Dhalinyarada ciidanka ah ee laso khalday Hala badbadiyo wa dhalinyaro somaliyed Yan lo firin qabiil Guul rer Juba land Guleysta Isdifaca 🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
ASC Subahanallah Allaha Allah VIVA Jubaland Axmad madoobe Laandher Laandher dhalay ee banaka daga 🔥💪🔥💪✅💯✅💯 Xasan gurgurte munafaq dulboob tas aya ha faadarlaka somaliya dambiyada uu galaay xasan gurgurte dalka kaga qabto 💯💯🇸🇴
Coidan beeleedka urur samaale yaan loo tudhin asxaan maleh ee hala suqaariyo iyagaa yaqaan Waxay ka soo dooneen Raas Kaambooni iyagaa yaqaan. Daarood Soomaali oo dhan ayaa u heshiisay.
Xassan dhiiqo munafaqa isaga WA in la soo qabta Nolosha lagu guba tuuga tuugu dhalay we Bahan qaburaha mayd faganaya boobka hantida Qaranka xaday kaas Aya la so qabaya😮😮😮
Manasha Alaah Axmad madoobe Laandher Laandher dhalay ee banaka daga 🔥💪🔥💪✅💯✅💯guuul iyo gobanimo warata
Guuleysta Jubaland ilaahay Hassan iyo kooxdisa dalka haka qabto Aamiin
Amiin yaa rabe
JuBaland guul insha allh
Guul Axmed madoobe ✌🇸🇴💪
Guul guul Ahmed madoobe nin llagu soo orodo maaha❤❤❤💪💪
CIIDANKA JUBALAND GUULEYSA❤. DHALIN YARADA LASOO KHALDAY YAAN LA DILIN WAAYO WAA WIILAL SOOMALIYEED😢
Hubka halaga reebto iygana baxa lug Xamar ku taga hala dhoho!
@@kiinadan6786😂😂😂😂 wĺhi wan qoslàÿ
Masha Allaah Guul Jubbaland Guul Mudane Madaxweyne Axmed Maxamed Islam insha Allaah aamiin aamiin
Xasan dhiiqo waa Munaafuq ciilqabe ah waana musiibo iyo inkaar losodirey dowladnimada soomaaliyed
SSC PL JL IYO KG GUUL IYO GARGAAR RABBI. AAAMMIIIINN
Guul iyo Gobonimo Mudane Madaxweyne Axmed islaam Axmed Madoobe Hambalyo 💪🩵🏇
Viva jubaland state and his excellency President Ahmed Mohammed Islam guul iyo gobanimo
Guul ciidanka jubaland
Dhalinyarada ciidanka ah ee laso khalday
Hala badbadiyo wa dhalinyaro somaliyed Yan lo firin qabiil
Guul rer Juba land Guleysta Isdifaca 🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Axamed madobe ushega cidanaka yudilin waa rageni somalida ahaye 😢😢😢😢😢
😅😅😅
guuuul guuul libaxyada jubalan axmed geesi guuul guuul🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲🇬🇲💪💪🔥🔥💚🤍💙🦁🦁💙🤍💙🤍🦁🦁🦁💪🔥🇬🇲🇬🇲❤️❤️👍👍🙏✌️
MUNAFAQA WAA WEJIYO BADAN YAHAY WUUNA KALA HADLAA CULUSOOW ALLE WEYNE UMMADA HAKAA QABTO UMMADII NAFTA U KEENTAY IMAANKA ALLE KA QAAD CULUSOW URAAYO
XASAN AYAX WAA IN LASOO QABTO WAAYO WAA NINKA DAWLADO CADOW AH INTAA U CABANAYA‼️ WAA DEMBI QARAN😊
ASC Subahanallah Allaha Allah VIVA Jubaland Axmad madoobe Laandher Laandher dhalay ee banaka daga 🔥💪🔥💪✅💯✅💯 Xasan gurgurte munafaq dulboob tas aya ha faadarlaka somaliya dambiyada uu galaay xasan gurgurte dalka kaga qabto 💯💯🇸🇴
Irir samaale walahy dhan walba waa loo ceebeyey but guul daarood weyne from ssc
Guulayso Axamed madoobe ❤💪💪💪💪
SHALAY BAANU ARAGNAY IN 50 8SUSOO DHIIBEEN CIIDANKA JUBALAND. DAWLAD XASAN TUUG DANKAMA LAHA😢
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Viva axmed maxamed islaan geesi halyeey
Guul wacaan insh allah Jubaland ❤❤
Sayidka nolow cadawgaagu ha jabo jubaland waa qalbigii darood
Daarod kulahaa war muxuu odayga daarod ku siiyaa waa adigan aduunka xumanta tusaale u ah jaahil 🥸
@@Ibnuhussein-t4odaarood mideeye gurguurte kkkkkk jecliyaa jabka unukaa leh irir samaale
Sidad jeceshahhay u hadashay maanta 200 jubaland kuso biirtay
Xassan dhiqo wa nin warersan,2025 ayu dhul doon yahay!,waxas walaysku fahmay e dhulkagu haku deeqo!#
Allah lajiro axmed.geesi
❤❤❤❤
Absolutely guul guul guul D5, moryaanta halalaayo malcuuminta jaajuusinta dhunta kaliyah wax kamaqlah ushaqeeyah cadawga dadkoda iyo dalkisaba
Cidanka la keeney waa kuweena waanu kaxeysan doona waa walalaheen la layn maayo somali ha ogaata
jubland guul iyo gobonimo
A.Bodhari Wcs cawana waa Jimce SCW SCW.
Darood waa loo heshiiye hadeeysan hada mideeynin ciidankooda state walba marba laisugu tagi doona oo lacuni doona,lafa gari ayaga laisku jabiya......MR vs OG Iyo MJ vs dhul bahante
Wasaad shegtaay
Xassan Sh Maxamuud waa dhibaateeyey umada somaaliyeed waa nin qabyaalad Madax martay oo jiran.
Kkkkkkkkkm
Dumashigey xasan dhiqo waxba ku dhacey
Adeer Marxuum Xamza Waa doqoni hiil Ma leh xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa khaa'inu Wadan Waana Moryaan Madaxweyne Noqdey Waana in xassan diirato dalka Somaliya laga badbadiyaa
Ina suban sabriye axmed wa gabar xawadle ah.
Yusra cabdi harun.wa gabar mj cumar maxamud ah landhere
Guul.guul.guul.juba.laan
War hoy D5 baa lagu soo dulaye fura indhahiina dowladi ma jirtee yahaadhigaan ka tashada
Ina suban sabriye ahmed halaso qabto qaran dumis waye 😂😂😂😂
Subxaan war Xasan malaha wax baa ka Siya Shalay iyo maanta waa laba qof
Mashaal Allaah vivid daarood Guuuuuuuuuuuuuuuul. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂✌️✌️✌️👍👍👍🙏🙏🙏🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥♥️♥️♥️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💯💯💯💯
Ilaahay kusoqabay si deg deg ah moryaan moryaan dhalay dhunta kaliyah wax kamaqlah mdw ma aha xasan moryaan moryaan dhalay
Dowlada soomaliya guul midnimo ayaa nadeeqda no more hogaamiye kooxeed
Kkkkk unukaa leh reer irir samaale walee waa jabteen
Unukaleh moryanta hawiye jubbaland waay guleystay no more usc
Mudane Madaxweyne Axmed Nuuroow inoo badbaadi dhaliyarada Soomaaliyeed ee dabka lagu shubayo ilaahay baan kugu dhaarshee 🥺🥺
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Coidan beeleedka urur samaale yaan loo tudhin asxaan maleh ee hala suqaariyo iyagaa yaqaan Waxay ka soo dooneen Raas Kaambooni iyagaa yaqaan. Daarood Soomaali oo dhan ayaa u heshiisay.
Xasan-baahane ciidanka in la laayuu ugu talo galay,
Siduu horeba ciidankii shabaab ugu shirqoolay, gobolada dhexe,
Intii hadhay ayuu rabaa inuu is raaciyo.
Yaa fahan siinayaa ciyaalka hawiye ee wada nayaa waryaa ah xabadna ma ridi karaan
Xassan Dhiiqo dowladnimo wuxuu u haystaa digir la cunayo.
iyo moxog
Xassan dhiiqo munafaqa isaga WA in la soo qabta Nolosha lagu guba tuuga tuugu dhalay we Bahan qaburaha mayd faganaya boobka hantida Qaranka xaday kaas Aya la so qabaya😮😮😮
Asc Abdlifatax Boodhri
Libaax Libaax Libaax dhalay
Afkaaga caano lagushub.
Salaan qaaliya A boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin kahabay kulis hooskasii
SAQR WIILASHA WAA SOMALI.ADEERYAAL.KENAYFI IYI.ETHOBIAN DADKA SOMAKIADA AYEEY IAKU DIRIIN
Xassan sheikh waa madaxweeynihi hore marku tastuurka iska badashe ayeey ku ekeeyd madaxweeyna nimadiisa jubaland waa wadan madax banaan ila tasturka dib logu noqonaayo
Allaah,waar masakiinta wiilasha somaliyeed wey wareereene ilaahay ha caawiyo! Xasan munaafaqna ha kaqabto
Ina suuban sabriye Ahmed awcagaf wuxuu moodaya kismaayo inay tahay muqdishadii u guryaha habargidir cagafta u marinaayay
Reerki D5 iyo reerkii urursamaale way kubalameen dagaal alloow kii roon dalka ureeb guuul ban u rajeen dowlada jubaland
INA SUUBAN SABRIYE XAALKU WAKUXUNYAHAY
😁😁😁😁😁😁😁😁👍👍👍
Viva jubaland
PUNTLAND MEEL UU KAGA DHAGAN YAHAY MAJIRO
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul
Wiilasha in la isku diro ma ahan .
WANTED HASSAN SHEEKH MOHAMUD
INA SUUBAN SABRIYE
WAA IN SIDA UGU DHAQSAHA BADAN LOO SOO XIRAA
Axmad madoobe waxuu dhuusa moodayey ayaa dhiiqo ku noqday
Waa is dhiibi donan .guuldara ku dhacdey .
ugaas noolow mid xun oo hor gal ah oo santaagow layiraahdo ayaa nacamlayn nagu waalay markii inyar oo sandareerto ah xasan tuug siiyey
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤❤❤❤❤❤
Viva D5
Asc boondhi adeer hadakaaga aad ayaan oogu diirsadaa nooloo ookunoolo cirisan iyo cibaado san ciidan hay muraal iyo dismu raal
Dowladaa HawiyeLand ma guleysanayan
Masha Allah Ahmad 🦁☝️🤲🦁🤲🐎🦁🫶♥️🫶💯👍👏👏
صلي الله عليه وسلم 🎉❤
😂😂😂😂 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾soo qabta xasan gurguurte 😂gurguurashow kenya ku galay baa la lahaa yaaa soo qabta x. Sheela weyne
Kahadal 180 jubaland daraawiishta isasoo dhiibtay maanta oo ah qamiis
Sida weye abdifatah bodhari❤
Hadday ciidanka jubaland kabadbaadaan kaneecada joorre ayaanay kabadbaadayn.
HINDA CULUSOOW IYO CALI WAJIS IYAGANA HA LASOO XIRO
GEEDANAAR ka waa kudaayey
Guuuuuul jubulaaaaan
waar ummada ha isku jebinina Allah ka xishooda
Ruunta sheeg annagu nina lama jiro wanaaga Somaliya baa deeqa.
SALALAAHU CALEYHI WASALAM💕
Ina suuban sabriyaa dagdag isoo xira😂😂😂😂
War beenta ka dadka wasaqyahow
War kontanka isdhiibay caawa haddii ladillo xasan xumoow xataa maka tacsiyeeynayo ileen waa munnaafaq dantiisa kaliya yaqaan ee xasan munnaafaq iyo maza halsoo qabto
CIDANKA XASAN AYAX KUSOO DHEX TUURAY 2 DAB DHEXDOOD WAA GARTOOD IN AY NAFTOODA BADBAADIYAAN
Guuuul sare
Boodhari sxb puntland awalba uma saarneyn
Dhiiqo dhiiqo xasan dhiiqo qabuuro qodoow Somali ayuu isku dhamaynayaa eey eey Dhalay xasan dhiiqo
Xasan wuxuu yiri Daarood waa minority.muxuu noo siiyay raisalwasaare ,ha siiyo beelaha kale ee yiri waa idinka. badan yihiin.
Waa siday tahay
ma runbaa mise waan been abuur
Dhiiqo oo circle kujira kkkkkk😂😂😂😂😂
Kismayo ogaadeen kiisii talin maayo😂 from MR
Kismaayo Absam..Ogaadeen leh. Iimaanso Gedadaada.
Gedo hakudeeqdo tasaad iskukobtee
Hooyoyinka maskiimaha ah iska daaya
Guuuuuuuu iyogobanimo
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliyeey wiilasha yaan la diliin waa raag somamiyeed oo la soo wada qaladay yeey la dagakayaqn dhuukkaan sommai.aya leh
khaa in afkiisa iyo dhagtiisa isma maqlaan
Mayla aragtay😂😂😂😂
Xasan Culusow waa Ceeb Kama Sikade