VTS 01 3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มี.ค. 2014

ความคิดเห็น • 22

  • @saygaruushka6388
    @saygaruushka6388 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allh tolkeygow Wan idin jeclahay intii dhimatay alle ha u naxariisto intii nol caafimaad Ayaan urajeynayaaa

  • @exnaasir5510
    @exnaasir5510 7 ปีที่แล้ว +3

    nabada saaaneeey ku fiiican tahay we love you afgooye magaaladaan ku dhashay waaye viva afgooye ilaaheey nabadaas hanoo soo celiyo aamiin

  • @maahirmaahir7136
    @maahirmaahir7136 3 ปีที่แล้ว +1

    Alloow idin wada Naxariisto reer Afgooye adeer yaalkeey

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v 4 ปีที่แล้ว +3

    الحمد لله على نعمة الإسلام.

  • @fadumoshuceyb314
    @fadumoshuceyb314 4 ปีที่แล้ว +3

    Runtii wa xili aad wangsan xasuusteda ledahay❤

  • @bulshadenamedia9514
    @bulshadenamedia9514 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkeyga reer afgooye

  • @aliabucar4771
    @aliabucar4771  10 ปีที่แล้ว +1

    SANADKII UGU DANBEEYAY ISTUNKA,SANADkii 1990.
    Laashin Cali Xuseen haaruun.(Bob Marley).

    • @yuuyare7727
      @yuuyare7727 5 ปีที่แล้ว

      Ali Abucar yaasalaam waayo waayo

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 9 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaaaaaw xusuuuuuuuuuuuuuuuuuus laashin cali xuseeen haaruun alaaya raxma waayo waayo

  • @xasanabaar7894
    @xasanabaar7894 3 ปีที่แล้ว +1

    O
    O

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 ปีที่แล้ว

    Asalootiwaaye Halsogalooti Ah Majoogo

  • @jibrilamin1440
    @jibrilamin1440 5 ปีที่แล้ว +4

    Sax waaye Nabada saan ayay ku fincan tahay lakin aduunka waxaa nagu gubay kuwo aan xalaal iyo xaaraan kala aqoonin mid baas oo ka yimid meel baas oo wada indho adag dhiiga islaamkana aan xaaraan ka aheen ilaa hadana aan ka toebad keenin islaam bay sheeganayaan 1990 ilan hada qurbaa wareegayaa habeen kasto waxaan jeclahay inaan dalkeyga nabad ku sexdo hadaanan waxba haysan lakin wadnihii baa isin la, nolol tan ucu sareeso baan soo arkay lakin wax waliba hallmar bay is badaleen in 1990, lixbilood baan duur ku jirnay, mar aan kaso safarnay kismayo ilaa muqdisho wada dheer ee isku xirto kismayo ilaa muqdisho wadaas dheer meed baa safnaa even garigaan wadanay wuu dulmarayey ileeh meel kaloo lamaro malahayn ileen waad ku qasbantahay diyaarad mawadatid, waxaan kaloo xasuustaa 1990 wax ka horeeyey everything was free school, hospitals, Medicine i am not Daarood Normal Somali Beleiver, wallah i am believing inaan ahay oo kale Walking dead i hope Mujrimiintan noockasto ha noqdaan in ilaah naga qabto i am tired Qurbo pray for us All any time you keep Sujuud To Allah promise me after reading this Comment and i Love You,

  • @maxamedmaaso2518
    @maxamedmaaso2518 2 ปีที่แล้ว

    Xasus. Hore. Waye

  • @shukrixasan7700
    @shukrixasan7700 3 ปีที่แล้ว

    Istumidu waa xaaraan

  • @aliabucar4771
    @aliabucar4771  10 ปีที่แล้ว +1

    ISTUNKII,1990/kii

  • @ademabdulkadir1262
    @ademabdulkadir1262 2 ปีที่แล้ว

    Sadax gumodo gibilcat iyo sadax gumodo gibil madow gurigoda sabiit iyo canole

    • @ademabdulkadir1262
      @ademabdulkadir1262 6 หลายเดือนก่อน

      3 daxda gcad wakda begedi iyo shiqal iyo geledi

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v 4 ปีที่แล้ว

    ilaahay ayaa naga badbaadiyay jaahilnimadaan

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 2 ปีที่แล้ว

      Maan gaab ilaahay shucuub iyo qabiilo ayuu naga dhigay si laysku garto tan waaye waxa laysku garanayaa waayo carabtu tan kula dheeli mayso ☹️☹️☹️

  • @rghgy4609
    @rghgy4609 2 ปีที่แล้ว

    Galidi dad jira weey gob boqortooyo