤲

    • @farxiyaquruxsan9425
      @farxiyaquruxsan9425 ปีที่แล้ว +2

      Allhum Aamiin 🤲🤲😢

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 ปีที่แล้ว +5

      Ma dhiman laakin sariir iyo kursi buu saaran yhy dhowr sano kahor ayaa dhaawac weyn gaaray fannaanka qaranka.

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      @@padronedelmare1307 dhaawac sideeya wll? Inuu xanuunsanayo 8 Sano ayuun baan maqlay

    • @Cab11144
      @Cab11144 ปีที่แล้ว

      ​@@padronedelmare1307dhaawc nooce ah aya garay wll😢

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 ปีที่แล้ว +3

    AllA in uu yara Codkisa laga Dareemi Ilaahayow ku Caafi 😢

  • @ardaagaashkir2709
    @ardaagaashkir2709 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha caafiyo cabdi shire jooqle. Runtii waa nin aad u jecel dadkiisa iyo dalkiisa. Waa nin runtii la dhihi karo waddani. Soomaalidu abaal ayey u haysaa, waayo isaga iyo walaalihiis ba qayb libaax ayey ka soo qaateen dowlad soo celintii iyo hayaankii dheeraa ee soomaalida.

  • @cabdiraxmanjaamac1961
    @cabdiraxmanjaamac1961 6 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahii abuurtow adoonkiisa ahaayo adigaay ar kaayee anfacaan cunaayiyo irid ii baneee😍😍😍

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 ปีที่แล้ว +8

    he is great singer jooqle and we love youth lafoole in that time 1982

  • @indheergaradwaxweydii8656
    @indheergaradwaxweydii8656 5 ปีที่แล้ว +6

    Fanaan qaaliya oo wadaniya Abdi shire jama(jooqle)
    Halyey kamida hantida somaliyeed

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdi shire Jama Jooqle Legend allow ku caafi

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 ปีที่แล้ว +3

    he weladicater singer and well Somalia waberi great jooqle .he well aducater and well singer acter we love best present Somalia mahamed said bare

  • @aaminasheikhnurmohamud2038
    @aaminasheikhnurmohamud2038 5 ปีที่แล้ว +7

    Ceel jaale 1984 ayaan ku xaroodey aniga waqtigu fiicnaayee

  • @MrBiito
    @MrBiito 14 ปีที่แล้ว +13

    Fanaan cod iyo laxan gaar ah ku caan baxay Cabdi Shire Jaamac jooqle halkaa kaga hay

  • @MohamedHassan-bf2oc
    @MohamedHassan-bf2oc 3 ปีที่แล้ว +3

    Rabi haku caafiyo adero

    • @husseindiriye8912
      @husseindiriye8912 ปีที่แล้ว

      wali miyuu xanuunsanyahay walaal ??

    • @moe895
      @moe895 ปีที่แล้ว

      @@husseindiriye8912 haa wali wuu xanuunsan yahay

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว

      Walal jooqle ma xuskaa ka tahay maskin uu walaalihii la lafidhay isagoo kursiga dadka laxaadka beelay ku fadhiyaa wuxuu umuuqday in asnu xuslahayn ilaahay ha caafiyo

  • @shumeeey
    @shumeeey 12 ปีที่แล้ว +22

    war heedhe sorry ku dheh Jooqle. Ma maantaad Jooqle ku tiri cod ma lihid????? Jooqle hadduu xitaa heeso YELLOW-PAGES waa la dhageysan karaa, that is how good his voice is.
    Noolow Jooqle and thanks the waddani songs.

  • @abdirashiidmohamed4989
    @abdirashiidmohamed4989 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku caafiyo

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 ปีที่แล้ว +2

    we love great singer abdi shire in the Somalia stare singer

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk2278 6 ปีที่แล้ว +10

    Laailaaha waar 1970kii yaa soo niga inanyar moodaayey

    • @cAt-lh8wb
      @cAt-lh8wb 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxuu ku bilabay asagoo jire 13jir ah

  • @hassanmahamed2368
    @hassanmahamed2368 6 ปีที่แล้ว +3

    Big respect jooqle

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 ปีที่แล้ว +5

    well abdi shire familia jooqo shire jooqle well raber Somalia

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 ปีที่แล้ว +2

    abti shire jooqle well singer.yes

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 ปีที่แล้ว +3

    great teacher lafoole

  • @abdicade
    @abdicade 14 ปีที่แล้ว +10

    reer beledweyne..i like u man .best of luck

    • @shaficgaafaay9535
      @shaficgaafaay9535 7 ปีที่แล้ว

      abdifatah ibrahim omar alah cafiyo wqal key aadban kugu tagera fanan qaran

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 8 ปีที่แล้ว +5

    caadi ma aha wow kabaxsade

  • @AmiraNuurMuse
    @AmiraNuurMuse 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahow cafimaad sii😢

  • @jamaabdi
    @jamaabdi 5 ปีที่แล้ว +5

    ciyaal oodhfano ayuu ahaa shaw ninkan iyo kuwii aabo siyaad odhanjiray😂🤣sidaan sheekada ku maqlay😂 cawa ayaan soo raadiyay markaan ku arkay facebuiga isaga oo xanuunsan alle haku caafiyo

  • @faisalsheikhkamil1130
    @faisalsheikhkamil1130 8 ปีที่แล้ว +1

    ma sha allah fanaan kharan

  • @gefdiidmediaaf8135
    @gefdiidmediaaf8135 6 ปีที่แล้ว +2

    #MASHA ALAAH GUUL#

  • @saidahassan9892
    @saidahassan9892 7 ปีที่แล้ว +2

    Jooqle💋💋💋💋💋💋❤❤❤

  • @caaqilyare9083
    @caaqilyare9083 5 ปีที่แล้ว +5

    Siyod Aabe
    Sikeyow jalle
    Hasambariiraxano
    Sidaa noogu tali

  • @haniyohimilo8060
    @haniyohimilo8060 5 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi magac maaha kolay waain wax raacaan see waaye jooqle

    • @simanruxii298
      @simanruxii298 8 หลายเดือนก่อน +1

      Abdullahi layiri hee😂😂

  • @gefdiidmediaaf8135
    @gefdiidmediaaf8135 6 ปีที่แล้ว +2

    *GUUL FANAAN QARAN JOOQLE*

  • @ibraahimmaxamed6960
    @ibraahimmaxamed6960 8 ปีที่แล้ว +6

    dhinaca muu xiiranyahay mise waa bidaar bal iikala saara

  • @fafasara2936
    @fafasara2936 5 ปีที่แล้ว +3

    Nus qarni = 70jir

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 6 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed salaan dibe miiyu i ilaway

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 7 ปีที่แล้ว +3

    wariyahaan aab buu u shidanyahey

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 ปีที่แล้ว +2

    well mahed xusen lafoole

  • @abdimalikfarrah1865
    @abdimalikfarrah1865 6 ปีที่แล้ว +3

    Det

  • @muniraabdinasir6658
    @muniraabdinasir6658 6 ปีที่แล้ว +1

    Qalbi dhagax

  • @maxamedali8953
    @maxamedali8953 ปีที่แล้ว

    www ninkan waa legns

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 6 ปีที่แล้ว +1

    Taariiq cajiiba

  • @bulcad444
    @bulcad444 12 ปีที่แล้ว +3

    GOORMAY QABTII KUGU DHACDEY ???????

  • @monanattstad8594
    @monanattstad8594 3 ปีที่แล้ว

    Kaan ma noolyahaye haada

  • @malyuuna3535
    @malyuuna3535 8 ปีที่แล้ว +3

    😂❤❤

    • @somalihanahilaa6891
      @somalihanahilaa6891 8 ปีที่แล้ว

      ,مانشاالله جوغل / فنان صومالىى m

  • @AdanJokar-xt3kt
    @AdanJokar-xt3kt ปีที่แล้ว

    Jowle kkk

  • @salaasjimcaale7113
    @salaasjimcaale7113 9 ปีที่แล้ว +3

    cod maleh

  • @mussashire8597
    @mussashire8597 6 ปีที่แล้ว +2

    Hassan adan samatar ayey ilma ader yin nin kani balse rer abtigi ba aha darod kuna qaran aha rer,ka somalida wa wil iyo abtigi

    • @Hameez20
      @Hameez20 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk ma ninkan ayaa xasn adan samatar ilmo adeero yihin mise nin kle ayad ka hadlosa

    • @mahadabshirabshir3574
      @mahadabshirabshir3574 4 ปีที่แล้ว

      Marexaan wagardhac cumar dheer weyaan ninkaan iska fiiri

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว +1

      Anoo reer hargaysa ah gaar ahaan sacad muuse waxan u aqaan jooqle in uu marerxaan yahay laakiin jilibka uu kayahay ma aqaan sababtoo ah isaaqaba aad uma kala aqaan sideeda oday ee reer sheekh isaxaaq hoos ugama sii degi karo daarood hawiye magaca guud uma dhaafi karo reer baydhaba maymay uun baan u aqaan reer xamarka cadcad jareerta sidookale sidaa darteed maadaama anan qabiilkaba xariif ku ahayn jooqle marerxaan u aqaan jooqle waa marerxaan ilaahay ha caafiyo

  • @ibraahimmaxamed6960
    @ibraahimmaxamed6960 8 ปีที่แล้ว +2

    dhinaca muu xiiranyahay mise waa bidaar bal iikala saara