GEESI WIIL GELEDI OO GEERAAREY - ANMAA GURIGEEYGA LAYGU GOONDIHAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025
  • เพลง

ความคิดเห็น • 65

  • @cabdulahicade3264
    @cabdulahicade3264 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeer cumar guul wacn

  • @AliHassan-sw5ro
    @AliHassan-sw5ro 4 ปีที่แล้ว +1

    Viva K/Galbeed

  • @hoygaqosolqaraaxo9147
    @hoygaqosolqaraaxo9147 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah guul

  • @maxdm1886
    @maxdm1886 7 ปีที่แล้ว +7

    Guul rer digil

  • @abaasali18
    @abaasali18 3 ปีที่แล้ว +1

    Fifa digil goobroon

  • @tatashas5980
    @tatashas5980 8 ปีที่แล้ว +2

    😍😍😍😍😍😍😍🎶

  • @basheyare3077
    @basheyare3077 6 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴🇸🇴👈

  • @afgoyexayaati3131
    @afgoyexayaati3131 8 ปีที่แล้ว +6

    waaaaaaw guuul

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 6 ปีที่แล้ว

    Allah ku caafiyo

  • @hiiraaofficial530
    @hiiraaofficial530 4 ปีที่แล้ว +3

    Waraa Odaweyn Cabdi Maxaad Maxaa Ugu dara Waysay 😡😡😡

    • @ilyasgaming6086
      @ilyasgaming6086 2 ปีที่แล้ว +1

      Ana yaban mexey ugu dari wayen

    • @omarofficial1475
      @omarofficial1475 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ilyasgaming6086 geledi lasheegaba Waa Waa odaweyn giwil cad Cuqdad giwil cad baa heyso kuwaan Alxm ilaah waala badiyay Cidaan ubaahannahy majiraan

  • @gkgugghghcj3256
    @gkgugghghcj3256 6 ปีที่แล้ว +1

    ugudka

    • @MohammedMohammed-kw2lw
      @MohammedMohammed-kw2lw 5 ปีที่แล้ว

      Did an geledi ahay miyad shegan karta afgooye in takale way ku dhalan karaan lkn wa marti

  • @ayaanayaan2784
    @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว +2

    shabeela hooose leee kafahmay

  • @elmicadow9004
    @elmicadow9004 6 ปีที่แล้ว

    olaad maya dhib maya, dambe dhiig maya nabadaa naas la nuugo lee

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 5 ปีที่แล้ว

    shabelaha hoose ila kismayo ila jamame ila jilib ila reskamboni ila banadir ila shabelaha dheexe ila hiraan ila galgaduud ila galkacyo iyo hobyo waa deegaan iriir samale

    • @Hammoodi1995
      @Hammoodi1995 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk kaali digil iyo mirifli wax ka qaadh hadii rag tahay

    • @ahmedabokor5467
      @ahmedabokor5467 4 ปีที่แล้ว +1

      Af nool kumaad hadlin kaalay imow intaas ka dhex dheh walaahi inaad ilmadaadu dhiig isku bedeli dhiladii ku dhashay wasee

    • @ahmedabokor5467
      @ahmedabokor5467 3 ปีที่แล้ว

      Af nool waa hadlaa uun qof nool oo iska hadlay uun kuu arkaa lkn ma awoodid inaad dhex timaadid aad hadalkaas ka dhex tidhaahdid wlhi sida dumarka ayaad u barooran dhiladii ku dhashay wasee

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 6 ปีที่แล้ว +2

    Galidi dad cad cad lee u maleeynayaa jirey ee ma laba haladilo maa jirto

    • @geelleofficialchannelgeell6554
      @geelleofficialchannelgeell6554 6 ปีที่แล้ว +6

      Hani Ahmed klay qabiil walbo cadaan iyo madowba Waa ay leeyihiin lamana sheegee maxaa galadi iyo bagadi loo buun buuniyaa Waa dad boqortooyo ah ayaga iyo biyomaal Waa dadkii taliyaniga iyo boortaqiiska inaga dhiciyey markaasi daaroodku iyo hawiyaha xageey ku maqnaayeen oo maanta somali in ay ayaga yijiin kaliya is moodo fuck them

    • @abdirahman24h
      @abdirahman24h 6 ปีที่แล้ว +1

      Ali Mohammed sxb midaas wankugu raacsanahay daarood iyo hawiye ayaga ayaa manta wadanka xukunta ayaga Oo waliba wadanka burburiyey
      Manta dadkii wadanka usoo halgamay hal madaxweyne ayaga kamid ah laga dhigin hadane waxaa kadaran midaas waxay ku heshiyeen siday siday uqabsan lahaayeen sh.hoose

    • @suldanxaabsadeofficialchan8995
      @suldanxaabsadeofficialchan8995 5 ปีที่แล้ว

      dad cadcad iyo dad madmadwba wey leeyihin

    • @shamsoibrahim6205
      @shamsoibrahim6205 5 ปีที่แล้ว

      Ali Mohamed walaal wa sax reerkan wa Boqortooyo Somalida wa isboobtaaye reerkan lagama bobbin halgankii iyo dhulkii unne xittaa awoowgood baa laga boobay anigu tarikhdan jorayna waan u hayay hadana kan yari wakaa sheegtay goobroontu iney imaam Axmed Gurey kasoo jeedaan, reerkan goobroontu waxey kasoo jeedaan reer layiraa masarre ama missire ee dega Somaliland iyo Somali galbeed reerahuusu wa carab asal ah balse Somaliyobay. dadkanadowna walaal sababo ayey Ku noqdeen qabiilkan.

    • @Hammoodi1995
      @Hammoodi1995 4 ปีที่แล้ว

      @@shamsoibrahim6205
      Kkkkkkkkk lamo goodle shaqadiisa saan waaye, bax warya axmad gurey koonfurta maxaa keeni kkkkkkkkkkkk mooryaannimo heerkaan maad gaarteen kkkkkkkkkk
      Boqortooyada geledi digil iyo mirifli waaye ama xanaaq ama raali ka naqo

  • @ayaanayaan2784
    @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว +2

    wax meesha lagu alifaayo waaye wax jiro meesha keena kkkkkkkkkkkk

  • @exnaasir5510
    @exnaasir5510 8 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkk iinoolaaada beelweeynta Galadi laakin suaal qabaa aniga galadi ma ahi afgooyana waa ku dhashay waxaaana igu danbeesay 30 sano ka hor maxaa talo ah kaligiin maa baladka leh

    • @sareeyegaas4710
      @sareeyegaas4710 7 ปีที่แล้ว

      sxbkeyga waaad ku dhalatay xaqna waad u leedahay kuwa kor ka yimid ayaan iska celineynaa reer gala bakaraaha

    • @munamaxamef7840
      @munamaxamef7840 7 ปีที่แล้ว

      EX NAASIR 55 haaa kaligen ayaa leh dhib maa u aragtaa

    • @abdirahman24h
      @abdirahman24h 6 ปีที่แล้ว +3

      Midaas hooyadaa iyo aabahaa weydii Aniga wan yabay ninkastoo lagudhalo afgoye muxu ushegtaa dhulka galadi
      Anigabo masheegtee cadaado iyo dhuusamareeb
      Waxad aragten maskin nimada galadi hau maleen iney galadi maskin thy boqortooyadeena dib ayan udhisanayaa Lama goodle afgoye dib dambe laguma arki doono insha Allah 💪💪💪💪#boqortoyada galadi#

    • @uual5302
      @uual5302 6 ปีที่แล้ว +1

      king Rufai Tube 😍😍

    • @aliahmed867
      @aliahmed867 5 ปีที่แล้ว

      EX NAASIR 55 me too I was born in afgooye but what is your full name?

  • @ayaanayaan2784
    @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkk
    waxba kama fahmin dadka lee iska fiirinaayaa

    • @abdirahman24h
      @abdirahman24h 6 ปีที่แล้ว

      Maxa kuu geeyey awalba Hadadan ehen reer afgoye fuck u

    • @uual5302
      @uual5302 6 ปีที่แล้ว

      king Rufai Tube kkkk