Kaftan - Qaraaxo - Qac | Real Life Camera Team27 Sida Caadiga | Ep2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • #arimaheena #team27 #reallifecamera
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,283,249 subscribers

ความคิดเห็น • 847

  • @Eragatoo
    @Eragatoo 3 หลายเดือนก่อน +336

    Inta video yaashan camal ku haysata likte ii saara😂😂❤

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 3 หลายเดือนก่อน +126

    Macalinka ka dhaafa kaftanka iyo ciyaarta zaidka ah Xafidul Quranka ama culumada wa la sharfa wana la ixtirama ❤

  • @asmaabashir8125
    @asmaabashir8125 3 หลายเดือนก่อน +96

    macalinka ciyaarta ka daaya wan ogahay wad kaftamysaan but still wa lga qurxoon yhy sidan ina ugu ciyaartan qof wayn
    lkin team 27 wan wataa gar iyo gardaraba

  • @Maryanismacil-lq9bx
    @Maryanismacil-lq9bx 3 หลายเดือนก่อน +20

    Arimahena waxa yabaha codka naga jaraysid naga daa madama ay tahay camera real life😂😂team warjacli like❤

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 3 หลายเดือนก่อน +68

    Sundus ugu qurux badan cawa inta mesha ka muqataa❤

  • @FartunCadey-jr7ci
    @FartunCadey-jr7ci 3 หลายเดือนก่อน +40

    Inta so arakty maclinka marku maclimo furaha uso dhipye oo faadil igu geeey la dhahye😂😂😂😂😂like😂😂

  • @marianjama5776
    @marianjama5776 3 หลายเดือนก่อน +17

    Waa dad wada jooga hadan kala jooga ,waa xaqiiq bulshada maanta ey ka turjumi.thank you Arimaheena

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 3 หลายเดือนก่อน +90

    Inta kuheysato barnamishkan arimahena nosobadi😊😂😂

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq 3 หลายเดือนก่อน +90

    Inta wiilkan ila jecel love saara ❤❤❤

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 3 หลายเดือนก่อน +40

    Team macalinkena one like 😊❤

  • @muuminoomarmahadale-oh3rg
    @muuminoomarmahadale-oh3rg 3 หลายเดือนก่อน +28

    Video waku hestaa lkn dhiida naga daaa dhago xanun nagu ridy bisinka 😢😂

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 3 หลายเดือนก่อน +10

    Arimahen sxb mcalinka sida nin wen o mclin ah cml halo xushmeyo wllhi marko dhahay ma igu dhelesin wn ka naxay 16:39 😢😢

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs 3 หลายเดือนก่อน +28

    Macalinkeena wuu iga qosliya walaahi ilaahey ha barakeeyo❤😂😂

  • @Sahra__________908
    @Sahra__________908 3 หลายเดือนก่อน +195

    Allh arimaheena macalinka caawi wllhi waa qof daacad ah oo duruf heeso ka duceso😢😢😢

    • @siciidsheelkh744
      @siciidsheelkh744 3 หลายเดือนก่อน +6

      Durrufta hysa mxy thyna wll❤😂

    • @محمدمحمد-ي1س8ه
      @محمدمحمد-ي1س8ه 3 หลายเดือนก่อน

      waa aqliga somalida​@@siciidsheelkh744

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 3 หลายเดือนก่อน +7

      @@siciidsheelkh744comment yada wxaa ku ncy suuraha qayaaliga 😂😂

    • @faraxabdi3028
      @faraxabdi3028 2 หลายเดือนก่อน

      ?@@Fatuush11😂😂😂

  • @MarcossBC-ml5ln
    @MarcossBC-ml5ln 3 หลายเดือนก่อน +34

    Inta real life ku heysta 😂😂like

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 3 หลายเดือนก่อน +42

    Team camerada wareegta like 👍 saar😂😂

  • @SmartInvitations-c1k
    @SmartInvitations-c1k 3 หลายเดือนก่อน +25

    Waaku heesanaa anaga nooso badi caawa team wee kala maqnaayen ayagoo dhameestiran rabanaa ❤

  • @zedriina
    @zedriina 3 หลายเดือนก่อน +34

    Anaga wa wadaan real life t27 😂😂😂

  • @Qu681
    @Qu681 3 หลายเดือนก่อน +20

    Wcs wllkey arimahena gar iyo gardaro ani wanku wata ❤❤❤❤❤waba xarabo cadiya haga jajin un markan la qabsano😂😂😂😂😂😂😂

  • @anilabdulaahi4803
    @anilabdulaahi4803 3 หลายเดือนก่อน +24

    Macalinka TH-cam cadi ciyaalka xaafada ka dhigteen😂😂😂😂😂

  • @SamiiraCabdullahi-yz3zu
    @SamiiraCabdullahi-yz3zu 3 หลายเดือนก่อน +23

    Arimehena waaku haysan waxan camal noso badi😂❤

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 2 หลายเดือนก่อน +4

    Bilaa respect u jedaa macalinka kadayaaa waxa ku wadaaan 😢

  • @HayatAbdallah-r5e
    @HayatAbdallah-r5e 3 หลายเดือนก่อน +10

    Mandheer xoolahaa loo isticmaala
    Lkn tan dadka laga jaro yacni olmaha yaryar markay dhashaan
    (EBI) baa la dhahaa
    Taa klena xundhur u aqaana
    From puntland 🎉❤

  • @CabdiFaarax-iz6yr
    @CabdiFaarax-iz6yr 3 หลายเดือนก่อน +19

    Arimaheenoow macalinka dhowr mar ku arkay adoo sumcadiisa ku cayaaraya
    Macalin diin weeye aa la hor boodaysaan happy birthday uma qalmo macalinka ka daaya

  • @zahroadem4098
    @zahroadem4098 3 หลายเดือนก่อน +13

    Arimahena oo cawa suud wata steel nagu dishey😂

  • @Abshir_Ahmed_hasan1
    @Abshir_Ahmed_hasan1 3 หลายเดือนก่อน +17

    Team Macalinka One Like 👍

  • @AbdulqaadirDaahaa
    @AbdulqaadirDaahaa 3 หลายเดือนก่อน +16

    Arimaheena. Taageero 1 kuu ahay

  • @Sabnaayariisey
    @Sabnaayariisey 3 หลายเดือนก่อน +9

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz plz plz plz plz plz ❤❤❤❤❤

  • @abdisamadsiijey4554
    @abdisamadsiijey4554 3 หลายเดือนก่อน +25

    Dumashi miyaa ku cazuumtay neh ...inta igu raacsan like 👍 saar asxaabta 😂

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 3 หลายเดือนก่อน +5

    Arimahena dhuud naga dhaf walhi wa dhibsane axsan ka goy. Dhagaha eber noga dhigte wah🥲😌😌

  • @maskiiney
    @maskiiney 3 หลายเดือนก่อน +27

    Like isaara inta iga danbeso 😂😂

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett 3 หลายเดือนก่อน +4

    Arimaheena hal mid noo samee noh Real live ba hadii aad dhahdy mxaa wax nooga qarqarinee dhiidh Naga daah dhexglineysid 😮😅

  • @drrana6881
    @drrana6881 2 หลายเดือนก่อน +2

    malaysiya guriga reer xajiyo ayaan ugu jecelahay walalyal i faraxsanaada🙃😊 arimaheena meelin walba no so duub vedio yadan waanu ku haysana

  • @SumayoAbdulaahi-ut8nb
    @SumayoAbdulaahi-ut8nb 3 หลายเดือนก่อน +16

    markii asad uu fiirinaye xundurta macalinka cumeer wuu is fiiriyey😂😂😂😂

  • @hananabdullahi9223
    @hananabdullahi9223 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilma hagio
    Gob baa tihiin
    Saa macalinka u garab taagan tihiin
    Iyo qofkastoo garab ubaahan

  • @Najaax101
    @Najaax101 3 หลายเดือนก่อน +5

    Macalinka ciyaarta kadaaya kaxishooda 😮

  • @Amiira96
    @Amiira96 3 หลายเดือนก่อน +16

    Macalinka maskin waye allah ha dhaafo qof quraan xafid ah oo miskiin ah weligaa ishiisa iska ilaali
    Team ari.ahena 1.5m aan gaarsino

  • @Iftinsheeno
    @Iftinsheeno 3 หลายเดือนก่อน +4

    Macalimow suu cawa igu qosliyeylee camira meshaa ku arko waa ka dad sanaa😂😂😂

  • @abdinasirsharifhussein7370
    @abdinasirsharifhussein7370 3 หลายเดือนก่อน +22

    Macalimu Maskin Waye wallaahi Bilaahi Tallaahi

  • @AyuushPea
    @AyuushPea 3 หลายเดือนก่อน +5

    Macalinka 😅😂 sidee nayeeshay neh 😂

  • @najmaabdikareem164
    @najmaabdikareem164 3 หลายเดือนก่อน +3

    Arimaheena noo wad badlkii cmrda wareegta nogu bdl 😂😂

  • @SahroMahamed-o5u
    @SahroMahamed-o5u 3 หลายเดือนก่อน +5

    Team xundun😂😊

  • @nasrinali2996
    @nasrinali2996 3 หลายเดือนก่อน +1

    Koko aya saxsan mandherta wata ilmaha laga jaro eela aaso xunjurna wa tan calosha ku taal

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 3 หลายเดือนก่อน +4

    13:41 cumeer maxaa samaysay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @carab527
    @carab527 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus video iyada bur burinooso dulqaad la .aan mrka iyada saas ah anaga kwrn 😂😂

  • @hamda8992
    @hamda8992 3 หลายเดือนก่อน +7

    Real life fami waaye soo badi wllkay 😂😂😂😂😂😂

  • @NajmaNayloon
    @NajmaNayloon 2 หลายเดือนก่อน +3

    Macalin ka ixttiraam gooni ah Haloo muujiyo team 27

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 หลายเดือนก่อน +99

    Team cumeer one like 👍

  • @Sumayasuusu7
    @Sumayasuusu7 3 หลายเดือนก่อน +6

    Xudun waaye😮

  • @awomustaphe6526
    @awomustaphe6526 3 หลายเดือนก่อน +6

    Arimaheena wlhi real life wnku heesanaa😂😂❤

  • @سوسنابراهيم-ب8ل
    @سوسنابراهيم-ب8ل 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qamiiska blue ga ma dhiga miya mclnka 😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 3 หลายเดือนก่อน +4

    Alle Arimahena macalinka garab sii marwalba daruuf wa kamuqataa wlh

  • @Samia___Ahmedn
    @Samia___Ahmedn 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gududow uxiisneeh xageh kabaxay

  • @MaxamedshabelChannel
    @MaxamedshabelChannel 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Buuf lahaynine Xudun baa loo yaqaana😂😂😂

  • @shaaafciibraahinshaaficiii9769
    @shaaafciibraahinshaaficiii9769 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jooji barnaamijkan
    Macalinka ixtiraama

  • @NuuxtaniNuuxtani
    @NuuxtaniNuuxtani 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yes baabka jacay macalinka kaa aqwer 😅

  • @Aza_7
    @Aza_7 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maclinka timihiisa waa burko 😂 anaa og mclinka timha shalan kushaley 😂😂

  • @nasricabdi5908
    @nasricabdi5908 3 หลายเดือนก่อน +3

    Big fan somali one 1 old TH-camr arimahena

  • @XamdimaxamedmaxamuudXamdi
    @XamdimaxamedmaxamuudXamdi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa kuraaxeeeeeysanay 🙈Arimeheena Thank you so much bro🙏 anaga waa kuwadana madaxa noo sarantahay taliyow🫡✌️ muuqaladaan Noo soo badi yqey😅

  • @zadaammoha952
    @zadaammoha952 3 หลายเดือนก่อน +6

    Arimahena Happy Boy Ayaba Iga Dhigtaa Nio Markan Kudawado

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 3 หลายเดือนก่อน +2

    Umbilical la dhaha mesha godan calosha as a doctor❤ arimaheenaa😅 sas u ogow

  • @FartunCadey-jr7ci
    @FartunCadey-jr7ci 3 หลายเดือนก่อน +7

    Maclinkan funny wye wllhi😂😂😂😂

  • @husniowomar5477
    @husniowomar5477 3 หลายเดือนก่อน +6

    From mandera 💖

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 3 หลายเดือนก่อน +1

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉
    LAANGAABKA NO REPLY ❌ 👿 🖕🏾

  • @kims-s9r
    @kims-s9r 3 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣🤣wlhi macalinka qosol ayuu NAFTA igaga qadey

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 หลายเดือนก่อน +3

    Macalinka qosol bdanaa wadnaha I istaajiya😂😂😂😂😂😂😂

  • @Nah-b9b
    @Nah-b9b 3 หลายเดือนก่อน +1

    BUUF ka hooyada aa maqli jiraay show wa xudhuurta😂😂😂

  • @abdirahmantajiri9748
    @abdirahmantajiri9748 3 หลายเดือนก่อน +4

    Arimehena macalinka wojacelyayay❤

  • @NastahoMaham
    @NastahoMaham 3 หลายเดือนก่อน +1

    macalinkena kkkk😂😂😂

  • @XASAAASI
    @XASAAASI 3 หลายเดือนก่อน +4

    ARIMEHEENA WAAN KU HAYSANAA PART 3 KAGA FADHINNNA WALAALKA

  • @falisa576
    @falisa576 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaaya dhalinyaro wiilashiina weliba
    Xurmeeya macalinkeena kaftanka
    Badan ka daaya iyo dacaayada

  • @abdulahisomane1
    @abdulahisomane1 2 หลายเดือนก่อน

    I am watching you arimeheena from mandera ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @azmaxiin5675
    @azmaxiin5675 3 หลายเดือนก่อน +1

    Arimehanow malmahan pila camalad noqotay😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 3 หลายเดือนก่อน +1

    Arimaheena sxp hal talo Aan idin siiyo Macalinka waa maskiin waan ogahay waad kafta meesan lkn yuuna idin nicin macalinka

  • @apDeiKMuHTiin
    @apDeiKMuHTiin 3 หลายเดือนก่อน +2

    walHi saaxip QaliaH macaLimow waa Qof Qalbi wanagsaN mnchallha 😂❤

  • @ramishally
    @ramishally 3 หลายเดือนก่อน +1

    buuf from barawe 😂😂😂

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 3 หลายเดือนก่อน +2

    Arimeehena mcalinka kushidatay this days 🤣🤣

  • @HarounParejo
    @HarounParejo 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wraa arimaheena samigayga ayaa jooga beeh Malaysia

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 3 หลายเดือนก่อน +8

    Xundhun iyo xudun labadaba waa layiraaha lknse kan kale aad shegaysaan weligay ma maqal

    • @abdirahmaanak9611
      @abdirahmaanak9611 3 หลายเดือนก่อน +1

      Haa zxp putland iyo somaliland baa loga yaqaan

    • @amiiraxamuudi4593
      @amiiraxamuudi4593 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdirahmaanak9611 aad iyo aad am from puntlander

  • @Sacdiyamaxamuud-x6z
    @Sacdiyamaxamuud-x6z 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xundhur weye😂😂

  • @farxaandeeq3734
    @farxaandeeq3734 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xudun from Somaliland

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 3 หลายเดือนก่อน +2

    Macalinka wa legend weyn wa kadaadsanaya kulaha 😂😂😂😂

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 2 หลายเดือนก่อน

    Arimaheena see cml jaakadii aad wadatay waagii aad CK soo dhaweyneysay 2019 kii ayaad Maanta wadataaye😅

  • @Worldwide-supporters
    @Worldwide-supporters 3 หลายเดือนก่อน +2

    Arimahena MANDERA watqnye mgaldeyda🎉🎉

  • @ciisenuure9833
    @ciisenuure9833 3 หลายเดือนก่อน +1

    Macalinka waa tabartay wlhi 😂😂😂😂😂

  • @NaciimaCqani-eq7me
    @NaciimaCqani-eq7me 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉 macalin cocrgilecanc🎉🎉🎉🎉🎉 😂😂😂😂 Qosolkii uuu iga dhamaady beee Astq firullh😂😂😂

  • @ApdicaziizMaxamed
    @ApdicaziizMaxamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xundhur

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hppy macalinka

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 3 หลายเดือนก่อน +2

    macalin kulaha quruxdada keen duube😂😂😂

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 3 หลายเดือนก่อน

    armaaaan gabdho joogaane sifiican ulabiso😂kulahaa😂 maxa kagaley afdherida

  • @maryanclhi
    @maryanclhi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Buuf buuuf buuuf ❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅

  • @sadakmohamett5625
    @sadakmohamett5625 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xudun waaya😂

  • @munamanka227
    @munamanka227 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xundur ma ahan ee waa xudun
    Xudunteyda meshan ku duugan ladhahaa

  • @Abdallehmoha
    @Abdallehmoha 2 หลายเดือนก่อน

    07 07 2003 anba manta waaye 😂 xarfaaney iso duceeya inay nolosha ii kufto

  • @MuhuboCadday-so2bh
    @MuhuboCadday-so2bh 3 หลายเดือนก่อน +5

    Xundur adhahna hada nahay reer puntuland yeees❤❤❤😂

    • @AmishMaan-p1v
      @AmishMaan-p1v 3 หลายเดือนก่อน

      Xudun dheh

    • @MizkMohamett
      @MizkMohamett 3 หลายเดือนก่อน

      Xudun dhe😂

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤

  • @ubaxabduqadir5026
    @ubaxabduqadir5026 2 หลายเดือนก่อน

    Maclinka sida ka daaya waa nin asgiina ah Uu culimo ah mashalha

  • @cudoonhassan
    @cudoonhassan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sharaf malihidiine sheekha ciyaarta kadaaya 😢😂❤

  • @abdirahmaanak9611
    @abdirahmaanak9611 3 หลายเดือนก่อน

    Reer putland 🇸🇱waxay DHAHAAN Xudun

  • @Waddaag
    @Waddaag 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahy ba Ilehe Kuma Fogan Karo Lkn Mclnku Ma Fadhiyo