Muse I Qalinle Iyo Sahra Mire Iyo Hoboladii Onkod 🔥Iyo Heesta "CILADOOYIN"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @mohamedabdiaziz5831
    @mohamedabdiaziz5831 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga Ayaa maantay ugu horreeya dadka faallada bixinaya Allah cimriga ha innoo barakeeyee

  • @mohamedabdiaziz5831
    @mohamedabdiaziz5831 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw masha allah Codadkii toolmoonaa ee ANU Muuse ismaaciil qalinle iyo AUN Maama Sahra Mira wehliye

  • @shiilalle
    @shiilalle 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa heestii 4aad oo Wadani ah oo uu qaaday Qalinle , allaha u naxariisto

    • @destalin5081
      @destalin5081 3 ปีที่แล้ว

      Heesta waxaa wado qada qalinle xawo taako iyo shamso dadsan iyo qomala maha sahra mire laso

    • @shiilalle
      @shiilalle 3 ปีที่แล้ว

      @@destalin5081
      Waa runtaa sxb, sahra mire Weheliye maahan,

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninka saddexaad wa qoomaal

  • @Nuurcadowcabdullahi-kf1od
    @Nuurcadowcabdullahi-kf1od ปีที่แล้ว

    Muse ismacil Qalinle alaya raxma fanankii Mar la araga ahaa

  • @aminoahmed4446
    @aminoahmed4446 3 ปีที่แล้ว

    Heesta qaar banan fahmayn maad iii qortan allan idinku dharshee axyaa kelaam😥😥☝️☝️☝️

  • @adenabdi7664
    @adenabdi7664 3 ปีที่แล้ว +2

    Heeskan waxaa qaday onkod gabdhu waa Cawo take iyo shamso dadsan

  • @adenabdi7664
    @adenabdi7664 3 ปีที่แล้ว

    Gabdhahan waa koxda onkod xaawo take shamso dadsan guul iyo gobanimo

    • @MahadMadaxyar
      @MahadMadaxyar ปีที่แล้ว

      Ma aha Waa Sahro mire wehliye iyo Muse ismacil qalinle

  • @fahmoxasan35
    @fahmoxasan35 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allha AUN somali hadal horey u so dhameysy kuwii qaato allha naga dhigo

    • @MahadMadaxyar
      @MahadMadaxyar ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad Fahmo Somalia Cadi ma aha

  • @adenabdi7664
    @adenabdi7664 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhaa waa Koxda onkod waa Cawo take iyo shamso dadsan

    • @destalin5081
      @destalin5081 3 ปีที่แล้ว

      Qalidku ma ficano heesta waxaa qada 4qof waa qalinle xawo taako iyo qamalki hore iyo shamso dadsan waxaa sameyay ahmed ciriri taliyi cidanka aslubata

  • @adenabdi7664
    @adenabdi7664 3 ปีที่แล้ว

    Managing allaa waa ordinal laysu korsarin codkii asxan sawda macaan

    • @adenabdi7664
      @adenabdi7664 3 ปีที่แล้ว

      Heesta gabdha hore maha Sahra mire waa Cawo tako

  • @destalin5081
    @destalin5081 3 ปีที่แล้ว

    War waxaa laqaday heestan sannad guradi ugu danbaysay 1990 waxaa qada qalinle xawo tako qomal iyo shamso dadsan

  • @aminoahmed4446
    @aminoahmed4446 3 ปีที่แล้ว +1

    Carigan ku nolahay
    Cidisu wa hodon
    Cilmi iyo aqoon
    Caynka lola soo bax
    Cidan laysu kashado
    Ma cid baa inoo maqan

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 3 ปีที่แล้ว +2

    W.W.Wacnaa Mahadsanid walaal arrin fiican baad noo haysaa. Walaal Hees ma codsan karaa uu Qalinle qaadi jirey 1971,kii AUN ?

  • @shiilalle
    @shiilalle 3 ปีที่แล้ว

    Iyo heestii 3aad Qalinle qaadayo oo wadani ah

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 ปีที่แล้ว

    Wwww yasalaam allah yaraxma qalinle

  • @destalin5081
    @destalin5081 3 ปีที่แล้ว

    Xawo taako waga ayay rajaysay inay dollar ka ciil bixi mansho alla cod dahabiya dollarkan way heshay waxay jogta 🇺🇸

  • @abdulaahiqaasim3455
    @abdulaahiqaasim3455 3 ปีที่แล้ว

    ninka sadaxaad qalinle mahan ee
    yaawaayo in owyahy cabdulhi cumar xarago
    ayaaan umaleyha qalinle mahaan

    • @shardiid1
      @shardiid1 3 ปีที่แล้ว +2

      Cudu aan wax lagu qaban
      Camal aan la foofayn..
      Waa qalinle 💯wll. Waana abtigay..Alle ha naxariisto

    • @abdulaahiqaasim3455
      @abdulaahiqaasim3455 3 ปีที่แล้ว

      @@shardiid1 my ninka kobaad in owyahy qalinle waan ogahy lkn sxp beyjka 2 dhageyso qalinle mahaan sxp

    • @abdulaahiqaasim3455
      @abdulaahiqaasim3455 3 ปีที่แล้ว

      @@shardiid1 hadii ow abtigayahy sxp
      waqtigow geriyodey mataqanaa sxp
      tariqdiisa wax iiga sheeg

    • @mahamudnur1582
      @mahamudnur1582 3 ปีที่แล้ว

      Musse Ismacil ( Qalinle), Sahra Mire, Siraad Abdulle Ugaas iyo Abdilahi Cumar (Xarago)

    • @mahamudnur1582
      @mahamudnur1582 3 ปีที่แล้ว

      Musse Ismacil ( Qalinle), Sahra Mire, Siraad Abdulle Ugaas iyo Abdilahi Cumar (Xarago)..... Erayada waxaa leh sidaan filayo Cabdi Bashir Indha-Bur ama Maxamed Nur Shareeco ......AUN dhammantod