Mahadsanid Mudane Wasiir. Dadkan caytamaya ee fara ku tiriska ah, waa dad maangaab ah oon caqli ahaan waxba la waydiin jirin. Laakiin waxaan la yaabsanay kuwa media sheeganaya ee buun buuninaya dadkaa aan xilkaska ahayn. Guul Somaliland 💚🤍❤️
@ muse laguma bilaabin ee isagaa islaaday oo kuwii u codeeyay kaga bilaabay fartiinaad eedaysaan isagaa dawlad dhinac ka raran oo reerkiisa u badan soo dhisay isagaa dooraasho diiday cariurtiina suuqa ku soo daayay isagaana qorshaystay in uu sida ismaaciil la soo baxo laba xisbi oon macno lahayn kuna fikiray inuu xisbiyada kale baabi’iyo ma isagaa khaldana amise waa laga khaldanaa dawlad dhan baa loo dhiibay ee haka waramo
@mohbulshaawi597 in la saxo sow may ahayn? Muranka doorashadu wuu danbeeyay markii suldaanada garxajis kolba buur ku shirayeen, ee Cornayl Caarena Jabhada samaystay isagoon sanadba gaadhin? Muuse laftiisa ayaa laga jarayay waxyaabo uu isaguba hore uga soo galay madaxwaynayaashii ka horeeyay. Cirrona tuu Mudadii Biixi ku sameeyay isna mid uu la kulmi doono xitaa hadday Habar Awal ka hadho!
Dadka ka hadal Midiyaha ee caadeystey afxumada,aflagaadada,iyo cayda wey ka baxeen Anshaxa war - tebinta . Waxa habbon in Wasaaradda Warfaadinta iyo Hoggaaminta Ummaddu ay shaandhayso wararka ku dhacay dhegaha dadweynaha.
Yacni intaan kursiga lagu kala wareegin miyaad shacabkii codka idinsiinwaayey usii ololeeynee in laxirxiro oo xabsiga looga aarsado war iskaga tag meesha waqtigii dhiiga shacabka lamiiranayey weey dhamaatee war orodoo iskaga tag meesha
HABACSANAANTIINIIBA KEENTAY INAY DADKU DAWLADA KA AAMIN BAXAAN OO QQORIGOODII LA SOO BAXAAN SI AY HANTIDOODA UGA DIFAACDAAN TUUGTAN CIRRO DABA GUURSYSAA GAAJAYSAN.
Mahadsanid Mudane Wasiir. Dadkan caytamaya ee fara ku tiriska ah, waa dad maangaab ah oon caqli ahaan waxba la waydiin jirin. Laakiin waxaan la yaabsanay kuwa media sheeganaya ee buun buuninaya dadkaa aan xilkaska ahayn.
Guul Somaliland 💚🤍❤️
❤ Wasiir Mohamed Kaahin waxuu muujiyey muwaadinimo iyo dal jacayl
masha allah muj wasiir
Adeer mar uun nadhaaf
Bila caleeg
First comment ❤😂
Kulmiye oon xikiiba wareejin waxaan ka socda midhya ' waxaan u arka dad sidatan ku.ka cayaa inay yiin dad oo qadarinayn qaranimada somaali ĺaan
Sacad muuse maanta waxay qaarkamid ahi wadaan waa gunimo reerkii gobta ahaana magacay ka dilayaan
Adiga gun gun dhakay ah maxaad uu arag wayday waxay wadaan qarxajiiskuu
@@prosl11garxajis waa gob walahi 30 sano aan xil qaban markasdena samri jiiray lakin reerkan way is ceebeyen
Waligay aniga oon magac dhabin reeraha hadana reer ka Saxad Muuse waa reer gob ah ee waxaa waalaaaya inyer oo magac reerka lawadaagta ilmaaderyaal iska qabta waxani waa ceebe.
waxa u arkaa dardaarankii qarniga
Waa dardarAn wanagsan
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤
Wasiirku maanta maalin uu ka hadal wacanyay waligay ma arag
alla habarakeeyo
Cero in laqqso oromadii muuse baa kadanbeeysa laakeen waxaan aminsanahay in rerka isaqa layirahdaa wax badan ogyihiin nabada iyo dowladana ay haranayaan marka cabsi oromo majirto somalai guul inshalhh
❤❤❤❤
Waanu aqbalnay wareejinta iyo caleemasaarkaba si sharafleh iyo karaamo leh idinkuna naguwareejiya kursigii buurta islamaalin waaba wali haysataan kii buurta iskuma xidhnee hadiise aad isku xidhaana dhibmale sababta arinta buurtu waa boogaha cidda taataabatay waa layaqaan caleemasaarka inaanu ogolnahay waxa cadayna codka from awal to garxajis micnaha qaranimadu waa Muqadas balse OOFWAREEN CUDHAY INA ABIIB IYO QAARKALE OO LAMIDA WAANU KANADIIFINANAA BY GACANTA IYO ISHA GOBTA AH CIDII KUHOOS GABANAYSA
Waligay ma arag dalwad aan xilkaba la waregin oo jabhado laga samaynto laguna mudaharaado waa taatiikh kale oo cusub
Waa tabtii Madaxwayne Muse loogu bilaabay 2017kii markuu kirsiga fuulay, nin waliba wuxuu kasbaday way u yaalaan.
@ muse laguma bilaabin ee isagaa islaaday oo kuwii u codeeyay kaga bilaabay fartiinaad eedaysaan isagaa dawlad dhinac ka raran oo reerkiisa u badan soo dhisay isagaa dooraasho diiday cariurtiina suuqa ku soo daayay isagaana qorshaystay in uu sida ismaaciil la soo baxo laba xisbi oon macno lahayn kuna fikiray inuu xisbiyada kale baabi’iyo ma isagaa khaldana amise waa laga khaldanaa dawlad dhan baa loo dhiibay ee haka waramo
@mohbulshaawi597 in la saxo sow may ahayn? Muranka doorashadu wuu danbeeyay markii suldaanada garxajis kolba buur ku shirayeen, ee Cornayl Caarena Jabhada samaystay isagoon sanadba gaadhin?
Muuse laftiisa ayaa laga jarayay waxyaabo uu isaguba hore uga soo galay madaxwaynayaashii ka horeeyay.
Cirrona tuu Mudadii Biixi ku sameeyay isna mid uu la kulmi doono xitaa hadday Habar Awal ka hadho!
@@Ahmed-v6g8g niyaw ninkan khalad ama dhito aanu dhigan kuma dhicin caare nin wax tirsanayay ayuu ahaa waliba odayaasha aad ahegaysid bay ahaayeen kuwii soo xereeyay ee waliba mastaafuriyay muuse marnaba diyaar uma uu ahayn inuu dal iyo dad maamulo nin aad moodo inuu buuq iyo inuu s.land dumiyo ayuu ahaa reerka cirrona waxa uu ku sameeyay adba waad ogtahay in xitaa siyaas waxaanu samayn uu sameeyay oo hablo yaryar uu magalada uu ka soo jeedo uu ku xidhay waxa uu waxa u samaynayayna waxay ahayd oo uu rabay dagaal uu burco iyo hargeysa ka rido. Markaad leedahay maa la saxo miyaanu acyaantii bulshada oo dhan ka diidin xalkii ahaa dorasho isa saar ahi ha dhacdob ganacsato, culimo, odayaal iuo aqoonyahan cid aan ka quusan ma jirto markaa shekadadu waa miyaa la isaga daayo ha iska jooge haba iska joogee muxuu ku joogi lahaa siyaasi maaha oo caalamkii uu inagu ceebeyay qof shakhsiyad wangsan oo bal dadka inuun isku wadi karana maaha waar iga hooo kkk
WAA DAR DAARAN WANAAGSAN MUJAAHID HADDAY DAACAD KAATAHAY WAA IN LAGULAQAATAA
Mustacidiin sacadatil wasir ! hadalku haa cadyahay kolka horeba danta wadanka ayaanu ku wada soconay maantana anagu qasi mayno hadii lanoo bahdo waan tageeraynaa haday aqoon u baahdaan PHD BIOTECH from Somaliland Republic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣from saylac sunti Gashaan sayidna Ibrahin caydiid
Wadanibaa kamasuula oo isu haysan inet wax Helen ileyn waxba maydaan heline
dadka comatiga bixiya qaarbaad is odhanaysaa tolow ma futada ayay kahadlayaan waxani afkooda kamay imane
Jojiyadu waa tii wadani la odhan jiray oo kale yeelina mayno waayo sharcigu waa kii wadani jabiyey anagana na qaban maayo
Ma maanatad ogaateen inaad dadka kala qaybiseen?
Dadka ka hadal Midiyaha ee caadeystey afxumada,aflagaadada,iyo cayda wey ka baxeen Anshaxa war - tebinta . Waxa habbon in Wasaaradda Warfaadinta iyo Hoggaaminta Ummaddu ay shaandhayso wararka ku dhacay dhegaha dadweynaha.
MAXAAN KU IDHAAHDAAYEEY ??!!!
dadleh habar awal ayaanahay la arkeyn ayaa muuse sharaftiisi kuxiyaaraya fadlan jojiya mucaarada weydanbeysaa ceebta naga daaya
WASIRKII ARIMAHA GUDAHA AHNA GUDOMIYAHA XUS,KULMIYE AMNIGAYAGA ADKEYNTISA WUUKUMAHADSAYEY INKASTA OOCILQABAYASHII WAXKASTA KUHADLEN
HALKANA WAXA KACADATAY WAXA LAGU HAYSTAY MAYARKA
😊😅😅😮😢😢
Yacni intaan kursiga lagu kala wareegin miyaad shacabkii codka idinsiinwaayey usii ololeeynee in laxirxiro oo xabsiga looga aarsado war iskaga tag meesha waqtigii dhiiga shacabka lamiiranayey weey dhamaatee war orodoo iskaga tag meesha
Maayor Moogahan Cashuurtii masaakiinta hala soo qabto isagaa dadkii iska horkeenaye
😂😂BE FIRST
Kulmiye ayaa cashuurta la diiday, iyo jabhada la sameeyay ka danbeeya....😂😂😂😂.. waayo maxay u soo xidhi waayeen hadii kale.....
waa lays fahmay
Ssb iyo g36 ma cid xidha leh baad aragtay yaa damaanad ka hayey haduu muuse dhaco iyo hadii kaleba in ayna cid kle dhibaataynayn markaa tanna waa lamide sharcigii sawtaynu kusoo tumannay
calanka garabka u sudhan kii ethiopia miyuusan ahayn
Somaliland flag doono muraayado
Really @@KJBEATZ1
HABACSANAANTIINIIBA KEENTAY INAY DADKU DAWLADA KA AAMIN BAXAAN OO QQORIGOODII LA SOO BAXAAN SI AY HANTIDOODA UGA DIFAACDAAN TUUGTAN CIRRO DABA GUURSYSAA GAAJAYSAN.
WAAR MAGAAJAYSNIN EE WAANNU KAA QANNISANNAHAY WAAYO WAXAAD HAYSATAA WAA BILILIQO & BOOB HANTIDII LAWADA LAHAA AADKUSAMAYSEEN REER KULMIYOOW
So Qabqabo haday kaa dhab tahay waye