ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Martida Cali Dhaanto By Nimco Samriye HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2014
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

ความคิดเห็น • 69

  • @nasrichannelofficial2198
    @nasrichannelofficial2198 4 หลายเดือนก่อน +1

    10 sano kadib aya ila dawanaya ❤
    2024

  • @Mustafe32
    @Mustafe32 10 ปีที่แล้ว +8

    Madaxdii Dhaanto Wellcome sxp
    Hargeysa iyo hoygii fanka

  • @Geyre02
    @Geyre02 4 ปีที่แล้ว +5

    6 sano kadib 2020 yaa dawanayo

  • @cabdinuurmaxamuud6942
    @cabdinuurmaxamuud6942 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allh soomaalidi dhamaan weey kufaantaa cali dhaanto Allha Ha dhowree 🥂👍👍👍

  • @hafsaahmed9984
    @hafsaahmed9984 6 ปีที่แล้ว +7

    Nimco samriye ilahey dartiis ayan ujeclahey ❤

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 10 ปีที่แล้ว +5

    Thank you HCTV for sharing this. Very nice interview, beautiful videos nice music great job Nimco.

    • @mohamuddayib8021
      @mohamuddayib8021 ปีที่แล้ว

      1q😀😀😀😀😀😀😀. MI MI MIj mom

  • @FikirMaalTv
    @FikirMaalTv 10 ปีที่แล้ว +2

    welcome cali dhaanto hargysa hoygii fanka aad ayaan ku taage waliba nigu si khaas ah ayaan ku cjclhy ilaahay haku daayo

  • @cabdinuurmaxamuud6942
    @cabdinuurmaxamuud6942 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allh boqorka dhaanto Allha Illhayow cimri dheer iyo caafamaad badansiin 👍👍👍👍♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimco samriye come back abaayo wn ku xisnay

  • @abdirahmanyaare3237
    @abdirahmanyaare3237 10 ปีที่แล้ว +4

    yaaaaaaaa salaam very beuatifull interview fanaan qaaliya weeyaan welcome to hergeisa kusoo dhawoow hoygii fanka hergeisa cadeey nimco samriye iyadan waa gabdh aad uqiimo badan

  • @buulaxuubeyvediosproductio9241
    @buulaxuubeyvediosproductio9241 8 ปีที่แล้ว +8

    aniga waxa iga nasiib badan ninka nimca guursaday masha allah

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 5 ปีที่แล้ว +3

    Nimca sabriye qof qaali waa loo xiisay inkastoo go'aan adeg ay ka qaatay in ay wariyenimadii dhac dhac bay u siiyey

  • @hersare1
    @hersare1 10 ปีที่แล้ว +11

    Who is the King of Dhaanto JAANGO or this new guy Cali Dhaanto???? I believe JAANGO is still the KING of Dhaanto

  • @khadarjama2770
    @khadarjama2770 10 ปีที่แล้ว +2

    aad baan kuu soo dhawynaynaa boqorka dhaanta cali bashiir cali dhaanto ku soo dhawoow hargysa aad baanan kuu soo dhawaynaynaa haadnu nahay reer hargaysa welcome

  • @faysasagalcaydiid2807
    @faysasagalcaydiid2807 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimco samriye

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa adawanaya🥰😂✌🏼

  • @ahmeddhanteye955
    @ahmeddhanteye955 3 ปีที่แล้ว +1

    After 7yrs 2/9/2021 yaa ila dawanaayo

  • @maxamedismailmahamed74
    @maxamedismailmahamed74 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cawa waxan dhageysa nahaya tariqi Cali dhanto

  • @maxamedismailmahamed74
    @maxamedismailmahamed74 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi aniga qas ahantedi dhantaada Cali dhanto .. dhanta aan ka ahen dhageysan mahayo

  • @Teamhorcarar
    @Teamhorcarar 8 ปีที่แล้ว +3

    caali xaydar mnsha allah

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 2 หลายเดือนก่อน

    10 sano kadib yaa ila daawanaaya Cali dhaanto 2024 5 30

  • @hanixusen5978
    @hanixusen5978 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkk cadi mahiin abti cali xuuxaa Ku lahaa wale wa funny socda

  • @felisadosh8002
    @felisadosh8002 10 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah nice song

  • @abdixakimramaas4957
    @abdixakimramaas4957 7 ปีที่แล้ว +1

    cali xaydar sxb sare wn kuxiisnay sxb really

  • @maryancaliasc7681
    @maryancaliasc7681 4 ปีที่แล้ว

    Man shaa aallah xaqiqi walhi aallah ku xafiido in badan

  • @maxamedismailmahamed74
    @maxamedismailmahamed74 4 ปีที่แล้ว +1

    Inaa Adeer gacmoo fuuran ku Soo dhawow you welcome

  • @maandeeq571
    @maandeeq571 10 ปีที่แล้ว +1

    walee waxbaa kadhacay wellcome cali dhaanto

  • @ffalastinffalastin6156
    @ffalastinffalastin6156 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk wax kale wllhi ilen waba nin qoqan
    💋

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว

      Mxd ku Aragtay ⁉️😁🤣

    • @Geyre02
      @Geyre02 4 ปีที่แล้ว

      Ileen nin qooqan ban ahaye kuye
      😂😂😂😂😂 hadalkaas aan muqalka ka xasuusataa 2015 aan niicle kadawadey hadaan dib u soo eegay

  • @abshirshuriye3248
    @abshirshuriye3248 10 ปีที่แล้ว +2

    Nic sogs

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 10 ปีที่แล้ว +2

    Nimco samriye uurkaan ka jeclahay
    Dabcan waligay naag nin qabo hunguri igama galin marka nimco laga reebo
    Marka ayadu idhaaftaye xaafadaha halayga raadsho

  • @MohamedIbrahim-cx8we
    @MohamedIbrahim-cx8we 10 ปีที่แล้ว

    maansha allaaah ilaaahay hadaayo boqorka dhaantada cali bashiir abdi, cali dhanato,, waa nin dhalinyaro ah hadana cod macaaan, waa nin abwaan ah sidoo kalena dhaqanka wax ka yaqaana,, waxaa meesha ka dhacay waraysi aan inaba caadi ahayn,,, waxaan sidoo kale aad u salaamayaa nimco samriye oo ah gabadha aad u wanagsan oo waliba qof furfuran ah wariyanimadana ku haboon,,, sidoo kale waxaan uga digayaa dadka hadalada xun soo qorayaa,, inay waxaas iska ilaaliyaan,, labada shacab , waa dad walaalo ah oo aan kala maarmin,, qabyaalada iyo xumaanta inaga ilaaliya,, waa qayb kamid ah,, yahliga iyo horumar la,aanta,, yaan dib loo noqon,, ,,, welcome to jigjiga again boqor cali dhaanto

    • @nimcohonesty4817
      @nimcohonesty4817 9 ปีที่แล้ว

      Allah noodaayo i nanka dadayar cali dhaanto

  • @ismailawil3230
    @ismailawil3230 4 ปีที่แล้ว

    Cali dhanto hargyesa ku so dhawahay hogi fanka hargyes wan so dhawowo cali dhanto fanaan qaliya dhanatad hargyse u qasid anga so qab gali

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 10 ปีที่แล้ว +2

    Cali dhaanto sxb walee funny guy baad tahay waa jeclaan lahaa inaan kugu soodhaweeyo seattle washington USA

  • @hamdiyarexamdiyare744
    @hamdiyarexamdiyare744 4 ปีที่แล้ว +2

    Cadaadle my dagmadydi

  • @cabdisamad8207
    @cabdisamad8207 6 ปีที่แล้ว +3

    No1dds

  • @mustafemahamed5680
    @mustafemahamed5680 10 ปีที่แล้ว +5

    cali dhanto welcome to somaliland my bro

  • @khadarkadiye1461
    @khadarkadiye1461 10 ปีที่แล้ว +3

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi cali wareysigiisa waa funy hhhhhhhhhhhhh

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 10 ปีที่แล้ว

    BelxA roobey Gabadhu qurxoona Masha allaag. ALI DHAANTO Thnks

  • @yurubgeenyogeenyo
    @yurubgeenyogeenyo 11 หลายเดือนก่อน

    Yurubgeenyo

  • @maxamedismailmahamed74
    @maxamedismailmahamed74 4 ปีที่แล้ว +1

    runti aniga oo ah maxamed ismail ibrahim ah marwalba iyo markasto Cali dhanto wan garab taganahay

  • @hakimmiah5745
    @hakimmiah5745 10 ปีที่แล้ว +1

    good

  • @thecabdiwaasac611
    @thecabdiwaasac611 10 ปีที่แล้ว

    hargaysa waa hoyga fanka welcome to somaliland hargaysa waa meesha la ga shidaal qaato fanaanku sida fanaaninta usa ay ugu heesan new york markaas ayay noqnaya fanaan jira ninkan waa in loo dhiiba heesa kale

  • @maryancaliasc7681
    @maryancaliasc7681 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mohamedabdi2144
    @mohamedabdi2144 6 ปีที่แล้ว

    Iyaaaa

  • @alidhantokom5433
    @alidhantokom5433 7 ปีที่แล้ว

    wcs

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 9 ปีที่แล้ว

    nimco samriye siilka dhuuso maaha, laakiin dhuusadeedu waa foox iyo canbar.

    • @ismaaciilrooble9614
      @ismaaciilrooble9614 8 ปีที่แล้ว +1

      subxaanka yaa cadiim maxaad sheegtay sxb siilkeda waa xambar subxaanka yaacaiim alla hayaay xaguu waxgeeyey

    • @mohamedmohamud4390
      @mohamedmohamud4390 6 ปีที่แล้ว

      abwan suldanmuuse ali 0

  • @user-qm4xh4sy4t
    @user-qm4xh4sy4t 7 หลายเดือนก่อน

    No

  • @abdishukri5005
    @abdishukri5005 3 ปีที่แล้ว +1

    اتقوالله ايهاالناس فانالقنايات حرام شرعا ونصا

  • @haboonmaxamad622
    @haboonmaxamad622 7 ปีที่แล้ว +2

    asc

  • @halimamohammed3270
    @halimamohammed3270 4 ปีที่แล้ว

    Lp

  • @abdulahibihi8992
    @abdulahibihi8992 10 ปีที่แล้ว

    Cali dhaanto runtii nin aad u qiimo badan ayaad tahay, aadna waad iigu wanyn tahay lkn, waxaa jira arin aan jeclaysanin taas oo ah. maadaamo ood tahay nin dhaqan waa in aad afka soomaliga saxdo kana saarto erayada ingiriiska aad ku lamaanayso hadaladaada.