8 Calaamadood oo lagu garto dadk caqliga badan!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 67

  • @abdibaasidabdilahiabdi8782
    @abdibaasidabdilahiabdi8782 2 ปีที่แล้ว +10

    7 calaamadood ayaan kawadaagay lkn
    Ta wax akhrinta ayaa igu adag lkn waan jecelahay inaan wax akhristo
    Mahadsanid zxp ❣👍👍

  • @liiboy2592
    @liiboy2592 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc ustaad aad ayad u mahadsantahay sida wacan ee ad noogu soo gudbineyso cashiradan qiimaha badan waxan kaa codsan laha inad soo galiso maalinki hal ama laba video hadii ad awoodid mahadsanid.

  • @suaadmohmad7988
    @suaadmohmad7988 2 ปีที่แล้ว +4

    Ala run badana masha Allah i lahow adaa mahadle🤲
    Mahadsanid wll.❤

  • @Danabstudio19
    @Danabstudio19 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep up legend 1M subscribers u qalantaa link maalin waa gaaree anaa ku dhahey$Never give up

  • @raxmaxusen7583
    @raxmaxusen7583 2 ปีที่แล้ว +1

    Safaana youtoperska qofka kaliya anka tagero mhdsnd
    احرس على ما ينفعك وستعن بالله وال تعجز

  • @bishaaroaxmed757
    @bishaaroaxmed757 2 ปีที่แล้ว +2

    mashaa Allah ustaad 7 ka mida ayaan leeyahy Alxamdulilah Allah ku barakeeyo mahadsanid inbadan ❤❤

  • @axmedmaxamed7478
    @axmedmaxamed7478 2 ปีที่แล้ว +3

    pro ilaahay dartii aan kuujeclahay ilaahay haku xifdiyo🥰

    • @abdinasirsafaana
      @abdinasirsafaana  2 ปีที่แล้ว

      🙏🏽🥰 sidad ii jeclaatay Ilaahay hakuu jeclaado!

  • @faysalmohammed9706
    @faysalmohammed9706 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah inta aad shegtey wa isku arkaa only in aan ka kululaado mar marka qaar waxayalaha aan la kulmo lakin ma jiraan waxas xal u noqon kara sa u wada kulmisto tilmamahaas oo dhan ustaad Humble wa ahay qof waliba oo ila hadlo wa u furanahay wana dhageysta markii wax la i dhaho markii aan khalad galo wa qirtaa haa wayo wado kale ima furan balse mar mar aan ben shego wey jirtaa si aan xalad kale ugu dajiyo cilmigaga wax badan ba ka bartey waxan jeclan lahaa hada namabar ledahay oo whatsapp isticmasho in aan isla so xirirno Ustaad

  • @asadanas6005
    @asadanas6005 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @أحمدباريو-ص7ص
    @أحمدباريو-ص7ص 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Allah hakubarkyo ustad

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 2 ปีที่แล้ว

    7 waanleeyahay balse wax akhrisku wuu igu adagyahay bedelka waxan dhegaystaa wax badan

  • @calixinif
    @calixinif 5 หลายเดือนก่อน

    Haa waxaan jeclahay inaan marwalb xog helo

  • @sumeyasweet6947
    @sumeyasweet6947 7 หลายเดือนก่อน

    ❤️🫶🏽

  • @adamwalimahamed1048
    @adamwalimahamed1048 2 ปีที่แล้ว

    7 wa la iga helaya lkn dulqadka ma lihi oo meshan wxpa ka fahmi wayo wan iskaga Taga si dagan

  • @nimcocabdifataax9998
    @nimcocabdifataax9998 ปีที่แล้ว

    5 calmdo o ka mid ah ayaan leyhay 2 calmdodna inyar inyar ayan k leyahay 1 calmdna ma lahi

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 11 หลายเดือนก่อน

    All 😂

  • @HodanIsmaciil-yy6jv
    @HodanIsmaciil-yy6jv 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @deqocqadirdeqocadey655
    @deqocqadirdeqocadey655 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah alxm waan leeyahay intaba mahadsanid mudane

  • @saadoabdullahi9431
    @saadoabdullahi9431 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @saamiyocumar7496
    @saamiyocumar7496 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuxafido

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed5545 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaH

  • @sacdiyasiciid1922
    @sacdiyasiciid1922 2 ปีที่แล้ว +1

    Alx allhow adigaa mahad iskaleh 🤲🥰

  • @amirimohaned8916
    @amirimohaned8916 2 ปีที่แล้ว

    Yes wlhi dhamantodba

  • @xaliimosacdiya4621
    @xaliimosacdiya4621 4 หลายเดือนก่อน

    Anaa saas ah walaakey

  • @daniolmo4432
    @daniolmo4432 2 ปีที่แล้ว +1

    Never stop tellling us pro 🤝🖤 waan hubaa maalin uun waad gaari doonta hamigaaga 100k i.a🖇️✅❤️

  • @fatushmalaq7658
    @fatushmalaq7658 2 ปีที่แล้ว

    Asc bro

  • @ApdiismaacilAhmed
    @ApdiismaacilAhmed ปีที่แล้ว

    Horay uu soco

  • @mohamedAhmed-rj2sb
    @mohamedAhmed-rj2sb 2 ปีที่แล้ว

    Dhamaan

  • @Asraabdulahi32
    @Asraabdulahi32 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll safaana

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤😍😍

  • @HanadAkOfficiall
    @HanadAkOfficiall 2 ปีที่แล้ว

    Inta ad shekte dhaman waan leyahay alle haku xafido Ustaad

  • @sajuumacan1332
    @sajuumacan1332 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad cabdinasir safana waan kula socdaa allaha ku barakeeyo

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 2 ปีที่แล้ว

    Qofka qasab miyaa inu wada yeesho ustaad ama qaar hadi lagahelo wuu caqli badanyahy

    • @abdinasirsafaana
      @abdinasirsafaana  2 ปีที่แล้ว +1

      Shan ka mid ah haddii aad leedahay waxaa tahay qof caqli badan!

    • @salafibare8945
      @salafibare8945 2 ปีที่แล้ว

      @@abdinasirsafaana Mahadsanid ustaad

  • @user-gc1et4ei2i
    @user-gc1et4ei2i 2 ปีที่แล้ว

    qalbiga kaasalaamayaa ugaas

  • @juweriafatul2613
    @juweriafatul2613 2 ปีที่แล้ว

    Waxba waa aheey isfaanid ikama ahn thnks wll

  • @saamiyocumar7496
    @saamiyocumar7496 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah sxp sare keep going

  • @jookarkaweynn8954
    @jookarkaweynn8954 2 ปีที่แล้ว +1

    Horay u soco zxp sare

  • @sacdiyoidley6462
    @sacdiyoidley6462 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @isqabojiqaboji4899
    @isqabojiqaboji4899 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waad masatayi

  • @Abdifatah-p4t
    @Abdifatah-p4t 2 ปีที่แล้ว

    Macalin Hada commentigeyga in aad arki karta fila meel Gooni lagala so hadli kara majirta🥰✋🏻

  • @mohamedomarsky6707
    @mohamedomarsky6707 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mazuul

  • @qalidaxmad8716
    @qalidaxmad8716 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @abdirizakdahirsaciidmaxama79
    @abdirizakdahirsaciidmaxama79 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @bishaaroaxmed757
    @bishaaroaxmed757 2 ปีที่แล้ว

    dhagaysiga ayaan jeclahy ee kawaran ustaad aqriska ma jecli laakiin casharada duuban muddo waan dhageysan karaa maxaa sababo ustaad

    • @abdinasirsafaana
      @abdinasirsafaana  2 ปีที่แล้ว +1

      Waxa aad dhagaysaneyso haddii ay yihiin waxa aqriska u dhigma waa wax fiican. Lkn xirfadda waa dhagaysiga waa mid fudud, aqriska ayaa ka xeel dheer!

    • @bishaaroaxmed757
      @bishaaroaxmed757 2 ปีที่แล้ว

      @@abdinasirsafaana mahadsanid inbadan

  • @Faizomuqtaar9821
    @Faizomuqtaar9821 2 ปีที่แล้ว

    Shugran ustat Abdinasir safana 👏🥰

  • @queennatasha7561
    @queennatasha7561 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad 👍👍👍👍

  • @ApdiismaacilAhmed
    @ApdiismaacilAhmed ปีที่แล้ว

    Horay uu soco

  • @Aliaboob-sk7je
    @Aliaboob-sk7je ปีที่แล้ว

    Wan le yhy dhaqamda dhamantod😅

  • @muxiyodiin8490
    @muxiyodiin8490 2 ปีที่แล้ว

    ℳ𝒶𝒽𝒶𝒻 𝓈𝒶𝓃𝒾𝒹 𝓏𝓍𝒷.𝓂𝒶𝒸𝒶𝓃