Xalwo subag ka faideso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Shukri masala

ความคิดเห็น • 463

  • @xabiibocraxiin7784
    @xabiibocraxiin7784 2 ปีที่แล้ว +2

    wow m.allah inbadan xalwo samey is dhahy😍

  • @faizahhassan7733
    @faizahhassan7733 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashae Allah tabarak Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @xilajanochannelxilajano3474
    @xilajanochannelxilajano3474 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah abyo shugri illahy haku xfdo,waxan jeclahy qaabka waxa usamayso midkle mafiirsho wana tijabiyaa dhamn waxad sogaliso waxathy macalimadayda.xafdayda dhan wala iga bartay familkayga waxay ileyhn macalimadada manta wax maso dhigin miyaa.shugri hooyaday samideda ayaa tahy allah kuxfdo gcntada allh ku barakeyo

  • @blackberry4500
    @blackberry4500 6 ปีที่แล้ว +82

    Waxan aad u jeclahay sida aad dadka wax u fahansiso masha allah 💘💘💘

  • @fathiomar8745
    @fathiomar8745 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah gacamahaga allah ku barkeyo wallahi qurux ayada u karisaya wllo🥰🙏

  • @muunaosman8241
    @muunaosman8241 6 ปีที่แล้ว +4

    Walaaleey xalwda manta ayaad tijaabiyay waana iga halowday maanta oo dhan waan ku inkaarayay dhagax cal ayay iga noqotay

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah shukri masala gacanta ilahey haku barakeyo adile wax ka fahma 😍 💕 macalin madayda

    • @Hanni_abdi
      @Hanni_abdi 3 ปีที่แล้ว

      Mnsha allh wad mahadsantahay xbbti shukri masala Allah haku barakeeyo xbbti wan ka faa idey

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 4 ปีที่แล้ว +2

    hal mar ayaan ku sameeyey si kasii khatarsan sida waayo meelo badan ayaan daawadey midba qayb kasoo qaatay

  • @fartuunladan2943
    @fartuunladan2943 5 ปีที่แล้ว +20

    Shukran qaali sida aa nooga sharaxday

  • @umofadumoahmed7786
    @umofadumoahmed7786 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xayaati

  • @fadma638
    @fadma638 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashllah maanta waan isla soconaaya aniguna dabka ayey ii saarantahay inshllh inaan ku guuleysto ayaan rajeynaya jzkllh💕

  • @umumarsum6847
    @umumarsum6847 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah illahay khayr badan haku siyo walahi sidan xalwo u jecla waanka faiday sida u sharaxday waba bila hadal in la samayn karo

  • @waaberi8845
    @waaberi8845 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha,alah gacantaada alaha kuu barakeeyo

  • @rahmaosman5909
    @rahmaosman5909 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh xippti

  • @AhmedAli-xd1rn
    @AhmedAli-xd1rn 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa Allah Halawa good same sweet sweetness of Yemen

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 4 ปีที่แล้ว +1

    Www masha allaah hormar wacan RAMADAAN KARIIM wlshy keep going

  • @haboondagan3929
    @haboondagan3929 3 ปีที่แล้ว

    Waa walashiin somaliyed fadln like

  • @umuxanaanchanal9315
    @umuxanaanchanal9315 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah walshey iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo iku caawi subscrbe

  • @suleimanmohamud9796
    @suleimanmohamud9796 4 ปีที่แล้ว

    Xalwada ayada oo un diyarsan unbaan iska laq laqi jurnaye ileen bahasho shqa yar loma maro.thanks alot sister

  • @cinababdi2341
    @cinababdi2341 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah walashey xalwo qatar karisay shakligeed baa ka helay wa isku dayaa i.a

  • @sacdiahussein5967
    @sacdiahussein5967 6 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa allaah abaayo allaah hakusiiyo faa iido aduun iyo mid aaqiro

  • @umimohammed6972
    @umimohammed6972 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukaran xbbti

  • @xawoshiino7614
    @xawoshiino7614 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah xayti

  • @aasiyailwaad7361
    @aasiyailwaad7361 2 ปีที่แล้ว

    Xalwadu waa imisa kiilo xbbti qiyastan

  • @nuuraaxmed3058
    @nuuraaxmed3058 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo ala gacanta hakuu barakeeyo

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah qaali

  • @nadiifoxassan3325
    @nadiifoxassan3325 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah abaayo waxa tahay maclimadena alle haku daayo

  • @shugrigeeseyofficial2975
    @shugrigeeseyofficial2975 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha

  • @abukarbariire2875
    @abukarbariire2875 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hooyo macaan

  • @fadumoabdulkadir1155
    @fadumoabdulkadir1155 2 ปีที่แล้ว

    Maanta ayay iigu horeesaa oo ay thy 21 bishaa januari 2022 marka Waxaan ku waydiinaayaa abyo shukri saliid ayaan rabaa inaan ku kariyo marka meeqo koob ayay u dhigantaa 2 koob mase dhaqso na iigu soo jawaab hada dhow ayaan rabaa inaan tijaabiyo

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 6 ปีที่แล้ว

    masha allah jazakaklahu qeran uqti cid mubarak

  • @mohayare8416
    @mohayare8416 6 ปีที่แล้ว +1

    Wala. Shena. Shut masala. Xalwa. Macon. Masha. Lag 😍🤤😯

    • @mohayare8416
      @mohayare8416 6 ปีที่แล้ว +1

      Masha. Lah Xalwa Maxan

  • @channelkawaanocafimad6041
    @channelkawaanocafimad6041 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha ilahay ha idin xafido 🤲💝💝💝💝👑👑😋😋

  • @fatimasaid4855
    @fatimasaid4855 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah👌

  • @yaasirmaxamuud2183
    @yaasirmaxamuud2183 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah shukri love you waxbadana kaa faidey shukran qali

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว +4

    2kiilo oo Xalwad ah ayaa waxa ku jira 6koob oo sonkor ah iyo 1liter ama kiilo oo subag ah.Waar waxa aan iska yareeyo waaba cudure.

  • @adansuraw6134
    @adansuraw6134 6 ปีที่แล้ว +2

    Shukriyeye wadmahdsantahay ilahay dhabigaga iyo kiwalidkagawo hadafo amiiiiin I love you habbti

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 ปีที่แล้ว +1

    Saas ayay u baqaysaa iyo waa labee maxaa laga wadaa calaashaan ma waxaa laga wadaa saas bay u karaysaa ee walaaq

  • @safiyosiidcali1758
    @safiyosiidcali1758 4 ปีที่แล้ว +2

    Habarar shukriyey xawlo baan is iri samey waa ay iga kaktay ee maxaa keenaayo in ay kajto maxaan qalday

  • @fardowsoascisman6751
    @fardowsoascisman6751 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa

  • @malyuunabdikariim7210
    @malyuunabdikariim7210 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh mcnto

  • @nimconadar5888
    @nimconadar5888 6 ปีที่แล้ว +11

    ما شاءالله ilhy gcntada haku barakeeyo xupiyy apyo cuntoyin fudfudud abyo nosogali bacdal ciid insha allh

  • @user-wk6tq5ij4c
    @user-wk6tq5ij4c 6 ปีที่แล้ว +2

    hunooy illaahay haka abaal mariyo 😍😍

  • @munaatimanka8944
    @munaatimanka8944 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha alah wlhi ilahey abalkada janada haka dhigo hadaan karinoyaa adigaana usabab ah shugran shugri m

  • @inantareraden1949
    @inantareraden1949 6 ปีที่แล้ว +3

    Wanku tagera abyo waxyalo badan ayaan kafaideystey oo an hadaa Macalin ku ahay ilhy haku barakeyo gacantada mcnto

  • @mariaabdalla9692
    @mariaabdalla9692 6 ปีที่แล้ว +11

    Shukri masala wally hal koob sida loo sameyo na tus cida wan qasariyay malin kasta sida u laha xalwo samena sokorta iyo subagiiba qasaro wlh

    • @caseerdaahircaseer9472
      @caseerdaahircaseer9472 5 ปีที่แล้ว

      hal koob majiro quruxey kiila sonkor ayaa u yar waana afar koob biyo

    • @barashadadiintaislamka2745
      @barashadadiintaislamka2745 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk

    • @ilwaadinasheikh
      @ilwaadinasheikh 5 ปีที่แล้ว +1

      Easy abyo koob biyo koob sonkor rubac subag 2qaando warango intaa isku Kari ani xata waa kubarbaran rabaa 😂

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 5 ปีที่แล้ว

    walashey ilahey gacantada haku barakeyo

  • @ayaanidil9254
    @ayaanidil9254 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshalhh hno sidaad
    Nogu sharaxaysid ayaaba
    Cajiiiba fiicnida
    Jasaakalhhh abayo

  • @yasmiindaahir7851
    @yasmiindaahir7851 5 ปีที่แล้ว

    I like your cooking my sister shukri

  • @idilofficial8564
    @idilofficial8564 5 ปีที่แล้ว

    Woow Masha allh xabiibti hore usoco👌👌👌👌👌👈

  • @mhmdtaher6688
    @mhmdtaher6688 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah xalwosubag iyosisin

  • @dfjama
    @dfjama 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah caadi maahan, mahadsanid walaashiisa

  • @aminas_garden
    @aminas_garden 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah yummmy waye

  • @cabdulahiqasinmacalin54
    @cabdulahiqasinmacalin54 6 ปีที่แล้ว +2

    mash allh ilaahy gacntada haku barakeyo ciid wngsn

  • @nuuraaabdullaahi4407
    @nuuraaabdullaahi4407 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllo

  • @suleekhaaxmed6006
    @suleekhaaxmed6006 4 ปีที่แล้ว

    Maaha allh

  • @mariaabdullahi50
    @mariaabdullahi50 6 ปีที่แล้ว +3

    I am first☝☝

  • @aminazahro7316
    @aminazahro7316 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah

  • @ridwaancaddey7754
    @ridwaancaddey7754 4 ปีที่แล้ว

    Shukri abayo mcn waa iga codsi waligeey maana kucodsan marwalbo waxaa arkaa gacantada wajigaaga uxiisa qabaa edadeey wajigaaga aragte warwalba waxee dhahdaa waa qof wanagsan igutirahdaa waana ku jeclahy xag alle kuujeclhy qoralkeeya hadaa aragto iitix gali wajigaaga natus adoo mahadsan waa iga baryo shukri inaa itix galiyeso umaleyaa

  • @z.o.m5468
    @z.o.m5468 ปีที่แล้ว

    From marwo👌

  • @hamdacali5727
    @hamdacali5727 3 ปีที่แล้ว

    🤩Wow wow

  • @quenshamusquenshaima584
    @quenshamusquenshaima584 3 ปีที่แล้ว

    Mom ❤️🌺

  • @amaalguled2875
    @amaalguled2875 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waan kaafa idnay waad mahadsantahay shukri

  • @user-nw3cn7nm5e
    @user-nw3cn7nm5e 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah

  • @DiidiMoh
    @DiidiMoh ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @saaqeeyOfficialChanel
    @saaqeeyOfficialChanel 5 ปีที่แล้ว +1

    Waranga burmiyaa

  • @warda3329
    @warda3329 5 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo macanto ciid wanaagsan

  • @user-wk6tq5ij4c
    @user-wk6tq5ij4c 6 ปีที่แล้ว +6

    waanu faahnay wllo
    الله يجزيك

  • @khadroqueen5669
    @khadroqueen5669 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah shugri sharaf mahadsanid sidaa noogu faa iideyso mcnto😍😍😍😍😍😍

  • @nuuraaxmed3058
    @nuuraaxmed3058 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah abaayo

  • @yaasirmaxamuud2183
    @yaasirmaxamuud2183 6 ปีที่แล้ว +2

    Eid Mubarak shukri cadey from bosaaso

  • @amiinyare4091
    @amiinyare4091 3 ปีที่แล้ว +1

    Hzy

  • @hamdasaeed7607
    @hamdasaeed7607 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allah kaalay iska arag

  • @nimo8867
    @nimo8867 5 ปีที่แล้ว +5

    Abayo shugri masala waxan raba xalwad in an kariyo

  • @engmohamedamiinahmed801
    @engmohamedamiinahmed801 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks walaasheen

  • @mohanabdi5014
    @mohanabdi5014 4 ปีที่แล้ว +2

    Xalwo hadii 4 saac la karinayo, howl fudud maahan

    • @zahrahassanasc2984
      @zahrahassanasc2984 4 ปีที่แล้ว

      Halsac nus ley waye tartib tarbid loo karinaa noh dabka loo yareynaayo hadad boobsiiso wuuu halawaa

  • @zuldanjamaac3167
    @zuldanjamaac3167 4 ปีที่แล้ว

    manzha alla alpo

  • @issackabdi7001
    @issackabdi7001 2 ปีที่แล้ว

    Hor usoco walal qali💜💜💜💜💜

  • @caashowardheere3001
    @caashowardheere3001 6 ปีที่แล้ว

    masha alah mahadsanadir sida adnoha hagarbaxdi

  • @deeqmaxamedahmed73
    @deeqmaxamedahmed73 3 ปีที่แล้ว

    Msh allh wlshy

  • @deeqadeeqamhassan9322
    @deeqadeeqamhassan9322 5 ปีที่แล้ว

    wcs waan kaqadnay walasheyn

  • @hindyaali8711
    @hindyaali8711 3 ปีที่แล้ว

    Asc shugri
    Walaal waxaad Ii faafaahisaa hal kiilo
    Sunkorta iyo biyaha iyo caleenta iyo duboka sidee loo gu qeybiyaa Ii soo faafaahi adoo mahadsan

  • @aminahusseeb3845
    @aminahusseeb3845 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo mabruk 100

  • @shimbirkaofficiall
    @shimbirkaofficiall 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwo

  • @anisaibrahim4457
    @anisaibrahim4457 5 ปีที่แล้ว

    Waaw msha Allah abyo qali alaha ku xafido

  • @kingoftsedeq1392
    @kingoftsedeq1392 4 ปีที่แล้ว

    When that thing starts to get hot, bubbly and thick. Put it in overdrive! Its time to go to work😂💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

    • @smalikingbss3824
      @smalikingbss3824 4 ปีที่แล้ว

      Xunkaa tahay wasee😂😂😂😂

    • @kingoftsedeq1392
      @kingoftsedeq1392 4 ปีที่แล้ว

      @@smalikingbss3824 My wife is Somali. I make this Xalowa myself. It took forever to perfect it.👍🏽👍🏽👍🏽

    • @smalikingbss3824
      @smalikingbss3824 4 ปีที่แล้ว

      Aadkaagaa ii fisir dheh hadalka aan ku dhahay😂😂

    • @kingoftsedeq1392
      @kingoftsedeq1392 4 ปีที่แล้ว

      @@smalikingbss3824 xaaskeygu waa soomaali

    • @kingoftsedeq1392
      @kingoftsedeq1392 4 ปีที่แล้ว

      @@smalikingbss3824
      Waxay qaadataa murqo badan

  • @mawahibyarisey811
    @mawahibyarisey811 2 ปีที่แล้ว

    Haye

  • @abdirahman4192
    @abdirahman4192 4 ปีที่แล้ว

    Waa maxay waraango
    Please igu caawiya

  • @yasmena5170
    @yasmena5170 6 ปีที่แล้ว +2

    mshallh abyo wnka helay mid horena wan sameye

    • @shaaficiabdi9705
      @shaaficiabdi9705 5 ปีที่แล้ว

      Wllo qaali warango waa maxay

    • @faraxsanhaji1711
      @faraxsanhaji1711 5 ปีที่แล้ว

      @@shaaficiabdi9705 wallo waa galay daqiiq ah mays baa ku qoran

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 5 ปีที่แล้ว

    mashaa alaaaah uqti

  • @somalimanintheworld5090
    @somalimanintheworld5090 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan caafimaadka uma fiicna soomaaliyey iska daaya waxaasoo sonkora iyo sacfaraana iyo saliid runtii Cancer ayaaa laga qaada
    Sonkor +food colour +daqiiq +saliid oolaysku gubay = حذاري دي كل كمية مواد كيميائية محروقه مسببة انواع سرطان

    • @maymayasu5556
      @maymayasu5556 4 ปีที่แล้ว +1

      Lkn waan ubarany siiba ani wayba iqabata

    • @somalimanintheworld5090
      @somalimanintheworld5090 4 ปีที่แล้ว

      @@maymayasu5556
      Haa waa run lkn runtii Caafimaadka uma wacna! Kaliya halayska yareeyo! Ama macmacaaan kale oo iyada dhaanta ayaa lagu badalaa sida xiliga Xafladaha Ciida oo kale......

  • @nuuraabdirahman9514
    @nuuraabdirahman9514 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alh

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 5 ปีที่แล้ว +4

    asc wanku salmay sln kadib waxaan ahay tager ku jecel macnto waxan joga mudisho ee magcega haboon mowlid waxa raba inadisoodhewso xabbti wada mahadsanhy by

    • @buqarilol6477
      @buqarilol6477 5 ปีที่แล้ว

      Haboon Mowliid salmayslnkadiA

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 5 ปีที่แล้ว

      Masha allaha tabarka allaha Ramadan ka qeer allha nogu dhameyo sonka kuwi lagga aqbalo allha nagu daro Cidana allaha nabad nagu garsiyo Amiin Amiin

  • @ibadonoor7652
    @ibadonoor7652 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo jazakallah qeyr

  • @muntasnajiip226
    @muntasnajiip226 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allh

  • @nuuranuura7603
    @nuuranuura7603 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah ciid wanaagsan abaayo

    • @maryamosalaad3580
      @maryamosalaad3580 5 ปีที่แล้ว

      Masha allh wall Waa na caawisay alle ha ku caawiyo

  • @muniiraaxmed6888
    @muniiraaxmed6888 6 ปีที่แล้ว +1

    Eezh caLaaa xalwoH 😍

  • @safiyaadan3929
    @safiyaadan3929 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo xaasid marihid allaha ku xafido

  • @zaram1908
    @zaram1908 5 ปีที่แล้ว +4

    Can we please have ingredients in English Marshall’s it look good like in Kenya one

    • @Simple_Recipes05
      @Simple_Recipes05 4 ปีที่แล้ว +9

      8 classes of water + 8 classes of Sugar cook them together then add 4 spoon of Cornflour with food colouring Zafaran red or yellow + tea leaves then stir together for almost 3 to 4 hours until it becomes thick then add cow butter or cooking oil last but not least add Clove+true Cardamom. I hope it helps u ❤❤

  • @sadiamustaf7235
    @sadiamustaf7235 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ilahey kheer haku siiyo😍😍😍💞💞🤗🤗💞💞💞😉😉😉