Waxan arkey nin muqal ka sameyey wax barashadiisii iyo siday ku danbeysey wuxuu dhashay dalalka reer galbeedka mid ka mid ah wuxuu ka soo baxay jaamacadaha caafimaadka aduunka ugu tayada fiican bangiyada daawada sameya ayuu shaqo heer sare ah ka helay waxan ogaday buu dhahay in dadka qaarkood laga ganacsado qofkii oo aan daawo u baahneyn oo jimicsi u baahan baa la dhahayaa buu dhahay qaliin ayaa lagugu sameyn qaliinku waa lacag daawada uu qaadan doonana waa lacag kaaga darane qaliin iyo daawo toona uma baahna waa qof jimicsi yar u baahan wuxu dhahay damiirkeygu wuu i siin waayey inaan aniguna qeyb ka noqdo faldanbiyeedyadaas farsameysan wuu iskaga tagay shaqadii baadiye buu nolol ka sameystey😢bal kawaran ilahow soo hanuuni ninkaas waa nin qalbi fayow ku jiro ogaansho ayaa muqal ka soo sameyey bil ilaa bil iyo bar ka hor ka soo daawo hadii aad rabto xogta ninkaas oo faahfaahsan
Xamar hadii dowlad ka jirto in ay ka jirto umalayn maaye waa in isbitaalkaas albaabada la iskugu dhuftaa sababtoo ah dadkaas waa dad u so shaqatagay dadka marka intay dhawyihiin dadka iyo dalka ha laga gaaro
Dowladda aya qldka leh marka horaba nin xildhiban ah o jaahil ah oo qabil mesha lagu kenay aya 5 bil lcgta musharka arursanaya inta kle oo u dhiman banks dalka ka jira ayu dayn ahan ugu qaadanaya si uu ugudo ka dib cusbital ayu furanayaa cusbitalkii aya wxu kenaya ina adertis o rerka kursiga ugu fadhiyo sabaatiyo kaga diyarsanayo dhahayo dadkayga wxn u qabtay cml dowladana iyada wxy u dhimanaysa shatigaas oo $100 laga siinayo iyo canshurtaas sanadlaha ah bis hdi intaas awodo somalia ajanabiga ayaa xitta mashrucyadaas kensada oo ka sameya somalida wxy tiraahda ilahow nin aan wx ogayn ha cadaabin mrka annaga aqontenna oo hoosaysa awgeed ayuu ilahay innooga gar gaarayaa maahe in nalalaayo ayaa la rabaa kuwana hubka nucyadiisa kala duwan ayaa lagu dilayaa kuwana daawo aya lagu dilayaa! Ee allaha ayaan kaa shanaynaa insha'allaah.
Wiil nurse ku taqususey uk ayaa waxaa la dhahey imoow xamar si aad ugu shaqeysatid sida doctor camal asaga wuu iska diidey. Marka taqaatiirta joogo soomaali haliiska ilaaliyo.
Aniga abahey mcn ayuu doctor isku sheeg ku dhahay kiliyaha ayaa ku fadhiyo cirbadahan qaado markas ayan wada naxnay waxan dhahday daawada ha qaadan hal cirbad ayuu siiyey malinta intii kala wan ka celinay Hospitalka digfeer ayan baadhitan ku gaynay wlhi waxay dhahen infection xita ma qabo kuwan lacag unbay eegayan nafta dadka ma eegayan
Soomaaliyeey waxa ajaanib ah oo ku shaqeeyo Doctor nimo faraha ayey ka badan yihiin isbitaalada waa xisaab la aan wax dhaqtar ah oo la hubo waa dhaqaatiirtii hore wixii ka nool kuwa laga keeno Bangladesh. Kenyo.turki Ethiopia . Syria .Egypt iyo kuwakale aanan xusin soomaliyeey iska ilaaliya kuwa sheeganaayo Dhaqtarnimada dhiigyacabka ah waa talo waayeel
inta badan ajnabiga ey meelaha soo fariisiyaan waa dad ey heshiis la galeen maadaama dadka qaar ajaanibta ey aad u aaminsanyihiin, hal qof oo turjubaan ku sheegne wey ag fariisiyaan
Xamar hadii dowlad ka jirto isbitaalkaas waa in albaabada la iskugu dhuftaa sababtoo ah dadkaas waa dad u so shaqatagay dadka marka intay dhawyihiin dadka iyo dalka ha laga gaaro
Saas oo kale aniga hooyaday isbitaalada xamar ku dhaheen kansarka dhuunta ayaa haya kabacdi masar geeyay kansar maaha dhaheen ilaa 3 isbitaal masar ka baaray all negative masha allah intaas waxaan raacinayaa intaan masar gayn ilaa 4 billod daawo geedo iyo malab saafi ah ku bilaabay ka bacdi masar geeyay hada hooyo wayfiican tahay boqolkiiba boqol dhinac kasta ilaah baa mahadleh
Subxanalah Somaliyey Xamar dhaqatir ma jogto waa ganacsi ee iska ilaaliya😢😢mideda kale yaan la aamini😢😢
Aad iyo aad 😢
Ninkan niyada Ayuu ii dhisay
😢 Alle ha kuu barakeeyo
Cafimadka
Mashruuc weeye kuwani
Allh naga ilaaliyo
Alle ha u naxriisto hada farxiyo daawo qaldam ameey duureen😢😢😢😢
Allah ha u naxariisto gabadhas waa macquul dadku meelkasta lagala dagaalamay
Manaqaan maskiinta, laakiin ehel nagasii jecel, dalkana jooga oo xog ogaal ah ayay lahayde Ilaahay swt ha u naxariisto. Geerideedu umadda Soomaaliyeed waa taabatay
Waxan arkey nin muqal ka sameyey wax barashadiisii iyo siday ku danbeysey wuxuu dhashay dalalka reer galbeedka mid ka mid ah wuxuu ka soo baxay jaamacadaha caafimaadka aduunka ugu tayada fiican bangiyada daawada sameya ayuu shaqo heer sare ah ka helay waxan ogaday buu dhahay in dadka qaarkood laga ganacsado qofkii oo aan daawo u baahneyn oo jimicsi u baahan baa la dhahayaa buu dhahay qaliin ayaa lagugu sameyn qaliinku waa lacag daawada uu qaadan doonana waa lacag kaaga darane qaliin iyo daawo toona uma baahna waa qof jimicsi yar u baahan wuxu dhahay damiirkeygu wuu i siin waayey inaan aniguna qeyb ka noqdo faldanbiyeedyadaas farsameysan wuu iskaga tagay shaqadii baadiye buu nolol ka sameystey😢bal kawaran ilahow soo hanuuni ninkaas waa nin qalbi fayow ku jiro ogaansho ayaa muqal ka soo sameyey bil ilaa bil iyo bar ka hor ka soo daawo hadii aad rabto xogta ninkaas oo faahfaahsan
@Inasuldan1235 halke kaso dawadaa
@ walal waxad ka soo daawan kartaa ogaansho adiga bil iyo xoogaa ka hor buu soo dhigay channelkiisa gudaha u gal
Allahu akbar yaarbi
Alle ayaa ka magan galnay dhaqtarka qaar aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Isbitaalada xamar waa bahalo aniga isbitaal kalkaal ayaa labo qaliin igu sameeyey oo qaldan xaga naaska hada wali xanuunsanahay wali dhibaatadii iga gaartey 💔😰
WALAL HOSPITAL KA HA AJAFEN CADEYN LA IMAAW WAA BALAN INA KA XAALMARINO
Illhey haku caafiyo☝️😭🤲🤲🤲🤲kuli muslimiin😭😭😭😭🤲🤲
Xamar hadii dowlad ka jirto in ay ka jirto umalayn maaye waa in isbitaalkaas albaabada la iskugu dhuftaa sababtoo ah dadkaas waa dad u so shaqatagay dadka marka intay dhawyihiin dadka iyo dalka ha laga gaaro
SOMALIYEY HA ISKU DAWEYNINEH SOMALIA DHAN WAA ISKU MID WAQOOYI IYO KOONFUR TAQATIIR FIICAN MA JOOGAANEH
Dowladda aya qldka leh marka horaba nin xildhiban ah o jaahil ah oo qabil mesha lagu kenay aya 5 bil lcgta musharka arursanaya inta kle oo u dhiman banks dalka ka jira ayu dayn ahan ugu qaadanaya si uu ugudo ka dib cusbital ayu furanayaa cusbitalkii aya wxu kenaya ina adertis o rerka kursiga ugu fadhiyo sabaatiyo kaga diyarsanayo dhahayo dadkayga wxn u qabtay cml dowladana iyada wxy u dhimanaysa shatigaas oo $100 laga siinayo iyo canshurtaas sanadlaha ah bis hdi intaas awodo somalia ajanabiga ayaa xitta mashrucyadaas kensada oo ka sameya somalida wxy tiraahda ilahow nin aan wx ogayn ha cadaabin mrka annaga aqontenna oo hoosaysa awgeed ayuu ilahay innooga gar gaarayaa maahe in nalalaayo ayaa la rabaa kuwana hubka nucyadiisa kala duwan ayaa lagu dilayaa kuwana daawo aya lagu dilayaa! Ee allaha ayaan kaa shanaynaa insha'allaah.
Illahay haku baadiyo aaamin yaarabi
Yaaloo dacwoodaa? yaase laga dacwoodaa?
Gumeystaha joogo xalane ayaa waxey wadaan shaqo aan yareen.qandaraasyo lagu dhameynaayo shacabka soomaaliyeed ayey dhiibaan
Waxey shaqaale kadhigteen 1-madaxda dalka
2-dhaqaatiirta
3-ganacsatada
4-ciidamada
5-shabaab
6-odey dhaqameedyo
Tusaale
1-dhaqaatiirta waakan maanta wiilkan kusameeyeen liis dil ah
2-madaxweynihii dagaalkii shabaabka wuu kabaxey wuxuuna kubedeshey boobka iyo barakicinta shacabka
Waxuuna intaas raadinaa iskudhac qabiil oo udhaxeeyo
Hg iyo AB iyo dowlada
Ganacsatadana badar dhacey ayey wadanka keenaan
Mashallaah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Xamar waxay noqotay bahala galeen dhakhtar been ah oo lafurto farmashiye ben ah dawo dhacday ganacsade tug ah cunto dhacday sumaysa ayay umadii ku babi iyeen iyo ganacsatadan tugada ah oo inay umadii soomaaliyeed inya wadankoda wax kuberta udiidan xataa xolihii soomaaliyed ayay dagal kula jiran iyago wadanka kenaya madax ari iyo beer dofar Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga shisheye iyo munafaqiinta shartoda soomaali kagafilno Aamiin Yaa Rabbi.
Muqdisho dhakhaatiir majoogto waayo aniga oo an sokor qabin ayey i dheheen sokor ayaad qabta kadib waan ku inkiray alx wadan kale ayaan isaga baaray kadibna maqabtid ayaa la i dhahay alx muqdisho isbitaalada kuyaala iyagaa xanuunada kurida dadka intey daawo qaldan siiyaan
Illahay waa mahadi
Hal dhaqtar lama aamino 3 iyo wax ka badan baa la tagaa hadii cudurka haduuw halis yahay
Subhanallah waa arin murugo badan.
Ilahay aamin
Allahayow Naga badbaadi dalkana itodadkana kabadbaadi kuwan cadowga ah
Wiil nurse ku taqususey uk ayaa waxaa la dhahey imoow xamar si aad ugu shaqeysatid sida doctor camal asaga wuu iska diidey.
Marka taqaatiirta joogo soomaali haliiska ilaaliyo.
Qiso yar ma,aha subxanaallah hala fafiyo
Abtigey oo Baabasiir ama hemorrhoid haaya ayey dhaheen Kelida ayaa xanuun kaa haaya waan ku qaleynaa wuu diiday ilaahey ayaa ka badbaadiyey Dhiig miiratadaas umada dhameeyey.
Aniga abahey mcn ayuu doctor isku sheeg ku dhahay kiliyaha ayaa ku fadhiyo cirbadahan qaado markas ayan wada naxnay waxan dhahday daawada ha qaadan hal cirbad ayuu siiyey malinta intii kala wan ka celinay
Hospitalka digfeer ayan baadhitan ku gaynay wlhi waxay dhahen infection xita ma qabo kuwan lacag unbay eegayan nafta dadka ma eegayan
@@saynabibrahim4703 wllaashey waa runtaa dadkeena inta xabada Ilaahey ka badbaadiyey ayey rabaan in daawo qalad ah ku dhameeyaan Ilaahey ha inaga badbaadiyo.
Xasbunulaah wanimcal wakiil 😢😢😢😢
Allh casfiyo walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
Kuwaan waa isbaarada hada ka jirta wadanka waxayse hilmaameen in ay aduunyada laga tegidoona oo god la gaydoona.
Soomaaliyeey waxa ajaanib ah oo ku shaqeeyo Doctor nimo faraha ayey ka badan yihiin isbitaalada waa xisaab la aan wax dhaqtar ah oo la hubo waa dhaqaatiirtii hore wixii ka nool kuwa laga keeno Bangladesh. Kenyo.turki Ethiopia . Syria .Egypt iyo kuwakale aanan xusin soomaliyeey iska ilaaliya kuwa sheeganaayo Dhaqtarnimada dhiigyacabka ah waa talo waayeel
sahan wax daawo ah maqoraan anigaa walalkay latagay warqad dhaqtar adigoon wadi sababtana laguu barayana dhaqtarka soo qoron wixii lagaa barayo kuma qabilayaan lkn hadii dhaqtarka kusodiro asaga ayey fah fahintada udirayaan hadii ay jirto warqad ay daawo kugu qoreen ama baaritankii hore halkan kusoo badhig aan wada oganee si aan iskaga ilaalino
Sonaaliya alle ayaa umaqan cida uma maqno ceelna uma qodana😢😢😢😢😢
Dhika waxa wey aqoon male qofwalbaa mashing ayuu meel dhigta
sahan ma umaleynaayo in ay daawo qoraan waayo ayaga baritaan unbaan ku ogaay wali waa in uu dhaqtar kusoodiro ee ha lahubiyo warkaas
SOMALIDA Qabiil Ayaa Takhtar lagu Noqdaa Maha CKLMI 😢DADKA Ayaga Dilla Waxaan ka Xumahay DADKA SOMALIDA MASAAKIINTA AH ILLAAH AYAA U MAQAN 😭
WAXAAD DADKA U SHEEGTA HOSPITAL MAGACIIS WALLAAL MAGACIISA HA QARIN PLEASE 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Nin dan yar ah cusbitaal ma aadaba ilahay ayaa cafimaad siiyay faqri io xanuun la iskuma daro badanka alle ayaana ku mhdsn alxm
SAHAN DIANOSTIC CENTER ayaa la dhahaa wdu ku yaallaa area Benadir Hospital.
Wax hala hubsado.
Dadka dad ayaa ku jiree
War ajnabiga joogo somali ayay in ay baabiiyan uyimadeen oday dariskena sokor uuqabay suulka lugtaa finkaso baxay kalkal uutagay lugtiina wa uukusocda kulaha walaga jara waka tagay digfeer uutagay waxay dhaheen waa fiicantahay dheheen wana daaweyeen yaan lagu dag dagin carabtan iyo suudantaan illah hanaga qabto😢
inta badan ajnabiga ey meelaha soo fariisiyaan waa dad ey heshiis la galeen maadaama dadka qaar ajaanibta ey aad u aaminsanyihiin, hal qof oo turjubaan ku sheegne wey ag fariisiyaan
Subxaana allah
Isbitaalada soomalia dadkaa lagu dilaa
War waxan iska celsha hub qaata una sheega hadee wax qaldaan idin siiyan in la dhameeyo.
Bal haduu u dhiman lahaa ka warama daawada qaldan ey siiyeen ninkaan
Dacwoodoow yaaka dacwooneysa yaase u dacwooneysaa
Cusbitaalka waa kuma fadlan u sheeg ummadda.
SAHAN DIANOSTIC CENTER Ayaa la dhahaa wxu ku yaallaa Hospital Benadir Agtiisa.
😢😢😢
Xamar dhakhtarnimo yaan loo aadin ninkii naftiisa raba meel layesku halayen karo maaha.
Guuuleyso Xaqiiq Soo Bandhigty
Nimankaas waa mooryaan magaca dhaqaatiirta ayeyna dadka ku laayaan waana inaad maxkamad sharci la kortaa si loogu xukumo dembiga ay muteysteen
Daawaduwaaquraankaiyodiintaislaamka isbitaankalasoomaaliyowaalagudilaadadka
Xamar hadii dowlad ka jirto isbitaalkaas waa in albaabada la iskugu dhuftaa sababtoo ah dadkaas waa dad u so shaqatagay dadka marka intay dhawyihiin dadka iyo dalka ha laga gaaro
Dawoladu soomaaliya ha soo hubiso dhakhtarkaa talaabo sharciyana halaga qaado
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Moriyan Moriyan dhashay ku wax qarxiya dhatarada rer xamar ku isma dhamaan
Wadan dadka laga gnacsado ayuu noqday.
Kaalay, isbitaalkaas/isbitaalada muqdisho isbitaal la yiraa miyaa jira? Ilaa hadda magac ma maqal hadaanan qaldanayn, waxan hanjabaad miyaa mise wacyi galin? Wacyi galin hadday tahay maad isbitaalka magiciisa umadda la wadaag haddii ay lacag bislaysi tahayna waa halkeeda. Nin xoola doon ban aragnaa ilaa hadda, magtay ila raadiya nadheh.
Kalay laguma dhihin hospital kalkaal ayow ku dhahay yarku.adon wax fahmin wax ha xugminin
No evidence bro, Dawadii warqadaheeda, hospital-ka warqadiisii
DADKINAN AFLAGADENATO HOSPITAL LADA MOGADISHU WAA QALDANTIHIN MAWADA AHÀ KUWA WADA XUNE UFIRSADA HADALKINA