Waligay Ma Arkin Erdugaan oo Sidaan Kulul U Hadlaayo .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 416

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 8 หลายเดือนก่อน +163

    Ilaa goormee ka cararee saliga xabiibkeena muhammed scw ❤😢😢

  • @Hw15243
    @Hw15243 8 หลายเดือนก่อน +46

    Runta ayaad taabaneeysaa walaalkayow . Allaha ku xafido
    Keep going
    Horey u soco ❤❤🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 8 หลายเดือนก่อน +29

    Muslimin hada nahay waxan hurud naa hurdo doqonima ah marka khayr alle ha ina waafajiyo aaamiiin ogansho 1m aan gaarsiino

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 8 หลายเดือนก่อน +20

    Ilaa goormee ka cararee saliga Nabi Muxammed ﷺ

  • @DeeqoBidaaye
    @DeeqoBidaaye 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaalaah Erdukaan waa geesi caana❤

  • @Tushleey
    @Tushleey 8 หลายเดือนก่อน +58

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤

  • @User7654suy
    @User7654suy 8 หลายเดือนก่อน +15

    ﴿وَلا تَحسَبَنَّ اللَّهَ غٰفِلًا عَمّا يَعمَلُ الظّٰلِمونَ إِنَّما يُؤَخِّرُهُم لِيَومٍ تَشخَصُ فيهِ الأَبصٰرُ﴾ [ابراهيم: 42 - 42]

  • @FaaraxSiciidxaynoosh
    @FaaraxSiciidxaynoosh 8 หลายเดือนก่อน +39

    Aniga oo aan taageero nimo u hadlayn hadii aan meel fog wax kafiiriyo waan fahmivkaraa sababta haa waan fahmi karaa aad u leedahay sidaa laakiin aniga ayaa kuu sheegaya sababta uu ordugaan falastiin ciidamo ugu diri waayey hadaba sifiican ugu fiirso hadalkayga waa ninka kaliya ee hada ay ka go antahay isaga xisbigiisa qadiyada falastiin sida kamuuqata ama uu garan karo qof qof aragti dheer leh laakin waxaad ogaataa in arinta bariga dhexe ay ka wayn tahay israaiil nimankan shalay nimanbaa samaystay israaiisha aad maqlayso iyaga ayaana ilaashanaya waa sababta
    Ordugaan hada ugu dagdagayn arintaan. Waana mida loo baahanyahay in lafahmo ordogaan iyo axsaabta islaamiga ah hada kuma degdegayaan inay ladiriraan kaligood reer galbeed oo dhan oo ah wadamo soodhismayey boqolaal sano militari ahaan dabcan way u hiilin doonaan falastiin iyo msjidul Al aqsaa sida ay iyagu ku celcelyaan aniguna aan aaminsanahay laakiin hada maaha, nimankan hasamaystaan hubkooda oo hasamaystaan diyaaradohooda oo hadhisaan awoodooda markaas aan aragno inay falastiin u hiiliyaan iyo ib kale, inta kahoraysana yeeynaan waxba ku eedayn nimankaas iyaga ayaa lagu hayaa dagaal gudaha iyo dibada ah oo ah sidii xukunka loo dhaafin lahaa. Waxaan rajaynayaa inaad fahanteen wax badan .

    • @EARTHSPORT200
      @EARTHSPORT200 8 หลายเดือนก่อน

      aragtida dheeri ma in la daawado ilaa inta dhimashadu gaadhayso hal million sidii algeria ta kale kolka aad leedahay erdogon waa ka soo horjeedaan reer galbeedku sababtu waxay tahay dantoodiibay ka dhex arki waayeen ay kuwii ka horeeyay ka heli jireen erdogon waa nin ka ganacsada dareenka muslimiinta waana la saaxiib israel in uun hadii wax iskufalayo mosaad oo shirqoolooyin badan isku dayaysa inay ka fuliso turkey dhexdeeda uu hadana xidhiidh la lahaado sababta maxay tahay akhii waaa dan ka weyn ta qaza markaa aragtidaadaa anoo kugu ixtiraamaya waan kaaga duwanahay erdogona aad ayaan u necebahay

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 8 หลายเดือนก่อน +2

      Waan kugu waafaqsanahay wll fekerkaaga mahadsanid dadkeenu waa dad caadifadu ku badantahay balse arimaha qaar ma fududa

    • @Xafso25
      @Xafso25 8 หลายเดือนก่อน +5

      Aad iyo aad rer galbedka wadan kasta oo islam ah oo laga yabi laha inuu kasoo horjeesto siyasadahooda foosha xun waxay ka dhex abuureen qalalase sida suuria iraaq yemen somalia libya libnan dhaman wadamada aay in yar oo qadiyad ah ku tuhmayeen wey burburiyeen urdugan kaligii isma bimeyn karo garabna ma haysto

    • @YusufGabobe
      @YusufGabobe 8 หลายเดือนก่อน

      Muslimiinta iyaga oo dhaqaale no one ah Tira ahaan intaas o bilyan ah hadana waxaa ku abuuran cabsi humaag sababtoo ah hadaf BAAN jirin iyo in loo noolaado sida ilaahy rabo.

    • @CanoleXasan-qy2jq
      @CanoleXasan-qy2jq 8 หลายเดือนก่อน +1

      Dhibaatada jirta waxay tahay aduunyadii oolajeclaystay geeridii oo laga baqay caqabadkale majirto walaalayal

  • @MohamedAli-vb8ct
    @MohamedAli-vb8ct 8 หลายเดือนก่อน +4

    Teacher Omer inshar Rabi haku wanaajiyo wll mcn ❤❤❤

  • @OGAAWDIINTA.1
    @OGAAWDIINTA.1 8 หลายเดือนก่อน +5

    sxb ogaansho guu layso mar dhaw 1m insha allaah guu layso 1000 iyo 1 jer❤❤❤

  • @abaasibraahin6449
    @abaasibraahin6449 8 หลายเดือนก่อน +5

    inshaa alaah way guuleysan reer falastiin ilaahay idinkii

  • @MohaM-ur3qp
    @MohaM-ur3qp 8 หลายเดือนก่อน +30

    Kusali xabiib keena scw❤❤

    • @abaasibraahin6449
      @abaasibraahin6449 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 8 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @CabdiRaxman-wz9tw
    @CabdiRaxman-wz9tw 8 หลายเดือนก่อน +8

    Ustaad muuqaal ka samee culimaaada sucuudiga sababtay u necebyihiin ☆XAMAAS☆

  • @FarhanYacin-zb2sv
    @FarhanYacin-zb2sv 8 หลายเดือนก่อน +10

    the best teacher oomar😇💪

  • @jaamacduceesane3794
    @jaamacduceesane3794 8 หลายเดือนก่อน +4

    جزاك الله خيرا يا شيخنا

  • @abaasibraahin6449
    @abaasibraahin6449 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wa habeen jumco ah e aan Kusalino nabigeyna scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 หลายเดือนก่อน +8

    2017 ilaa 2024 walahi maseexan lkn 6 bilood kahor ayan joojiyay oo booskiisii waxan kubadashay yaxya sinwaar ❤❤❤❤

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 8 หลายเดือนก่อน

      Intaas oo sano maxaad lasoo jeeday ee aad yaxya sinwaar ku bedeshay

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 หลายเดือนก่อน

      @@mukhtaarciise2585 cafwan yacnii rasulku scw wuxu dhahay qofka habenkii akhrista 2 aayadod ee al baqrah ugu danbeya way kufilanyihin marka urdogan 2017 ayan bartay habenkii masexan jirin ila on akhriyo lkn hada dhica xamaas baan uridaa mafahtay?

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 8 หลายเดือนก่อน

      @@abdurrahmanHarbi-cy8hy haahey

  • @iammozb6098
    @iammozb6098 8 หลายเดือนก่อน +8

    cumar inshar allaha ku sharfo bro

  • @MohazPoi-
    @MohazPoi- 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hambalyo hambalyo ustaad 1m goordhaw i.a

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 8 หลายเดือนก่อน +7

    Ustaad inshar hafidahu lah 🫡

  • @MaxamedTalisca
    @MaxamedTalisca 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad cumar inshaar Allah ha ku bar keeyo wll qaali

  • @MohamedSahal-oz2ln
    @MohamedSahal-oz2ln 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allaahu akbar wll waa xog nin raga xogtaadu maaashaa,allaah

  • @yao6391
    @yao6391 8 หลายเดือนก่อน +2

    Kusalaya anibigena Muhammed scw scw scw

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wad mahadsantahay ❤
    Xamaas❤❤❤❤ guul insha Allah

  • @apdallaisxaaq
    @apdallaisxaaq 8 หลายเดือนก่อน +13

    1million coming soon ❤❤❤

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 8 หลายเดือนก่อน +3

    Alle haw gargaaro walalaheen falastiin 🤲🤲😪🇯🇴

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 8 หลายเดือนก่อน +6

    Gusha waa u dad daalid ee ma aha mid ilahay baa nacawinaya tawakaltu calalah falastina gusha bay uu dadalayan kadibna wax kadan beya macaan aduun 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hodanxuseyn2284
    @hodanxuseyn2284 8 หลายเดือนก่อน

    ASC. Wa in Tataqu wasabaruu daalika min CAZMIL UMUUR.❤❤❤

  • @husseinahmed5608
    @husseinahmed5608 8 หลายเดือนก่อน +6

    Qofka uga horeeya Mr o inshaar

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 8 หลายเดือนก่อน

    1M insha Allah ustaad Ogaansho ❤❤

  • @MaxamedTalisca
    @MaxamedTalisca 8 หลายเดือนก่อน +4

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @PhathumaAhmed-qh3kb
    @PhathumaAhmed-qh3kb 8 หลายเดือนก่อน +3

    Comin soon 1millon i.a 🎉❤chanel aan ku daydo 😊

  • @MohametYare-rp3qu
    @MohametYare-rp3qu 8 หลายเดือนก่อน +7

    Macalimuu Omar 👍

  • @mahadsiciid9706
    @mahadsiciid9706 8 หลายเดือนก่อน +7

    1M coming soon

  • @abdisalamvoice7124
    @abdisalamvoice7124 8 หลายเดือนก่อน +5

    THE BEST TH-camR❤❤❤❤

  • @maryan2620
    @maryan2620 8 หลายเดือนก่อน +1

    1 million coming soon insha allah ❤❤❤❤

  • @MuhyoTinishow
    @MuhyoTinishow 8 หลายเดือนก่อน +6

    Siyaasiyinta somalia askartiibaa waxkala shacabna warkooda daa

  • @husseinabdullahi1932
    @husseinabdullahi1932 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah allaha ku dhowro adduun iyo weligaa dhib Alle kuma tuso islaamkana quluubtooda allaha mideeyo

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan ahay qof somali ah oo saliim ah oo ku nool Somalilnd ama Waqooyi kuna kalsoon oo ku faana siyaasigayga ABDIKARIM AHMED MOOGE LIIBAAN Moyar of the City 🎉❤

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 8 หลายเดือนก่อน

      Well done 👏

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 8 หลายเดือนก่อน

      @@ashaoali8020 ❤️🙏

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @amiircaamir8380
      @amiircaamir8380 8 หลายเดือนก่อน

      Legenbaa tahay zxp , horta somaliland , iyo somalia ninkani muxu dusha isaga saaraa 😂😂😂

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 8 หลายเดือนก่อน

      @@amiircaamir8380 ninka aqliyan mafadhiya isdhahay siyasada iyo soomali nimada ukalsocnen🤣

  • @MQadar-gb7by
    @MQadar-gb7by 8 หลายเดือนก่อน +9

    Waa sax dadka waxee kugu tageerayaan moqifka aad ka qaadato qadiyadaha muslimiinta

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 8 หลายเดือนก่อน +4

    Anigu waxaan aaminsahay mawqif in la qaato waxaa ka fiican in ficil la sameeyo, waa hadii mawqifkaagu dhab yahay, laakiin turkigu kaligii kuma dhiiran karo kulamana taliyeen inuu ku dhiirado sababtoo ah israail reer galbeed oo dhan baa ilaashanaya sidaas darteed waxa la raba wadamo badan oo sida turkiga ah oo hal mar ficil fiican sameeya oo caawiya reer falastiin, laakiin hal wadan waxba uma qaban karo, mahadsanid wll omar

  • @MohamedAbdikaream
    @MohamedAbdikaream 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waa mahadsantahay sxb

  • @Forex-xusen
    @Forex-xusen 8 หลายเดือนก่อน +6

    Somalia turkiga ❤

    • @M.KhadarAhmed
      @M.KhadarAhmed 8 หลายเดือนก่อน +5

      Waxaas waa fikrad lagaaga aqli badiyay isku tasho adi dowlad shisheeye waxba kuu qaban meyso

    • @salmaadan6509
      @salmaadan6509 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@M.KhadarAhmed 💯

    • @MABRUUK
      @MABRUUK 8 หลายเดือนก่อน

      @@M.KhadarAhmed 💯

  • @bintuzahraa
    @bintuzahraa 8 หลายเดือนก่อน +1

    《 إن الذين فتنوا المؤمنين والمؤمنات ثم لم يتوبوا فلهم عذاب جهنم ولهم عذاب الحريق 》

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi 8 หลายเดือนก่อน +3

    1m hambalyo ustaad cumar

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 8 หลายเดือนก่อน

    ilaahow ha u gargaaro falastiin aamiin yaarabi

  • @abshiramursalabdullahi6147
    @abshiramursalabdullahi6147 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hadal lee oo wadaaaa waligaa ma aragtayn aso walalahena falastiin garab istaaag buuuxa siinaayo aan ahayn hadal
    Hadal hadu wax tara soomaalia ayaa mel ku gari lahyd oo madaxdaydna af macaanida ay ku hadlaan ay hormar ku gaari lahyd 💔ordugaaan wax lagu taagerikaro ilaa hada muu qaban
    Muslimiinta allh ha mideeyo
    Walalahyn reer falastiin🇵🇸allh garab kooda ha ahaaafo
    Dadki dhan way fiirsanayaaaneee uuuuun💔

  • @MoAamiin-oq6vq
    @MoAamiin-oq6vq 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wll cumar 1m coming soon I.a❤😊

  • @sahroahmed5665
    @sahroahmed5665 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah yubarik 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴

  • @abdullahiabdi123
    @abdullahiabdi123 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wll omar inshaar❤

  • @user-nc1kc5nb7d
    @user-nc1kc5nb7d 8 หลายเดือนก่อน

    Best You tuber🙏🙏

  • @cabdikariimxassan9817
    @cabdikariimxassan9817 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid sxb waad iisoo jawaabtay runtii
    Waxaan ahay taageere waxaan taageeraa erdugan iyo farmaajo si waali ah waliba 😅😂😂

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha u gargaaro falastin

  • @CabdirixiinCali-zp4rh
    @CabdirixiinCali-zp4rh 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul somalia❤

  • @Aidarus369
    @Aidarus369 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah

  • @bintuzahraa
    @bintuzahraa 8 หลายเดือนก่อน

    اللهم آمين يارب العالمين 😢

  • @Warsame95
    @Warsame95 8 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxda Mantaay wadankena Somalia Laaguma Tilmaami Kaaro siyaasi wa Cadoow Reer Galbeedka ushaaqeeya

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waan arkay qoraalkaa Erdoğan waana hadal u qalma qof madax ah oo damiir leh sido kale inuu joojiyey gabi ahaanba xiriirkii ganacsi ee kala dhaxeeyey yuhuuda waa mid taariikhda u gali doona insha allah allahayow reer qaza u gargaar muqaawamada xooji aamiin.

    • @HooyoFadumo-sb1wl
      @HooyoFadumo-sb1wl 8 หลายเดือนก่อน +1

      Inay NATO so gasho ama hubka xamas ka dhamaada moye ciidanka isreal waxba iskuma ahayan waxbana iskama celin karan kaliya diyaaradaha unbay wax ku yihiin kuwaasna usa and Western Countries hadayna ahan lahayn walo yaabi laha kaliya shacabka unbay ka adaguihin

    • @JIMCAALE__10
      @JIMCAALE__10 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@HooyoFadumo-sb1wl aad iyo aad xamas iyo iyaga hadii la isku daayo waala garan karayaa cida kaba ka cararaysa waligoodba tariikhda cid ayey dabada galiyaan kaligood ma istaagi karaan.

  • @Zadaad12
    @Zadaad12 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo kusali nabigena mohamed NNKH♥️

  • @abdallamaxamud4360
    @abdallamaxamud4360 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allh

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii 8 หลายเดือนก่อน +5

    Iso duceya wan murugsanhy 😢

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 8 หลายเดือนก่อน +3

      Walaal qaali ilaahey murugta farxad hakuugu bedelo qalbigan Allah kuu qaboojiyo

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii 8 หลายเดือนก่อน

      @@ashaoali8020 amiin wall

    • @haabiilcali-my3su
      @haabiilcali-my3su 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay murugtaada farxad hakuugu badalo,

    • @user-nc1kc5nb7d
      @user-nc1kc5nb7d 8 หลายเดือนก่อน

      ALaha Haku Cafiyo Wll 🙏🙏

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 8 หลายเดือนก่อน

    Dagaalka gaza waxay inacsiiyeen dhamaan carabtii. Waxaan soo xasuustay gabaygii, nimankii canbuurada cadaa ciil ma bi'iyaane walaalow catowga igadaa carabi waa naage. Viva south africa❤

  • @user-nc1kc5nb7d
    @user-nc1kc5nb7d 8 หลายเดือนก่อน

    Wll Napiga ku saliya ❤❤❤

  • @farxiyruxi7140
    @farxiyruxi7140 8 หลายเดือนก่อน

    Igacawi waxan raba qof daran ina noqdo (Dr)

  • @CaishaAbdiraxman-qd5eb
    @CaishaAbdiraxman-qd5eb 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adoo kle allh noo bdio ❤

  • @tukulishfoodcade3372
    @tukulishfoodcade3372 8 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp video yada mucjisooyinka iyo layaabka aduunka Laga arko sida godad nosoo Badi zxp

  • @user-nc1kc5nb7d
    @user-nc1kc5nb7d 8 หลายเดือนก่อน

    Best TeacHer😮

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 8 หลายเดือนก่อน +1

    Rabigay hana guuleyo

  • @moustapharachidmed3302
    @moustapharachidmed3302 8 หลายเดือนก่อน +3

    Дарова брат👍 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴

  • @khalidchampion4585
    @khalidchampion4585 8 หลายเดือนก่อน +2

    OK iga dhaaf

  • @Drbanta-k7e
    @Drbanta-k7e 8 หลายเดือนก่อน

    1m الف مبروك يا عمر انشر اتابعك من 2017

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ordigan willigay ma taagirin laakin hoogaha waan qadariya waxaan ogahay turkiga inaysan ka jirin dowlad muslim ah

    • @midnimo.jaceyl23
      @midnimo.jaceyl23 8 หลายเดือนก่อน

      Hooge imaaraad ma muslimbaa

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wll cumar inshar
    Jumco wngsn wll
    Wxaan kaa codsanaa in aad noo soo turjuntid
    Hadaladii maalaayacniga ahaa ee aw madaxweyne ku sheega falastine ka jeediyay shirki kuwa midowga carabta isku sheega ay qabsadeen iyo hadalki raisul wasaaraha somalia ka jeediyay
    Shukran

  • @HusenApdi
    @HusenApdi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Omar inshar 1m coming soon

  • @drmahadmohamed8962
    @drmahadmohamed8962 8 หลายเดือนก่อน

    M a sxb hambalyo 1m oo saaxibo ah❤

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 8 หลายเดือนก่อน +1

    SubhaAllah

  • @alisaid6298
    @alisaid6298 8 หลายเดือนก่อน

    Waa iraan

  • @zakidaud649
    @zakidaud649 8 หลายเดือนก่อน

    Omar inshaar Bro Waxaan Ahay Qof Mudo Badan Kugu Xeran Kuna Dhageysta Marka Sxb Sidaadi Hore Wax Ayaa Iska Bedelay Marka Naga dhaaf Mooduuca Aad Ka Hadleyso in aad Ka baxdo Aad Wax Kale Nagala Hadashid Chenel Podcast ayaa Leedahay Midkaas Ka dhigo Waxaa inta Ka sheegaysid Marka Halkaan Sida Podcast Cml Ha Uga Hadlin 👍

  • @AbdimajiidMohamed-q9d
    @AbdimajiidMohamed-q9d 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks again 😮

  • @nimanali2107
    @nimanali2107 8 หลายเดือนก่อน

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم إنك حميد مجيد ❤❤
    First like 👍🏻 and First comment

  • @MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
    @MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah 🤩

  • @Dhugasho2
    @Dhugasho2 8 หลายเดือนก่อน +1

    1m come soon

  • @CaliqaasimCalas
    @CaliqaasimCalas 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Cumar aad ba kuu salaamayaaa.
    Waxa somaliya duqaymaha ka gaysta Maraykan keliya maahan, isbuucii la soo dhaafay Turkey ayaa duqaymo ku dishay Caruur iyo Hooyooyin somaaliyeed gobolka Shabeelada Hoose.

    • @maahir376
      @maahir376 8 หลายเดือนก่อน

      Hala duqeeyo alqushaash niyow

  • @NasraSheeqxuseen
    @NasraSheeqxuseen 8 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @ibraahiimabdulaahi2024
    @ibraahiimabdulaahi2024 8 หลายเดือนก่อน

    1m I.A prother🎉❤❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 8 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 8 หลายเดือนก่อน +2

    Carabta ugu mowqif adag way ka aamuseen😢😢😢

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kamay aamusin way ka hadlan, ee waxayna muujin isgrabtaag ciidan.

  • @HadaafeDaud
    @HadaafeDaud 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ustad wa ku taagera lkn waxan kugu nacay markasta hal erey le kuso cilciliney marka ad kahadleysa siyaasada somaliya wana ciidanka shisheeya waxas naga cun wa kudaalnay hadalkas wax kala noken blz

    • @Xafso25
      @Xafso25 8 หลายเดือนก่อน

      In aan lagu daalno maha ee waa in aaan ku bararugno afrika oo dhan wan qabsan karnaa hadan u istaagno dalkeena lkn anaga awoodena ma aragno geel iska socda ayan naga bal eega burundi oo capka faqriga afrika uqaaday ayaa na ilaalinaya ayan amin sanahay sorry

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 8 หลายเดือนก่อน +3

    Idlib dadkii suniyiinta aha ee halka ku noola wa u dhaqaaqay karabakh iyo xurayntiisa wa u dhaqaaqay badbaadinta xukunkii libia ee daciifka ah wa ka badbaadiyay haftar duulanki foosha xuma ee dhaqale miltarina ku xigay ee lala maagana qadar wa u dhaqaaqay hadaba qaza ma meel xun bay ka gashay mise wuxu ogaaday in dhibaato u kale kulmi doono taasina ay keni karto burbur ka badan ka hada jira sidee grn mayno lkn 😊ninkka wan tageersnahy sida u ka yeelay turkiga iyo meelihi kale dunibada muslinka

    • @maahir376
      @maahir376 8 หลายเดือนก่อน +1

      Qaza meel,uukagalonmalaha Xad,uukaweeraro xitaa malahan
      Masar,iyo lubnaan ayaa xadka ufadhiyo waana cadawga turkiga

    • @ismail.mo77
      @ismail.mo77 8 หลายเดือนก่อน

      wadan kaliya waxba uma qaban karo gaza maanta, sida israaiil reer galbeed oo dhan u garab taaganyihiin ayaa loo baahanyahay wadamo badan oo islaam ah oo u garab istaaga

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 8 หลายเดือนก่อน +1

    Falastiin Waxa Laynaya Waa Dadka Ilaahay Ugu Neceb Yahay Adoomihiisa Yahuud Lkn Somalia Waxa Ay Shalay Tacadi Kula Kacaysa Walaalahood Somaliland Ilaa Hadana Somali Oo Dhan Ay Ka Xun In Ay Hormar Gaadhaan Balse Maanta Nabada Somaliland Ka Jirta Waxa Rajaynaysa Somalia.

    • @AbdiSalam-c7v
      @AbdiSalam-c7v 8 หลายเดือนก่อน

      Hhh😂😂😂

    • @AbdiSalam-c7v
      @AbdiSalam-c7v 8 หลายเดือนก่อน

      Somaliya iyo Somaliland manba aan Laga hadleynine maxaa ka wadaa dee

  • @Aniso.yarey.channel
    @Aniso.yarey.channel 8 หลายเดือนก่อน

    Asxabta qaaliga please isoo booqda routines qatara soo dhigaaye ❤❤❤

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 8 หลายเดือนก่อน

    Omaaar. iishaar❤

  • @radwanofficial1913
    @radwanofficial1913 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar inshar wa somali di xalasha aheed zhp wan gaadhi dona meel fican

  • @aydrusabdi8156
    @aydrusabdi8156 8 หลายเดือนก่อน

    Cumar inshaar waxa aad Mooda nin kaligii wax yaqaana adero dalkan adeerkaa ayaa gubey somalia 🇸🇴 isagaa ayaa halkaa umada gaadhsiiyey

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah 8 หลายเดือนก่อน

    Cid walba oo lug kulaheyd xasuuqaa walala xisabtamidona one day wlhi😭Waxa kasocda Palestinian wlhi wax waladaawankaro mahan qof walba oo Damir leh umadulqadankaro xasuuqa foosha xuun plz plz plz help people Gaza cidii wax haysatoow caawiya dadkaas😭😭😭😭😭

  • @nurhassan543
    @nurhassan543 8 หลายเดือนก่อน

    7k ayaa kadhiman 1M. aan isla socono xisaabta

  • @MohamedAhmedey
    @MohamedAhmedey 8 หลายเดือนก่อน

    Hadalahaada waa run 100%100

  • @lilymohamedmohamed2660
    @lilymohamedmohamed2660 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad omar dowladena dhinac wngsn io dhinac xunba lawdaba weladahay lkn adiga wxa marwalba kahdasha dhinceda xunlee mrka cadalinoqo dhinaceda sana sheeg ❤

    • @AdenMohamedDuone
      @AdenMohamedDuone 8 หลายเดือนก่อน +1

      Maxay ku wanaagsanyihiin
      3 kasheeg.

    • @lilymohamedmohamed2660
      @lilymohamedmohamed2660 8 หลายเดือนก่อน

      @@AdenMohamedDuone ani ahanteda wxan ahay qof dhalinyra ah o aan wadankisa mel ogabixin lookana shegenan marxladaha kaladuwan ee u marayo
      1. Wxan ahay dhaqtar kaso shaqeyay midkamada isbitalda publicka ah waliba si
      volunter ah wana meshan kubartay dowladnimda mcnkeda qeyb kamida waxkasta o yaala isbitlka wa free kunadarso dawoyinka qar io agabyda qar o yalaa prive hostalka lakamahelo bukanka magaca leh io kan aan lahena isku siloku shaqeya kunadarso bukanka dinto aso lalatacala case laiskma xiro ilaa gudi kamadax banan sokala cadeyo underline cause dhimshda so and that is what happen international govermental hospitals.
      2.amniga oo said isbadal weyn ukusocdo taasna wxaa siwacan udaremikara qof muqdisho aan meel ogabixin last 20year falalbdan oo xasusta ka goilana hortisa kadhcayn
      3.manhagka waxbarasha ee dowliga ah inkasto oo aan nasib u yelan oo mrkan dhameyay dugsika sare kadib usobxay hda wan aqriyay wana meshan kadaremay farqika weyn ee udhxeya kii aan kusodhigty ee laku magcabay dalada safe io kan hda ee nidaamsan..
      Lkn nasib xumo dadkena dhalisha ufudud badalka bogadinta kolay dhlinta wadanka kusugan waxwalba wa ukalacdahy lkn kuwa nagamaqan yanan picture qaldan wadanka lakawada tusin👐

    • @ghst4487
      @ghst4487 8 หลายเดือนก่อน

      Wax wanaagsan oo dowlada somali laga sheego miyaa jira

    • @MABRUUK
      @MABRUUK 8 หลายเดือนก่อน

      Wanageda iyo Xumatadedaba inta la gaarin Su’alahan iiga jawab
      -Dowlada Somalia Kitabka Allah miyey umada ku xukuman mise Dastur Gaaleed oo gacanta lagu qoray?
      -Maxa walalo ka dhigay Dowlada Ethiopia io Somalia, Mareykan io Somalia iwm?
      Adigo mahadsan iska daa caadifada wax walbane waxa ugu horeyo Sheyga inuu Allah Rali ka yahy marka sheyga wanagiisa inta la gaarin su’alahas is weydii jawabahoda kitabka io sunnada nabiga scw u raadi insh allh😊

  • @abdAlmajedSaleh
    @abdAlmajedSaleh 8 หลายเดือนก่อน

    alsalam calykum