Wabiga Shabelle oo Guray Waxayna Bilaabeen Dameeraleyda iney Bacaadka Ka gurtaan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 มี.ค. 2023

ความคิดเห็น • 11

  • @farhansamatar6537
    @farhansamatar6537 ปีที่แล้ว +3

    waa Shacab Wabigii laga xirtay Dowladda Ethobiyana lalama hadli karo Madaxda Soomaalida way ka baqayaan Ninkii kahadlo jagadiisa ayoow ku waynayaa

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว +3

    atobiya xirtay ee dowlada somaliya maxey indhaha ugu qabsatay

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 ปีที่แล้ว +4

    Biyo Xireenka Ethiopia, waain La
    Fiiriyo inuu nasaameeyo.Away Wasaarada Biyaha

    • @yasinyusuf5629
      @yasinyusuf5629 ปีที่แล้ว

      Wabiga niilku xagga soomaalida uma soo shubo biyaha ee waa xagga masar iyo suudaan markaa shaqo iskuma laha lk ka xagga soomaaliya u soo shuba biyaha wuxuu soo maraa kiilka shanaad ee soomaalida
      Halkaas ayaa aad looga faaiidaystay oo biyo xidheeno waa weyn laga sameeyey

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว +1

    Waa Caro illaahay Dal kii umadii dalkeeda burburisa iyagana waaburburayan

  • @ngtech2421
    @ngtech2421 ปีที่แล้ว +1

    Hadii tashashan weysid waa laguu talinaa. Intaan anaga isku mashquul sanahay dadbaa shaqeyaanaaayo. Credit to Ethopia maadaama danaheeda cidna u istaajineynin. Waxaan sugahoynaa Banadirland si aan Somalia ugu kala baxno walaalaheen Ethopia ayaana naga caawinaayo inkastoo ayiga Tigrey eysan u ogoleen iney gooni isku taagto!

  • @mahamudnur1582
    @mahamudnur1582 ปีที่แล้ว +1

    “Ciideystaa/Ciideysi” waaba eray bixin igu cusub

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว +1

    Itobiyo biyo maxiran ee mardhaw Bada oosocoto ayaa imanaysa

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว

    WABI CARADA HALAGA SAARO. Shacabkiina ayaa ku filan 32 ayaad codsanayseen in la idin qodo.