Hassan Top Ka Quraacday Maqaayad Cuntadeeda Saf loo galaayo arrin yaabin doonta Minesota USA 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Hassan Top Ka Quraacday Maqaayad Cuntadeeda Saf loo galaayo arrin yaabin doonta Minesota USA 2023

ความคิดเห็น • 62

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 ปีที่แล้ว +18

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝

    • @user-gr4qg5zm1d
      @user-gr4qg5zm1d ปีที่แล้ว +1

      SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 ปีที่แล้ว +5

    Xasan Toop waxaa tagtay maqayadaha iyo suqa Somalida ee Minnesota kaso waran sona baro fadlan 👍

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah👍💜💜💙💙💚♥️♥️♥️💪🏾🇸🇴🇸🇴

  • @Hornscope
    @Hornscope ปีที่แล้ว +1

    All of you are Reer miyi

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 ปีที่แล้ว +1

    Ascw Xasan Toop salanta sare horey usoco waa dhaqaq day manta Amerika jogtaa mansha Allah 👍🎁🎈⚘

  • @saadaqabdi4924
    @saadaqabdi4924 ปีที่แล้ว +2

    Xasan top nin qalbi wanaagsan dulqaadna badan

  • @AbdikarimAli-rn2nt
    @AbdikarimAli-rn2nt ปีที่แล้ว +1

    Walalow xasan top meshan ma ahaan melahii aad kula ciyari jirtay balbalarka iyo catosh ee ka xishow

  • @moosethemotivator
    @moosethemotivator ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @moezet-tmark7528
    @moezet-tmark7528 ปีที่แล้ว +13

    Kuwan somalida ayay cebenayan ee magalka kaa qabta 😂😂😂😂

    • @nasiib157
      @nasiib157 ปีที่แล้ว

      Wuxuu ogyahay malaha

    • @hallad598
      @hallad598 ปีที่แล้ว

      Hanuunin (orientation) ayuu u baahan yahay. Waxaan u baqayaa in uu halis galo sababtoo ah waxaan arkaayey isagoo dadka Mareykanka hoos ka galaya.

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah good advertisement

    • @xawom3016
      @xawom3016 ปีที่แล้ว

      Wara kan maxa afar maalmood aan jooga kulahaa , sirtiiisa uu dadka usheega. Kkkk

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 ปีที่แล้ว +1

    Xasan top halaga qabto maraykan somalida ayu cebeyey wa rer mii

  • @intel76
    @intel76 ปีที่แล้ว +4

    Are you black American,, xasan top faults, ugaas xassn waana ku salamaa wllkey qaali

  • @Xo01w
    @Xo01w ปีที่แล้ว

    Hoos u hadla somalyeey
    Hassan aa yar

  • @Imraan12
    @Imraan12 ปีที่แล้ว +5

    maqaaxida I hope cuntadeedu macaan miidhan aroortii dadka qaar ayaa kacuna pan cake iyo eggs , waxba kama jiraan wayfiicantahay cuntadeeda sonkor ayaad kaqaadi

  • @Nur958
    @Nur958 ปีที่แล้ว

    Ihope maa meel khatar ah noqotay miskiinka waa lugooyay pancake lee laga cunaa waa canjeero maraykan

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 ปีที่แล้ว +1

    War hassan is ku xishoo hana ceebey reer baadiye war wuxu muxuu ahaa

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 ปีที่แล้ว

    Masha allah walalkey

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 ปีที่แล้ว

    mashaalaah 😂❤❤❤❤

  • @moezet-tmark7528
    @moezet-tmark7528 ปีที่แล้ว +3

    I hope ka qabta Hassan top wlhi Dadka la yaban africa ayu moda mesha

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 ปีที่แล้ว

      Africa wad ka timi ader

    • @abdikarimahmed444
      @abdikarimahmed444 ปีที่แล้ว

      meesha xamar ayuu mooda waa xayawaan caadiya kkkkkk

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 ปีที่แล้ว +1

    USA halagaceliyo Ninkani xasan top layiraahdo waa shabaab dadka ku gowracijirey Afgooye haddana jooga USA halaqabto cidii rabta oo shabaab dad ka gowraceen ninkani halaqabto police ku wergeliya

  • @yussuflimited4220
    @yussuflimited4220 ปีที่แล้ว +1

    War microfon wireless qaado. Dadka xariga haku dhax jiidin

  • @mohammedjama3808
    @mohammedjama3808 ปีที่แล้ว +1

    Waaan kuu cabsadey saxiib, dad, luqad iyo dhaqan aadan aqoonin afka halagalin, you are black America kulahaa. Deg dega jooji Somalia majoogtide

  • @shukmoney
    @shukmoney ปีที่แล้ว +5

    You don't usually get in line for this restaurant, lol. They've their peak time in the morning to noon, it is normal. IHOP is ok, not the greatest of course.

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 ปีที่แล้ว +1

      Why is ihop so busy 😂😂😂😂

  • @ahmedgushaa1003
    @ahmedgushaa1003 ปีที่แล้ว

    Hassan top 2 sano kadib markaad america laqobsoto ninkaan waa nici doonta meel khatar ah kuma gayn teeda kale kan buuran asagaba wax wadanka kucusub u eg 👉 Ihop yaa isku sawira muu geeyo HR restaurant

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan Xumadaan Maxaa waaye heee 😳😳

  • @ollowdede
    @ollowdede ปีที่แล้ว +1

    Dadka wax duuduuba dulqaad badana

  • @ibrahimosman4531
    @ibrahimosman4531 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @qoslayeali6930
    @qoslayeali6930 ปีที่แล้ว

    Reer baadiyo aamus

  • @ZAKYAREE
    @ZAKYAREE ปีที่แล้ว

    Ihop MOA CADI MAHAN

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 ปีที่แล้ว

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว

    Hassan Top brother iskadaa maqaayadaha ajanibta ka soowaran kuwa Soomaalida iyo ganacsiga Soomaalida tan kale reer Minneapolis shopping geeya Hassan Top Mall of America 🇺🇸 dharkii suuqa Bakaaraha ayuu wali wataa

  • @user-dk6ve2gi2s
    @user-dk6ve2gi2s ปีที่แล้ว +2

    are you reception 😂😂 qofta weyb a nxdy wlhi

  • @Zaak100
    @Zaak100 ปีที่แล้ว

    caradi qeeyla ku dishay who cares hadaa somalia ka timaatay

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +1

    English aa i dilay

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 ปีที่แล้ว

    Ihop ha ku
    Celcelin ee
    Ka gudub

  • @hallad598
    @hallad598 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk IHOP waa makhaayad iska rakhiis ah oo iibisa cuntada degdegga ah (fast food). Ma ahan sida aad ku tilmaantay ee malaha kan ku wada ayaa been kuu sheegay. Ninkan dadkii Minnesota ku casuumay waa in ay wacyi geliyaan haddii kale d dhiiqo ayuu tiimbanaa.

  • @abdulrashiidmohamed5744
    @abdulrashiidmohamed5744 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂. Aar somaliyaaa

  • @bebettertoday8444
    @bebettertoday8444 ปีที่แล้ว +2

    The whole video is awkward 😂😂 war dadka amaansi

  • @moezet-tmark7528
    @moezet-tmark7528 ปีที่แล้ว +2

    Ali qanjey aya wax uu hagajinayo Lkn lacagta yaa bixin dono 🤣🤣🤣

  • @nasiib157
    @nasiib157 ปีที่แล้ว

    Waxba isma dhaamaan labadooda dhaadhaamiin is helay

  • @abdiladifaadan2536
    @abdiladifaadan2536 ปีที่แล้ว +1

    Kusali nabigeena

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH ปีที่แล้ว +1

    Hassan Top Hosting miyaad garan wayday. kkkkkk

    • @dalla112
      @dalla112 ปีที่แล้ว

      sxb af qalaad aqoon maaha hosting wa english maaha somali ina dhahdid ayeey ahayd in xasan top uu afkiis hooyo

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 ปีที่แล้ว +1

    Yop badow
    Ayaad tahay
    La qabso wadanka
    Aad joogto
    Waxad ku walatay ihop

  • @nasiib157
    @nasiib157 ปีที่แล้ว

    Sax

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 ปีที่แล้ว

    War xasan top naga qabta 😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว +1

    war moryankan kah qabtah magaladah somaliduh waxay ku xumatay mid walbah wariyeh bu iskah dhigah kkk wariyuhu waa in u jamacad kah so baxah war dadkan somalidah bay cebenayan nocan waa kuwih dahir cadhoh iyo shino dhilay nocas umadah kah qabtah

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 ปีที่แล้ว

    Ninka wuu ka dhuuntau😂🤣.
    Labada isla socotay ayaa garabka is saaray😂😂

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm ปีที่แล้ว +1

      Dad waalan buu u qaatay. Waa gooyay

  • @brokemillionaire1500
    @brokemillionaire1500 ปีที่แล้ว +1

    War waxaan wa xawayaanka shaqanka xun dadka ka qabta ree badiye 😂 wlh kan wana cebeyey wtf is this war waxan ree muqdisho naga soo qataa

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 ปีที่แล้ว

    Not really good place there

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk ar jaahilnimada qaaraa