Asc sheekh mustafa maxaa ku jaban in nabiga csc in la jeclaado maalin kastaa maalin gasr ah aad loo sii weyneeneyo. Yaan laysku mashquulin ha laga hadllo kaliya wixii xun.
Maalin kasta lagu yiri Rasuulka Xus SCW SCW SCW Goor kasto aad tukato ama Gurigada Joogto xuska Nabiga waa Adigoo Ku Saliya Nabigeena lakin inaad Sanad Markii la joogo aad lacago badan uruurisan tiraahdan Nabiga usadaqeenena oo xoolo badan uqashaan Rasuulka Sadaqo Ma Qaadan jirin Mana Oron xusa Sanadkii Hal Maalin Marka ladooda Culumada Diinta iyo Xadiiska Rasuulka aadka uyaqaan
SCW. SCW. SCW .Subxaanallah. Ilaahayow xaqa nagu sug. Jazakaallahu Kheyr Sheekh Mustafe ❤❤❤
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
Shiekh moustafa don't cross the red line
What can do
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw.N.K.H ❤💚❤💚❤💚❤💚❤❤💚
Waaa fog ayuu ahaaa Kaas wax inshaa Allah asagaaba dhigi doono Mardhaw
Sheekh.hakumeereysan.culimada.aadhibta.lahayn.kahadal.nimanka.isqarxiya.eesoomalilaan.hadh.iyo.habsen.dadk.a.dalkane.s.land.xadhkaha.lagaga.hayo.kahadal.khawaarijtaa.
Adeer waxaa wadiin ku lignin waa siyaasad i w m
Sanadkii mar inla xuso nabi scw ayaba diidan tihiine, maalin walba inla xuso see suura gal ku tahay.
Waa cajiib somalidii way ka sii daraysaa waa mufsidiin
Asc sheekh mustafa maxaa ku jaban in nabiga csc in la jeclaado maalin kastaa maalin gasr ah aad loo sii weyneeneyo. Yaan laysku mashquulin ha laga hadllo kaliya wixii xun.
Culimada.saxda.ah.weeyi
HA WAY NADO
Ma ka aqoon badanyahay culimada suufiyada
ASC kan Yaa yiri waa weriye kulahaa qaar kale oo wadadaado sheeganaaya miyey yihiin mise way sheeganaayaan ma afsoomaligaa kugu yar mise sufi qubuuri ah AYÅAD TAHAY
Waxaanad awood ulahayn DADKA hawaydiin maxad uwaydiinwayde khulafaaraadhidiinta miyaanu ka jeceshay Maxy iyagi usamaynwaayey 10:31
Runta uu sheegay maxeytahay beenta uu sheegaayaa , mabeen baa aqoon noqota maweydiisay xagee laguriday hasheegto
Culimadasaxda.ah.eegayigasomaliyeed.laga.yaqaana.waakuwan
Wahaanito.haraacina.diinka.waykabeensheegeen.ujeedkoodudu.waa.siday.umada.udulaysan.lahaayeen.dhiiga.ugajaqilahaayeen.qarax.ugudililahaayeen
Walaahi bidco weeye kuwa bidcada kusheegay baana kusaxan adoo khilaafay nabiga oo sunadiisii daahirka amase muuqatay kutuntay intuu garkiisii xiiray ayuu hadana kudhaaranayaa inuu jid saxan kutoisan
الصوفيه ليس لهم عندهم الدليل الدين متعلقة لاحتفال النبي، والا انهم يستنبطون ما فعلوا شيعة اللتي تحكم مصر.
Abaca gooyaad baad dhalatay baan kamaqlijiray islaamaha naa waa wax dhashay abaca gooyaad
Si walbo war wax lugu fahmikaro loogu sheego suufiyadda maantajoogaa , uma socdaan in ay xaq dhagaystaan
Sheikh mustafa berrina hana dhihin ALLAH ma jiro
Subxaanallah. Allah u toobad keen
Sheeq mustaf ka hadaal idoor dhibta aay Somali ku hayan adon wax kale no sheegin
Idinku maxaad uga doodaysaan weyniintiisa maalintaas hadeyba banaantahay in la weyneeyo oo la amaana
Maalin kasta lagu yiri Rasuulka Xus SCW SCW SCW Goor kasto aad tukato ama Gurigada Joogto xuska Nabiga waa Adigoo Ku Saliya Nabigeena lakin inaad Sanad Markii la joogo aad lacago badan uruurisan tiraahdan Nabiga usadaqeenena oo xoolo badan uqashaan Rasuulka Sadaqo Ma Qaadan jirin Mana Oron xusa Sanadkii Hal Maalin Marka ladooda Culumada Diinta iyo Xadiiska Rasuulka aadka uyaqaan
Shekadi Christmas ka bay Galada Kaso qadeen DHALA SHADA ISSE / Jesus birthday 😡 war Nabi Muhammad Dhalashadayda hala xuso Nama Oran.
Wahaabi.haraacina..katirtira.gayasoomaali
Wahaabiyo.waa.argagaxiso.ujeeda kaliya.leh.oo.ah.dhaqaale.iyo.dhiig.umadeed.oy.ga cmaha.lagalaan..ujeedkoodu.waa.kaa
Cadeen bal Natusi iney Argagixiso yihiin adna bal inaad ku saxan tahay inoo sheeg owliyada aad tiraahdo nafta laqaaday sheikh Abdikadir jeylaani ayaa Nafsadii kasoo Qaaday malikulmoot taas hadaa Aaminsan tahay bal ino cadee?
Wahaabiyo.icctisaam.argagaxiso.ujeedkoodu.yahay.inay.umada.dulaystaan.dhiigodacabaan.
Adigu iska xadrayso oo iska ciyaar dhaantadaada geela qalo culimada is dhaaf inaad saxan tahay isma ogide
Sheik mustafa didn't wrong anyone but told the truth of the matter , sufis are lost .