Waa laysugu tegey leylikase. Waa in si Degdeg ah loogu Gurmadaa. Daaroodoow laylikase... Waa jabhadii ssc ee Hawiye Action group oo Dowladnimadii somaliya isticmaalaya. Waa in loo gurmadaa
Putland ma iska firsanaysaa mareexaan mee wagardheceey ma inta laylkase la dhaynayaad sugaysaan daarood dad is raba miyuusan ahayn saleebaan dir wuu u gurmaday asagoo reer diini laynaya maantana sacad buu u gurmaday asagoo muumin aadan laynaya war fekara oo tashada
Guul iyo gobanimo belweynta lelkase guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
Muumin aadan guul❤❤❤❤
Waan kaa qaadnay eeddo salaanta we love you ❤❤❤❤from khaatumo
Xasan iyo xulufadiisu marna guulaysan maayaan.
Waa dhul doon waa sunta hargaha!😮
Guuleysta geesiyashii darbi darood guuul darbi darood guuul 🫶🏻💯
Walahi waa nasiib daro hadiiba dowlad dii magaceda iyo dhaqalihii dalka reer lagu werarayo
Illahay waxaan ka barya cid kasta oo xaqdaro awood ku sheegata inuu guusha ka qadiyo.ameen
Viva Laylkase. Allaha idin xafido dhamaantiin. Guulaysta
Guul Leylkase ❤
Guul moomin aadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
waxa hawiye jabiyaygardaro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
HAWIYE MARBA RAAS DAAROOD AH AYEY ISU SOO RAACAYAAN EE OGAADA...!!!!
Ilaahay waxankabarayauah iluu laqalbimoh aamin
Guul laylkase geesiyada daarood from SSC ❤❤❤
Walaahi labada magac oo aan aduunka ugu necebahay inaan maqlo waa hawiye iyo daarood
Guuuuuuuuuuuuuul
Hawiyeh oodhan wax ay kaqadikarsn majirtoh hawiye fotomadow
KACAANKII BAA WAX QARIBTAY OO TIDHI DHULKA LAMA KALA XIGO. DHULKII BAA D5 LAGAGA QAADAY EE HA DOONTEED DHULK
Waa run kacaankii dhul badan Buu bixiyay
Dagmada oog oohada xudubta SNM kadhigatay kacaankii baabuxiyay
Dhul sanaag kuyaaal kacaankaa deegaameeyay
Dad badan
Beenta meesha kala taga caydiid habargidir waxaa soo kaxaystay CabduLlaahi yusuf markaas ay dhulkii Darood u soo galeen
Leelkasow kaca fadhigah kakacah waa inloogurumadah walaladen moomin Adam hakufiirsaninah
Maamul ku sheegan xasn sh dhibaatada uu dadka daarodka ah u gaysanayo waxa dhaanta dawlad la,aan waa musiibo cirka laga soo tuuray
Garyaqan waa faan badanyahay waa saleban laangaab ah
Ma jiro dad D5 oo ka badan ka tirsada Daarood Ismaciil. Anigo laandheer Kablalax ah 30 ka yar ka tirsada Daarood.
Anigoo mid ka mida ah war maxaan faaiido ka heynaa 34 sano kadib
Xasan gargirteh iyo hawiye oodhan wax ay qaadikaran majiro
Dulli aan idinka bixin weligiin ilaaheey haydin tuso
Xasan Shaydaan waa Caydiidkii 2baad oo saqajaana oo maafiyo ah oo Dalka Dhacaya isla Hawiyihii buu Xasan Shaydaan baa bi nayaa oo ka shaqaysa naya Hawiyihiina Qabyaaladan Shacabka Soomaaliyeed lagu baa bi'iyay baa Siyaasiga Hawiye ku baa bi'iyaa
Waxaad aheyd nabad iyo nolol .hadase waxaad noqotay qabiileyste mar kasto ka sheekeeyo.ogow qabiil qaran ma ahane
Waxaan dawalad maahan ee waa moroyan aderkod caydid baa waxqafiy waayey
War dadkan haladhexgalo oo hoos haloogalo laylkase halaqabto hadii lagagardaran yahayna haloo hiiliyo seeweye maxaa loogu eganayaa
DAAROOD MEELUU JOOGABA DAGAAL AYAA LAGU WADAA OO DHULKA LAGAGA QADAYO WAANA LAGU WADAYAA COLAADA...!!!
LAYL KASE MIYAA LA ISUGU TEGAY??? DAAROOD MEEYEY? WAA MAXAY MARBA QOYS AYAA LA USUGU TEGAYAAYE?? MARNA LAYL KASE MIYAA? MARNA MAREEXAAN MIYAA?
Waa laysugu tegey leylikase. Waa in si Degdeg ah loogu Gurmadaa. Daaroodoow laylikase... Waa jabhadii ssc ee Hawiye Action group oo Dowladnimadii somaliya isticmaalaya. Waa in loo gurmadaa
War bax waryaa bal intaad l
Ceeb weyn ayey idinku tahay aduun iyo aakhiro idinkama saareyso colaadaha iyo dabka aad shideysaan
Putland ma iska firsanaysaa mareexaan mee wagardheceey ma inta laylkase la dhaynayaad sugaysaan daarood dad is raba miyuusan ahayn saleebaan dir wuu u gurmaday asagoo reer diini laynaya maantana sacad buu u gurmaday asagoo muumin aadan laynaya war fekara oo tashada
Qof kasta wuxuu kahadlayaa umad soomaaliyeed,yaa soomaali ah ?yaad lahadleysaa?hadii hawiye cadaw yahay,oo daarood cadaw yahay ,oo dir cadawtahay waayo soomaalida aad salaameyso?waxaad tiraahdaa umada raxanweyn waan salaamayaa ilen soomaali inteeda kale cadaw ayaad u taqaanaaye (umada cudurka ilaahey hakacaafiyo.)
Kkkkkkkkkk Salesman gaajo. Hbr gidir. Faan ayaah ku harey. Xar yaqaan . Ayaah la yirahda