Wararka: Xasan Sheekh oo Djibouti Tagay iyo Xogaha ku Qarsoon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มิ.ย. 2024
  • Wararka: Xasan Sheekh oo Djibouti Tagay iyo Xogaha ku Qarsoon.1:madaxweynaha somalia oo sacadihi aynu so dhaafnay ka degay djibuuti oo waxa ay ka wad hadleen xogo badan kasoo baxyan waxana xoga aan ka helayno ay sheegayan in kulan kaasi kaga wada hadleen sidii looga hortagi heshiiska somaailand iyo itoobiya iyaga oo 2 qodob meel isla dhigay , halkan ayaan idinkus soo gudbiin dona waxay yihiin labada qodob iyo siraha ku duugn.
    2: waxaa dab la qabadsiiyay Daartii Ugu Dheereed Muqdisho Ee Dahabshiil , xog ku saabsan ayaan iyana idin ahaynaa.
    3: dowlada Mareykankankuna waxay sharciga deganaansho siinaya nus milyan qof oo sharci la'aan ah, shuruudah ku xidhan iyo cida ka faaidaysan karta aoo aanu xog idinka hayno,
    Wararka soo gadhaya warbaahinta xogta qarsoon ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Dalka somalia uu saacadihi aynu soo dhaafnay tagay dal jabuuti.
    Sida aanu idin kula wadaagnay wararkayagii hore xogo hoosena ku helnay Waxa khadka telefoonka ku wada xidhiidhay madaxweynaha somalia Xasan Sheekh madaxweynaha oo wakhtigaasi jooga wadanka turkiga gaar ahaan magaalada Ankara iyo Ismaaciil Cumar Geelle madaxweynaha Jamhuuriyadda Jibouti.

ความคิดเห็น • 63

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 วันที่ผ่านมา +4

    NAMA SIRI KARAAN WAXAANU NAHAY DAD SOO JEEDA WAANU IDIN KA HORRAYNAA

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 6 วันที่ผ่านมา +1

    السيد الرئيس، أرجو أن تهنئ أرض الصومال على التقدم الذي أحرزته
    حققت أرض الصومال نجاحا كبيرا

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 7 วันที่ผ่านมา +7

    UN ta ayaa diyaarisa aftida ee laba cadaawe waxaba laga dhegaysan maayo

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 6 วันที่ผ่านมา

    Sheekadii DAMEERAHA QADAADWEYN

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 7 วันที่ผ่านมา +4

    Dabkana dadka isaaqa ah ee ku nol xamar halo xidhxidho sidi kuwi laanta hawada

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 วันที่ผ่านมา +2

    MUUSE BIIXI KAADIDIISA AYUU XASAN SHEEKH KALAX KU SHUBO MACAM MOQORAFAD BUU UGU KAAJAY HOO CABA NINKIIBA WUXUU KA DHIGAY DAAYEER COOFAADH LEHGADHKII TIMIHII ILAA SHICIRADII BAA KI BAXADAY WUXUU AK DHIGAY MA MAYDHE MAQAS KU FEEDHE MUUSE BIIXI RAGEEDII

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 7 วันที่ผ่านมา +2

    Aduun I khatal:- Hore ayay iigu ekayd,hadii ay hore u citiraafi lahayeen may keenten cadawad waxayna ahan lahayd Jamhuriyad walaalo yihiin oo dhinacooda taagan

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 7 วันที่ผ่านมา +1

    Masiibo an labadoda ahayni ma jiran warkasna waxba kama jiran

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xassan gurgurte bahane Ismaciil horror hooyada wasye waxa aad wadid wan la soconaya doqon bila damiir ah ducufa ah

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 วันที่ผ่านมา +2

    Dahabshiil waa kalab Ictisaamoya oo cadowga Somaliland taageera Somaliland na ku haya cunaqabatayn in aan bankiyo caalamiya ahi aanay iman oo uu ku haysto koote iyo in uu faaiidaystaa badan oo xaaraana saaro dadka la macaamilo.

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 6 วันที่ผ่านมา

    Uf uf uf geel waa yahuudi

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 7 วันที่ผ่านมา +1

    الشيخ حسن شيخ محمود يهودي عظيم
    الصومال 🇸🇴

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 7 วันที่ผ่านมา +1

    niinka walan ee xasan sheikh maxamud waa yuhuudiiga waynee
    Somalia 🇸🇴

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 6 วันที่ผ่านมา

    THIS SOMALI ALWAYS HEAL.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 5 วันที่ผ่านมา

    DAHABSHILL SOMALILAND TAG

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dawlada gaysatay dad nool ayey cuneen ee ma dhismo ayey u daahayaan

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hassan iyo ismael way isla og yihiin in laa gubo dahabshil

  • @SharafIsmaciil
    @SharafIsmaciil 7 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 6 วันที่ผ่านมา

    Mudane Madaxweyne,muuse biixi cabdi fadlan ha ku hambalyeeyo Somaliland horumarka ay ku tallaabsatay
    Somaliland waxay gaadhay guul weyn

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa laba fataal waxaad ku tidhaa arimihiinu waa saambuuse laga adimay waar kilaab yahay saacadii way idinka dhacday.

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 6 วันที่ผ่านมา

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga ka xun jiritanka somaliland ilahay ha jabiyo

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 5 วันที่ผ่านมา

    Cashir miyaa lasoo siinaa Hassan sheikh.. teacher geele is not easy

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 7 วันที่ผ่านมา +1

    Riwaayadaha muuse ma daawado

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i 5 วันที่ผ่านมา

    Dahabshiil abaalmarin buu mudnaa doqoni meel lagu kaftan mayo by moodan in lagu Kala gooro

  • @khmo1832
    @khmo1832 5 วันที่ผ่านมา

    Labadan candho eecalosho di qadikariila ya shega in any Somaliland waxbakama qadikaran.

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 6 วันที่ผ่านมา

    Arinkaa waa in uu ka digtoonadaa halista la rabo in lagu horjoogsado joojinta m o uga oo aan ka yeelin madaxwayanuh oo uu ka fogaado halisaha ina geel iyo xasan sheekh

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waar labada cadow waa in gacanta lagu so dhiga gur gurti iyo geele waa in lagu fasaxa ciidanka qaranka jibuti laga so dhex qabta

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 7 วันที่ผ่านมา +1

    Nin markuu yarkaa,Dameer fuuli jiray oo diyaarad baratay, haa laga hadlo.

    • @shaondthesheeb6809
      @shaondthesheeb6809 6 วันที่ผ่านมา

      Comnt muxu waqti kaka bax dawo orodo daneeso duli qabyalad badan

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 6 วันที่ผ่านมา

      @@shaondthesheeb6809 oromad yahay yaa la hadlaysaa.

  • @HoyoCibaado
    @HoyoCibaado 6 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😊😊😊😊

  • @cige3636
    @cige3636 6 วันที่ผ่านมา

    WAA RUN ARINKAN AYA LABADA DAL TAASAA U WANAAG SAN RA IGAA ANIGAA QABAY WAA HADAY MASKAX DOODU SHAQAYNAYSO

  • @khadrafaarax9663
    @khadrafaarax9663 2 วันที่ผ่านมา

    Fosiya marnaba ha tanaasulin

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 7 วันที่ผ่านมา +1

    Reer Somaliland May ka samraan xamar

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 7 วันที่ผ่านมา +1

    😂🎉😢😮😮😮😮😅😅😅

  • @user-rz7bn5yp5c
    @user-rz7bn5yp5c 7 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse 90 maalmood baa u hadhsan, waxa ka dambeeyana, waa in uu isqariyo ama maxkamada aduunka ee Heeg loo dalaco

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 6 วันที่ผ่านมา

      Ina shuubo faqash

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 6 วันที่ผ่านมา

    NO SOMALIS.YES SOMALILAND REPU.

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 7 วันที่ผ่านมา +1

    Oromo waalatay irumayso.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 วันที่ผ่านมา +2

    Dahabshiil waxaela yidhi Shabab ayaa ku yidhi cashuurta kordhi ay ka qaataan. Waana calaamad la leeyahay Dhulka Unukaa iska leh.

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 4 วันที่ผ่านมา

    Cadow somaliland loma bahna in laga hadlo

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk qaaqlayaasha dadka wareeriya imisaa qarash kubaxa khiyaali ayey kunoolyihiin waxaa u wanaagsan inay labaxaan isaaqland.

  • @Sarta100
    @Sarta100 5 วันที่ผ่านมา +1

    Beenloow cid dalka kala jari karta soomaaliya maleh iidoor asaa is haysta xabadhiyaa gumaysta.Awdal state iyo Ssc waa goern yaa afti laga qaadaa waxaa tahay cadaw laskin warkasga ma socona beenloow asn xishoon oo munaafaq baa tahay .

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 5 วันที่ผ่านมา

    Futada ayay kahadlen

  • @user-hd4lf3jb2q
    @user-hd4lf3jb2q 7 วันที่ผ่านมา +1

    BEENAALE

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 5 วันที่ผ่านมา

    WAR SHIR DHIRA DHEH MUNAFIQ MUNAFIQ MUNAFIQ I LAAHAY KA GO AY SOMALILAND GUUUUUUUUUUL

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 6 วันที่ผ่านมา

    Family telegram failed state

  • @shaondthesheeb6809
    @shaondthesheeb6809 6 วันที่ผ่านมา

    Beenalahan arag hoyada wase

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 5 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk iidoor weligii khiyaali iyo been ja isu akhriyaan. Kkkkkkk

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤somaliland mayaaaaa

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d 7 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaale kuwa kugu xiran oo kaa dhagaysata ayaa kaa liita

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 6 วันที่ผ่านมา

    Beenaale munaafaq

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 7 วันที่ผ่านมา +1

    الشيخ حسن شيخ محمود يهودي عظيم
    الصومال 🇸🇴

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 วันที่ผ่านมา +1

    MUUSE BIIXI KAADIDIISA AYUU XASAN SHEEKH KALAX KU SHUBO MACAM MOQORAFAD BUU UGU KAAJAY HOO CABA NINKIIBA WUXUU KA DHIGAY DAAYEER COOFAADH LEHGADHKII TIMIHII ILAA SHICIRADII BAA KI BAXADAY WUXUU AK DHIGAY MA MAYDHE MAQAS KU FEEDHE MUUSE BIIXI RAGEEDII

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 7 วันที่ผ่านมา +2

    niinka walan ee xasan sheikh maxamud waa yuhuudiiga waynee
    Somalia 🇸🇴

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 7 วันที่ผ่านมา +1

    الشيخ حسن شيخ محمود يهودي عظيم
    الصومال 🇸🇴

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 7 วันที่ผ่านมา

    الشيخ حسن شيخ محمود يهودي عظيم
    الصومال 🇸🇴