Taariikhda Kiristanka Goormaa Ciise (cs) ilaah la mooday?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
    • SIIRO 01 | Sidee Siira...
    Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
    2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
    3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
    4: muuqaalo documentary ah
    5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
    6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
    7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
    My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

ความคิดเห็น • 92

  • @abdiwahabmursal2931
    @abdiwahabmursal2931 ปีที่แล้ว +13

    Dadka aqliga lahayn nagada ugaas wanku aminsanahay waxwalba sida uwado waan fahmayna insha allh walalkey nosoo badi waad mahadsantahay walal

  • @ibrahimabdalla3015
    @ibrahimabdalla3015 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustad runtii casharadini wa muhiim ❤

  • @Nuu-qn9bw
    @Nuu-qn9bw ปีที่แล้ว +4

    إن الله لا يضيع اجر المحسنين.

  • @kaadhiM
    @kaadhiM ปีที่แล้ว +5

    Your voice is so amazing m.a👊💯

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sida fiican ee aad noogu sharaxday

  • @ahmedabdiraxmaanawil4323
    @ahmedabdiraxmaanawil4323 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan Khadar jowhar Waa Hadayada eebe somaalid Dhagah xidhan Siiyay Inaad Kirstaanka Bartaah Waa Waajiba Ba Hadii Aad Qof muslima ah tahay waayo ilaahay wuu ku waydiinya maxd diinta daaci uga noqom wayday oo dad kale u gaadh siin wayday
    Khadar jawhar mahsanid Saaxiib♥️

  • @Kw58437
    @Kw58437 ปีที่แล้ว +1

    Wa rurunta way ficantahy wax barashadu

  • @ibnusalal1470
    @ibnusalal1470 ปีที่แล้ว +2

    Halkaa kasiiwad shaqo adag baad ummada uhaysaaye jazaakal'Allaahu khayran wlle

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar ปีที่แล้ว +1

    Welcome back Ustaad

  • @Mustafa_ayaanso
    @Mustafa_ayaanso ปีที่แล้ว +1

    Waa si wanagsan wl m.a waa in la Barto si looga nabad galo looguna imtaxano sida Dr zakir naik m.a waan soo dhaweyn waana ka faaideysn nooga samey vedios

  • @maryanmahamud8239
    @maryanmahamud8239 ปีที่แล้ว +1

    Warkada sax waaye habo

  • @abdirahmanahmed9618
    @abdirahmanahmed9618 ปีที่แล้ว +1

    zhp walhy ninka aqli badan aya ku fahmi kara ee CARURTA laha shekeysan Barnajimyada noso badi🙌🏻

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير الجزاء

  • @barwaaqotaxader3515
    @barwaaqotaxader3515 ปีที่แล้ว +2

    you are good

  • @cabdulaahiaxmedmaxamed922
    @cabdulaahiaxmedmaxamed922 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah
    Allah haku xifdiyo

  • @binxefabukar6995
    @binxefabukar6995 ปีที่แล้ว

    Alaha ku xafido

  • @muhamadulamiin9911
    @muhamadulamiin9911 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah,
    JazakaAllah

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 ปีที่แล้ว +2

    Illaahey haku barakeyo Jowhar

  • @Salmah1999
    @Salmah1999 ปีที่แล้ว +2

    Shukran

  • @ismailahmed4876
    @ismailahmed4876 ปีที่แล้ว +2

    Ustad Jowhar
    Mansha Alllah

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว +4

    Mansh allah tabarak raxman mahadsanid wlo Alle haku barakeeyo , somalidu quful ayaa kujabane😂 hawsha noo wad wlo waliba mawduucani waa muhiim

  • @abdiazizmoalim4545
    @abdiazizmoalim4545 ปีที่แล้ว +3

    Keep going brother u r the best somali youtuber I seen.
    Macaluumaadka aad soo gudbiso waa kuwa 100% Bulshada an facay.

  • @caydaro1664
    @caydaro1664 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal wax badan ayaan ka fahanay

  • @ilayschannel3991
    @ilayschannel3991 ปีที่แล้ว +1

    Waaa sax inaad wax bartid oo ad dadka kulla doodi kartid way wanagsan tahay bro

  • @Sooyalka
    @Sooyalka ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waqti badan ayuu vediowga galiyaa plz aynu ku caawino like ta iyo shere ta 🙏🇸🇴

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 8 หลายเดือนก่อน +1

    Su aal fadlan noo sheeg babalku
    Masheegayaa asxaabul khahfi nimankii mudada sheer we 309 ja sanood ahaa hurday

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @maryanmahamud8239
    @maryanmahamud8239 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @mohameddahir9425
    @mohameddahir9425 ปีที่แล้ว

    Asc ilaahay jannada haku geeyo waxad soo daysaa barnaamijyo diiniyan ah alle haku xifdiyo if iyo aakhiroba

  • @ahmedarab737
    @ahmedarab737 ปีที่แล้ว

    Mashallah Keep going bro😍

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 ปีที่แล้ว +1

    Sxb koly dadka fahankoodu gaadhsiisan yahy meel dheer aya ku fahmaya
    Shiekh zakir sh. Diida sh.hamze dhamaantodd waxy barteen bible ka
    Kuna xujeeyan kiristaanka oo kula doodan
    Kuna islaamiyaan dadka kiristan
    Keep going bro

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Buugii u qoray alaha u naxariistee ahmed deedat
    Waxaa ku jira Bible 50.000
    Oo khalad ah

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb ปีที่แล้ว +1

    Barashada diinta gaalada waxey ii fududeysey inaan si fudud islaamka u fahamsiiyo kiristaanka

  • @DeeqoCali-zr8hc
    @DeeqoCali-zr8hc 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp wnku aaminsanhy in la isu imaado waa xaq oo lawada ogaado diinta xaqa قل يا اهل الكتاب تعالو إلا كلمة سواء بيننا وبينكم baa alle ina dhahay xaqaana marwlpo ka guulaysto gaalada وقل جاء الحق وزهق الباطل ان الباطل كان زهوقا

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o ปีที่แล้ว

    Dr:-naakir zaik ba wuxu daaci ku noqday inuu barto diimaha oo dhan kadibna si fiican ayuu uqanciyaa dadka soo islaamaya,
    Markaa Waad ku sax santay shiikh barashada aqoonta cilmiga si aad u hesho hal qof oo soo islaama oo aad jaaisad Ku hesho ilaahay hortii

  • @mukhoibrahimabdimony8259
    @mukhoibrahimabdimony8259 ปีที่แล้ว +1

    Ii ga jawaab

  • @kevindebruyne1735
    @kevindebruyne1735 ปีที่แล้ว

    Sxb banku tagersanhy wxn ka codsana zakir naik inti adso turjuntay inkabadan o cusub fadlan soturjun plz

  • @nuurafarax8558
    @nuurafarax8558 ปีที่แล้ว +1

    Dadku hda dcwadiiba wa ilaa ween gldna ingaa difc iyo baqdin bynu ka qabnaa xgynu ubndhigi lhyn diinta islmka ingaa ka baqyna in ay Ina gaalysiiyaan taasuna wynoo dciifnimoo

  • @nuurafarax8558
    @nuurafarax8558 ปีที่แล้ว +1

    Wllo mcn in bdan ban KU xidhnaa chnalkga wx bdn wan ka faa idy lkn mid BN kaa codsanyaa muuqalka xiga Bal taariikhda qudus kaga so hdl mxaa muslimiinta looga qady yhuudu hlky uga timid bl ksoo flood

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 ปีที่แล้ว

      Abul aziiz oogle kanaalkisa karaadi taarikhda qudus

  • @maxamedshariif4046
    @maxamedshariif4046 ปีที่แล้ว

    Fariid

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 ปีที่แล้ว

    xgee kala soo xariiraa sxb

  • @ducaysaneofficial.
    @ducaysaneofficial. ปีที่แล้ว

    Shoodhahaygii

  • @muhamadulamiin9911
    @muhamadulamiin9911 ปีที่แล้ว

    Asalamu Aleikum,
    Xoogta Rasuulka uu sheega oo laa heele maar dambe,maxeey yihiin?

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  ปีที่แล้ว

      Muuqaalkan daawo
      th-cam.com/video/6SkRzTVT3i4/w-d-xo.html

  • @nuuramohamed2391
    @nuuramohamed2391 ปีที่แล้ว

    Wll waxaan doonayaa inaan inglishka barto meel aan kaala soo hadlo ii soo sheeg

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  ปีที่แล้ว

      WhatsApp kan nagala soo xidhiidh
      +252659822306

  • @amiirallaale5024
    @amiirallaale5024 ปีที่แล้ว

    SCW khadar walal marka kowaad waad mahadsantahay, Runti cilmi badana wan kaa faaidan , waxan kuso jeedinayaa inaad soo turjuntid The
    Secret societies - the code of illuminat oo ah full Documentery

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  ปีที่แล้ว

      "Illuminati" saas oo dhan loo buun buuniyo shaqsi ahaan ma aaminsani wll

    • @amiirallaale5024
      @amiirallaale5024 ปีที่แล้ว

      @@jawaahiri haa wan kula qabaa Anigaba ma Aaminsani lakin, Siro badan baa ku jira kuwaas oo kaga dhax muuqanaya , siyaasiyiinteena maanta Runtii markan daawaday wan la yabay, Xataa lacagta aan isticmaalno ee maanta Dollar ka loo yaqaano , Ayayba ku dhx jirta markan Yaabay baan kula soo wadagay madama Aad linke ga ka cudur daaratay wakhti hore ban magaca ku qornaa kuso qoray, bal hadda marka hore ila daawo,

  • @abdalla1khayri
    @abdalla1khayri ปีที่แล้ว +1

    Nioyahow kiristaankan aad uga soo hadal

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว +1

    Kitaabka Bible ayaan u jeedaa

  • @abdiasiismohamed9185
    @abdiasiismohamed9185 ปีที่แล้ว

    Ustaad suaal qabaa waxaan ku waydiin lahaa quraanka waxaa lagu sheegay in cise cs loo diray reer binu Israel ama yahuuda markaa suaashaydu waxay tahay barigii hore nabiyada qabiilo loo diri jiray oo sida nabi MOHAMET scw dadkoo dhan looma dirin hadii cise cs loo diray yahuuda waa maxay sababta cadaanku u caabudayaan mahdsanid ❤

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  ปีที่แล้ว +1

      Nabi ciise (cs) waxaa loodiray reer Bani israa'iil, lkn markii ciise la rafciyay (samada looqaaday) ayuu nin kale oo st Paul la odhan jiray bilaabay inuu diinta wax badan ka badbadalo, sidoo kale Romans ka (cadaanka maanta jira) oo markii hore sanam caabudiin ahaa ayuu diintii oo wax badan laga badbadalay gaadhsiiyay. Sidii ayayna kiristan ku noqdeen

    • @muxiyodiin4652
      @muxiyodiin4652 ปีที่แล้ว

      @@jawaahiri wll adoo mahadsan waxaad noo soo turjuntaan podcastka sheikh ياسر الحزيمي

  • @mohamedosman1000
    @mohamedosman1000 ปีที่แล้ว

    Walaal khadar johar emailo badan ayaan kusoo diray lkn iimaba soo jawaabaysid

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  ปีที่แล้ว

      Fariimahaagu ima soo gaadhin wll

    • @mohamedosman1000
      @mohamedosman1000 ปีที่แล้ว

      @@jawaahiri ina ader horta madan jigjiga joogin

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Brother dadka caqliga leh
    Way fahmayaan waxa wanaagsan ee aad wado
    Soo daa

  • @mohameddeck9053
    @mohameddeck9053 ปีที่แล้ว

    Masha allah lknse waan ka xumahay inaad calaamada aad shaashada soo saarto

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 ปีที่แล้ว

      Hade wuxu ka hadlayo so calamada ma ahan ey kirstanka aminsan yahin wllo si fcn wax u fahan

  • @jamaahmed2600
    @jamaahmed2600 ปีที่แล้ว +1

    Runtii dad badan waxa ku yar aqoonta markaa waxba haka soo qaadin

  • @khadraguleed7645
    @khadraguleed7645 ปีที่แล้ว

    Wll khadar .su, aal. Ayaan kuwaydiinayaa ; siirada .waxaynu ku soo dhiganay inay .kiristanku ahaayeen laba .firqo oo iska soo .hor jeede .markaa ..markan .iyo .markaasi .maxay ..ku kala duwanyihiin ..teeda .kale .ma markaasaa ..marka . Ay uqaybsameen 4 mad hab .mise .way ka .danbeeyasay

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  ปีที่แล้ว

      Kuwaan siirada kaga waranay waa kuwii hore ee asalka ahaa, 4ta firqo ee hada jiraa waa kuwo danbe oo qarnigii 4aad samaysmay

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida %60 waa dad jaahil ah oo aan diinta waxba ka aqoonin kaliya meelaha kaga hadlo qabyaalad. Iyo wax aan aduun iyo aaqiro faaiido I laheen. Waana madax adag yihiin oo waxba looma sheegi karo. Qof carab ahne markee arkaan madaxa ayeey hoos aadiyaan. Waa umad yaab leh oo.nooc kale u sameeysan

  • @allaaaminmaiisho3360
    @allaaaminmaiisho3360 ปีที่แล้ว

    AADBAAD NOOGA MASHQUUSHAY KHADAR MAXAA DHACAY

  • @AhmedHassan-r9n
    @AhmedHassan-r9n 6 หลายเดือนก่อน

    Nacea mulimku 1230 ilaa 1235 ayey hasteen

  • @Salmah1999
    @Salmah1999 ปีที่แล้ว +2

    Somalida maskaxda wada xanuunay baybalka hadad baratid micnehedu maaha in masiixi noqonay ee hadiba ay ku qabsto inuu kula doodo kitabkiisa kula doodi o qaladku kabuuxo

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 ปีที่แล้ว

    Waxoogaa yar ayaan hebrew ga ka yaqaanaaa

  • @kadiye0622
    @kadiye0622 ปีที่แล้ว

    Muxuu labo noolada maba dhiman lamana diline

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Plplus ++++++++kudar aalagawadaa yaaawaaye.

  • @zaynaliza9278
    @zaynaliza9278 ปีที่แล้ว

    Telegram ino sheg

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 ปีที่แล้ว

    Son of God nabi Ibrahim ayaa uu Alle ku magacaabay, resuulo badan ayaa Alle ku magacaabay son of God, dadka oo dhan ayaa ah ilmaha Alle sida kitaabihii hore Alle ku sheegayay

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 ปีที่แล้ว

      Subxanallah maxad kwd wll wxs so dadka galada ah ma adegsadan

    • @abdigaiye715
      @abdigaiye715 ปีที่แล้ว

      ​@@filsanmohamed4670 walal kitaabkii nabi muse SCW iyo Nabi ciise dhamaan bani'adamka ilmaha Alle dhowr meel lagu magacaabay lkn luqada hebrew mcna ahaan ma aha dhalida Aabo iyo ilmihiisa ee waa abuuritaan lkn christankii si khaldan ayay u gasireen 300 sano kadib. Alle lama dhalin waxna ma dhalin lkn macnaha loo isticmaalayay ayaa aheed sida Alle adoomihisa

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 ปีที่แล้ว

      @@abdigaiye715 haaa ma sha allah shukran wll allah haku sharfo

    • @abdigaiye715
      @abdigaiye715 ปีที่แล้ว +1

      @@filsanmohamed4670 Amin walal qaali Alle haku xafio aduun iyo akhiro.

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 ปีที่แล้ว

      @@abdigaiye715 amin bw qali

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 ปีที่แล้ว

    Protestant qarnigi 16 firqo katoliga ka baxay weeyan sxp kadaa is dhex gelinta

  • @khadraismaaciil2629
    @khadraismaaciil2629 ปีที่แล้ว

    Aqoon yahan dhaba

  • @cabdulaahiaxmedmaxamed922
    @cabdulaahiaxmedmaxamed922 ปีที่แล้ว

    Qaabka aad wax usogodbiso waa qaab aad ufican sidaadarteed waxaan kugula telin lahaa in aad badasho magaca cancelka
    Wayo hadii TH-cam ka lagu qoro
    MA OGTAXAY
    waxaa kusobaxaayo shekoyin kale oo canalo kale ciwaan loga dhigey
    MA OGTAXAY

    • @hamdisagal8177
      @hamdisagal8177 ปีที่แล้ว

      Magaca channelka ma ahan ma ogtahay ee ma ognahay

  • @AhmedHassan-r9n
    @AhmedHassan-r9n 6 หลายเดือนก่อน

    Nacea ore nikia kuma taalo turkiga ee waa greek taariikhda been ha ka sheegin

  • @FarxiyoFaqrudiin
    @FarxiyoFaqrudiin ปีที่แล้ว

    been aad uweyn baad aqriday ciise masiix waa jidka runta iyo nolasha

  • @ilayschannel3991
    @ilayschannel3991 ปีที่แล้ว +1

    Maanta waad isasoo qarxise😂😂

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว

    Dadkan somali hadaan nahay mafansaanin diinta culimo iyo caruurba marka laga reebo waxyar mooyee 8% ayaa muslim ah 92% waa islaam