SHEEKH SHARIIF OO HUBKA QAATAY, DHAQDHAQAAQ CIIDAN OO KA JIRA MUQDISHO, GO'AANKA HUB KA DHIGISTA...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Fadlan Subscribe Noo Saar www.youtube.co...

ความคิดเห็น • 47

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef 18 วันที่ผ่านมา +13

    Sheekh shariif aad buu u mahadsanyahay waan akhyaar somaliyeey oo somali iyo somalida jecel soomaaliyeey garab gala qof kaliya wax ma qaban karo asagaa danbiile xasan sheekh qabanaaya ilaahna ha grab galo aamiin u soo duceeya nimanka mucaaradka aamiin.

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 18 วันที่ผ่านมา +6

    Guul Sheik Shariif

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 18 วันที่ผ่านมา +1

    Saxa❤❤❤

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 18 วันที่ผ่านมา

    VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 18 วันที่ผ่านมา +1

    Asc maa shaa allaah guul iyo gobanimo

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 18 วันที่ผ่านมา +1

    Shaqsharifa waa saxanyahay❤

  • @moallim1000
    @moallim1000 18 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxweyne Xassan-Xaabsade waxaa lagu waardiyeeyaa Kaare 😂😂😂

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 18 วันที่ผ่านมา

    Rabi Talo Ku Filan Inshaaalah Somali RiP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 18 วันที่ผ่านมา +1

    VIVA SHARIIF IS NOT EASY

  • @HassanAli-bf9um
    @HassanAli-bf9um 18 วันที่ผ่านมา +3

    WAR MEESHAAS DOWLAD MA JIRTO
    WAX AY AWOODAAN MA JIRTO

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 18 วันที่ผ่านมา +1

    SHIIKH SHARIIFOW YAAN LAGU GAADIN XASAN BEENAALE HA. AAMININ

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 18 วันที่ผ่านมา +5

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run mw sheikh sharaf ahmed rwsr xasan cali khary xildhiban abdirahman abdishakur warsame oo hubka qaday ciidamadi ugu badnad aya hada magalada muqdisho muqdisho sogalay isku fidiyan xafadi magalada muqdisho barlamanka garonka diyaradah tarabonka garonka gubta cagta. Qac ba ka yartay daqadah ugu galiya wa lo yaba odeygi 70jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban

  • @maxamedshariifiidle
    @maxamedshariifiidle 18 วันที่ผ่านมา

    hayeelin shariifoow

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 18 วันที่ผ่านมา +2

    Balwaan Sheikh Sharif ayaa dalka Mdx Xigarsiin ah CCShakur Deni Ahmed Madoobe kuwa kale waa in kuwada midoobaan.

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 18 วันที่ผ่านมา +1

    Nin hub qaata shariif uma horeeyo umada danbeyndoono,waa dhaqanka soomaalida,culimadooda,caamadooda,jahilkooda &aqoonyahankooda waa isku mid.,Amxaaro guud ahaan somali wax muu ogola,soomaaliduna wax ma isuogola,here we are.kaxaaxaabsha.

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 18 วันที่ผ่านมา

    War yaa ilaahay yaqaana
    Bursane nala bursade ahaa wixiisu yaa Xamar dhex deeda lagu buurana
    Mini layabo yaasinka
    Subxaan Allaah
    Ilaahayow xaqa nagu suug

  • @moallim1000
    @moallim1000 18 วันที่ผ่านมา +1

    Muqdisho ma waxay noqotay meel ammaankeeda la isku hallayn karo sida Caasimadaha Switzerland iyo New Zealand.?😅😅😅 Waa ila qosol.

  • @shamishussein9447
    @shamishussein9447 18 วันที่ผ่านมา +3

    Waka haweyi dameer
    Hawiye dameero hawiyeoow waka hassan abgal
    Formajo wa maraxan

    • @seed3966
      @seed3966 18 วันที่ผ่านมา +1

      Waa ceeyb qabiil lamagacaabo

  • @ayanlehsaid2655
    @ayanlehsaid2655 18 วันที่ผ่านมา

    ✌️

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 18 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂

  • @deeqshejr6330LULABUkR
    @deeqshejr6330LULABUkR 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xamza iyo xasan mandate ayay haystan

  • @waceys
    @waceys 17 วันที่ผ่านมา

    SHARIIF BIIJOOLE WAQTIGAAGA DHAMAA

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 18 วันที่ผ่านมา

    General KOFFI asad dayaano Eyga laga soo kireeystay puntland baabainteed ay u sheegaya sheekh shariif oo ah nin gobolka banaadir madaxda ka mid ah u sheegaya hubka dhig dabofhulif Ina dsyaano general koofi is qari xayawaan yahoow.

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 18 วันที่ผ่านมา

    Kuwiin maddo nagaqabta😂😂😂😂😂😂😂

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 18 วันที่ผ่านมา

    Madiido

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 18 วันที่ผ่านมา +1

    maxey bab baadinayaan mar horaaba la xaalufiyaye dalka

  • @JamaMuhiyadin
    @JamaMuhiyadin 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan sh waxba katagi maayo kuwa qabyaalada kutaageeraya nin dhibaayaynaya

  • @AbshiroWarsamemaclin
    @AbshiroWarsamemaclin 18 วันที่ผ่านมา

    Xaasan.Tuuuuun.ma.dherge.haladilo..Tuuuuga.aduuka.ugu.ween.waa.xasan.dhiiìikho

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 18 วันที่ผ่านมา

    Kuligood bud ha qaatan kadibna ha is ku tumaan becouse taas waa aan ku dile ha is dhagaajin somali Malaga yaaba in ay is fahmaan muxuu ninkan u diiday In uu mucaradka fahmo oo uu la fariisto

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 18 วันที่ผ่านมา

    Kibir buu keenay xasan shiikh ee iska dhiciya wa saqajaane

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 18 วันที่ผ่านมา

    kuwaan ayax gaajeysan waaye dowladnimo iyo nidaam waxba kama yaqaanaan, sida umada loo dhibaateyo iyo sida hanti qaran loo boowo ayey yaqaanaan bas illaahey hana dhaafiyo.

  • @maxamedshariifiidle
    @maxamedshariifiidle 18 วันที่ผ่านมา

    wadanka marka uu halista sidee loobadbaadidoonaa xasanow weykugu Imaan doonaa lajiifiaabanaan lajoojiyaa banaan badbaado qaran mabaloogabaahneen markihoraba labadii badal kuheshiiso xaqa baahee

  • @mohamedmirreh1939
    @mohamedmirreh1939 18 วันที่ผ่านมา

    Hadii Hassan u rabo in Mogdishu hubka laga dhigo marka hore waa in sharkada Sahal la baabiyo.

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan inuu hada yiraah waxaan baacsanaa dadkii shacabka u hadlaayey waa leyskagaa celaa xasan shiiq

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 18 วันที่ผ่านมา +1

    Lafta Nagaa

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiiq mudo kordhintii ayuu rabaa inuu baneeysto uu yiraahdo Dagaal sokeeye ayaan kujiray

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 18 วันที่ผ่านมา

    Asc Balwaan Xasan Siyaasad Xume Hubka dhigista haduu aado Cali Faac Xamar ku Difaaci Maayaan loo Joojin Maayo Xamar ku Difaaci meeyso Hubka dhigista uu sheegayo Xasan Siyaasad Xume waa markii uu dhici lahaa Shacabka Muqdisho waxuu heesataa Xiligii uu Heeryada Xasan Siyaasad Xume isga dul qaadi lahaa ee ha bilaabo Xasan Siyaasad Xume in uu hal Siyaasi Mucaarad ah la aado Hubka dhigista uu sheegayo waa fursadii Xukunkiisa Boob ka iyo Siyaasad Xume da ku dhisan Dalka looga saari lahaa

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 18 วันที่ผ่านมา

    Shiiq shariif markuu udhaaranaa ma adarisbaa soow madaxweyne xasaanad leh oo talada iyo go aanada wax kasoosara waxii qaldan sheega waxii saxana sheega maahan miyaa

  • @HassanAli-bf9um
    @HassanAli-bf9um 18 วันที่ผ่านมา

    HASSAN SHEEKH HADDII UU YAHAY
    MADDAXWEYNE HUBKA HA KA DHIGO
    MUCAARADKA .
    WAA BEENTII KUMA DHAMMA

  • @kamitatitudewaaq7335
    @kamitatitudewaaq7335 18 วันที่ผ่านมา

    SOMALIYEEY MUSTAQBALKINI 100 ANS SOSOCDA WA IMIKA INTA LA DIFACA DALKA OH SHISHEYAHAH WADAN LAGA SARA DOWLAD KUMELGARA WA INTA LA SAMEYOWADANKA LA SAFEYO WDATASHI SOMALIDA DEXDEDA AJANIBKA WA INTA WADANKA LA GA SARO SOMALIYEEY SARA KACA HADI KALEY SI DA REER DJIBOUTI IYEEY GUMEYSSI WEYN DNIGABSSAN DONTA

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan bud waxaa waalay oo yiri sideeydoo kale kursiga iskaga fadhi dadka hubka ka dhig adiga iyo ciyaalkaga iyo habrahaga iyo afar darod ah oo digsi xagadaa weelka iyo musqulaha ha kuu dhaqeen waa odayga jabuuti joga lakiin wuxuu hilmaamay in jabuti iyo somalia is le ekeen isku dadna aheeyn somalia dad bahalobay geeri iyo nolol kala jecleyn in ay jogaan

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 18 วันที่ผ่านมา

    KKKKKKK WERIYE SARE CABDILLAAHI BALWAAN SAAXIIB SHIIKH SHARIIF SHIIKH AXMED MAJIRO CID KAGA LAANDHEERAYSAN MUQDISHO XASAN DHIIQO WUXUU KAYIMID XARADHEERE XAMARNA WAXBA KAMA AHA INTAA UU FADHIYEY VILLA SOMALIA AYAABA KHALAD AHAYD OO WELIBA XARAASHO HANTIDII UMMADDA SOOMAALIYEED. FROM LAASCAANOOD KHAATUMO STATE OF SOMALIA

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 18 วันที่ผ่านมา +1

    VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤