4:20 this is what we call optimistic and pessimistic people, The mother is desperate and she really give up on the life therefore she's pessimistic person while the son and daughter are trying to fight and they're optimistic people By the way this is a nice series and I like the way they've put this great effort into it.
Alla saxibtinimada dhabta ahi wataa waxan so xasustay gabar aan saxiib nhy markan inta israacno so labano e guryahena kala aadeyno cabaar intaa u istaago baan firinjirey ilaa intey guriga ka geleyso😢😢😢 hada mudo badan baan is mognhy wallhi wa uxiisay saxib allaha ii kaa dhowro😊😊❤
Maxamed magacagii Nabigeenana wuu wata qeyb qiima badana waa ka jilay filmkan, adigana Alle ku mahdi hadii aad gabdha tahay Alle siiyay saxiibad nafta aad nafta u huri karto iyana kuu huri kartaa, waxeey ka mid tahay Nimcooyinka Rabbigeen bixiyo iyada oo lagu jiro waqti dadkii wanagsana ay yaraadeen. Jimca Baraka
Filmka afar qof ayaa wax jilitaanka ka soo baxay waa 1. Hodan 2 Sabiriin 3 hooyada Ruun iyo canugta yariista ah dadka inta kale xoogaa training ah bay u baahan yihiiin
Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
Adna sidoo kale and wllo❤️🩹👸🏻
Amiin wll ❤🤲
Aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin
Aamiin wll sido kalaa adna
Amen yarabi
Wuu Ku jeclaa wuuna Ku soo ducaanyn jiray Adigoon aduunka joogin 😘 cidkale maahe waa Nabi mahamed scw ❤️
𝐒𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰
Scw scw scw
Scw scw❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤
Scw
Nolosha dhabta ah eee tagan manta unbuu filinkan qalbigyga tabtey🥹🥹🥹
Agtarada walashed in ninka laga qado inta ku faraxsan like
😂😂❤❤😂❤
Kkkkkkk wlh daacad baan u qosley kaale niyadeyda miyaad ku jirtayna
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Sallalahu calayhi wasalam ❤
Scw scw SCW scw scw SCW scw scw SCW scw scw SCW scw scw SCW scw scw SCW scw scw SCW scw scw SCW scw scw SCW scw scw SCW scw scw
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam wll waad mahadsantahay Saad noo xususisay
Scw
Illahey ramadanka cafimad iyo farxad hanugu gaarsiyo dhamanten murad ban leyahay iso duceya adinkane muradkina allaha sahlo
Aamiin❤
Adna alle hakuu sahlo muraadkaaga😊
@@Quruxsan_Halawiaaaamiin wlshey❤
Aamiin ilaahay Ramadan ha ina gaarsiiyo hana inaga aqblo adigana muraad kaga hakuu sahlo
@@Ilhansweet aaaamiin wll
Waa habeen jimce ah azxaapeey aan kuwada salino xapiipkeena waxaan jeclahay inaan idin xasuusiyo waxyaalaa wanaagsane❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
Scw scw scw❤❤❤❤
M.a wax la is xasuusiyo oo ugu wanaagsan❤❤❤
Scw scw scw
Scw
Qofkasto qoralkan akhrinaya wan salaamaya ilahina ramadanta nabad iyo barwaaqo hay inagu gaadhsiiyo 🤲🤲
Aamin
Amin
aamin
AMIIN 🤲 🤲
Amiin wll
Aan badinno saliga xabiibkeenna Muhammad
Waaxay waxanoo dadaa ee iga soo horeeyay oo meesha mad dhex jiifteen😂😂
anaba yaabay😂😂😂
Hadii qof aad Xidhiidh Wadaag tuhiin Ha Iska dhaadhicin inaanu waligaa kaa tagayn
Hasamayn xidhiidh iyadon rerku ladnayn ama aanad adigu wax hayn wan idin salamay dhalin yaradaydaay🥰❤🙏
mahadsanid
4:20 this is what we call optimistic and pessimistic people,
The mother is desperate and she really give up on the life therefore she's pessimistic person while the son and daughter are trying to fight and they're optimistic people
By the way this is a nice series and I like the way they've put this great effort into it.
Exactly, you have nailed it
Sabiriin qurux badanaa maanzha allh
Saaxiibka wanaagsan waa kan uu leeyahay ee ziyaad oo kale oo garabkaaga ah mar kasta .
Kan xuna waa ka jaajaale .
Wll igula sali xabibkena
محمد صلي الله هليه وسلم❤🎉
Scw scw scw scw
Kusali nabiga Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxyabaha wakhtiyadan danbe socda ayuka turjumaya filinkan ALLOW ha inagu garsiyo fararxad iyo cafimaad ramadankan inaguso socda ya Rabbi 🤲🤲
In. Ilaahy. Salada. Ii. Fudaydiyo. Igu soo. Duceeya
Nolosha miyigu ma soo saarto dad qlafsan waxay soo saarta dada maskax fiican Oo jawi dagan❤❤
ani musalsalkan waxba kama fahmin gabdha jingada dagan umban u dawada quruxdeda masha allh reer somaliland ta iso radiya
Yaaah😂
@@amiish372 inkaar hesho ma rabta an ka qarabte😅
Maxad tidhi wll kuma Maqlee
Allah is one ❤
Noola soo dhakhsada filimka oo malin walpa nosoo daaya filimka❤😢
Real life in all Somalia family 😢😭😭
Haa walahi 😢
Filinkaan Iyo roleka uu siyaad ka leeyahay Caawa anee dhab ii heysataa
Blse illahey baan talada u dhiibtay
Insha allah waxbana igama halaawi doonaan😢
Alle weyne waxaan idiinka rajaynaya naxariista eebe
Sido kale mcnto ❤
wan jeclahay Hargeisa❤
Ax yaa filim aktarka siyaad waan salaamayaa bahasha uu soo dhigayaa zxp
qofkii qoraalkayga arka igu soo duceeya hooyaday macan alle idinka raali noqdo mhd snd
Aduun iyo aakhiro xasanaad allaha siiyo hadey xanunsantaneh allaha caafiyo
Ilahay cafimad haa siyo Hooyo 🙏🏽
Waa muuslsal Qimihisa wata oo waaqiica kaa turjumyaa Hormar wacn dhantiin Qorag iyo jiilayasha
Alla saxibtinimada dhabta ahi wataa waxan so xasustay gabar aan saxiib nhy markan inta israacno so labano e guryahena kala aadeyno cabaar intaa u istaago baan firinjirey ilaa intey guriga ka geleyso😢😢😢 hada mudo badan baan is mognhy wallhi wa uxiisay saxib allaha ii kaa dhowro😊😊❤
Waa cajiib ee xalqadaha danbee horrey uu soo gudbiya fadlan
Sxbka dhabta Ah si walba oo Aad igu xanaqdo ama uu san dabecad u lehen kama dhanayo qalbiga Love you sxb wllhi ❤❤
Aamiin wllo mushtaaq mohamadey
❤❤❤❤
Asc xogmaal. Filiinka.soodadajiya.oo.soobadiya xoogmal guul❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
iLamadii Qarsoneyd ❤🎉 Bahda XogmaaL Media
Salalahu calayi wasalam
We uu so dhacay🙇♀️🥰
Walahi waan idinku xidhanahye zaaxipayaale zoo badiya parti11
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ya allah dad bay noloshaasi haysataaa
يا رب ارحمنا برحمتك
Amazing I Can't wait ❤❤
Soo daa xalkhada. 11. Waa jahalnee💘💘💘♥️♥️♥️
Jah manta Cidi iigama hor arag🎉🎉🎉🎉
Anigaa kaa hor arkay
Qof wlbo ooo dawado hadu like sari lahayen wey ficnan lehed dadkn maxa kaqaldan😢
Ax ilamadi qarsonayd 😢caawa dareenbu wataa😢
Ha walhi 😢
Wlhi ilmaa indhahayga sodhaftay mana aqaano sabaata 😢😢😢
İnamadii Reer waqooyi shukaansigooda waan uxiiisey wlh😂😅❤anoo rer koofur ah beey lahjadooda xoga ibareen😂❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Oo maad mid uun kala hadhid maad si wada daysay
@@dr.khyriabasheir5064 Naziip xumadeyda wan iska sii wada deeye kwrn🙄😂😂
1 minit buu yaal.wana dawanaya yaakheey naga soo dhakhsada saan idiin sugaynay waan daalnaye
Aawey aarsigii aabahey😢😢😢😢😢😢
mashaAllah hambalyo xogmaal média xayaata dhabtaa ee dadkeena sooalida
Filin wada xasiis ah iyo waqti dheer la sugo xogmaal waa meel walan😊
Thanks xogmal media
Ku sali nabiga cawa jemcee❤n.n.k.h❤
Scw scw scw
When I am watching this film the part of Hodan realy I think that are true live
Wu film dhaafay🥺😭❤️
sabriin & siyad wa top
Number one
Saaxiibka siyaad waa saaxiib dhab masha allh
I was wait more time tnxs my brother
67k Hda iga dhex Aragty Weclcome😁✌️
Alle ha ku caawiyo❤
Cool film 😢❤❤
Qofka Qoraalkeyga Aqirinaya Hooyo hadii ay ku No Shhy alx dheh❤😢
Really i can,t wait this film more than one day❤❤❤
Alle haw naxariiato xaaji wanag.😢
Ilaabay caafimad hakugu gaarsiiyo Abaayo mcn
San u sugayey alluunba ogaa 😂😭🫶
Caawa dad badanbaa iga soo horeeyay wuu soo dhacayaaba ismaan lahan waan idan salaamay dhamaantiin
Maxamed magacagii Nabigeenana wuu wata qeyb qiima badana waa ka jilay filmkan, adigana Alle ku mahdi hadii aad gabdha tahay Alle siiyay saxiibad nafta aad nafta u huri karto iyana kuu huri kartaa, waxeey ka mid tahay Nimcooyinka Rabbigeen bixiyo iyada oo lagu jiro waqti dadkii wanagsana ay yaraadeen. Jimca Baraka
Lambar 1
Axsan filin wlh siyadna wa actor sax ah
Aad baad ugu mahad San tihiin sida aad isugu howsheen inaad na qancisaan waana wacyi galin mudan
❤wan idiinku soo biiray
Musalsalka macn iga dheh😊
Filmka waad nagu yaraysanee inoo soo badiyaaa
Ilaahow ramadaanka rabad nagu gaarsii❤
Masha allha mahad sanadin ❤❤❤
Filimkii ugu xanunka badna aan dawado😭😭😭😭💔
Wow another one❤❤
Tan xasid nimada max ugu wacan horta shaqo aan walashed ahyn ma laha miya 😢
Masha Ahllah
Aamiin
Abaayo mcn
Anoo og inay flim tahyban hda okay wllhi qalpiga 💔😭
Wlhi sidokle آano iska ilmeyey bn arkay wa filim qiradiisa wana caea❤🎉
Walhii film uuu dhafay ❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Kuusaray
Sorry calankii jinkanada sidata marka kuma raci karno
@@kawzarjamasubxanallah
Wleeeeeeeee film kanaaaaaaaaaa❤
qofki ugu horeeyey❤
Walhi waan ilmeeye mana garanayo sababata 😭😭😭😭
Ala Wllo musasalka daqiiqadahA badiya blz🙏
Soo Badiya every day noso dhiga
Filimkaan xaqiqataan qofki faahmaya wuu daremi kaara😢😭😭💔
Sabriin iyo wiilka wabaan isla jeclaaday❤
Xogmal media go forward best films actions interests people's i can't wait prt 11 coming soon insha allah ❤❤😍👍💯❤😊
Best flims❤❤❤❤❤
Filmka afar qof ayaa wax jilitaanka ka soo baxay waa 1. Hodan 2 Sabiriin 3 hooyada Ruun iyo canugta yariista ah dadka inta kale xoogaa training ah bay u baahan yihiiin
First comments 😊
Aminooy wllo man ku la yar hadli karaa?
@@BeautifulGirl-o7f Haa ila hadal wllo
😢😢😢
Hjjuu😊
Hhfryhi😅😅😅😮😮
scw scw😢
Alla odaygi wuu dhinte😢
Away xalqadii 11
Baadiyaan idinka daawanayaaye naga daayadee
Waah waah laakiin minitiska noo kordhiya sxb bayaal waa kahelay runtii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kep going musalsal very good❤