Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa dil toogasho ah ku fulisay 10 dhagar qabe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 153

  • @MrTrexPrehistoric
    @MrTrexPrehistoric 25 วันที่ผ่านมา +18

    Puntland gacan bir ah bey iskaga qabteen argagaxisada waana ku liibaaneen oo wakaas qarax kama dhaco. Masha'Allah!

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 25 วันที่ผ่านมา +14

    Asc umada somaliyed
    Waxan ka muruugoda marka an arko raag xoogu inta leegyahay halkey umadoda iyo wadanka difacii lahayen ayey walalo somaliyed oo waxba kuu sameyn malin walba ay dilayan dawlada puntland iyo cindanka hampalyo shaqo wanagsan ayad qaba arintan Mudigsho intan dambe wax yar ayey ka gabiseey shuute waxan ka codsaneyna inu tirka wada keeno ishaallah fariteyda waxey tahay umada somaliyed is jeceelada walalayaal oo shabab meel walba ay joogan halagu dilo dawlada iyo cindanka la shaqeya somalj oo dhan ha nolato from Djibouti

  • @ahmedhazzaa3676
    @ahmedhazzaa3676 25 วันที่ผ่านมา +12

    Puntland Waa Hooyada Dalka Waa In Aan Kaga Dayanaa Sida Ay Mar Weliba Ugu Taagan Yihiin in Aan Bulshadoodu La Carqaladeenin Amaankooda

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 23 วันที่ผ่านมา +2

    Qawaarij taan waxaa ku jiray 3 fakatay oo laga soo qabtay baraxlay masha allah sidaad halgu wada maalin walba 10 halagu quraacdo guul pltland

  • @FutoXar
    @FutoXar 25 วันที่ผ่านมา +11

    Nabada Puntland baryo Kuma imaan xamar maaha meeshu wa bilaahi towfiiq dadkeenii bay liqeen

    • @siradm
      @siradm 25 วันที่ผ่านมา +1

      Xamar qaraarka kaa haayo muxuu yahay? Edeb yeelo

    • @kaliddiriye
      @kaliddiriye 25 วันที่ผ่านมา

      @@siradmxamar dad aan nabada jeclayn ayaa dagan

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 25 วันที่ผ่านมา +2

      Xamar ayaa ku qarowdaan tanakele, Xamar maalinkasto ayaa la geeya tiirko Subax kasto , lakin reer faanayo ma nihin!

    • @siradm
      @siradm 25 วันที่ผ่านมา +1

      Noole aan nabadda jeclayn ma jiraa xittaa xayawaanka? ​@@kaliddiriye

    • @FutoXar
      @FutoXar 25 วันที่ผ่านมา +2

      @@siradm maxaa lagaga qarwayaa dadkaa somaliyed oo aduunka ku cadaaban oo dabka laiska saarto Caan bay kutahy qaraxyo iyo amni daro

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 25 วันที่ผ่านมา +7

    Kuwaan in lalaayo waan ku faraxsanahay alxmo in mujrimiintaan dunida la dhaafiyay reer puntland waa😂in wax Laga bartaa Alshabaab dil mooye arxan kale maleh Allaha naga ciribtiro nijaastaas umuda dhiigooda xaqdarada ku baneysta.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 25 วันที่ผ่านมา +9

    Horta raga soomaaliyeed ee is qarxiyo Allah soo hadeeyo way dhamadeen sidiu tiirka loo geynayey maxayse dadkeen u dilyaan maalin walba may aadan cadawga itoobiya Allah soo hanuuniyo ragii soomaaliyeed way dhamadeen Allah u gar garo dadkeen soomaaliyeed Allahna soo hanuuniyo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 25 วันที่ผ่านมา +3

    ❤ shaqo fiican hala toogto wixii Alshabaab ah yaan Alshabaab lala saaxiibiin sidii Farmaajo iyo Hassan sheekh

  • @nabiga_kusali_scw
    @nabiga_kusali_scw 25 วันที่ผ่านมา +8

    Allahow badbaadi dalkeena

  • @user-hs3gi3xk3e
    @user-hs3gi3xk3e 25 วันที่ผ่านมา +3

    puntland waa hoyga xasuuqa khawaarijta

  • @bonfire7803
    @bonfire7803 25 วันที่ผ่านมา +6

    Hawiye yow Puntland waa in ad ka baratan sida sharciga iyo dowladnimo u shaqeyso

    • @hawakiin6410
      @hawakiin6410 25 วันที่ผ่านมา +1

      Qabiil aya caloosha kaagdlay
      Qisaasta waa waajib
      As xukunkooda waa dil 😅

    • @free.crypto.mining1
      @free.crypto.mining1 25 วันที่ผ่านมา +3

      @@hawakiin6410mansuur roobow musan ahayn kii arday qalin jabisay qarxiyay maxa u toogan waydeen shabab waa hawiye hawiyena waa shabab 😂

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 25 วันที่ผ่านมา

      Bonfire waxa tahay maafiyo isku diray shacabka soomaaliyeed aniga ah puntuland ah mana haysano walalaheen hawiye Allah ka sakow ayaga na xukuma waan dadkeeni waan dawladeen waan madaxweynaheen xasan sheikh ee qabyaalad ma doonayno ee orad shaqo aduunka u raadso shame on you

    • @free.crypto.mining1
      @free.crypto.mining1 25 วันที่ผ่านมา

      @@fadumoabdi5595 xasan yaa la dhaha makii shababka u waynaa 😂 Ana wasa asaga iyo Cali dheere

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      ​@@fadumoabdi5595 maahid reer puntland lahjada puntlnd waaa gaar hanagu qaraaban hawiye😂

  • @The-informed
    @The-informed 25 วันที่ผ่านมา +4

    Wallahi waan murugoday dhalinyaradi somaliyey waa dhamaden wa in dagaal qabiil kudhimatay in shabab ahaan lodilay in tahriib kudhimatay iyo in ayagu dadkodi dilaya. Subxanalah war saan hadii lagu socdo waxba inagama harayaan

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 25 วันที่ผ่านมา

      Dowlad la aanta usabab ah wxas dhan

  • @ahmedbiif4059
    @ahmedbiif4059 25 วันที่ผ่านมา +5

    Wa sax laya guuba waliba

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 25 วันที่ผ่านมา +2

    Alshabab kadeed baahaysta😂😂 dhinac Puntland baa jafeysa dhinacna jubland baa hoojineysa😂😂

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 25 วันที่ผ่านมา +1

    Manta waa 17/8/2024. Somalia miye kahoreysa adunka kale

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 23 วันที่ผ่านมา +1

    Wajigooda waxaa nacalad ka muuqata muslim dhiigis qofkii banaysta saasa u danbaydaa aakhirona jahanama ku waarayaa

  • @user-or1sw7nv8p
    @user-or1sw7nv8p 25 วันที่ผ่านมา +3

    Juuuuus laaya murtadiinta bilan ahliga ah☠☠☠☠☠

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 25 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan arkaa kuwo badan oo halkaan comments kusoo qoraya iyagoo iska dhigaya shacab caadiya lknse ogaada waa alshabaab.
    Waxay leeyahiin dad ayaa cadaalad daro lagu dilayaa.
    Adeer raga xukunka lagu fukiyay kuligood waa qiraal waana ragii dadka ku dhameeyay gobalka mudug cid wax laga waydiinayaana ma jirto kuligood caska ayaa lagu tooganayaa

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 25 วันที่ผ่านมา +3

    Mansha sidaasaa lagu kala nabad gelayaa

  • @HaykalHakul-uw9vb
    @HaykalHakul-uw9vb 24 วันที่ผ่านมา

    Gooobta tooogashada aaad baan uga xumay inaanku arkay shpy oo xadhiga dilka ku xidhan lana toooganayo lakiin nafti naf disha quraanka ayeyku taalaa in la marinayo wadadaaa shpkay alle haku naxariisto aaadban kaaga naxay😢😢😢

  • @Axmedismacil-p9o
    @Axmedismacil-p9o 25 วันที่ผ่านมา

    🙏

  • @bincamir1
    @bincamir1 25 วันที่ผ่านมา

    Meel madaxdeeduba xaaranta cunta ayaa hadleysa.

  • @Nawaliita
    @Nawaliita 25 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Tear_12
    @Tear_12 25 วันที่ผ่านมา

    Reer punland waa ku bugadin layta khawaarijta waa codowga umda somaliyeed

  • @abushaybahjaamac8964
    @abushaybahjaamac8964 25 วันที่ผ่านมา

    Insha allaahu xaqqaa guulaysan

  • @AbdirahmaanAxmed-j2g
    @AbdirahmaanAxmed-j2g 25 วันที่ผ่านมา

    𝗥𝗔𝗚𝗨 𝗚𝗔𝗖𝗔𝗡𝗧𝗢𝗢𝗗𝗔 𝗔𝗬𝗔𝗬 𝗜𝗦𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗠𝗘𝗘𝗬𝗘𝗘𝗡 😢

  • @YusufAbdiiYusuf
    @YusufAbdiiYusuf 25 วันที่ผ่านมา

    Xamar intaa wx bay xukunyaa lamana toogto sida puntland

  • @JeeleAli
    @JeeleAli 25 วันที่ผ่านมา

    Guul buntiland

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 25 วันที่ผ่านมา

    reer Puntland mar hore ayey go'aan sadeen cidii denbi noocaas ah gasha in tiirka la geeyo cidduu doono ha noqdo, kuwa ugu badan ee la dilo ogaado soomaaliyeey waa kuwa ka soo jeeda deegaanka Puntland ku abtirsato, Soomaali oo dhan sidaas inay yeesho ayaa la rabaa si dabkan hulcaya loo joojiyo oo dhalinta kale loo badbaadiyo "Alle waa tuu quraanka noogu sheegay in qisaastu nolo tahay".

  • @wzupppp
    @wzupppp 25 วันที่ผ่านมา +2

    1:56 jareer

    • @FarhanAlisaid
      @FarhanAlisaid 25 วันที่ผ่านมา

      Labo Jareer 😢

    • @wzupppp
      @wzupppp 24 วันที่ผ่านมา

      @@FarhanAlisaid al shabab often use jareer foot soldiers

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 25 วันที่ผ่านมา

    WAR HADII AAD QAAR SIDAAN U DISHAAN QAARNA AYAGU DILAYAAN QAARNA DAGAAL QABIIL KU DHIMANAYAAN QAAR BADAHA KU DHIMANAYAAN KUWO DOWLADO SHISHEEYE DILAYAAN WAAR TIN LAXIIRO WAA TARANTAAYE WIILASHA SOOMAALIYEED HA LA BAADSHO SIDAAN WAA DAN CADOW DALKAANA KU BEYLIHI DOONA HAĎII 30 JIR ILAA 20 JIR WADANKA LAGA DHAMEEYO WAA WIXII DEYNUUNAY LOOGU XASUUWEY IYADOO ITOOBIYAAN TAAGIYO SAARAN LOOGA HORGEEYEY WIILAL AKEE WATA WAR DALKA RAGAA DIFAACEE DABA QABTA WIILASHA OO QABIIL WALBA IYO ODEYWALBA QARASH HALAGU SIIYO INEY OWLAADOODA KALA BAXAAN FIKIRKAAN BEENTAA EE DALKA IYO DOWLADA DUMINTOODA LOO ADEEGSANAYO

  • @user-jc9tl8ix8e
    @user-jc9tl8ix8e 24 วันที่ผ่านมา

    Kii salmaan la dhahayay ma baxsaday macnaha aaway asaga

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 25 วันที่ผ่านมา

    Maaligta cadaabta halagu simo 😂

  • @abdifitahahmed3243
    @abdifitahahmed3243 25 วันที่ผ่านมา

    Kuwii soo siray wanol yihiin ayagina wakuwas dabka lagu rogay qawarij ninki raca sidasa udanbeyaa

  • @AbdinasirSaidOmerCaptainsee7
    @AbdinasirSaidOmerCaptainsee7 25 วันที่ผ่านมา

    Soo sheeg qabiiladooda.nio

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 25 วันที่ผ่านมา

      Adigu yaa Tahay, kuligood waa cidaada- khawaarij foolxumo badan.

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o 25 วันที่ผ่านมา +1

    Puntland As wa lagu xasuqa 50 50 ayeyna u disha halka muqdisha waa hawiya lagu dhaafa barina e qarxiyan

    • @siradm
      @siradm 25 วันที่ผ่านมา +1

      Dambi jeclidaa? Ayadoo qabiil lagu daayay xegeed ku aragtay? Nacaybka iska saar meel kale ayaad ka kulushahaye

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      ​@@siradm waa la daayey anaga aragney roobow nacalad haku dhacdee mxu yhy😮

    • @bonfire7803
      @bonfire7803 25 วันที่ผ่านมา

      @@siradm adiga ayaan ba kaa shakiyay

  • @kaahacadeey1943
    @kaahacadeey1943 25 วันที่ผ่านมา +1

    Subhanallah. Dadkaan hada la toogtey.. Iyaga maa sheegtey iney ka mid ahaayeen qawaarijta😢. Ala waa dad yaryar.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      Dad by dileeen waana la dilayaa😂 nacalaa alqaeda kuyaal

    • @user-mo2cl3xr7o
      @user-mo2cl3xr7o 25 วันที่ผ่านมา

      Shii aan cadeyn lagu haynin xitaa dil wayo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      @@user-mo2cl3xr7o kuligood dad by dileen waana qirteen

    • @kaahacadeey1943
      @kaahacadeey1943 25 วันที่ผ่านมา

      Qofki qof dilo. Hala dilo... Laakiin si fiican haloo baaro.. Intaan la xukmin

  • @MaxamedAmiin-e4l
    @MaxamedAmiin-e4l 25 วันที่ผ่านมา

    Dadka.adunk.kunol.wax.xaneyan.
    Libx. Xasodadcun....adink..daki..bari libxyad..lodirlahay..madxasig kudisan
    .sida.baari melah qatart. Logudiro

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 25 วันที่ผ่านมา +1

    Haye waxaa ka maqan meeday ina hablaay lama orran oo maxaa isbadalay

  • @Puntlader
    @Puntlader 25 วันที่ผ่านมา +1

    Maamulkasta haday sidaas u dilan wa hore ba bi la haayen

  • @akshaale
    @akshaale 25 วันที่ผ่านมา

    Magacyada iyo wejiyada isma lahan ee nimanka xamaaliyaasha ah aad layseen alle ha idinka abaalmariyo reer buuqlaanow

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 25 วันที่ผ่านมา

      You're next

    • @mhdinero9658
      @mhdinero9658 24 วันที่ผ่านมา

      Shabaab ayaa tahay waana lagu dilaya hada Puntlandtimaado. Safka toogashada Waxaa ku jira ninkii Odayga ahaa. Waxaa ku jira (Cadde) ninkii dilay adeerkii Jamal Farax Aden. Beenta jooji.

  • @khadroahmed696
    @khadroahmed696 25 วันที่ผ่านมา

    Markaso kale waxan so xasustaa hestia qaranka
    Dad walaala aan nahayoo
    Waa laysku keen dirayee
    Nacabkeen inoo daran baa
    Dib inaga inoo dhigayee 😢😢

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      Yaaa walaalo ah ma argigixiso pl la walal ah 😮 naa kuwii saliib aan ku laayey kma fiicna anagu marabno argigixiso

    • @khadroahmed696
      @khadroahmed696 25 วันที่ผ่านมา

      Iyaga ruuxoda fikir kooda intii labadaly baa laguu adegsady

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      @@khadroahmed696 wixii puntlnd looso adeegsado anigu wwan tirtirin

  • @abdirisaqhasan8118
    @abdirisaqhasan8118 25 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka ayaa lagalinay gacantii soo jooso laga waaya gumadka yaa dhadhaqa

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 25 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah dadkiiba wax qarax dagaal tiir iyo isdil dhameeyey ilaahay soomaali ha ugargaaro meelay usocdaan garanmaynee

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 25 วันที่ผ่านมา

    Yaa Allah waa ragi wadanaka kadifaci laha cadawaga meshay nadifacilahayen baay dadki somalida lo adegesaday😢😢😢😢😢

  • @hanansaid7394
    @hanansaid7394 25 วันที่ผ่านมา

    😢

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 25 วันที่ผ่านมา

    Waa aarin aad uuqaldan horgalada wadamada dariskaah ayaa laleeyahay landis maa maah waxii diidah ama kasoo hor jeedah waa tooganayaan kuligood 20 mamul dowlado ayey sheegan waxey wadaan toogasho xarig

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 25 วันที่ผ่านมา

    Hadad qofkii dila qof aad ku fulisaan qisaas runti dilku uu yaranaya

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 25 วันที่ผ่านมา +1

    Butlan Jareerta iyo reexamar uunbay qoorta kajartaa Daaroodku alshabaabtu maqabato

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      Kuligood waa darood puntland hawiye futo madoobe argigixiso😂

    • @siradm
      @siradm 25 วันที่ผ่านมา +1

      Bahal la qabtay reer maleh, ha u nixin

    • @DekoMohamud-x8i
      @DekoMohamud-x8i 25 วันที่ผ่านมา

      War allaah kacabso anakaa garanayna in badan oo kamid ah ehel dhowna nala yihiin waana dadkii udhashay gobolka mudug
      Cidna mesha qabiil kuma hayseee qalbiga qurunka kaaaga jira allaah kaa saaro wax kle ku dhaho garanmaayee

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 25 วันที่ผ่านมา

      Tuug alshabaab ah baa Tahay bal kaalay puntland imow inaad bad baadid.
      Adeer waxba shacab ha iska dhigin qabiilna ha ku meeraysan al shayaadiin dabkaa lagalinayaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 25 วันที่ผ่านมา

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @AmaalCabdilaahi-js3rg
    @AmaalCabdilaahi-js3rg 25 วันที่ผ่านมา

    Mac

  • @GacaloInamaxamad
    @GacaloInamaxamad 25 วันที่ผ่านมา

    حسبي الله. عليكم

  • @Mustafyarepp
    @Mustafyarepp 25 วันที่ผ่านมา

    Yeees 😂 waan kufarax sanahay😂

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 25 วันที่ผ่านมา

    inta dilalka ku xukumaan waa in la dila sida ugu dhaqsid badan

  • @AminaSalah-s2l
    @AminaSalah-s2l 25 วันที่ผ่านมา

    Waxay geysteen weekend dabka geliya

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 25 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😅😅Mogadishu 2024😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @guulwade3445
    @guulwade3445 25 วันที่ผ่านมา

    Wey mudanyihiin sidaan balaayo haku dhacdee

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 25 วันที่ผ่านมา

    Qaracan badanaa maalinwalba makooshbaa latooganayaa ayaguna boqolaalbey dilayaan yaacadowga soomalafsanaya nagadifaacaya hadaan anagu isdhameyno

  • @habibasomali-wp4xm
    @habibasomali-wp4xm 25 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
    @AbdisataarsheekhMahamed-zx9og 25 วันที่ผ่านมา

    S

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 25 วันที่ผ่านมา

    Wlhi Somali waaay baeen lkn

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 25 วันที่ผ่านมา

    Wiilasha inta hartey war wacya celin halaga shaqeeyo madama lagu shubey fikirqaldan.
    dowlada somaliya iyo gabaladaba waxa idin saaran in aad badisan wacya celin iyo dod wadaag si dadka rayigoda wax looga badalo.
    lkn maalinkasta hadaad toban will keedka geysan maxa idiin haraayo wadankiiba cadow ayu gacanta ugalaya.kafiirsada arintan.

  • @SleepyAstronomicalModel-qr4uy
    @SleepyAstronomicalModel-qr4uy 24 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 25 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheeq dhul boob dufle lugo qalooc tuug waxaan ma sameen karaa

  • @wiilgarasho8362
    @wiilgarasho8362 25 วันที่ผ่านมา

    Maxkamada ciidamada qalabka sida❌ maxkamada maamulka puntaland ✅ barta sida wax loo kala saaro

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      Hawiye ooy dee maxkamada ciidama qalabka sida e dawlada puntlnd😂 argigixiso

    • @Golahamedia
      @Golahamedia 24 วันที่ผ่านมา

      Adiga waxba lagaa waydiin maayo laangaabyahow

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 25 วันที่ผ่านมา

    Waa kaaas dhaxalkii Israaiil, ( Zionists)
    Wiilashaada waxaa inaga dilay yahuuda oo fikirkaas argagixisada awalba iska laheed ilaa hadana maalgelisa..

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      Hawiye ooy anigu argigixiso dooni mayno waaa la wasayaa wixii puntlnd kuso duula

  • @FadxiMaxamed-u3d
    @FadxiMaxamed-u3d 25 วันที่ผ่านมา

    Adeer Hambalayo puntland ninkii nin dila waa la dilaya calacalka iska daya soomaliyey indhihi puntland bay cunen. Markaysiy rabana jn Aya nolodan aderr ma dhaceeyso😊

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 25 วันที่ผ่านมา

    Shuute maalin walba waxbuu xukumaa dil ah ,haddana wax ma qisaaso .see wax u jiraan

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

    Ninkii reer puntland o alqaeda raacow o puntland kuso duulow caska ku yaqaan waxaa la tooganayoo waa wada reer puntland ku quusta car waa qofkii al shabaab ku biira😂😂😂😂

  • @Macalinbashiir1
    @Macalinbashiir1 25 วันที่ผ่านมา

    inaa lilaah walahi waa indha xumo
    lkn barqad soma ahayn kii darad baxsaday ?

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n 25 วันที่ผ่านมา

    Been badana butland riwaayad ayey anaga no jilayaaan wax ay tooktaan ma jiro waa igu sawir reer xamarow hada maqashaan shabab waa butland butland na waa shabab si xamar nabad u helin wax walbo ayey u sameeyan maalin xamar qof ku dhinto way ku farxaan inan ogeen may moodan xaaranta

    • @lordduke2959
      @lordduke2959 25 วันที่ผ่านมา +1

      Lol waa riyooneysa, madaxda shabab 100/99 waa isaaq iyo hawiye, kuwa is qarxinaayo waa kuwa konfurta somaliya ka soo jeeda, MJ is qarxinaajo waligay ma arki😅

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 25 วันที่ผ่านมา

      ​@@lordduke2959isaaq afka kala bax jilicsan yahay uraysa isaaq xagee ku aragtay

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 25 วันที่ผ่านมา

    waxan layabay caqli xumida mamulada somaliya manta kajira &cadalad la aanta kajirta dadka ay laynayan intooda badan wadad si xaq dara ah maxkamad benben ah laso mariyay wana bewn borbagando dadka nooshegaya in ay xukumayan dadka wadad shaqsiga somaliga ah kala fiicantahay dhawr boqol odolar wana soo aragnay marka meeshan cadalad kama jirto ee dib haloo fiiriyo maxkamadaha sii ay dhida &=

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 25 วันที่ผ่านมา

      Tuug tuug dhalay Shabaab ah oo shacab iska dhigaya baa Tahay adeer kuwaani waxay xasuuqeen shacabkii gobalka mudug wayna qirsan yahiin adigana cidi waxkaa waydiin mayso
      Shabaab iyo cidii soo raacdaba dabka ayaa la galinayaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      Hawiye argigixiso ooyaya thy 😂

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 25 วันที่ผ่านมา

    Good

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

    Snt waaa tv hawiye mxaaa hawlaha puntland idin galiyey uso qaadanysaa nacalaa idin dhly argigixiso yhy

    • @DekoMohamud-x8i
      @DekoMohamud-x8i 25 วันที่ผ่านมา

      Soo tv soomaaliyed maaaha maxaa wax ukala guraysaan

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      @@DekoMohamud-x8i puntland markaa ma somaliyaa aegigixiso yhy 1973 by somaliya kala tagtey

  • @user-qh7sv3io1i
    @user-qh7sv3io1i 25 วันที่ผ่านมา

    Bisinkoow 18,8 2024 lama gaarin hormaris miyaa sheekadaan😮

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา +2

      Hhhhh iyagu dadkii ay dileen ma u kaadiyeen maalmo😂

    • @kaliddiriye
      @kaliddiriye 25 วันที่ผ่านมา

      Maxad qiil ogu raadinaysaa argagaxisada ?

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 25 วันที่ผ่านมา

      Weli Allahaa rac kalena Fanka saaran yahiin, Ka Qaran hee?

  • @Kariwanone
    @Kariwanone 25 วันที่ผ่านมา +1

    nolasha xanunbadaa markaad ogtahay inlagu dilaaaayo

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 25 วันที่ผ่านมา +1

    17 /8/ 24 / bisha dheh adigoo aqoon laheeyn ayad umada dil ku xakumeysan 🤔😡

    • @kaliddiriye
      @kaliddiriye 25 วันที่ผ่านมา

      Ooy dee 😂 wixi wax dila tirka yaqaana

  • @AbuuAsmaa
    @AbuuAsmaa 25 วันที่ผ่านมา

    Umada Daan liiska dhameynaayo Allah ayaa in xisaabin Doona

    • @free.crypto.mining1
      @free.crypto.mining1 25 วันที่ผ่านมา

      Ragaan waxay dilen qirtay lacagtay qaaten sheegay maa difaace waa sababta aad u qarxaysaan mansuur roobona wasiirka idiinku yahay

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 25 วันที่ผ่านมา

      Qabxad argigixiso baad thy ooy dee abuu asmaa kuma lhoo mgceeda lga dareemaya😂

    • @siradm
      @siradm 25 วันที่ผ่านมา

      Kaalay, qabiil iyo magaalo ku bood jeclidiinaa? Waxan ma laydinku soo tarbiyeeyay? Qof baa hadlay u jawaab laakiin umadda kale nabad gali! Anshax xumaa wuxu

    • @free.crypto.mining1
      @free.crypto.mining1 25 วันที่ผ่านมา

      @@dilara-jj5yj 😂😂 Abuu asma intaada is qarxin noo kala kici maku dhaha

    • @AbuuAsmaa
      @AbuuAsmaa 25 วันที่ผ่านมา

      @@dilara-jj5yj
      سلام عليكم لا نبغى الجاهلين