Gelle Ustaad waxad kadahashay digistore istaade waxad ifahan siisaa copylink products wan iri lkn link Mel an ku xayisiiyo magaran karo course aad ka bixisayna waa shorticat Ustaad mesha lagu xayisiinayo wan wayay bal ustade taas iga jawab celi madama ay tahay wakhti hore?
Sxb digitstore 24 waan samaysaty waana ii shaqeyaa sxb lkn sxb waxaan rabaa clickbank inaan accounk ka samaysto marka iga caawiya sidii aan ku heli lahaa clickbank
Asc macalin digistore ka markan visa cardkayga ku xirayo wuu iga diidaya marka intii kale so dhamaystiray buu current password ukoreya bu iga diidaya ankee paswordkii waxan galiyey digistore an ku sameyey wu iga diidaya maxaa talaa macalin
geele sxb CLICK BANK wa sametstay digistore wa sameystay sido kale waxbana kama hayo nio waxan ameey boojo yihin dhowr bil ban dadalaya waxna ma haye adiga ma ka miro keentay
walal somalia PayPal kama shaqeeyo International account ma dooran karaa oo sida salaam somali bank markaas commission ma iigu soo dhacaa hee jwb wacan gelle
Dadka si fiican ugu sharax ama iska dhaaf
❤❤ guul ustaad
xaasidsanidaa sxpow maa soo dhameestirtid vedioga
ماشاء الله تبارك الله
Thanks bro
First view ustad gelle
Congrats 👏
Ustad promote no faahfaahi casharo na kaso diyari jaska allah
Ustad khyr alle haku siyo sida lo promote garaynayo no yara faahfahi traffic resources ka mahdsanid
ustaad waan ku salaamay inta badan somalia kama shaqeeyan ee waxaad nosoo suuqyo ganacsi oo somalia ka shaqeeya mahadsanid ustaad
Inshallh bro
Ustaad meshaan sualo ayaa kaqabnaa
Wow i like this channel
Walal Waan U Bahanahay WhatsApp Ka Ayaan Kaala So Hadlay Koorsada Ayaan U Bahanahay
Gelle Ustaad waxad kadahashay digistore istaade waxad ifahan siisaa copylink products wan iri lkn link Mel an ku xayisiiyo magaran karo course aad ka bixisayna waa shorticat Ustaad mesha lagu xayisiinayo wan wayay bal ustade taas iga jawab celi madama ay tahay wakhti hore?
ustaad waxaa sameysa markaa page la booqanaayo linkiga describtionka soo dhik si ay u fududaato mahad ustaad indhahana waad noo furtay
Waxbo lagama fahmaayo saxib qeebta ugu danbeyso slow down product iyo link Halke la galinaa
Gudomiye wan iska diwan galin la a aahay digistoreka wxana lahay waxyaho badan oo ad sharaxaso Hda da
Sxb digitstore 24 waan samaysaty waana ii shaqeyaa sxb lkn sxb waxaan rabaa clickbank inaan accounk ka samaysto marka iga caawiya sidii aan ku heli lahaa clickbank
Somalia hadad jogto waxd isticmalaysa firefox iyo vpn wana lacag vpnka bilkasta 3$
Thanks sax weye
@SIYAAD SHOW sxb anigu waan samaystay mar hore lakiin waan ku fashilmay oo link'ga meesha la dhigaayo baan ku wareeray bal ma iga caawin kartaa
Wllo side usamesaty icaawi plz iso jwp
@@mushtaqismail4112 wllo numberkaga ii reebok si aan kugu lahadlo
asc wall marka hore waad mahad santahay wall video wan fah may lkn waxa aan fahmin sida loo xayesinayo
Ninkaan waa xaasid weyn si fican uma sharxaaayo wuu dulmaraa lee bas
Asc macalin digistore ka markan visa cardkayga ku xirayo wuu iga diidaya marka intii kale so dhamaystiray buu current password ukoreya bu iga diidaya ankee paswordkii waxan galiyey digistore an ku sameyey wu iga diidaya maxaa talaa macalin
inaad i caawisan rabaa
Bro Maxaa Benta Noogu Sheegay Website Jan Somalia La Islam’s Diwaan Gelin Karo
Taada kale Waxa La Rabey Step by Step in Aad Na Tusto
Pro waad iska diwan gelin kartaa
Sxbo ado mahadsan alabta xayesinteda sifcn u faahfaahi please
habka la samayo bloggerka maa igu adkaty ma iga cawin karta ustaad
waxad ishegta sxb meshan ka heleyo yutube an ku xaysiyo linkigaama sida click funnels oo kale
Sxp wan kuwareeri
geele sxb CLICK BANK wa sametstay digistore wa sameystay sido kale waxbana kama hayo nio waxan ameey boojo yihin dhowr bil ban dadalaya waxna ma haye adiga ma ka miro keentay
Sida sax da maadan samen bro . Really weye wadna bari kartaa
Sxp bankigayada soomaaliya makushaqeeyaa
Gelle waan kusalamey fahfahin ayaa naga maqan wll noo soodhameystir labo labo adigo uqadaya nalasooshergare
Ok wll
Wll click bank toos ma ugu xeran karaa master card premier bank eh ano isticmaail pyoneer iyo PayPal
Haa lkn MasterCard Somalia ma ogala
Asc zhp nio waxaan rabaa Inaan kashaqaysto upwork markaa ciwanka wansamaystay lakinse dhibtu waxaykatagantahay qabka waxlogaliyo garanmayo zhp icawi
Inshallh wn kaso hadlayaa bro
@@GelleBashir okz zhp waxaan rajaynayaa inaad icawindonto
Sxb sharaxaadada wa isku dhex yacsantahay hadba meel ayaa uboodesa ani ahaan waxba kama fahmo.
Sorry bro 😎
Wll account ma lihi maku xidhan karaa account kale oo dalka dibadiisa?
Ustaad aniga ma aanan fahmin wali ee sidde leysku diiwan galiyaaaa
Asc wll waxan ka codsanaya inaad video kaso diyariso website yada lagu sameyo T-shirt design sida lacagta looga sameyo waa mahadsantahy
Alright bro
walal somalia PayPal kama shaqeeyo International account ma dooran karaa oo sida salaam somali bank markaas commission ma iigu soo dhacaa hee jwb wacan gelle
Haa
Payablkee sidee loo samaystaaa zxv
new blog hadii aan ku xayeysiiyo, sidee qof iibsada alaabtaasi aan ku heli karaa, ileen views badan ma helaayee?
Products marki magaceda Google lagu qoro blog ga wuso baxaya
Sede wax loxayeysena ifahansi wallkey
WamaxY comition
Lacagta Aad faa”iidid
Google Iyo Blogger sida loogu xayaysiiyo video kasoo kasoo samee wll thanks.
Alright bro
@@GelleBashir we need inaad ka so samyso
Application ma leedahay wll
Abowe Tax number Mahesto mxa sameya
AAD IYO AAD
Thanks bro
asc wall slan kadib walal waxaan rabaa in aa kula so xariiro waxaan Ka codsanayaa in aa meel kla.so xariiro isiisid
Instagram kayga profile channel ka helaysa wll
@@GelleBashir mahadsanid waan helay
Asc ustaad waan fahmi la ahay ee sidee loo sameystaaa
Ustaad Videoga wx badan yaa dhiman Sida loo xayaysinayo een ku Helayo Costemar
Customer ayaga marka ay Google ku search gareyaa product ga arkayo oo blogger gaga ama website kana wu so baxayaa
Walaale nomberkaaga whts abka ama meel aan kaala xiriiro ayan ubaahnahay hadaa igu caawin kadho walle aad baan ugu baahnahay nomberkaaga ama xiriirkaaga suaalo kooban baan kuwaydiin lahaa
Sida loo Xayeysiiyo ma aadan sharxin
Qeybta danbe ee video ga aad kaga hadleyso bloger ka sida loogu sbuuro si fcn uma aad faah faahin bro
Niyow Waxba Masharaxi kartid
Mataqaanaa uunbay kaaga dhagantahay😅
Wuu fudud yhy sida lo sameyo ee meel aan ku xayeysiyo la ahy
Wllo waxad naga caawisaa sidaan vpn u samaysan.lahayn si aan uga shaqaysano click bank
Ustaad link giga mahayno
Sxb meel aan link iga dhigo ma lihi hdn facebook group dhigo ima ogaalanayaan maxaan sameyaa
waa dhigi kartaa bro
si wacan inaad u sharco ayaa wacan
wll mindsumo wan dhamayy wx walbo lkn 4 maalin lga marya wx shaqo ma i bilawyo wll profile wan bux buxiyy mxa iga qaldan wll
Xayasiin oo kle wax noogusooshegey wax wafwafina inamuuna siinbe wll moyad iska bilabi un?
Gelle sxb ecwid store wax macluumad managa siin kartaaa
Wn so barayaa bro
Linkiga meesha la dhigayo sifican umadan sheegin
Bro su'aal master card ka MIyan ku isticmali kara
Haa bro
Sxb waxaan laarken waanagudalksay
Sidee website lacag loga sameeya si fudud
Thanks bro master card ma lagu xiri karaa wax address ah miyuu i weeydiinayaa
Address Somalia gasho wuna ku shaqeyaa wll
Digistore24 somalia maka shaqeeya
Laba accoun ayan la Furtay login kiba wuu iga diday
Sababna
@@GelleBashir ustaad wlhi moyi dhawr mar Ayn password ka ka badaly
Affiliate link ga halkaaad dhigaysaa markaa
Blogger dhexdisa bro
Wealth affiliate vedio inaad ka smayso ayaan kaa codsnaynaa ustad gelle
Walal halmeel kutoos si aan sifican kuugu fahano mahadsanid
bro waxaad muuqaal kasoo diyaarisaa habka ugu fudud ee luqada english ka lagu baran karo iyo habkaad u baratay mahadsanid
Alright bro
Waan kula qabaaa sida fudu loogu bran kro
Zhp waxaan khiyaligaa dadka kadaa beenlowbaa tahay adaa views raadis ah
Ustaad wxn Ahay Wll Cusub incha shere wnku odhan Adina na caawi Wll wxn nahay wllhaa Digistore24 Noo soo dhamee iyo sida loo xayaysinayo marka aad qaadato link
Ustaad paypal account ti ayaan usamaystay markaa anigoo soomali jooga debit card makuxidhikaraa
Ha bro , marka PayPal kuso xir bank kaga kadiba PayPal link gisa website ku xir. .
Pypal qof somalia joogo ma ssubsan karo nio
Haa bro
Beenlow weyn oo xaasida thay bax nio
wepsityo badan oo fake ah ayaad soo gudbisaa sxb iska sax wepsityada aad soo dudbineyso
wallah!
does clickbank work in SOMALIA?
Master card malagula bixi kara hadhow 🤔
Mise PayPal account ayaad kula baxaysa 🤔
Labada waad Kula bixi kartaa.
@@GelleBashir micnaha ma master card ayay lacagtu kugu so dhacaysa 🤔
@@GelleBashir Bal sxp Instagramkaga isheg wll