ENGLISH TO SOMALI REAL CONVERSATION - SOMALI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 199

  • @EnglishwithMima
    @EnglishwithMima  13 วันที่ผ่านมา +68

    11k oo walaalo ah, mahadsanidiin.
    hadafkeennu waa 20k inshaAllah.

    • @Emma24442
      @Emma24442 13 วันที่ผ่านมา +3

      1m ayaad u qalantaa

    • @maxamedcabdi-rq9yj
      @maxamedcabdi-rq9yj 13 วันที่ผ่านมา

      Miyaad kari wayday wallo in aad sameysato meel lagaaga soo xidhiidho

    • @shuaibabdimohamed1227
      @shuaibabdimohamed1227 13 วันที่ผ่านมา

      keep going aad ban kgu xiranahay lknse fuduayd so galisa advanced gaarsi please'

    • @daahqaad1624
      @daahqaad1624 13 วันที่ผ่านมา

      thanks wax yaabaha lagu warreero inaa nasii fahamsiisid like (look for , look up , i was like/i said) thanks alot

    • @daahqaad1624
      @daahqaad1624 13 วันที่ผ่านมา

      sidoo kale waxaan jecelnahay muqqalada inaa soo dheeraysid like 30 min at least

  • @CabdisayidIbraahim
    @CabdisayidIbraahim 13 วันที่ผ่านมา +15

    thank your effort and preparing amazing videos relate learning english

  • @mohadaliabdi4045
    @mohadaliabdi4045 13 วันที่ผ่านมา +7

    Thnk you sister
    Lkn ereyga literally imisa macno ayaa loo isticmalaa

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 13 วันที่ผ่านมา +7

    channelkan in aan mar hore array ahayd waD mahadsantahay wll soo gudbintan cajiibka ah❤

  • @sommedia870
    @sommedia870 10 วันที่ผ่านมา +7

    Ellen wa Naag qaniisad ah !! qofkaan ogeyn hala socdo!

  • @NesteehinaHareedMohamed
    @NesteehinaHareedMohamed วันที่ผ่านมา +1

    Thank you so much

  • @abdifitahsuleiman8836
    @abdifitahsuleiman8836 13 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks a lot, we can't wait for part two.

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 13 วันที่ผ่านมา +1

    Haa part 2 haduu leeyahay kusii soco iyo barnaamijyada sidaan ookale ah soo badi Thanks Sister

  • @Emma24442
    @Emma24442 13 วันที่ผ่านมา +1

    waaw, mahadsanid abyo qaali ah, dadaalkaaga sii wad 100k soon inshaAllah.

  • @mohadaliabdi4045
    @mohadaliabdi4045 13 วันที่ผ่านมา +2

    Msha allah wax badan kaa faidnay wll adiga allaha kuu ziyaadiyo anaga kuwa wax badan ka fahma allaha naga dhigo❤

  • @Mohamettali8
    @Mohamettali8 13 วันที่ผ่านมา +1

    I understand very well everything that you are saying with out translating mother tounge so You have a good accent when you speak english really very smooth very soft as well so you're very clear with your pronunciation😊

  • @mohaamin997
    @mohaamin997 12 วันที่ผ่านมา +2

    Mahad danid abaaayo jazaa kallah sida aad nowgu faaideysay alla haku jeclaado❤😊

  • @sharmaarke1
    @sharmaarke1 11 วันที่ผ่านมา +1

    This sister really deserves more than millions follow. Keep on uploading such videos. Love your contents.

  • @aishaomar6052
    @aishaomar6052 12 วันที่ผ่านมา +1

    It’s so good the way you teach English 🙌 keep going girl 🎀

  • @MAHATHUSSEIN-dv1xs
    @MAHATHUSSEIN-dv1xs 2 วันที่ผ่านมา

    You always post very educative videos. You deserve millions of likes and subscribes. Keep going

  • @ismailyasin3866
    @ismailyasin3866 4 วันที่ผ่านมา

    I do really appreciate your efforts and way that you're supporting our community, may almighty Allah bless you abundantly here and there after, aaameeen

  • @Bilanney
    @Bilanney 13 วันที่ผ่านมา +3

    Thanks alpi part 2 waan ka sugayna❤

  • @Channeltrends-g4c
    @Channeltrends-g4c 13 วันที่ผ่านมา

    Omg I really appreciate i understand everything she said without subtitles ❤

  • @alicade3804
    @alicade3804 10 วันที่ผ่านมา +1

    Im looking for the person like you, and i get it 🎉❤

  • @Mofilipish
    @Mofilipish 10 วันที่ผ่านมา

    I’m proud of you my sister the best you are helping our community mchaallah 😊

  • @abshiraxmed7763
    @abshiraxmed7763 13 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid macalimada waa barnaamij qaali ah alle haku barakeeyo😊

  • @FadumoXasan-xv9ez
    @FadumoXasan-xv9ez 12 วันที่ผ่านมา +1

    Your amazing women we all support withy you teacher🎉❤

  • @OmerMahdi-g5j
    @OmerMahdi-g5j 10 วันที่ผ่านมา +3

    I really appreciate you🎉

  • @osmanali4563
    @osmanali4563 13 วันที่ผ่านมา +5

    Noo soo sameey walaaal Part Two

  • @filimtv7589
    @filimtv7589 13 วันที่ผ่านมา +2

    Walahi macalimad ayaa inosobaxday gulayso wllo waanku wataa walahi ❤❤ please kooras noo fur macalin si aanu kaafaidaysano luqadan alle kubaray 👑✍️🙏

  • @MustafeSalim
    @MustafeSalim 4 วันที่ผ่านมา

    Wonderful work iam proud of you our ridiculous woman

  • @MrZuLub-b5z
    @MrZuLub-b5z 5 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid ee so badi cod malapeyyy❤😅

  • @Ahmed.alpha.1
    @Ahmed.alpha.1 11 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks macalimada aad baad u mahadsantahay Keliya waxaan ka codsanaya inaad noo samaysid Group English bes lagaga hadlaayo

  • @xuseenmaxmed7186
    @xuseenmaxmed7186 13 วันที่ผ่านมา

    We love your explanations ❤

  • @abdikarinibrahim7257
    @abdikarinibrahim7257 วันที่ผ่านมา

    Thank you very much my sister

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 12 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid walasha noso badi wax yabaha qaar waa ku wareera marka daawanayo muqaalo

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 13 วันที่ผ่านมา

    keep going i liked this advanced english translation
    🤟💌

  • @adoontialle2528
    @adoontialle2528 12 วันที่ผ่านมา

    Amezing,the way you transalate and i joined your channel thanks

  • @NimcaanMake
    @NimcaanMake 7 วันที่ผ่านมา

    Tur jumaaaddada aad bey ufcnthy thanks teacher 🙏😘

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 13 วันที่ผ่านมา

    Manshaa Alaah Noowad Qayr Badan Allaah kaa siiyo Amiin

  • @Xaliimonuur-d7d
    @Xaliimonuur-d7d 7 วันที่ผ่านมา

    Soobadi wll waxbadan baa lagaa faaidaye👏👏

  • @goumanehnasser9202
    @goumanehnasser9202 7 วันที่ผ่านมา

    Thanks you soo much teachers

  • @SayidmohamedAbdi
    @SayidmohamedAbdi 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wllo hubaal wad nagu caawisay aqoontada aniga iyo bartayaashaba

  • @qaysarsaadiq2784
    @qaysarsaadiq2784 12 วันที่ผ่านมา

    M.a guuleyso abyo iam proud with you🎉❤

  • @abdalla4470
    @abdalla4470 8 วันที่ผ่านมา

    Caawa ayaan kusoo biiray runtiii ustaad wan ku farcay mansha allah

  • @deeqaluula1083
    @deeqaluula1083 13 วันที่ผ่านมา

    Meeshii aaad English kubarn lahaa thank you sister ❤

  • @MustafeKaraama-j1m
    @MustafeKaraama-j1m 13 วันที่ผ่านมา +2

    thnks teacher

  • @SadiyaKadiye
    @SadiyaKadiye 9 วันที่ผ่านมา

    Thanks waqtiga nagu bartay wax kasto kabartay👍

  • @hannainnagelle2432
    @hannainnagelle2432 10 วันที่ผ่านมา

    thank you abayo💞🎀 wllhi you are amazing

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 12 วันที่ผ่านมา +4

    Thanks video ga soodheerey please

  • @SamiraYassin-u2m
    @SamiraYassin-u2m 13 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 12 วันที่ผ่านมา

    video waqti dheeri tan kale advanced marmar kuso tuur thnks❤

  • @lailasaed8045
    @lailasaed8045 6 วันที่ผ่านมา

    masha allah mahadsanid qali ❤

  • @axmeddahir7304
    @axmeddahir7304 วันที่ผ่านมา

    Good lessons

  • @gaarhadafkada8106
    @gaarhadafkada8106 12 วันที่ผ่านมา

    Part 2 noo samey. Waluba videos noocaan ah soo bado walaal. Mahadsanid

  • @MaxamedAxmed-hk1ct
    @MaxamedAxmed-hk1ct 13 วันที่ผ่านมา

    maanshaa alaah ku soco aad iyo aad ayaan ugu faa iidey saneynaa

  • @FaadumozahroBashiirCali
    @FaadumozahroBashiirCali 5 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid walaal

  • @luulabdirahman2841
    @luulabdirahman2841 12 วันที่ผ่านมา

    Masha alh. Abyo. Hawl wacn ayad hysa hallas ka wi wad qllhuma brik

  • @HassanMohamed-cu6cr
    @HassanMohamed-cu6cr 12 วันที่ผ่านมา

    We love you sister 💗

  • @JamilaJamal-l9f
    @JamilaJamal-l9f 7 วันที่ผ่านมา

    Hello guys this channel koor haloo qaado coz shaaqo fcn ayee so gudbineysa gabadhan dad is ruuxayo macno daraaba koorba waa looqdaayayee focus this chanalka

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 13 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah so badni waa aad buu usareeyaa

  • @elkamaalimascuud8186
    @elkamaalimascuud8186 12 วันที่ผ่านมา

    Thanks dear sister part two❤

  • @JamaFarxaanxirsi
    @JamaFarxaanxirsi 3 วันที่ผ่านมา

    Abaya waad mahad santahay ee noosoo badi

  • @Maryan-ik5bo
    @Maryan-ik5bo 12 วันที่ผ่านมา

    thank you very much my teacher ❤

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 13 วันที่ผ่านมา

    Thank you❤

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 12 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wll

  • @FartuunOsmaan-i3d
    @FartuunOsmaan-i3d 12 วันที่ผ่านมา

    thanks my sister ❤

  • @IsackMaxamed-fn9uq
    @IsackMaxamed-fn9uq 11 วันที่ผ่านมา

    Please part yaal badan nooga soo samee lkn American kasoo dhig please wadna kumahadsanthy midkani❤❤

  • @HodanMohamed-x4q
    @HodanMohamed-x4q 13 วันที่ผ่านมา +2

    Soo samee qali qaybta labad

  • @SumayoAbdulaahi-ut8nb
    @SumayoAbdulaahi-ut8nb 13 วันที่ผ่านมา +1

    abayo idioms noo soo gali❤

  • @jasminmohamud6851
    @jasminmohamud6851 12 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo hanaga joojin manta ayn arkey chnalkagaa waxan isdhhay mxaa mrhore u arkiwysey❤keep forward

  • @SowdaMohamed-e9x
    @SowdaMohamed-e9x 13 วันที่ผ่านมา

    Quruxeey noo soo badi mahadsanid

  • @hassanhirsi9823
    @hassanhirsi9823 3 วันที่ผ่านมา

    Soobadi walaal.
    Waanka faaiidney

  • @mohamedbaliile682
    @mohamedbaliile682 11 วันที่ผ่านมา

    I can't wait part two

  • @FaaisoSiciid-x8t
    @FaaisoSiciid-x8t 13 วันที่ผ่านมา

    Shukrn abaayo noo soo badi kuwaan oo kale

  • @Asma-e8q8y
    @Asma-e8q8y 13 วันที่ผ่านมา

    Noo soo badi Xabiibti Thanks ❤

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 12 วันที่ผ่านมา

    You are doing such as great 👍

  • @abdirahmanmohamud8548
    @abdirahmanmohamud8548 11 วันที่ผ่านมา

    Thank you sister I liked your video

  • @sahrosiad4317
    @sahrosiad4317 12 วันที่ผ่านมา

    Waa Muhammad part 2

  • @adontiialle
    @adontiialle 13 วันที่ผ่านมา +1

    Tysm❤

  • @Fiiiiiiiiiiiiidka
    @Fiiiiiiiiiiiiidka 6 วันที่ผ่านมา

    Inosoobadi cashirada waqtigooda si aan podcast ahaan u dhageysno sii

  • @SHIIKHOW-i1w
    @SHIIKHOW-i1w 12 วันที่ผ่านมา

    PART 2 INSHA ALLAH ❤

  • @GuuleedMohamed-m3h
    @GuuleedMohamed-m3h 9 วันที่ผ่านมา

    Thanks alot

  • @abdikarinibrahim7257
    @abdikarinibrahim7257 วันที่ผ่านมา

    1:27

  • @DeeqaAbdi-k6j
    @DeeqaAbdi-k6j 4 วันที่ผ่านมา

    Woow very good

  • @Naske14
    @Naske14 12 วันที่ผ่านมา

    Guulayso walaalshay cod macaneey❤🎉

  • @filimtv7589
    @filimtv7589 13 วันที่ผ่านมา

    Walahi inantani waxay uqalantaa 1m e please gaadhsiiya somaliyed walayal 🙏🙏🙏

  • @Taxanaha252
    @Taxanaha252 6 วันที่ผ่านมา

    Amazing

  • @Xaatav
    @Xaatav 3 วันที่ผ่านมา

    Keep on ❤

  • @nasriinahmed1751
    @nasriinahmed1751 7 วันที่ผ่านมา

    Please part two

  • @Abdimalik_Educate
    @Abdimalik_Educate ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tnks sis

  • @Shafie211
    @Shafie211 13 วันที่ผ่านมา

    Just came across and u got my subscribe 😮

  • @Naceybtire
    @Naceybtire 12 วันที่ผ่านมา

    wankula socddaa wllsha soo badi

  • @BASHKA.SOMALI
    @BASHKA.SOMALI 12 วันที่ผ่านมา

    Thnk u sister

  • @SHIIKHOW-i1w
    @SHIIKHOW-i1w 12 วันที่ผ่านมา

    FIRST TIME AAN CHANAL KAAGA DAAWADO WALLAHI WAA KA HOLLY WAXAANA RAJEYNAA INAAD UGU YARAAN WAX KA BARTO EE SAAS KU WAD WILIBA QEYBTA AAD SHEEGADA KA DHAXBAXEYSID🥰🥰🥰

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 13 วันที่ผ่านมา

    saa usoo socotay qoomu luud maa noo keentay lacgta aad kaheleysona waa xaaraan

  • @GuuLFaad
    @GuuLFaad 12 วันที่ผ่านมา

    Wlhi waa ka helay qaabka aad usoo gudbinayso videoskaan, waayo waa qaab fudud oo qof walba fahmi karo, waa qaab runtii xiiso badan

  • @umuaxlaam6665
    @umuaxlaam6665 11 วันที่ผ่านมา

    Part 2 please

  • @SuhaybAbdisalaam
    @SuhaybAbdisalaam 12 วันที่ผ่านมา

    ننتظر في حلقة القادم

  • @wlljeycade5130
    @wlljeycade5130 13 วันที่ผ่านมา

    Part 2 kaa sugeena huno❤

  • @ApdiwaliXusen
    @ApdiwaliXusen 9 วันที่ผ่านมา

    Keep going sis ❤

  • @AliBaashe-iq8jy
    @AliBaashe-iq8jy 13 วันที่ผ่านมา

    Thanks 😊

  • @Elyez-
    @Elyez- 3 วันที่ผ่านมา

    Be kind aad baad u mahadsan thy ❤❤

  • @liibaankilaas1404
    @liibaankilaas1404 13 วันที่ผ่านมา

    Wonderful vedeo. Keep it up.

  • @shaamtechnology
    @shaamtechnology 4 วันที่ผ่านมา

    soo badi😊