QOFTA UGU DAMBEYSO AYAA BOOQL DOOLAR KU GUULEYSANAYSA 5GAMES IN 1VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @BishaarJey
    @BishaarJey 8 หลายเดือนก่อน +577

    Ilaa hada maa arko qof love saryo saliga mohamed scw ❤

  • @DekzanHussein
    @DekzanHussein 8 หลายเดือนก่อน +71

    Samiya quruxwanagey guuleyso qli marksta wn ku tageeraye from somaliland 💚❤️🤍💪🏽

  • @zainaamohamed1585
    @zainaamohamed1585 8 หลายเดือนก่อน +721

    Samia lama biilo mana shaqeeso waa ku farxay gusheeda waana agoon😢❤❤

    • @masbal9180
      @masbal9180 8 หลายเดือนก่อน +34

      Way shaqaysata malin hore shegtay

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@masbal9180qof shaqeeyo oo social media eheen teamkan lama shaqeen karo dadkan habeenkii ayey wax duuban maalinki oo dham wey jiifan marka qof shaqalo eh lama sahqeen karo wiil sxbkey meesha jogo asxb yihiin ayan kula teliyey inuu ka faideysto wuxui idhahay ani shaqala ahy habenkii inan seexda rabaa subaxdina kaco dadkana habenki wey dhafran

    • @MutaahHarir
      @MutaahHarir 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@salaaniofficial5654oo sawtii koko shaqeyn jirtey maxaa udiidey iney shaqeystaan.😂

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 8 หลายเดือนก่อน +19

      Way shaqaysataa

    • @shidujr7657
      @shidujr7657 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@masbal9180.videoge kushegte wllo.ina dawdo rapae

  • @Najma.187
    @Najma.187 8 หลายเดือนก่อน +115

    Amiira iyo sundus samiya way utashteen lakiinse qofkuu ilhay la jiro marna ma guul daraysto gulayso sister samia mar walba iyo meel walba😢❤

    • @maashaallah4965
      @maashaallah4965 8 หลายเดือนก่อน +3

      Sundus waaba gartay lakiin amiira maka filanen saamia ilaaha la jiray guleeso abaayo

  • @mustafcade9129
    @mustafcade9129 8 หลายเดือนก่อน +594

    Nasib xumo ma arkO Qof LoVe saryO saliga nabiga scw 🥺❤️

  • @IkraamAhmed-pt9sl
    @IkraamAhmed-pt9sl 8 หลายเดือนก่อน +70

    Masha allah samiya congratulations habibti weligaada daacad ahaaw waa guulesaney game ka oga horeeyay sundus iyo amira wakula tashteen lkn mafiicno sidaas cml hada neh alxamdulillaah qoftii utashateen le guuleesatay daacad nimadeeda a kugaartay guuleeyso marwalbo xabibti please TH-cam furo samiya inta kufaraxsan in TH-cam furato like 👍

  • @Welcome-d1g
    @Welcome-d1g 8 หลายเดือนก่อน +338

    TEAM SAMIA ONE LIKE 💙😊❤

  • @AnabSweet-o2e
    @AnabSweet-o2e 8 หลายเดือนก่อน +53

    Waxaan maqli jirey Sir maqabe Saab baa biyo u celiyo, Samia Alle ayaa u hiiliyey 😊 Sundus & Amira aya u tashtey, Hambalyo Samia❤

  • @Yasmineabdi-x8g
    @Yasmineabdi-x8g 8 หลายเดือนก่อน +243

    Waba oga Sundus iyo amira inay badinenin qiyanadoda gabadha we utashten lkn wtaa ka guleysatay samia wa wataa❤

    • @Msskavya9139
      @Msskavya9139 8 หลายเดือนก่อน +8

      Haa wlhi Khiyanada la go.day😂

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 8 หลายเดือนก่อน +18

      Waxay ilawen meshay ugu tashanayen in ilahay joogay sido kle😂inad daacad noqota inay tahy guul aad gaar uledahy cuz daacad ma hungowdo

    • @Aakenasiblow10
      @Aakenasiblow10 8 หลายเดือนก่อน

      Suga maiidhuuqeee😂😂😂😂😊

    • @ubaxmohamed7812
      @ubaxmohamed7812 8 หลายเดือนก่อน

      Saamiyo way u qalan taa gabar fiican weeye

  • @mohamedcuthman4194
    @mohamedcuthman4194 8 หลายเดือนก่อน +33

    Wllhi saan ugu farxay in ay saamiyo badiso lamaqiyaasi karo waayo waa gabar miskiin ah i,a wxn u rajeynaa guuuuuuuul wxna jeclaa lahaa in ay furuto TH-cam ❤❤❤

  • @Samsam-o7r
    @Samsam-o7r 8 หลายเดือนก่อน +289

    Wlhi wan ku faraxsanahay inay smiya badisay wayo youtube male lmana bilo hadan sidas oy tahay qofwalb video ayay laduuubta ❤❤❤

    • @ManaalUpdilaahi
      @ManaalUpdilaahi 8 หลายเดือนก่อน +15

      Hᴀᴀ ᴡʟʟʜɪ ᴡᴀᴀ ɪɴᴀɴ ʏᴀʀᴏ ǫᴀʟʙɪ ᴡᴀɴᴀᴀɢsᴀɴ ᴡɴᴋᴜ ғᴇxʏ ɢᴜᴜsʜᴀ❤

    • @haniihm
      @haniihm 8 หลายเดือนก่อน +12

      Kuligood saase kusoo bireen teamka marka intii laga baranayo Lee waaye asad wuu u sameena qasab taas 😊

    • @umunuseyba9871
      @umunuseyba9871 8 หลายเดือนก่อน +5

      Dadka markey si fcn u bartaan lee loo furaa

    • @MuzeygaBoy-td3te
      @MuzeygaBoy-td3te 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhj lagend

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 4 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa... Lkn imika way gaadhay hadafkay ka lahayd caanimada iyo team 27 oo waxay haysataa 390K mudo yar oo bil iyo badha🙏

  • @DjWageone
    @DjWageone 8 หลายเดือนก่อน +13

    Xaasid sidiisaba ma guuleesto
    Sundus waa xaasiyad isla jecel kaligeed in ay guuleesato
    Qofka walalkeed ahna aan la jecleyn in uu guul gaaro
    Saamiyo waxa ay ku sameesay baa la yaabay
    Hadii la yiri qof dooro may doorato saamiyo ,laakiinse maxay amiira ugu dirtay oo u rabtay in saamiyo la reebo
    Alle qofka loo tashto buu la jiraa

  • @haifaabdi5686
    @haifaabdi5686 8 หลายเดือนก่อน +241

    Saamiya watay weena guuleysatay alxamdulilah ✅

    • @HamadFeyr
      @HamadFeyr 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sidoo kale

    • @AyaanCisman-z8h
      @AyaanCisman-z8h หลายเดือนก่อน

      Walhi samia wa iska jeclahay walhi❤

  • @sundusabdikadir1
    @sundusabdikadir1 8 หลายเดือนก่อน +31

    Samia Wn jeclahey Guusheeda wn ku farxey gabar qalbi fiican oo daacad ah weeye ❤🫶🏻

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 8 หลายเดือนก่อน +89

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 8 หลายเดือนก่อน +20

    Sir maqabe allaa u sahana baan maqli jiray hada saamiya iyadoo loo tashtay bay guuleysatay alx waan watay wlhy hanbalyo sistar❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @Sagal-1234
    @Sagal-1234 8 หลายเดือนก่อน +980

    Inta rabto in samiyo TH-cam lufuro like taabta❤

    • @khadradahirali7759
      @khadradahirali7759 8 หลายเดือนก่อน +13

      Ha walhi I'm the one

    • @muqtaaribraahin2611
      @muqtaaribraahin2611 8 หลายเดือนก่อน +11

      Ha wlh halofuro samiyo yutub

    • @anissamahamoudmoussa6660
      @anissamahamoudmoussa6660 8 หลายเดือนก่อน +8

      Haa wa maskin wlhi , way rabta mana hadleyso

    • @ghettoangel7740
      @ghettoangel7740 8 หลายเดือนก่อน +8

      Gabar aqlaaq badan waye Samia wa jeclahay

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 8 หลายเดือนก่อน

      @@ghettoangel7740 xaqiiqdii ilaahay akhlaaq waa siiyey

  • @GudonM143
    @GudonM143 8 หลายเดือนก่อน +26

    Samia inay Badizo ayaan rabay waayo waLoo tazhadaY Samia Horay uzoco walalo Guulayzo Lapada daroodpa From Boorama❤

  • @team27_asad_hagio
    @team27_asad_hagio 8 หลายเดือนก่อน +69

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw Scw❤️

  • @zundusmoha7976
    @zundusmoha7976 8 หลายเดือนก่อน +17

    Samiya gameka bilowgiisa loo tashtay in la saaro oo zundus waateey laheyd samiya dheh amiirana weey maqashay anoo naxsan baa arkay in ladan ay ucodeysay sundus dulmiga ma fiicna lkn waa asxaab wada shaqeyn ka dhaceyso lkn hadalka sundus wuu iga cadheysiiyey markii hore in all wn ku farxay zamiya ineey guuleysato

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 8 หลายเดือนก่อน +174

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

    • @Doodaye
      @Doodaye 8 หลายเดือนก่อน +4

      Scw

    • @quenubgad
      @quenubgad 8 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw

    • @AsadUulow
      @AsadUulow 8 หลายเดือนก่อน +2

      صلى الله عليه وسلم

    • @QueenNiicaay
      @QueenNiicaay หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Samiyaaas1012
    @Samiyaaas1012 8 หลายเดือนก่อน +13

    Samiya TH-cam u fur asadoow plz 🎉🎉🎉🎉 guul samiya edebsan

  • @hamdaa8740
    @hamdaa8740 8 หลายเดือนก่อน +227

    Wllhi saamiya wa miskiin way u tashteen hadana way guulaysatay 😂❤

    • @Umalkheyr-q2m
      @Umalkheyr-q2m 8 หลายเดือนก่อน +2

      Haa ayntq xun😂

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 8 หลายเดือนก่อน

      sax😂😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 8 หลายเดือนก่อน

      Waa garac dee reer xamara😂😂😂😂

    • @AyaanCiise-te4kc
      @AyaanCiise-te4kc 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@MomtasOmarbeenta mha wa shubooyin rer xamara😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@AyaanCiise-te4kc hoyadod wasooyin ciil baa iga qabtay ba wlhi samiya waa miskiin may naagaha buusto waa wada laangaab qadaad weyn ah😅😅😅

  • @iskufilanhassan2865
    @iskufilanhassan2865 8 หลายเดือนก่อน +15

    Sundus Wa cadaw samiya gusha lama ogola Lkn ugu dambeyn we guuleesatay yes😂

  • @HARGEISATVOFFCIAL
    @HARGEISATVOFFCIAL 8 หลายเดือนก่อน +92

    She humble and quruxley samiya miss smile.

    • @canab-fo3de
      @canab-fo3de 8 หลายเดือนก่อน +1

      Yes wallahi she's so humble 😊

  • @najmosaciid9531
    @najmosaciid9531 8 หลายเดือนก่อน +16

    Samia gabdhaha iyadan ujclhy wlhi m.a allaha kuxfdo apyo guushaada wan kufaraxsnhy game kastana wxn jclhy inaad noqotid qofka guulesta ❤👸

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 8 หลายเดือนก่อน +98

    Kusali nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @AdansheikhaliTeacher
    @AdansheikhaliTeacher 8 หลายเดือนก่อน +5

    Saamiyo waa loo tashtay iney badineysana waa u maleynaayay sababtoo ah saamiya wa walashyda qalbi nadiif ah,masha allah

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 8 หลายเดือนก่อน +84

    Gabdhaan caawa team kucusub Ee Kikii la dhaho waaka helay wlh koko hada kaso fiirsaday Mansha allah waaye nooso celceliya she is so smart ❤

    • @shakircalii
      @shakircalii 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa Xaaskeyga 😂❤

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 8 หลายเดือนก่อน +2

      Smart miyaa mise beautiful inoo kala saar kulahaa midkaan agteyda fadhiya😂

    • @Suzyuser-gs9cm2vx2i
      @Suzyuser-gs9cm2vx2i 8 หลายเดือนก่อน

      Kiki do you love me .hees taas lee uqaad😂😂

  • @AbdikadirahmedAli-q4i
    @AbdikadirahmedAli-q4i 8 หลายเดือนก่อน +9

    Samiya waa cunug yar oo akhlaaq badan mana leh channel nasiib wcn baan u rajayn congratulation 👑🥶🤍

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow 8 หลายเดือนก่อน +100

    Adunka masomarin qof kawanagsan nabige scw❤❤❤

  • @Caishoqalanjo-nb1of
    @Caishoqalanjo-nb1of 8 หลายเดือนก่อน +9

    Saamiyo walhi marwalbo in ay guulesato keclahay game ka kahor dhahaye rabiyow samiyo guulesataa

  • @Hamdayy55
    @Hamdayy55 8 หลายเดือนก่อน +57

    Samiya miskiin wlhi walo tashtay lkn way gulaysatay congratulations samiya 🥰🫶

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq 8 หลายเดือนก่อน +12

    Samiya gusha wey uqalantaa guleyso my sister❤

  • @cabdifataaxmaxamed2609
    @cabdifataaxmaxamed2609 8 หลายเดือนก่อน +180

    Waan ogahay inaad like faqiired isiinaysid iisar wllo😂❤✊️

  • @MuxiyeLegend
    @MuxiyeLegend 8 หลายเดือนก่อน +11

    Saamiya la rabey waana guulaysatey🎉❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 8 หลายเดือนก่อน +40

    Yeees samiyaaaa Boqoradii samaroon siciid ❤❤❤

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 8 หลายเดือนก่อน +11

    Sundus samiya mxy marwalba lugta ugu haysaa Samia yr wa maskiin keep going sister

    • @maashaallah4965
      @maashaallah4965 8 หลายเดือนก่อน +6

      Ma ila aragtay samia maskiin waaye sundus dhag dhaga iyo iskadaba qor qorkan ku nacay

  • @fardowsafardawsa
    @fardowsafardawsa 8 หลายเดือนก่อน +38

    Wlhi sundus iyo amiro samiyo utashteen lkn wey badisay m.a❤

    • @FadumoJamac-fu8bk
      @FadumoJamac-fu8bk 8 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wllhy lkn waxaan ka baqaayay kokana inay kula jirto lkn tashigaas koko kuma jirin 😅

  • @HamdiJama-n4o
    @HamdiJama-n4o 8 หลายเดือนก่อน +5

    Guul saamiya congratulations sister because way kuu tashadeen sundus iyo amiira adaana kaguulaystay from Minneapolis ayaan kaasoo salaamayaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 8 หลายเดือนก่อน +28

    Gabdha ha wn wada jeclhy lkn koko kama kaft mo guul iyo guul darba wn wataaa❤❤❤❤

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 8 หลายเดือนก่อน +7

    Samia iyado lahjadeeda aysan ahyn sheelare ayay garatay hambalyo samiya👏

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 8 หลายเดือนก่อน +48

    saamiya rabay in ee ku guuleysato waa gabar maskiin ah hambalyo 🎉🎉🎉

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaw Asad Hajio hees aan CABDI ahayn ayaad soo sartay heesaha kusoo dar af maayga sidii maanta ookale dageera badan ayaad kuledahay reer KG thank you so much
    Waaaaaaaaw

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 หลายเดือนก่อน +16

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞

  • @ismahanqurux346
    @ismahanqurux346 8 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus qiyaanooley waaye amiiro camal gabadhaan maskiintaa utashteen saamiyo waa maskiin ilaahey lajiray maskiinta love saamiya❤❤❤❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 8 หลายเดือนก่อน +51

    illahow qof kaan qoralkeyga aqrinaayo wixii fcn oo niyadiisa kujiro usahal 🤗❤️

    • @riya-oz4it
      @riya-oz4it 8 หลายเดือนก่อน

      Allahuma amiin ya rabi thanks wll ❤❤❤

    • @AdoontiiAlle27
      @AdoontiiAlle27 8 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaaa rabi ❤

    • @Yuslim_somali_CR7
      @Yuslim_somali_CR7 8 หลายเดือนก่อน

      Lamid ❤️

    • @abdullahibashir8208
      @abdullahibashir8208 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 8 หลายเดือนก่อน +3

    Congratulations 🎉🎉🎉 zaamiya
    Asad wllkay fikrad kastoo keento ani waan kugu raacsanahay guulayso apowe

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 8 หลายเดือนก่อน +75

    Amiira iyo sundus wayso tashten 😂

  • @hafsacawil1611
    @hafsacawil1611 8 หลายเดือนก่อน +9

    Samiya walo heshiiyay sundus iyo amiira xaasidnimadiiba la go’day 😂 saamia guulayso ❤

  • @qalanjoqurux9768
    @qalanjoqurux9768 8 หลายเดือนก่อน +47

    Sumiyo isn't easy wlhi m.a ❤

  • @faadumamohamed3944
    @faadumamohamed3944 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah aad baan ugu farxay inay saamiya guuleysatay way u qalantaa you tube malaha lamana biilo waligaa guuleyso quruxleydayda

  • @abdulqanicismaanibrahim2279
    @abdulqanicismaanibrahim2279 8 หลายเดือนก่อน +16

    Masha allah gabadhaan team ka taageero samiya guulayso insha the ❤

  • @MahadMukamil
    @MahadMukamil 8 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤dadkoodhan haday kuu tashtan waxba kamabedelayaan oo xaqiiqa waye tan guul samia❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 หลายเดือนก่อน +25

    Yess cwa dhaqsi soo dhigtay thanks Asad ❤
    Samiya Hambalyo

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.A GUUSHA SAAMIA WAN KU FARAXSANEY HAMBALYO HPPTY NAAGAHA WEY KU TASHTEEN AMIIRO IYO SUNDUS ILLHAY BA KAGA HIILIYEY ALXM NASIIBKA ILLAHY BA BIXIYO KHIYAAMO KUMA YIMAADO

  • @Samia15-r9m
    @Samia15-r9m 8 หลายเดือนก่อน +53

    Amiiro queen of queeeenssss😎sidas dhan miya looga cabsaday markasa gameka laga saraya bisinka😂

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 8 หลายเดือนก่อน

      Dhoocilihii tiktok kacaytami jiray ee 14jirada ahaa miyaa halkan yimi

  • @Nature-ns7us
    @Nature-ns7us 8 หลายเดือนก่อน +4

    Samia guuleyso marksta ❤ Reeer borama ayaa ku taageersan

    • @DekzanHussein
      @DekzanHussein 8 หลายเดือนก่อน

      Iyo somaliland oo dhanba from burco 💚🤍❤️💪🏽 samiyadeena

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 8 หลายเดือนก่อน +75

    Amiira is best queen m.a qurux+caqli❤
    Naag la gaari waaya❤ naago bdan ooka maseersana waa arka oo leh gameka ban ka saaraya😂

  • @arafad5842
    @arafad5842 8 หลายเดือนก่อน +2

    The queen 👸 samiya conga sis but the final game u so shocked 😂 wanku wataa sis iyo dhamaan my team 27❤

  • @HEAL981
    @HEAL981 8 หลายเดือนก่อน +63

    Sundus xasiyad wye zamiya guulayso abyo

    • @nasteho_Beauty
      @nasteho_Beauty 8 หลายเดือนก่อน +3

      Ma argta waa ka xun 😂😂

    • @AsiyaAhmed-g5u
      @AsiyaAhmed-g5u 8 หลายเดือนก่อน +6

      Maxa laga xasida way isla xifaltmyene 😂

    • @nasteho_Beauty
      @nasteho_Beauty 8 หลายเดือนก่อน +3

      @@AsiyaAhmed-g5u markii igu horaaysay ee ciyaarta la bilaabayba amiiray ku diraysay laheed samiiro dheh xataa waxa ku qabtay asaad waa ka xun sundus 😂

    • @AsiyaAhmed-g5u
      @AsiyaAhmed-g5u 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@nasteho_Beauty maxay kaxun tahay marka😭🤣

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 8 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah Sumaya waa very nice!! Congratulations!! 🎊🎉🎈

  • @FM-vq4dz
    @FM-vq4dz 8 หลายเดือนก่อน +45

    Sundus waa xaasidad samiya way necebtahay inay ciyaarta xili horeba kasaarto ayay rabtay amiiraduna waa caqli caruur saamiya u codee la dhahaya way isaga codeyne lkn xumaantii ay wadeen iyaga ku jabay

    • @mumtaas420
      @mumtaas420 8 หลายเดือนก่อน +8

      Ma amiraa caqli caruura yaan lagu layapin 😂waxani waa ciyaar

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 8 หลายเดือนก่อน +4

      Haaa waxaan maqli jirey qof dheer caqliga ka gaaban show waa run 😅😅😅😅

    • @sundusabdikadir1
      @sundusabdikadir1 8 หลายเดือนก่อน +1

      waa run wan ufiirsadey sundus saamiya si xun bey ula dhaqanta saamiya wa maskiin wllhi❤😊

    • @gurl23-j1b
      @gurl23-j1b 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MomtasOmarmaseer ku haayo ee seexo😂😂

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 8 หลายเดือนก่อน +2

      War dadkaan kadhex baxa

  • @umaymamaxamad7386
    @umaymamaxamad7386 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi sundus iyo amiiro way ataagayeen xaasid ma aflaxo lkn way guulaysatay guul marwalba saamiyo❤❤❤

  • @deeqamohamed320
    @deeqamohamed320 8 หลายเดือนก่อน +46

    Team koko bulle karti badn is muujiya

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 8 หลายเดือนก่อน

      Kartidaynaan malaha isku si u aqoon 😂

  • @SOMALIcomedy-es7em
    @SOMALIcomedy-es7em 8 หลายเดือนก่อน +2

    fan of Samiya and KOKO, I fully support to both of them. I recommend a channel for samiya also.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 หลายเดือนก่อน +23

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @MaariyaMaxamed-u4j
    @MaariyaMaxamed-u4j 7 หลายเดือนก่อน +1

    Saamiya waa gabar daacad ah oo aqlaaq badan maskiin ah masha allah alle haku xifdiyo walaashey mcn❤

  • @maashaallah4965
    @maashaallah4965 8 หลายเดือนก่อน +1

    Koko waxaan ku jeclahay waa qof maskaxdeeda ku socoto oo walina misaaman like saamiya I like 2 daas gabdhood team 27❤

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed 8 หลายเดือนก่อน +21

    Amiiro in ay gariga ku ficnyny ayu oga sas darted ayu gariga ugu so dary lkn cadi wye amiiro mar kasta queen👸😊❤

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 8 หลายเดือนก่อน +1

      Samiyo miyaa ku fcn Marka Amiiro ayaaba gari xooga u bilaabn yahay

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r 8 หลายเดือนก่อน +2

      Haa lkn qofka udanbeyay ka ka horeeya bay ahayd❤❤

    • @drsanuush
      @drsanuush 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhh taas maa keenten hdna ma saamiya ku fcn mrka yaab

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@drsanuush adigu meelkasta amiiro ku caay ileen wayku ciishe🤣🤣

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤👸

  • @sucaado1497
    @sucaado1497 8 หลายเดือนก่อน +37

    Gabdhaheygi amiiro qurux sundus samiyo koko❤❤❤❤

  • @abdihakim2158
    @abdihakim2158 8 หลายเดือนก่อน +3

    SAAMIYA CONGRATULATION aad iyo aad ban ku taagersanaa

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 หลายเดือนก่อน +37

    Amiira qurux Maxa kudhacay she is not ok why Maxa Alle arimaha Alle haku fududeyo koley waxa kuhelay waxyar ma ahane quran isku aqri abayo

    • @Nadarey
      @Nadarey 8 หลายเดือนก่อน +4

      Maxaa ku arakty abayo 😢

    • @masbal9180
      @masbal9180 8 หลายเดือนก่อน +6

      @@Nadareyfarxadi io furfurnanti maleh sibay u niyad jabsantahy 😢😢

    • @Nadarey
      @Nadarey 8 หลายเดือนก่อน

      @@masbal9180 haa amey ileesten isha dadka farxada weyka qadaa anyway illhay hanoo cafiyo

    • @FardusDirie
      @FardusDirie 8 หลายเดือนก่อน +10

      Qosolka intaa ka badan inteed uwada wll xishoodku wuu ficanyay

    • @masbal9180
      @masbal9180 8 หลายเดือนก่อน +3

      @@FardusDirie ya qosol shegay marka nasoco ilahay cml waydiso dhaaqayanay xishodka ad shegyso Adu jebka gasho ish

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi 8 หลายเดือนก่อน +3

    Congratulations samiya waan waray awalba keep going sister

  • @abdikheirkheire2905
    @abdikheirkheire2905 8 หลายเดือนก่อน +32

    An ku salino xabibkena mohamed SAW ❤❤❤❤

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 8 หลายเดือนก่อน +1

    ....FROM BORAMA SOMALILAND ❤️🤍💚
    WAXAAN IS WAYDIIYAY SIDEE AYAY KU GARATAY #SAAMIYA SHEELARE WAAYO WALAAHI SOMALILAND IYO BORAMA LAGAMAYAQAAN SHEELARO ILAA HADA GARAN MAAYO BIRIIG MIYAA MISE WAA ISTEERIN SHEELARE WALAAHI
    INANTII WAXAAD NAGA SHARAABSIISEEN LAHJADIINII JAARKIIYOOW

  • @abdisalandayl4058
    @abdisalandayl4058 8 หลายเดือนก่อน +6

    Asad hagio waad mahadsan tahay sida quruxda badan eed barnaajiyada noogu so gudbiso fadlan gamekan marka la ciyaarayo ka saar ciyaarta ugu horaysa ee qof dooro meesha ka saar ah madama laysku tashanayo badana waxaa loo tashada qof game xarifka ah sida malintii ceyda laga saray oo kale markaa waa game fiican lkn ciyaartaa Waxkale u badal mahadsanid ustaad asad jagio

  • @dalmarhaji7122
    @dalmarhaji7122 8 หลายเดือนก่อน

    Lkn qofta saamiyo waxay marka horeba kusaxnayd inay leewar tidhaahdo waayo waqooyi sheelaro lagama isticmaalo hada afkii reer konfurkay kugulaysatay ❤❤❤

  • @fufu7330
    @fufu7330 8 หลายเดือนก่อน +30

    Saamiya insha allh ayeyy dhahdi

  • @frhiahashi5169
    @frhiahashi5169 8 หลายเดือนก่อน +3

    SAMIA jclhy iney guuleysto mar walbe 🥰🥰🥰

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e 8 หลายเดือนก่อน +8

    Nasiibka lagu shegayo waa intas amira iyo zunduz samiya u tashteen lkn samiya di aya ka guuleysatey❤❤❤

  • @farahburale4080
    @farahburale4080 8 หลายเดือนก่อน

    Excellent game I could not believe Samiya is the winner, because most of the girls were against samiya I am so happy
    Please more games like this needed in the future

  • @hebohseen2939
    @hebohseen2939 8 หลายเดือนก่อน +13

    Samiya miskiin sidaan ula dinayey iyo siday ubadisay alx waalo tashaday lkn meshii lagu tashanayey ilahay ayaa jogay una hiliyey tamaam hore usoco queen

  • @Xananxurmo
    @Xananxurmo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo Samiyo ilaa game 1aad ilaa dhamaad waa watay masha Allah 👏❤️

  • @Zakari2
    @Zakari2 8 หลายเดือนก่อน +79

    Hda koko nacebtahay like 😢😢 wiiyasoboode shuubada

    • @SuweyssaciidcusmaanFanka
      @SuweyssaciidcusmaanFanka 8 หลายเดือนก่อน

      Xoog Miya

    • @idilmohammed6873
      @idilmohammed6873 8 หลายเดือนก่อน

      Subxanallah Allah ayaankamagangalney anaga kuma inkareyno

    • @الجمعالي
      @الجمعالي 8 หลายเดือนก่อน

      subxanalaah

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 8 หลายเดือนก่อน +1

      Oo mxy kuu tari xooloow?

    • @Nasra2024
      @Nasra2024 8 หลายเดือนก่อน

      Subhanalah sharkaga alle hanaga qabto

  • @shinesscade1025
    @shinesscade1025 8 หลายเดือนก่อน +4

    Alx caawa wllhi waa haweenkii ugu horeesay oo aan taageero ama aan aamino inuu badinaayo wali ayadoo ciyaarta bilaamin weeena badisay wllhi ma aqaan gabadhaan waxa aaan ku jeclahay vedioee ka soo muuqato si uun vedio yada kale iga duwan yahay waleee hambalyo samia 🙏🥰

  • @AbdirahmanMowlid-gc7wv
    @AbdirahmanMowlid-gc7wv 8 หลายเดือนก่อน +15

    Ciyarta bilowged u ishaaray guusha samiyo weyna gulesty 😊

  • @ZahroYahye
    @ZahroYahye 8 หลายเดือนก่อน +4

    Saamiya waa iska jeclahay guulayso queen

  • @sahrayuusuf3953
    @sahrayuusuf3953 8 หลายเดือนก่อน +18

    Saamiya guul

  • @rashkayusuf1372
    @rashkayusuf1372 8 หลายเดือนก่อน

    Waa muuqaalkii ugu horeeyay ee noocan ee aan dhameysto dabcan wuu i cajibiyay samiya guul

  • @nimcaanabiib6417
    @nimcaanabiib6417 8 หลายเดือนก่อน +17

    Amira Wa Doqonba Samia Miya Lgu Diray🤣🤣🤣

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r 8 หลายเดือนก่อน +11

      Naa doqon lahyne wuxu waa game ee niicda gabarta la dhaaf qumayo yhy

    • @Umalkheyr-q2m
      @Umalkheyr-q2m 8 หลายเดือนก่อน

      Naa sunduspaa ku dirty doqonyahay xuni us edepyeelp

    • @YahyeHazen-qp2ji
      @YahyeHazen-qp2ji 8 หลายเดือนก่อน +1

      Dumarka ka dhex bax

    • @mumtaas420
      @mumtaas420 8 หลายเดือนก่อน +1

      Nayaa adaa doqono

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 8 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@Pretty-s7rdee waa runteed samia ka saar ayey ku dhahdey sundus iyaduna way ka saartay Hadane way guuleysatay jah samiya naga buus qadaad weynta viva somaliland 💚🤍❤️

  • @yusrahajihassn5413
    @yusrahajihassn5413 8 หลายเดือนก่อน +1

    Samiya Xiishodki oo gabar ah masha allha congratulations ❤

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 8 หลายเดือนก่อน +2

    Leweer waa sax reer waqoyi shelaro waxan unaqan lewer😂😂

  • @nimcoxuseen924
    @nimcoxuseen924 8 หลายเดือนก่อน +7

    Sirmaqabe alaa usahan maqli jiray samiya miskiin wlhi ilahayba kula jiry❤

  • @husseincirboole7604
    @husseincirboole7604 8 หลายเดือนก่อน

    Qofta ugu horeysay ee gemka kabaxday big fan aa ku ahay ogow waa ku tageersanhy 🎉🎉🎉🎉

  • @nimcasagal4159
    @nimcasagal4159 8 หลายเดือนก่อน +14

    Samiya guul asad guul

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 8 หลายเดือนก่อน +1

    Samia waan taageersanaaa waana guulaysatay hambalyo hambalyo ❤

  • @ZamzamAbdulaahi-q2p
    @ZamzamAbdulaahi-q2p 8 หลายเดือนก่อน +11

    Waaw caawa team 27 muuqlka ciyoow ee soo wada galiyeen ❤

  • @Yahye36
    @Yahye36 8 หลายเดือนก่อน +1

    Baga amiira iyo sundus loga badiyay wa khiyanolayaal ..samiya maskiin ay u tashteen wayna badisay❤

    • @Samia15-r9m
      @Samia15-r9m 8 หลายเดือนก่อน

      Amiira is the queen be happy😎😎

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 8 หลายเดือนก่อน +7

    Zamiya waa gabar maskiina waan rabay iney badiso waana badisey 👍🥰