Masha Allah muniiro hore u soco walashey ciwaninka magaca xajiga iku qoran qof dumara ahay ha is dhihin ninkaa muxu ahaa afarahan fiirsado kkkkkk lakin timirta waxa ka daremay iyo huruda in ay jirka caato ka dhigeyso gacmaha iyo lugaha marka 1week marsado waa catoban marka ka dayona caadi aya kuso noqtaa yaa kalo ila arkay farta so taga asxaabta
Walaalayaaloow wasoo guure Xaamilona wa ahay isoo duceeya wax ii diyaarsan malaham September waa dhalaa ILAAHAY inuu ila garab galo o ii fududeeyo iigu soo duceeya
Masha Allah tabarakallah jazakallah khayr 🤍
Msha alh xabibti alha nofududeeyo wali waye wax yraa iharee iso duceeya asxabey intan heysanna alha siiyo inta umushana umul.fiyow alha kadhigo amin
Asc Abaayo muriina maashaa allaah mashiinka like noso gali adigo mahadsan
Maasha allaah
Masha Allah masha Allah masha Allah
Masha allaah
Masha Allah Abaayo muniiro 👍💪♥️👏💯
Masha Allah
Maasha Allah
Masha Allah Abaayo
MsahaAllah 👌👌👌👌
Abayo muniyoo so badii is qurxintaa thnx
Maañshaa allah
Masha allaha wad uqalata 200 kabadan waxad sogudbiso aya mihiimah 🌹🌹🌹
Martiqaadka noosoo duub Adnana iigu salaam, marwo Muniira qurux
Masha Allah muniiro hore u soco walashey ciwaninka magaca xajiga iku qoran qof dumara ahay ha is dhihin ninkaa muxu ahaa afarahan fiirsado kkkkkk lakin timirta waxa ka daremay iyo huruda in ay jirka caato ka dhigeyso gacmaha iyo lugaha marka 1week marsado waa catoban marka ka dayona caadi aya kuso noqtaa yaa kalo ila arkay farta so taga asxaabta
Wlhi muniray ad bn ku jecelahay markan ku dawado kalsoni bn ka qada iyo dhiri galin thanks hn allh ku xafido adi iyo carurta iyo xajigaba
Waa mahadsantahay abaayo muniro waa u baahnaay alaabtaan maadama aan umul ahay
Masha allah abayi thanks❤ wlhi beenta mahan gacmah manta dhan biyah kula jirnaa kak ayee noqanyaan hadan gacan lagu heenin
Abayi machineka lugaah no so gali meel laga helaayo Xamar joogaa xbbt
Masha allah abaayo muniira
Walaalayaaloow wasoo guure
Xaamilona wa ahay isoo duceeya wax ii diyaarsan malaham September waa dhalaa ILAAHAY inuu ila garab galo o ii fududeeyo iigu soo duceeya
Masha Allah tabaraka Allah abayo wad gare 200k insha Allah
👍👍👍👍👍🌺🌺🌺🌺
Masha Allah Abayo
Masha allah abyo
Masha alah
Allah ku xafido xbbti
Abyo masha allaah waaye noo soo badi iyo cuntoo Karn soo badi
Mash Allah 🤲🏻💚💞😍
masha allah wllshy qaliya allah hakudayo guleyso insha allah ❣❤
masha Allah
Masha.alaah 🥰🥰💯💯💯
Masha allah abayo muniiro Ani hadal kaga iska jeclhy funny 😁 waye isku dhaceyso Kala dhaceyso
Masha alllah abyo
Masha allaa abaayo muniiro quruxey 🥰🥰🌹🌹🌹❤️❤️❤️💋
MashAllah sister 👍❤️❤️
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha shuran xabti ❤❤❤
Masha allh abyo keb goin wankugu tashtaa
amiira nd xaajigeda aad iyo aad ayaan idin salama qalbigan idinka jeclahay runtii ii nolada ❤
Masha Allah sister keep going 🥰🥰🥰
Mashaa Allah abayo muniira qurux ❤❤❤❤❤
Masha allh abaayo waa no fa.ideysay
Goedenavond lieverd, ik ben een inwoner van Nederland en ik wil graag een gezichtscrème bij je bestellen, hoe kan ik contact met je opnemen aub
Masha allh abyo ❤
Waxaan ka donaya abayo miniiro qalabkaan lugaha lagu dhaqo sidan ku heli lahay xamara jogaa
munira abshir Osman hore o soco sis😘😘😘
Muniira aniga indha korkoda waxba ma mariyio waaku diiqadoda
Anaa uhoree manta wlshey muniiro dar alaa kuu jeclhy alaa nii xifdiyo
Manshallah 😍 muniro 🥰👌
Soomaaliya malagahelaa mashiinka cagaha kudhaqayso byo
M.a abayo myniiro hormar wacan✌💯🥰
waaw mashaa allah waa i an facy ani mugoo
Abayo calosha jex jexa wax u fican ma garaneysa
Wcs
Abayo muniira cali nosogali
Masha"Allah🤲 Ma Chérie Sœur D'amour 😘⚘ Merci 💪🌹🌷🌷
Masha Allah Abayo 😍
Abaayo indhaha hoostooda i bararsan maxaan sameeyaa
Wa cusbshy lkn wa kaheley video ga mahadsanid
Inshlx wan istacmali anga umul ahay 10 days joga alxm
Muniiro hhhh howsha guriga aa dhibty maanta dhan waa shaqynaa hdana saan rabay ma iinoqdo guriga bal talo isii
Aniga qabo indhaha madowga aby noso shere gareyn
Abaayo muniiro alaabta fartun happy herbal miya mise chemical
Sasa karawa is ku dhaceyso kala dhaceyso nafta jeclaw cid kasto aya jeclaneyso dhulka hala ga kaco ha ley rugo is ku dhaceyso kala dheceyso 😂😂😂😂😂
abaayo muniiro halmar soomaaliya imoow waliba boosaaso soo dhawayn siidii madax wayne camal kuu soo dhawaynaa hhhhhhhhh
Asc abayo muniro adiga iyo beby umul fiyow allah idinka dhigo dhaman allah idin xafido abayo waxad I so sawirta bahasha aad lugaha gashatay halke ka gadatay amazon miya
Abayo intee kahelayna caga mesej laguhha
Iga caawi abayo
Xabiibtii biyo kulul miya ku shubte mise isaga kulenayo
Muniro abay waxa andha hostod ad mariso noso geli idigo mahadsan
Asckm
Asc walashay
Abaayo kan cagaha lagu dhoqo magaciis aan dalbadee
No so gali casumada
abyo wajigan se lol dhaqa wan ka gaduta wan mariyo I shega
Masha Allah
Masha allaah