ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Waraysi Xiiso badan | Maxaad ka Taqaanaa Ragga Dhaantada ku Caanbaxay Muxyadin Shahid & Anwar Totti?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2022
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 102

  • @amiinsaleban7908
    @amiinsaleban7908 2 ปีที่แล้ว +14

    Waan idin salamy abtiyaal ogaden from habaryonis

  • @kaafi-gacalka
    @kaafi-gacalka 2 ปีที่แล้ว +11

    waa ogaadeenkii saxda ahaa "dadkii dunta xariirta ah lahaa, si baraa'a leh bay uwaramayaan ".

  • @sharmaakecalixaarato3768
    @sharmaakecalixaarato3768 2 ปีที่แล้ว +7

    Muxiyadiin shaahid waa aftahan murtiyeed
    Suaalahana si xigmadaysan ooga jawaabaya

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 2 ปีที่แล้ว +13

    Musiku waa xaaraan idinkuna waad kudanbaabysaan dadkana waad danbajinaysaan iska dhaafa ilahy haidin soo hanuuniyo

  • @adenabdille2279
    @adenabdille2279 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc waan idinsalaamayaa dhamaan reer jigjiga iyo Nairobi

  • @mahadafdhuub9130
    @mahadafdhuub9130 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha alaaha abwaano iyo fananiin qaran Anwar Totti iyo muxiyadiin shaahid alaaha ina karaameeyo

  • @nasabkooshin6081
    @nasabkooshin6081 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha idin guuleeyo dhalinyaradeena.

  • @starttechnology1934
    @starttechnology1934 2 ปีที่แล้ว +10

    one an only ❤❤❤

    • @muhudinhashi6199
      @muhudinhashi6199 2 ปีที่แล้ว +1

      Muxudiin shaahid 2022

    • @hibaakabdilahi
      @hibaakabdilahi ปีที่แล้ว

      Rhehherhehreyeyryueueyeeueueueyerueyryeueyryruryeuyrureyeurueyryeuryeueueuei2i2i3i3eu3ueyyryeueey yueeyye❤😂😢🎉😅😊eteteyeyeyeyeyeyyeyeyeyeyeyeyeyeyeyeyiwuèeyeyeeyy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abubokor0628
    @abubokor0628 2 ปีที่แล้ว +10

    Ogaadeen waa ragii xabashida ladagaalamayay waqtidheer intaasaa ogaadeen sharaf ugu filan

    • @dsf9824
      @dsf9824 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waa beentaa waligoodba
      Basaasiin ayay ahaayeen
      ina ilay ninkii dhahay
      Tigree ayaan ahay
      Maanu ahayn

  • @starttechnology1934
    @starttechnology1934 2 ปีที่แล้ว +9

    love ka calyadaa ha iga ilaawina😂😂😂😂

  • @bahalowbahalow166
    @bahalowbahalow166 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc wn idiin slmy dhamaan inta ku xedhan SSTV iyo 2 wariye waxan oran lahaa waa wareysi aad u xiis leh

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend Muxyadiin Shaahid 🎧❤👏

  • @xaliimabarrow2309
    @xaliimabarrow2309 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan salaamiyaa labaga fanaan

  • @MohamedAhmed-cl8pc
    @MohamedAhmed-cl8pc 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan idinsalaamay wariye nuur iyo wariye ilkacase iyo dhalinyarada dhantada sanadka muxyadiin iyo anwar

  • @hassanhukun2154
    @hassanhukun2154 2 ปีที่แล้ว +2

    laba nin oo IGU qaali ah
    Abwaan muxyadiin shaahid iyo sxbkay Al fanaan anwar tooti iyo wariya yaasha qaaliga ah Dhamaantiin Waan idin salaamay
    cadaadle iyo ceelbarde waa isku mid sxb yaal labada waa Waan ku dhashay

  • @MadiinoSalaad-hj2pt
    @MadiinoSalaad-hj2pt 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha

  • @xasanmaxamedcabdi6608
    @xasanmaxamedcabdi6608 2 ปีที่แล้ว +5

    Anwar Tooti waraysiga kadaaya oo muxyadiin waraysta

  • @rodaosman4144
    @rodaosman4144 2 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤

  • @yasintufax9360
    @yasintufax9360 2 ปีที่แล้ว +2

    Muxuyadin shahid adigoon hadlin baan Ku salamay

  • @Kunciilyar
    @Kunciilyar 25 วันที่ผ่านมา

    Hor😊

  • @raatiyaofficial8234
    @raatiyaofficial8234 2 ปีที่แล้ว +2

    Waw mash allah walladay

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 2 ปีที่แล้ว +2

    Ragii bahasha lahaa. Salaama sxbyaal

  • @user-zk6nl1gg9c
    @user-zk6nl1gg9c 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abwan muxyi diin shahid nin culus ❤❤

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhamantiin wan idinsalaamy walalayaal🙏 . It would be nice if you had the interview in a quieter place as the noise around you is interfering with the whole interview!! But overall good job. Both are talented singers 👍

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 2 ปีที่แล้ว +2

    War ku dhufta bahasha please war badna

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 2 ปีที่แล้ว +4

    Anwar waraysiga kadaaya muxiyo udaaya

  • @user-jf3pk3rh3k
    @user-jf3pk3rh3k ปีที่แล้ว

    Warysimacan.abwaanin.igu.qaali.ah

  • @huseinshabdi828
    @huseinshabdi828 ปีที่แล้ว +1

    War yaa wan idin salamay asxaapta qali gah waa ninman kii fanaanita qali ahya guuul iyo gobanimo

  • @bashkajuksodacay7797
    @bashkajuksodacay7797 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwanka hirwat iyo sharafta badan

  • @abdinasirmohamedmohamud5997
    @abdinasirmohamedmohamud5997 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo Aad wlhi daqiiqad ima dhaafin wareysigan 🥰🥰🥰..meel uu muxiyadin shaahid kujiro miyaanba dhhaaafi karaa wa maya .... Wax badan baan ka faiday oon muxiyadin aniga shaqsi ahan aan weydiin lahaaalkn aan hadeerba ogaaday🥰🙏🙏🙏... Nairobi anaga idin joogno

  • @AbdiwahabAli-gv2wk
    @AbdiwahabAli-gv2wk 3 หลายเดือนก่อน

  • @farxaanciisemaxamed9875
    @farxaanciisemaxamed9875 2 ปีที่แล้ว +3

    Anigu waa farxaan raandhiis
    Waansalaamay sxbadeey
    Muxidiin iyo sxbkey anwar yare
    Aankaftamee
    Hadaad xamar nugu balamiseen
    Haddana aad ka yara baxdeen
    Yaxlaheydaa
    Kkkkkkll

  • @bashirjefad7473
    @bashirjefad7473 2 ปีที่แล้ว +3

    mahad sanidin dhamantin

  • @iimaanyareaxmed4619
    @iimaanyareaxmed4619 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo dumaashi faadumo

  • @abdirazaqmahad9759
    @abdirazaqmahad9759 2 ปีที่แล้ว +1

    M .a

  • @hanimohmud6560
    @hanimohmud6560 2 ปีที่แล้ว +1

    Iska dhaafa wllayaal

  • @user-lq5fv1pb2l
    @user-lq5fv1pb2l ปีที่แล้ว

    waaw

  • @umaleycadeyy8853
    @umaleycadeyy8853 2 ปีที่แล้ว +5

    Muxiyadin waa dhaantadi oo qof

    • @farxaanaxmed4832
      @farxaanaxmed4832 2 ปีที่แล้ว

      @Maxamed Qaasim Official waxaad ka dhex hadlaysah comments caadiga ahaa maaha kk ee waa gabadh comments ay dhiibatay

  • @AbdiwahabAli-gv2wk
    @AbdiwahabAli-gv2wk 3 หลายเดือนก่อน

    M.a labadani fandango muxiyadiin shaahid iyo Anwar ttoti

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว

    Yaaaaaa

  • @xassanmoxamud4709
    @xassanmoxamud4709 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanbashiir

  • @onlftv8630
    @onlftv8630 2 ปีที่แล้ว +1

    Awoowgiin lagub lafta geela badhe. Waa wiilashii Ogaden.

  • @user-tt7gl4zy7j
    @user-tt7gl4zy7j 11 หลายเดือนก่อน +1

    Halmar awar ha isku kalabixiyo hees waayo wuu kusoo baxaya❤

  • @cawilqorane7026
    @cawilqorane7026 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hassanhukun2154
    @hassanhukun2154 2 ปีที่แล้ว +1

    WARDOON annigaa ayaa bilaabay lkn waligay in ay siyaasad noqoto ama soomaali wax loogu dhimo ama buuq ka dhasho ooguma tala galin anigu dhaqanka iyo waano umbay iga ahayd

  • @wariyeinshaar3012
    @wariyeinshaar3012 2 ปีที่แล้ว

    hadalka shuuqdaa kabadan

  • @Xurmad.boy_Officially
    @Xurmad.boy_Officially 2 ปีที่แล้ว

    Halkaa buu qalday shaahid

  • @hindayusuf833
    @hindayusuf833 2 ปีที่แล้ว

    Weriye nour aad ban u xisaya warasiyadada

  • @user-zk6nl1gg9c
    @user-zk6nl1gg9c 10 หลายเดือนก่อน

    Anwar muxu udirfanhy

  • @SafiyaSimaliya-lg2pf
    @SafiyaSimaliya-lg2pf 9 หลายเดือนก่อน

    Adi shqa kuma lahd

  • @cabdulahimohamud
    @cabdulahimohamud ปีที่แล้ว

    Anwar wereysiga kuma wanagsana ee ka daaya

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว +1

    War is badh qabta oo quraan ka barta koley ogaden quraanka way bartaan wayna ka boodaan intooda badan

    • @user-zk6nl1gg9c
      @user-zk6nl1gg9c 10 หลายเดือนก่อน

      Qabil lakuma haya mesha somali qabil baka dhumay

  • @nuromarabdi7680
    @nuromarabdi7680 2 ปีที่แล้ว

    Ilkacase suu al xumidaa sxb

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว

    Abwaano mise waa dhaanteeya yaal qayliya yaal

  • @BashiirQoorleex
    @BashiirQoorleex ปีที่แล้ว

    Fhh😊

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว

    Jawaabtii dhantada wax yar oo xumaån ah kuma arkin wadanka barwaqada degenasha nolosha ayey ka hadlaysay geela nagu qali ah beraha intaa unbaan u fahmay waxan is iri waa ingiriis u bedela aduunka ha ogaadee sidad wadanka ugu qanacsan tihiin tan danbe ma dhagaysan raadiya wax fasira

  • @abdiwalibashir1727
    @abdiwalibashir1727 2 ปีที่แล้ว

    Musiga Ayaa noqday xalal Ama caadi Ina wajadna aabaa anaa weye war kadaaya

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ka madoobeeyo

  • @cabdisooraan4364
    @cabdisooraan4364 2 ปีที่แล้ว

    Nuur maxamed ilakacase iyo labada fanaan

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว

    Ilma adeera yaalow hada inaad saaaa u dhawaaqdaan miyaad rabtaan?

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 2 ปีที่แล้ว

    Anwar dhamantee lee wareysuga kuma wacnide 😁😁😁

  • @tayasircabdi-fo9se
    @tayasircabdi-fo9se ปีที่แล้ว

    1234

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว

    Wiilashi miyay cabsanayaan is badalka dowlada maxaa iska kiin badalay hadii la yidhi jawaabtii saxda ahayd away?

    • @naruurab1114
      @naruurab1114 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk waa la yaabey, waa in dowlada leyska dhaadhiciyo, isbadal maashee😒😁

  • @user-fj1os1me9x
    @user-fj1os1me9x 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @user-gj8ie4ib6i
    @user-gj8ie4ib6i 7 หลายเดือนก่อน

    dhaanto

  • @hassannoor2431
    @hassannoor2431 2 ปีที่แล้ว

    Niyow muuqaaladiina lalamadagikaro maxaa ooguwacan

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 2 ปีที่แล้ว

    For get attacking each other this is not the time to play the stupid games can you do shows to benefit for the hunger and needs using your famous musician can you do that to help your people

  • @xasanmahamud8697
    @xasanmahamud8697 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @HusseinAli-sb3fl
    @HusseinAli-sb3fl 2 ปีที่แล้ว +1

    warya wilasha dhiqo lugaha haugalinin silsiladi wardon walawada arkayay iney jawabtedi wayeen lakin ceb maahan hadey kajawabi wayen lakin mey iska cadeystan bahasha maxa difac bey kujiran ilaa xiligan

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 ปีที่แล้ว

    MAY FURAAN JAAMACAD? MASTARKAY SHEEGAAN; SI SOOMAALIDU; IN WAX LEEYIHIIN U OGAADAAN:

  • @user-wc4hz2qo6y
    @user-wc4hz2qo6y ปีที่แล้ว

    😂

  • @sawdoabdulahi7354
    @sawdoabdulahi7354 ปีที่แล้ว

    Hhhhh. Caawa dhaanto unbay ka shidan tahay😂😂😂

  • @umuabdullaahi5130
    @umuabdullaahi5130 2 ปีที่แล้ว

    Dhaanto sundus logu magacdary.idinka sugaynaa

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqanka iyo is dhexgalka dhalinyarada
    Fanka iyo ciyaaraha ( tabliiq dhaqameed)
    Hhhhhhhh naga saxa luqadda ikhiyaarey!!

  • @nuromarabdi7680
    @nuromarabdi7680 2 ปีที่แล้ว

    Xaga farsamada codka iska saxa

  • @gantal3062
    @gantal3062 2 ปีที่แล้ว +1

    asc

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag ปีที่แล้ว

    Abwaanadi hidaha iyo dhaqanka somaliyeed alaah yacisak alaha cimriga iyo caafimaadka idiin barakeeyo waa waraysi qaaliya kani runtii

  • @abdirizakahmed1802
    @abdirizakahmed1802 2 ปีที่แล้ว

    Waraysi ahmed cabdi ilkacasr
    th-cam.com/video/4HRqZwf0-v4/w-d-xo.html

  • @FarxiyoAbdullahi-vs7cu
    @FarxiyoAbdullahi-vs7cu 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @munoabdihashi6257
    @munoabdihashi6257 2 ปีที่แล้ว +2

    Gafote xasidsanidisa waan ogaa cay inu kuso dhibiy🤣🤣🤣🤣

  • @fadumomaxamud9265
    @fadumomaxamud9265 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @RuqiyoAbdi-rm8dl
    @RuqiyoAbdi-rm8dl 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤