Farxaan Qaboojiye |Hees Ka Ilmaysiisay Madaxda Somaliland| "Hayga Dhicin Ha Dheeliyin" Bc24Tv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ค. 2021
  • ‪@Bc24Tv1‬
    Farxaan Qaboojiye |Hees Ka Ilmaysiisay Madaxda Somaliland| "Hayga Dhicin Ha Dheeliyin" Bc24Tv
    Farhan Kaboogijie | A song that brought tears to the heads of the Somaliland nation | "Don't Let Me Down" Bc24Tv
    Fadlan Subscribe Dheh Channelkan Mahadsanid
    Baddacas 24Tv ama Bc24tv Kala soco Barnaamijyo Tayo Leh IYO Warar Xiiso Leh + Madadaalo
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks ✔Bc24tv -You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily.
    .....................................................
    Televisionka Baddacas24Tv kala soco
    Website: bit.ly/2njuGlG
    Facebook: bit.ly/30ESsGd
    FB Page: bit.ly/2M7X9TW
    Twitter: bit.ly/31IOz4h
    ..............................................................
    FAAHFAAHIN DHEERI AH CALL US: +252 63 4738818, 0634738819
    ama +252 65 7023001, 0657023002
    ‪@Bc24Tv1‬
  • เพลง

ความคิดเห็น • 494

  • @Bc24Tv1
    @Bc24Tv1  ปีที่แล้ว +20

    Farxaan Qaboojiye |Hees Ka Ilmaysiisay Madaxda Somaliland| "Hayga Dhicin Ha Dheeliyin" Bc24Tv
    PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS

  • @muniircade8170
    @muniircade8170 2 ปีที่แล้ว +33

    Hees qiimo badan weeyaan waxaan salaamayaa Dhamaan muwaadiniinta somalilanderska ah ilaahay dalka ha inoo barakeeyo ❤️⚪💚

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 3 ปีที่แล้ว +62

    Wow sidii fananti wa waynayd ayu u heesay waliba hees qiimo mug iyo miisan leh happy 18 may all somalilanders 💚⚪❤️

  • @mustafemohamed248
    @mustafemohamed248 3 ปีที่แล้ว +84

    Heesaha reer somaliland siday doonaan Bay u dhigaan ileen waa hibo illhy gaar u siiyee . Somaliland ha noolaato abid ❤ 💪

  • @deeqamahamedhassan7358
    @deeqamahamedhassan7358 3 ปีที่แล้ว +83

    Wllaheena rer somaliland hambalyo 18 may asxaap ehel iyo walaalba ano ah rer somaliya hadana wan idinla farxay hambalyo 💚🤍❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks Hno mcn wn ka qabna hanbalyada💕 from hargiesa Kaso zalamya ✋

    • @ugbadhaybe5618
      @ugbadhaybe5618 3 ปีที่แล้ว

      Thks gobo nimo ku war

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +1

      Qof iyo ruux qiimo leh allh hku sharfo wllo deeqa❤❤❤❤

    • @cabdiraasirxuseen8276
      @cabdiraasirxuseen8276 3 ปีที่แล้ว

      Thanks wllo

    • @RashidAli-ff2nf
      @RashidAli-ff2nf 3 ปีที่แล้ว

      💚❤️💟💯💯💯🤗🤗🤗👍👍👍👍

  • @shaqodoonali7146
    @shaqodoonali7146 3 ปีที่แล้ว +21

    SIILAANYO HAL EREY BAA LAGA DHAXLEY MAALINTII HALYEYGII LIXLE SHAHIIDAY OO AHAYD SNM WAA WADA LIXLE MAANTABA WAAKAN FARXAAN YARE SUURADII LIXLE AYNU ARKEYNO ILLAAHAY JANADII FARDOWSA HAKA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN

  • @muhiimwayab1945
    @muhiimwayab1945 3 ปีที่แล้ว +66

    Wlhy farxan waan sugaayay in mar uun hees wadaniya loodhiibo bal waxa loodhiibayba heester 18 may da 2021 ugu haysatay masha allah mabrouk
    Happy 18 may all somalilanders

    • @fatimamusa6008
      @fatimamusa6008 3 ปีที่แล้ว +1

      Beautiful song maashallah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 and a beautiful voice

    • @daalochanell5064
      @daalochanell5064 3 ปีที่แล้ว +1

      Heesta isagu maanu samayn

    • @ikkyyaisto8403
      @ikkyyaisto8403 3 ปีที่แล้ว

      Heesta mujaahid hore ayaa leh

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 3 ปีที่แล้ว

      @@ikkyyaisto8403 waxaa heesta hore usameeyay axmed saleeban bide oo hy waxaa qaday qalinle oo cidagale ah

    • @suugaan
      @suugaan 3 ปีที่แล้ว

      @@yusufaxmed8863 oo somalilander ah baa ka qurux badan hhhhh anoo garxajis ah na dhehdee intaasaa kuu hadhee qaranbaa ina deeqa ha qawadin ina koofiyadbacle

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 ปีที่แล้ว +115

    This song it’s makes me crying.God bless Somaliland and happy 18 May my peoples

  • @Lander02
    @Lander02 3 ปีที่แล้ว +23

    Somaliland wadnaha ayay ku tala. I lived through the war in late 80s , I survived so did my beautiful somalinad. This song hits home for me .

  • @abdirahmaanhaamud4133
    @abdirahmaanhaamud4133 2 ปีที่แล้ว +11

    Marxalad kasta oo aan ku jiro waxa aan ku iLaawaa wadankeYga iYo caLankeYga in aan hanti raadiYo wllhi wxn ka jeceLahY jiritanka somaliland ilove somaliland

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 2 ปีที่แล้ว +37

    The land of poem ,music ,peace , democracy,and development. Viva somaliland and it's people and it's leadership. No turning back...

    • @abzeezy56
      @abzeezy56 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 Somalia 🇸🇴 there’s no such thing as somaliland it’s an idooor dream that died on 25/08/23

    • @ahmeddarood2244
      @ahmeddarood2244 5 หลายเดือนก่อน

      No turning back Somaliland for ever 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zakidaljir5238
    @zakidaljir5238 3 ปีที่แล้ว +25

    Although am not from Somaliland I still Somaliland from my heart❤️ ....and this song makes me cry .....somalia haisracdo

    • @fatihmaxamed4233
      @fatihmaxamed4233 2 ปีที่แล้ว +1

      waa fikir macquul ah lakiin 4.5 soo dhaafa oo loo taliyenimo soo dhaafa oo tashada
      markaa ayuunbay wax walbaa suurogal noqon doonaan

  • @kingkooshin7716
    @kingkooshin7716 3 ปีที่แล้ว +10

    SOMALILAND LOVE you 😘😘♦️❤⚪😜 SOMALILAND walahi waan jecelahay SOMALILAND inoloow wadankayga SOMALILAND hadawaxanjpga iwidhan wankuiman SOMALILAND 😍😍😘

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 หลายเดือนก่อน +1

    Fanankii qabojiye miya dhalay Allah ha u naxariste

  • @sundusabdirizak800
    @sundusabdirizak800 2 ปีที่แล้ว +20

    Emotional song❣😭Allah Blessing with my country ♥️💋

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว

      Thanks

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤ heestan waankaxiiso dhici waayey runahaantii xaadaa idhaqaaqdey markaan dhageystey farxaan yare guul ayaan kurajeynayaa gob gobi dhashey ayaad tahay ilove jamhuuriyada barakeysan ee Somaliland alle hadhowro cadowgedana alle hajabiyo

  • @halimoibrahimhassan-lg3gg
    @halimoibrahimhassan-lg3gg ปีที่แล้ว +2

    Heestan gabadh aya ku ciyartay liyuu bolisa farxan yare geesi qaran 🎉❤

  • @marwacilmi6842
    @marwacilmi6842 4 หลายเดือนก่อน +3

    Hayga dhicin hadheeliyin❤❤❤❤❤❤🎉

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 2 ปีที่แล้ว +9

    Beena mahan SNM
    Dhiigodo kumaqan
    Masha allah cimamadina lama haysankaro reer somaliland ❤️🌹💕

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว +2

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 3 ปีที่แล้ว +38

    Waa heestii Awowgii muuse ismail Qalinle ... ilahay ha u naxariistee

    • @daalochanell5064
      @daalochanell5064 3 ปีที่แล้ว +2

      Maaha heestii qalinle laakiin waa mid u eg laakiin indho iyo feker somaliland leh. Tii qaline oo si farshaaxanimo loo dhigay waa sideedii laxankeedii midhahu ka duwan fekerku waa ku lid taa qalinle. Wuu aasay heestaa waa jawaab la yaab leh
      Dib buu qarameeyey heestii.
      Waar geela hala joojo tanaa u qalanta in geela la joojiya tolow maxay wadaagaan wiilka iyo qalinle. .

    • @daalochanell5064
      @daalochanell5064 3 ปีที่แล้ว +4

      Haybad bay u leeyihiin ciidagale aftahano iyo fankaba

    • @sacadhassan9184
      @sacadhassan9184 3 ปีที่แล้ว +1

      @@daalochanell5064 farxaan.yare ma cidagalaa gob egadheh

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhiig Lixle, Sumuni, Koodbuur, Macalin Haruun, Ahmed Dhax, M Haybe, Abdi Feyr, Maxamed Ali, M Moog, Gacamo Dheer, Hagarwaafi iyo qarkalo badan

  • @khaalidalmis2894
    @khaalidalmis2894 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi heestan marka aan dhageysanayo waan jidhidhicoodaa farxan yare iyo abwanka erayada sameyeyba alle kor ha ka yeelo

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +25

    Ax
    Ax
    Ax
    Mxan dhimasho hebeliyo dhawac kugu xusuusta nafa dhegaha beeshiyo mid xuskisu dhimanyey maxa geesi kugu maqan 😭😭wlhi wan ooyey FARXAN YARE

    • @shafeiahmed7936
      @shafeiahmed7936 2 ปีที่แล้ว

      ..... Dhaayo geesi kugu maqan (arag)

  • @abdihakiimhuriye7045
    @abdihakiimhuriye7045 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi inaad lengend tahay hore u soco farxaan qaboojiye

  • @baaruudak.b.m1114
    @baaruudak.b.m1114 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninka yar illahay codbuusiiye maansha allah.. Waa muwaadin Somalilander ah..

  • @sabaadcaamir6376
    @sabaadcaamir6376 3 ปีที่แล้ว +15

    Farhaanyare geesi Naga dhashay💚🤍❤💪💪

  • @salamkala14
    @salamkala14 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobanimo Somaliland

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid wiika da,da yar

  • @IbrahimAhmed-ho9kk
    @IbrahimAhmed-ho9kk 3 ปีที่แล้ว +25

    Masha allha codka idilay Somaliland hanolato 💗💗💓👈👈👈

    • @deeqabaashe849
      @deeqabaashe849 3 ปีที่แล้ว +1

      Hees aan ladhacay weeye somaliland ha jirto 🥰🇮🇪🇮🇪🇮🇪

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshalh calkii hooyadey macaan viv somalind 🤍🤍❤️❤️💚💚

  • @asadxasan9433
    @asadxasan9433 3 ปีที่แล้ว +1

    Kani Waa geeai naga dhashay farcan cabdi muuse waliga noaw Somaliland guul guul

  • @hodanyuusuf3031
    @hodanyuusuf3031 3 ปีที่แล้ว +37

    Ax heestu wlhi jidhidhico iga istagtay farxan qaboojiyaw wll no gal xalkii bk ka baxay dalkaga heeso badan usoo qad ileyn waxad tahay fanan cod tolmone heeso wadaniya ka sugayna soomalilnad ha jirto waligeed yay dhicin

    • @rodaali3036
      @rodaali3036 3 ปีที่แล้ว +3

      Walahay malaha10 jeer bankuceshaday

    • @farxiyamohammed28
      @farxiyamohammed28 3 ปีที่แล้ว

      Lkn mosic xadida naga dhaaf hees qiimo badan uu mosic ka soo xaday wlhi waa ka xuma hadii aan kuu foldhin soomali ka aa dhalan

    • @rodaali3036
      @rodaali3036 3 ปีที่แล้ว +1

      @@farxiyamohammed28 shaqadiina mahee kiiniii katashada hadii labadalo iyo hadiikalaba anagaalehe kiina waxusamayta

  • @axmedyasiin3601
    @axmedyasiin3601 3 ปีที่แล้ว +10

    Guul iyo gobanimo somalilaan guul guul

  • @gurechannel8429
    @gurechannel8429 3 ปีที่แล้ว +5

    Heees qalbiga taaababaysa alle hku xifdo prother adi iyo waalidiiintaaaaba🇮🇪💪❤

  • @kingkooshin7716
    @kingkooshin7716 3 ปีที่แล้ว +2

    SOMALILAND LOVE ☝️☝️❤💚🖤💟

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnshlh the best song
    Guul iyo Gobonimo SOMALILAND

  • @sam-xz5tc
    @sam-xz5tc 3 ปีที่แล้ว +8

    Oh Allah protect our men mashallah ❤🙏

  • @amranabdullahi1612
    @amranabdullahi1612 3 ปีที่แล้ว +35

    Ax ax dhiigii ragaygoow ageerkay Ibrahim Koodbuur baan xusuustay ilaahoow uwada naxariisto mujaahidiintii dhulka noo xorsysay

  • @Awosaleban.x
    @Awosaleban.x 7 หลายเดือนก่อน +3

    😭😭qofkastoo garanaya somaliland waxa looso maray wuu ilmeyn doona markuu maqlo heestan

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 7 หลายเดือนก่อน

    waa sanadihii inan Gumeed ee inasoomaray

  • @liilsmedia2377
    @liilsmedia2377 9 หลายเดือนก่อน

    Wllhi wa xasuus hestan musiga wu leyahy "kasifeeya kasifeeya kasifeeya xabashiga dil."

  • @ayaanahmed8078
    @ayaanahmed8078 3 ปีที่แล้ว +7

    Wow farxaan qaboojiye masha allah Habbiy 18 may 💚💭❤🙏💯💯

  • @nimcoxuseen4506
    @nimcoxuseen4506 3 ปีที่แล้ว +5

    Omg 🤐 xsuustii abtigay muuse Ismail qaline Allah how naxariisto

  • @niciimaidiris2797
    @niciimaidiris2797 ปีที่แล้ว +1

    Somalilanad guuuuuul iyo gobanimo💪💪♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @saalimkeynan6673
    @saalimkeynan6673 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxaan dhimasho hebel iyo dhaawac kugu xasuustaa nafaa dhegaha beeshiyo mid xiskiisu dhimanyahay dhaayo geesi kugu maqan wlhi waan iLmeyey viva Somaliland 💚🤍♥️

  • @nabadoonkareeraadangurey4564
    @nabadoonkareeraadangurey4564 2 ปีที่แล้ว +3

    This boy has amazing voice and so keep going

  • @mahamedm2521
    @mahamedm2521 3 ปีที่แล้ว +1

    Farhan qaboojiye hanti qaran hore u soco

  • @user-wk5cz9gj2i
    @user-wk5cz9gj2i 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @hassanabdi9537
    @hassanabdi9537 2 ปีที่แล้ว +1

    The best song

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @cashaaxmed442
    @cashaaxmed442 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa hees alle hakudhawro farxaan yare

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว +7

    Geesi ilahay naga dhashay somaliland guuulsyt 🟢⚪🔴🩸💉

  • @user-kq3bh2nw5i
    @user-kq3bh2nw5i 7 หลายเดือนก่อน

    20/DC / 12/ 2023 malin salsaha ❤ somaalind allow barake jecliyaa❤❤❤

  • @hindamohamed4689
    @hindamohamed4689 3 ปีที่แล้ว +5

    Guul guul soomaliland

  • @runsheegfamilie.xabiibatua5931
    @runsheegfamilie.xabiibatua5931 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤💯💯💯💯hanoolado isgiyo cidii lashaqaysayba.afka allaah kumagoyo💐

  • @user-dz2ot8un8e
    @user-dz2ot8un8e 6 หลายเดือนก่อน

    Anigaba ilmeeyay habaryar

  • @mustafaahmed3123
    @mustafaahmed3123 3 ปีที่แล้ว +36

    Maxaa dhimaasho hebeliyo dhawaaq kugu xasuustaa, nafo dhagaha beeshiyo mid xiskiisi dhiman yahay, dhaayo geesi kugu Maqan.

    • @dayibxasan
      @dayibxasan 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhimasho hebel iyo dhaawac

  • @SuhaybAxmed-pn4kn
    @SuhaybAxmed-pn4kn 2 หลายเดือนก่อน

    Hees mcn

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan markii horaba waxaa lahaa reer somalind eraydii axmed s bide siday doonan bay u qaadayaan yaa ku haysta wey soo ceshanayaan heesa reer somaliya kuma haysano tan made in somaliland 💚🤍❤💯💯💯💋

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh hees lama kala lahan huno ee caadi iska dhig

  • @DAMAl671
    @DAMAl671 8 หลายเดือนก่อน +1

    Farxaan qaboojie ❤

  • @nasteexomaxamed8522
    @nasteexomaxamed8522 ปีที่แล้ว +2

    Farxaan yare soomaalin habayo ❤💬💚

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 2 ปีที่แล้ว +5

    This song makes me more Nationalist.more panSNM.🤫😎

  • @mushtaqMohamed-du5wm
    @mushtaqMohamed-du5wm 3 วันที่ผ่านมา

    Somaliland is not easy

  • @khaledobsiye5619
    @khaledobsiye5619 3 ปีที่แล้ว +15

    30 sano oo la mido ah iyo 30 oo gooni isu taag ah 30-30=0 taa micnaheedu waxay 31 waxaan sugaynaa arkina doona insha Allah Aqoonsi 👍

  • @sadar_muqda
    @sadar_muqda 3 ปีที่แล้ว +194

    Thanks fanskeyga waan idinku fanaa idinkaan wax idinku ahay

    • @roodamohamet8281
      @roodamohamet8281 3 ปีที่แล้ว

      Alle hanookaa daayo eedo mcn

    • @ahmedhussein5145
      @ahmedhussein5145 3 ปีที่แล้ว

      In badan noolow adeer qaali qalinlad noo badashay

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 3 ปีที่แล้ว +1

      Geesi geesi dhalay IGA BUUFI AABO

    • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
      @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 3 ปีที่แล้ว +1

      Nala dhimo gobaad tee
      Farxaan kayga waynaka wllky qli💚🤍❤️🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰

    • @rashidabdi1409
      @rashidabdi1409 3 ปีที่แล้ว

      @@buufiyahaweyn7430 l

  • @mohamedomarabdi1447
    @mohamedomarabdi1447 3 ปีที่แล้ว +5

    Badalk Bk , happy 18may

  • @djimos9058
    @djimos9058 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw faankii qrniga faraxan yare happy 18 may

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 ปีที่แล้ว +2

    Habaryar faxan hore uu soco🖐

  • @mohilkacase6770
    @mohilkacase6770 3 ปีที่แล้ว +2

    Cawa 26 jun
    Hadad dawanyso like ha ila dhafin🤣👍

  • @abwaanxareed8100
    @abwaanxareed8100 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy fanaan qaran

  • @Adamahmeddd
    @Adamahmeddd 3 ปีที่แล้ว +1

    Sidaan like u bixinayay gacantiiba idaashay waan idin salaamay dadkaygii

  • @kafixasan695
    @kafixasan695 ปีที่แล้ว +2

    Somalind guul Iyo Gobanimo
    From somali gaar ahaan gedo

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  ปีที่แล้ว +1

      Waad ku Mahadsan tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍

  • @amiirkhadar-tn1xr
    @amiirkhadar-tn1xr 2 หลายเดือนก่อน

    Love

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 ปีที่แล้ว +18

    Waan sugaayay inuu heeztan qaado iyo heeso kadaran

  • @mubaariktiger4929
    @mubaariktiger4929 3 ปีที่แล้ว +2

    Wey wee farxan QabojiYe Ahaa hore usoco

  • @bedramohhamett1017
    @bedramohhamett1017 3 ปีที่แล้ว +3

    Hayga dhicin ha dheelyin ameen 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤

  • @SaydaliSaid-tl3pn
    @SaydaliSaid-tl3pn 11 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland my country.💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @haldoorofficial8011
    @haldoorofficial8011 ปีที่แล้ว

    I love sonaliland

  • @husienyare2720
    @husienyare2720 3 ปีที่แล้ว +9

    Ereyo qimo badan
    Abaanka sameyay
    Aad bu u mahad san
    Yahay
    Wiilka ku luuqeyayna
    Si macan bu u qaaday
    Waad mahad sn tihin
    Codka laba dhaca
    Bu ino saaray
    ❤️🤍💚
    Happy 18 my all soomalilandrs

    • @rashidhared1160
      @rashidhared1160 3 ปีที่แล้ว +1

      Abwaan daaha cabdi gaas aya sameey miraha 🥰

    • @husseinqalib3577
      @husseinqalib3577 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa Ahmed Saleban bide

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 2 ปีที่แล้ว +7

    Qadaad wayn u sheega heesta waxa leh Somaliland fanaan qalinle ayana qaada

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว +1

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada gaarka ah thanks

    • @shaficiyusuf9657
      @shaficiyusuf9657 ปีที่แล้ว

      Abwaanka sameeyey waa Reer somaliland James Salebaan bide viva jamhuuriyada

  • @omara7722
    @omara7722 3 ปีที่แล้ว +4

    “Kaan ka dhacsaday cadaawaha dhaxalkiyo magtaydoow hayga dhicin hadheeliyin” Axyaa fanaan! Waa hees mug iyo miisaan leh.

  • @hananmostaphe5823
    @hananmostaphe5823 2 ปีที่แล้ว +3

    Happy independence day somaliland

  • @mohilkacase6770
    @mohilkacase6770 3 ปีที่แล้ว +2

    I love my country 💚✉️❤️

  • @kuushiaadan9461
    @kuushiaadan9461 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow maan shaal allah geesi

  • @MohamedHussein-gz1jp
    @MohamedHussein-gz1jp 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqsho iyo xanaanu nina ku dhex jooga nina dhuuni u cuno waxa kugu filaan dhulkaygaw masha alla hees iyo badh guul somaliland happy 18may

    • @abdirisaqisse5460
      @abdirisaqisse5460 3 ปีที่แล้ว

      Walee intaas aad soo qortay baa Somaliland qodax xanuun kulul kunoqon. Waa hadii ninka lagu wadaa fahmayo. Abwaanada masuuliyad baa saaran in dadka waxan oo kale loogu heeso waxay ka turjumaysaa in aan Somaliland lawada lahayn ee kuwa ismoodayaa ay shisheeye loo haysto

  • @maryammissyou5761
    @maryammissyou5761 2 ปีที่แล้ว +3

    Viva soomaaliland

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks

  • @em2160
    @em2160 2 ปีที่แล้ว +4

    Runtii waan Ilmeeyey aad baan u qiiriidey oo u Xasuustey Ragii dhintey , kuwa Naafoobey iyo kuwa Xiskiiba ka tegay

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว +1

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks

  • @mowjaddo2002
    @mowjaddo2002 2 ปีที่แล้ว +10

    18 may coming soon
    Congratulations my people
    Landers ❤💯

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว +1

      Waad ku mahadsan tahay Aragtidaada Gaarka Ah thanks

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +6

    reer somaliland qofki heestan sameeyey hadiyad wayn buu inagu leeyahay isoo sheega abwanka ku faro yaraytay wow farnaankan yarna cod cajiiba ku qaday

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 3 ปีที่แล้ว

      Daaha gaas baa sameeyey

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว

      @@nemodiamond6401 masha allah waa hees qiimo badan daha cabdi gaas ilaha caqliga haku daayo

  • @deeqacabdi5396
    @deeqacabdi5396 3 ปีที่แล้ว +2

    Hayga dhicin ha dheeliyin🤲🤲🤲

  • @TuBeEc_Yare
    @TuBeEc_Yare 2 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland my heart

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว +1

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks

  • @abwnanqandal9604
    @abwnanqandal9604 2 ปีที่แล้ว +1

    Walihi fann wadani somaliye alahakudayo landhere

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 ปีที่แล้ว +4

    اللهم امين

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 3 ปีที่แล้ว +1

    Faraxaan cabdi muuse ducaale walahi waan jidhiidhicoday noloaw wall happey my all somalilanders wadankeena aynu ilaasho

  • @shaaficidabaare1883
    @shaaficidabaare1883 ปีที่แล้ว

    Somaliland allow balaayada hareer mari somaliland allow barwaaqee somaliland allow nabad waarta iyo guul horumar ka yeel
    Somaliland allow nacabkeeda haw jabin nacab aan muuse ahayn ma laha ee

  • @ubaxmaxamed8860
    @ubaxmaxamed8860 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah

  • @aaminacismaan9343
    @aaminacismaan9343 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnshallh geesi qaran💖🇭🇺❤❤❣

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 2 ปีที่แล้ว

    Dib u noqosho ma jirta proud somalilander

  • @zakiasuhaib2207
    @zakiasuhaib2207 2 ปีที่แล้ว

    Wow m.a wllo

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 👍

  • @amiirasaleban579
    @amiirasaleban579 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaaalh hees qaran