Comments kayga waxaan aad ula yaaba nahay labaad siyaasi ee soo qabtay madax nimada dalka Soomaaliyeed ayaga maxaa ay ka qabteen markii ay madaxda dalka ka soo ahaayeen haddana maxaa uu qabtay madaxwayne Xasan Sheekh waxaa noo cad in uu guuleystay madaxwayne Xasan Sheekh uu wax aad u badan qabtay sadar muuqdo su,aal ka dhan ka dhan ma sugato meher malahan waaye labadan siyaasi war dalka madaxwaynaha dalka Soomaaliya uga hara shaqadiisa asagaa qabanaayo beenta Mediyaha oo kale ayaad adinka run u maleyseen ee suga madaxwayne Xasan Sheekh asagaa hadlaayo markas ayaadna ogaanay saan in aad ceeb dhex fadhisaan. Madaxwaynaha shaqo ayuu ku maqan yahay markuu soo dhameeyo asagaa shicibka hor imaanaayo cadayntana hor keenaayo madaxwaynihii oo hadlin ayaad qaaq ku haysaan cadaynta kama haysaan in uu bad bixiyey. Marka waad ceebeysan tihiin Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Sheekh Shariif marada ayaa idinka dhacday wax badan oo aad ogeyn ayaa socdo ka,war suga madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed.
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aaaway maaamul siyaasinta somaliyeed kale
Doorasho qof iyo cod ah ayaa la aadayaa. Hadaad wax isla heysaan tartama oo cod weydiista shacabka somaliyeed.
Ethiopian Miyaan Walalo nahay..😂
Sh. Shariif Wuu roon yahay ayaan is lahaa ileen Waxba Isma dhamaan....
Comments kayga waxaan aad ula yaaba nahay labaad siyaasi ee soo qabtay madax nimada dalka Soomaaliyeed ayaga maxaa ay ka qabteen markii ay madaxda dalka ka soo ahaayeen haddana maxaa uu qabtay madaxwayne Xasan Sheekh waxaa noo cad in uu guuleystay madaxwayne Xasan Sheekh uu wax aad u badan qabtay sadar muuqdo su,aal ka dhan ka dhan ma sugato meher malahan waaye labadan siyaasi war dalka madaxwaynaha dalka Soomaaliya uga hara shaqadiisa asagaa qabanaayo beenta Mediyaha oo kale ayaad adinka run u maleyseen ee suga madaxwayne Xasan Sheekh asagaa hadlaayo markas ayaadna ogaanay saan in aad ceeb dhex fadhisaan. Madaxwaynaha shaqo ayuu ku maqan yahay markuu soo dhameeyo asagaa shicibka hor imaanaayo cadayntana hor keenaayo madaxwaynihii oo hadlin ayaad qaaq ku haysaan cadaynta kama haysaan in uu bad bixiyey. Marka waad ceebeysan tihiin Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Sheekh Shariif marada ayaa idinka dhacday wax badan oo aad ogeyn ayaa socdo ka,war suga madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed.
Hadal waxba ma tarayo,ee a wood wax lagu bedelo ayaa loo bahan yahay,calaacal maalina walba haysla Soo taagina.