subxaanalaah dadku aad bey udegdegayaan fuudeyd waayo iyagoo xataa video ga dhameysan ayuu comint bixinayaa judha ugu horeyso jawaabtiisana halkaas ayeey ugu jirta laakin asif ma dhameysan marka ilaaheey ha na asturo yaarabi
Jizaka-Allah khairan ,runtii waxaad ka dhawajisay toobigyo aad muhim u ah,faa iidana u leh dhamaan umada soomaaliyeed , Allah khair hakaasiiyo fikir kaaga wanaagsan aad usoo gudbisay dhamaan bulshawaynta somaaliyeed
Caqliyaraanta inuu qofku coppy noqdaa ka mida, Saxaro ul dheer baa layskaga tiraaye waxaad mararka qaarkood arkaysaa qof iska yara damiir xun o qof aad iyo aad u neceb o aan xiisayn hadana qofka kale xin iyo coppy illa labiskiisa ladaba joogo laga yaaba qofka u daba socdaa inuu marhore nacay calooshana ka jaray marku ar kay qof sirin sirqaysan in uu yahay, dadka bal wada leh hadana caqliga yar intay dhibaato naftooda yelayaan baa ka badan intay isleeyiin wax sheega dibbayka shanleeyaan
Allhuma sali wa salim cala nabina muxamad
Haa waa lagu Maqla
JAZAAKA الله❤
Wagu.
Maqalayaaa
Ma sh allh allh qeer haku siiiyo
Masha alaah waxaad ka hadashay maduuc muhiim ah iyo cudr bulshada haya جزاك الله خيرا
subxaanalaah dadku aad bey udegdegayaan fuudeyd waayo iyagoo xataa video ga dhameysan ayuu comint bixinayaa judha ugu horeyso jawaabtiisana halkaas ayeey ugu jirta laakin asif ma dhameysan marka ilaaheey ha na asturo yaarabi
Mashalah Jazaakumalaah
Mashallaha jazakalah
Sheekh anigga Allah ayaa
I maqlaaya iina arkaayya
Marka xumaan oo dhan iyo cay waaba joojiyay illen
Waaba la ii jeedda
Oo la I maqlaa..
Sheekh alah Ku daayo
Been maaha
Jizaka-Allah khairan ,runtii waxaad ka dhawajisay toobigyo aad muhim u ah,faa iidana u leh dhamaan umada soomaaliyeed , Allah khair hakaasiiyo fikir kaaga wanaagsan aad usoo gudbisay dhamaan bulshawaynta somaaliyeed
Haaa
mashallaha tabarakallaha walale
Masha allh
Haa,
Haa
haah
Caqliyaraanta inuu qofku coppy noqdaa ka mida, Saxaro ul dheer baa layskaga tiraaye waxaad mararka qaarkood arkaysaa qof iska yara damiir xun o qof aad iyo aad u neceb o aan xiisayn hadana qofka kale xin iyo coppy illa labiskiisa ladaba joogo laga yaaba qofka u daba socdaa inuu marhore nacay calooshana ka jaray marku ar kay qof sirin sirqaysan in uu yahay, dadka bal wada leh hadana caqliga yar intay dhibaato naftooda yelayaan baa ka badan intay isleeyiin wax sheega dibbayka shanleeyaan
Waxad Ka hadleso Mel raaci warkada Cadey kkk😂
Haaaa
thanks shikh
Shekhow aniga halfikir ayaan kudarsanayaa caqligu waa injiin kaiskuxira suasha iyo jawabta suashana waxaa abuura Isha iyo dhagta waxyiga iyo kownka aynu kudulnoolnahay baraka lah shiqow
Ayaa lagaraadinayaa jawabta caqliguna jawab kamasoobaxdo suasha iyo jawabta haduu caqligu siqaldan isuguxiro wuu qaldamayaa qofka Marka caqliga yaan Lagu mashquulin jawabaha haladiyariyo kadibne bararcticle halagaliyo caqligana eedeynta halagadaayo
Waxaa kaloo kamita qofkii yoo aan isla socon oo been kuu sheegaa hadana sikabadalan dhoornooc buu hadba usheegaa ilaa islama socdo
Asc haa wll