5 Gabar keenta in fariintaada kaaga soo jawaabi waydo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 141

  • @ibraahimrasta3610
    @ibraahimrasta3610 2 ปีที่แล้ว +22

    Inta murugeesan murugada Allah ha ka qaado aamiin isooboqo wll mcn

  • @hustle_till_u_win9635
    @hustle_till_u_win9635 2 ปีที่แล้ว +21

    Hadii Gabar aan kahelo oo waxba Naga dhaxeen aysan fariimahayga kasoo jwbin xataa isbuuc dhibmalaha dulqaad waa inaa muujiyaa ileen shaqo bilow ah baan wadaaye❣️. ugu danbeyna ama waa over🤦 ama waa success✅. lkn hadii qofta uu xariirka Naga dhaxeeyo aysan fariinteyda kaso jwbin waxaan Ka walwalaa caafimaad keeda waan raadinaa waana wareysanaa xaaladeeda waxaan hubinaa inuusan xanaaq jirin hadii ay ok tahay🎤. sida aysameysay oo kale aa sameenaa💪 waa arkeynaa wixii dhaca ama dhamaadka filin fashilmay😢 ama raali galin mid waaye💯✅

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 2 ปีที่แล้ว +6

    Thanks ayuub ahmed 🙏🏾❤️💯

  • @Maxamed17
    @Maxamed17 2 ปีที่แล้ว +7

    We need motivation no more gabar
    Thank u bro 😎

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad thenk you so much warye somaali macawislay qaata waanada

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaadi kusoco yqy waa kuwadanaa mar waliba xaqiiqda baa noo sheegtaa💯🥰

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 ปีที่แล้ว

    Aniga Alxamdulillah haddi mashquul aan ahay xitaa qofka waan u jawaaba.

  • @hooyomcn1763
    @hooyomcn1763 2 ปีที่แล้ว +22

    am First watch video😁

  • @sakariyesayid9671
    @sakariyesayid9671 2 ปีที่แล้ว +6

    Wllky alaha haku sharfo wlhi videoyowyadaada saan udaaawanayey waan wada dhameeyay🤒xata heer waxaan gaaray aan sugo videoyowgaad soo dhigi doonto aan sugo😎💕waxbadanbaan ka bartay
    Salaaan sare🤗😽

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 ปีที่แล้ว +2

    M.a my teacher 🥺❤️📎🖇

  • @ramadanhassanhaji8256
    @ramadanhassanhaji8256 2 ปีที่แล้ว +1

    Usteed Shukran
    Wa ciwaan in badan sugayay

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏🙏❤❤💯💯

  • @youngbdi5590
    @youngbdi5590 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 😊 my dear ♥ teacher 😘
    The Best advice

  • @omarnorabdirahmaan6468
    @omarnorabdirahmaan6468 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah thank you

  • @cabdiqaadirnuux-vx8nk
    @cabdiqaadirnuux-vx8nk ปีที่แล้ว

    Ustad Ayuub wllhi Macalin wxbadan Ka faa iidy Alle ha ku sharfo wllkyyyy

  • @maxamed_cabdi_xassan_____6693
    @maxamed_cabdi_xassan_____6693 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks 🥰__ My teacher 🥰

  • @abdifatahsharif7342
    @abdifatahsharif7342 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah ayub

  • @cabdixakiimyuusu5796
    @cabdixakiimyuusu5796 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalalhey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah Eid Mubaarak🙏🙏🙏🥰

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my teacher 🙏

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustadka kaliye ee colol adega nabaray😀🙏🙏🙏🙏

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah

  • @amiinabdiofficial5304
    @amiinabdiofficial5304 2 ปีที่แล้ว +2

    ManshaLLah tanks wllo 🥰

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa muuqaal faaido badan Ustaad ❤💯

  • @shukraanxaaji1525
    @shukraanxaaji1525 2 ปีที่แล้ว

    Alla ayubow run badanidaa.
    aduunka waxan unicbahay nimanka dhaha quruxey warka keen iyo hadalada malaayacniga ah kuwas cml fariintooda saas inta u dayo aa kasii gudbaa wlhi

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher ayuub axmed

  • @xirsicabdixirsi5209
    @xirsicabdixirsi5209 2 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaantii waxaan ku odhankaraa boqorka dhiirigalinta

  • @06cumar
    @06cumar 2 ปีที่แล้ว +1

    Our leader

  • @FalaaxOnline
    @FalaaxOnline 2 ปีที่แล้ว +1

    Quruxeey warka keen 😅🤣.
    I love you so so much my zero

  • @ahamedibraahim8989
    @ahamedibraahim8989 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Ayuub

  • @kamaalcawil2874
    @kamaalcawil2874 ปีที่แล้ว

    Wxaa jira vedios bdn o gbdhaha ku dhiiri galinaya inay ragga u jwaabin marmarka,qaybtood, oo dhahaya dhawr beri ka aamus qofkaad jeceshahy hakaa fakaree, hday talaa ku dhaqmayso qoftaada kwrn?

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 2 ปีที่แล้ว +1

    Màsha Allah

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @liibanmaxamedahmed1636
    @liibanmaxamedahmed1636 2 ปีที่แล้ว +3

    Walal muxtaad ayan ku ahay waxan ka mid ahay ardayda siden kugu helaq

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 2 ปีที่แล้ว +1

    Walall wad madan tahy sabeskarab

  • @maxamuudbk3636
    @maxamuudbk3636 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc wll 2018 ayaan cenalkaaga subscribe gareeyay anigoo singala ,waxaan udhagaysan jiray sida shooko taxana ah camal , laga bilaabo 2022 markaan guursaday waxaa ku yaraaday brogramka ama video aniga ikhuseeya micnaha famaliga

    • @suleekhaaadan3884
      @suleekhaaadan3884 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle haysu kiin barakeeyo wll addi iyo xaaskaga
      M.a Dhaqma

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 ปีที่แล้ว

    Wll hadoo qof ka fariintayda kasoo jawaabi waydo ane wan is ka ilooba waxay tahayba hadaa laysoo diro xitaaa bil bay igo qaadataa inan u jawaabo

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ustaad mahdsnid

  • @abdifatahsharif7342
    @abdifatahsharif7342 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayub

  • @hassanahmedibraahim4618
    @hassanahmedibraahim4618 2 ปีที่แล้ว +1

    Lagend Allh kusharfo✊

  • @abdiwahabmohammed6441
    @abdiwahabmohammed6441 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsantahay

  • @maxamedxassan1401
    @maxamedxassan1401 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlaahi mcnl vidio kaan aad ayn u ugu baahna thanks 🙏🙏🙏🙏

  • @asmanuur6355
    @asmanuur6355 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll wiil ban isla soconaa mudo sanad lyo bar kudhaw wan jeclahay Isagane koleey wan ku jeclahay ayuu idhahaa aadbuu ii xitiraamaa wuuna idhageeystaa lkn aniga mawoco inuu isaga isoo waco mahane waxuu idhahaa maa isoo wac did mar wuu iga xanaaqa markaas buu isbuuc iga aamusaa ani inuu ijecelyahay iyo inuu ijecleen wan kalagara weysanahy wll

    • @shemsediinfowzi950
      @shemsediinfowzi950 2 ปีที่แล้ว +1

      Adi kibirka Iska daa wac maxaaa

    • @ifraxifraxmohamed7419
      @ifraxifraxmohamed7419 ปีที่แล้ว +1

      Asma nuur kulamid baan ahay abyo

    • @ifraxifraxmohamed7419
      @ifraxifraxmohamed7419 ปีที่แล้ว

      @@shemsediinfowzi950 asaga ayaa sowacayo maxay uwaceysa

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@ifraxifraxmohamed7419mxaa asaga daqtar miyaa uqore inuu marwalba sowaco ayada majeclo. Wlh blh qoftan jeclahay hadi an ogahay iney faqir yihin o shid tahay ha wan wici lkn marwalba isowac ayadana imasowaceyso waa Socon kartaa lee wlh

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@ifraxifraxmohamed7419kibrka iska da oo ninka wac

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 ปีที่แล้ว +1

    Quruxeey warka keen 😅😂😂

  • @Zuzu.455
    @Zuzu.455 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll Plz wilasha na so badi dee sida gabdhaha uga hadasho kale 🥺🥺

    • @deekmohamed8567
      @deekmohamed8567 2 ปีที่แล้ว

      Gabdhuhu waa shayaadiin waawayn🤬

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah🥰🙏

  • @xirsicabdixirsi5209
    @xirsicabdixirsi5209 2 ปีที่แล้ว

    Wll mahadsanid suhayb axmed

  • @DeeqoShekh
    @DeeqoShekh ปีที่แล้ว

    6:47 😊

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going teacher 🙂

  • @AhmedHassan-ci8nd
    @AhmedHassan-ci8nd 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayubow JCL daan hadaan iskadafo kwrn ilaa hafadkaa nolashydaa aan kagaroo wll

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks ayuuuub

  • @abdirisaqking8489
    @abdirisaqking8489 2 ปีที่แล้ว +1

    Fast like pink isaar wll ayuup wan ku tagera

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 2 ปีที่แล้ว +2

    Sida in y Dhaqtar yihiin uu dhahay 😂😅😂😂😅😅😅😂 runtii waa qoslay

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 ปีที่แล้ว

    M.a ayub axmed thanks

  • @majiidcade4191
    @majiidcade4191 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad zxp ayuub gulayso zxp

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllky waan ku salaamayaa salaan sare

  • @seedaremee701
    @seedaremee701 2 ปีที่แล้ว +1

    Pro kasoo hadal gabar sida loo.ogaado in aykujeceshahay

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 ปีที่แล้ว

    Rayhana

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal ninka aan kaaga jawaban su Alahada asina maxaa kaga baxay

  • @mustafyaremustafyare7519
    @mustafyaremustafyare7519 2 ปีที่แล้ว

    Keep going Teacher

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Limit aa jiro, iyo lamaaaane seee isku yihiin qofta balance hadana hadba say xiligiyo waqtigu yahay .meelaan wax ladhihin iyo waqtiba aan ladhihin ama action.yarta haahaatee.

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Wcs wll

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว

    Walahi ustaad runtaad ayaad sheegtay lkn dhinaca willashan ka hadal bal aan ogaaneeh ustaad??

  • @maxamedxasan6945
    @maxamedxasan6945 2 ปีที่แล้ว

    Ayub yre Sxp allaku dhawro

  • @maxamedkayse6469
    @maxamedkayse6469 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad ayuub 😇😇🥰💢💥💯

  • @deeqmuxumed2220
    @deeqmuxumed2220 2 ปีที่แล้ว

    Hadsanid

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Iyoiyo.

  • @abwanababiye9137
    @abwanababiye9137 2 ปีที่แล้ว

    Is adkaynta waa waxay gabdho badan waalay saw maaha

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 2 ปีที่แล้ว

    Haa waa runtaa wllky

  • @anfacaxmed2266
    @anfacaxmed2266 2 ปีที่แล้ว

    Dhiragalinti nafta maiskadhaf tahy abti hasawaha wan kucjisanay

  • @maxamedxassan1401
    @maxamedxassan1401 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaan qoraa lada qaldan soo qoraaya ka xishooda mclnka wlaahi

  • @afnaancabdlla1731
    @afnaancabdlla1731 2 ปีที่แล้ว

    Quruxay warka keen wallhy waxjiraa shegtay ustadii 😂😂 iyo cawa kubartay waakuu dhibtaa balagu leeyahay waabencadiyah

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 2 ปีที่แล้ว

    Informative.

  • @hudawarsame2326
    @hudawarsame2326 2 ปีที่แล้ว

    Ayubo w se waayadan fariimuhu xaga ragay ubad yihiine talow pageka maiyagaa xoraystay🤔

  • @kifaaxali6273
    @kifaaxali6273 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc ayuub suaal ayaan ku weydiin please iiga soo jawaab, waxaan leeyahay youtube chanel asbuuc walba viewer's hoose ayey u dhacaan 150 ilaa ayaa layga gooyaa please ma ii sheegi kartaa sababta.

  • @ollowdecoration3845
    @ollowdecoration3845 2 ปีที่แล้ว

    Isku dir baad wada

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 2 ปีที่แล้ว

    keep going 🥰😊

  • @Maahirt
    @Maahirt 2 ปีที่แล้ว

    First One

  • @MadiinoAxmed-ut6vi
    @MadiinoAxmed-ut6vi ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hassanomarturki2384
    @hassanomarturki2384 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal

  • @xasanshiiqiye3562
    @xasanshiiqiye3562 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 2 ปีที่แล้ว

    Ma anikaa wareersan mese Chanel magaciis waa la badalay

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว

    لك شي من

  • @akdollarxuseen7392
    @akdollarxuseen7392 2 ปีที่แล้ว

    my prother nolow😍

  • @daadirnaan8880
    @daadirnaan8880 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayuu Ahmed San cadalad mahanee gabdhahena video kale usosamey oo ragena kusabsan😇🤭

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa cadaalad iyo cadaalad darro meesha keenay waxaan waa talooyin waliba ah kuwa xaqiiqda kahadlaayo adi haddey kugu socon ama aa jiran tahay isaga tag meesha meeshaan dad fiyow baa joogee dumar iyo ragba waa loo wada siman yahay ee ustaadka kala tag waxa meesha aalin aa iska dhaadhicisay!

    • @daadirnaan8880
      @daadirnaan8880 2 ปีที่แล้ว

      Wad mahasantahay

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 9 หลายเดือนก่อน

      Sxb taloyinka rag iyo dumarka wey quseyaan

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 2 ปีที่แล้ว +1

    WaH niyahow cadkii raggu wuu idinka guuray
    waamaxay beer jileecu?
    Ninka rag ah waxba uma arko inay gabadh saa samayso waayo wuxuu ogyahay in dunida waasac taahy!!

  • @safiyodahir5012
    @safiyodahir5012 2 ปีที่แล้ว

    Wiilashana ksoo sameey mclin

  • @yusra190
    @yusra190 2 ปีที่แล้ว

    first ❤️❤️❤️

  • @marwaabdi553
    @marwaabdi553 2 ปีที่แล้ว

    Oo ma dumarka oo qudha ay ta samay

  • @hodanabdi3210
    @hodanabdi3210 2 ปีที่แล้ว

    Ce vrai

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 2 ปีที่แล้ว

    Hal maalin aa dulqaad badanaa

  • @samsammacalin6347
    @samsammacalin6347 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayooba nabarka whatsapp no so dhiga in kul hadlo ayaa donay insha allha wada arki qorlkega

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 2 ปีที่แล้ว

    Acs

  • @nimcocali4005
    @nimcocali4005 2 ปีที่แล้ว

    nimanka hadda jooga cawradoodunbay ka sheekeeyaan waa dulliyiin

  • @mohamedbashir3132
    @mohamedbashir3132 2 ปีที่แล้ว +1

    1

  • @xassanluckyjunior1216
    @xassanluckyjunior1216 2 ปีที่แล้ว

    2

  • @naimahussein3986
    @naimahussein3986 2 ปีที่แล้ว

    😍😍

  • @stromkilson5066
    @stromkilson5066 2 ปีที่แล้ว

    Ugaas ayubow waa maxy dee muuqaladii dhiirigalinta aha aanu kugu aqooney baryahan ma baa ka aheynee, Ugaasow waa sidee dumarkii baad ku fooftee 😂

  • @KaaliyeShow
    @KaaliyeShow 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka halkan so boqdey bal na soo booqda wax badan aan kala faaidnee

    • @Hoodo121
      @Hoodo121 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllo waan kusoo bookhdy adana isoo bookho

  • @saharamaalim3856
    @saharamaalim3856 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣quruxey ma cafimad qabta...ma Doc ta aa tahay