Farxaan Qaboojiye Ft Ikraan Jaamac | Ma Ogtahay | Hees Qaraami Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 23

  • @zakiabdinurosmaan525
    @zakiabdinurosmaan525 4 ปีที่แล้ว +12

    M:a hadii hibo alle kusiiyo oo aad kalsooni raacisid kee going legend

  • @nuradenbarre32
    @nuradenbarre32 4 ปีที่แล้ว +7

    Maba uu qaadikaree xageebu araxda uguqaadaa kkk

  • @abdiraxmaanyuusuf3382
    @abdiraxmaanyuusuf3382 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah farxaan yare halkii rooraye ayda dhigte lkn heeso ad leeyahay ku so ledahay ku so caan bax fanaan

  • @faatimaali1054
    @faatimaali1054 4 ปีที่แล้ว +1

    War halkaa iskaga hay dheh🤚🤚
    Waa gaadhi 🚛IVECO ah oo rimoodh wata liisankii lagu wadaayey ma sito yarku markaa ka qabta 10/12/2020 9:05pm
    Ma ogtahay ul dhabi iyo hadaad noqon lahayd udub kuma eegi karayeee waa inta i qabatey

  • @casiisacabdi6159
    @casiisacabdi6159 4 ปีที่แล้ว +3

    Mom ikraan Jama iyo farxaan qaboojiye halkeedaa dhigteen💋💋❤❤

  • @hodanahmed8569
    @hodanahmed8569 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaw inaba caadi maaha

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 4 ปีที่แล้ว +1

    Wxaasa hees layidhaaH codtiibaysan

  • @fooziali4112
    @fooziali4112 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco fanan da yar

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 ปีที่แล้ว +5

    Wiilkaygi yara ❤💕🌹

    • @kismaotv
      @kismaotv 4 ปีที่แล้ว

      Heestan ma keenin gabanku bal fiiri markay organiga tahay ikraan waa ciyaalkii hore way soo dhowaysay xoogaa

  • @SLGlobalTV
    @SLGlobalTV 4 ปีที่แล้ว

    Farxan mustaqbal fiican buu ku leeyahay fanka iyo heesaha

  • @ahmedadamhero3697
    @ahmedadamhero3697 4 ปีที่แล้ว +2

    Frx yre hore usoco

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 4 ปีที่แล้ว +2

    Abooto ha igu soo dhicin dheh, malaha waad indha xumaysee😂😂😂😂

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan dadkii Hore inuu ka mid noqdo ficnyd wayo aan sas uu lee yhy waxay thy Hdaa aan Jogno Fankii Xalkisaa Ciyaal Baa la waregy oo Qimo uma Yeelin Ninkana waxa uu lee yhy Suradii dadkii hore

  • @rayaanriyadrayanriad3044
    @rayaanriyadrayanriad3044 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mom ikraan jamac

  • @ma_dhaafe1637
    @ma_dhaafe1637 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allh sxb wxd leedy hibo
    lkn talo yar aan ku siiyee wxd samysaa heesaa haysku badin waayo wx kastoo bataa way tayo beelaan ama waa laga xisa dhacaa
    hana isku dayin inaad mid kaste qaado waayo qofku waxbu ku fcn yay wxna wu ku xun yay markaa iska baandhee oo kuwad ku fcn ty soo qaad marky qaraami noqoto
    markay qaar ad leedy noqotana sanadkii 4 jeer wx ka badan ha heesiin isku day inaad afar midh oo fcn qaado si laguu xiiseeyo
    u fiirso fanaaninta sida cawale adan guuled simba safwaan halac midhky soo qaadaan maxaa markaba m veis gaadhsiya

  • @rayaanriyadrayanriad3044
    @rayaanriyadrayanriad3044 4 ปีที่แล้ว +1

    Ikraan jamac she's so beautiful Keep going mom😘💋😊💋😊

  • @nunebiyami5069
    @nunebiyami5069 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan mucjiso

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 4 ปีที่แล้ว +3

    Araxda Ku jabtay Bal wiilku intoo ka laagyahay arag 78+ bay cagagaynaysaa habartu

  • @rayaanriyadrayanriad3044
    @rayaanriyadrayanriad3044 4 ปีที่แล้ว

    Ikraan iyo farxaan yar

  • @munaaly2017
    @munaaly2017 4 ปีที่แล้ว +3

    War heeestu waaba waji kaama lihi caadi ah 🙉
    Adigaan kunecebahay kuma loo🤣🤣