Bahamas waxay ka mid tahay meelaha dalxiiska ugu fiican ee aduunka, maxaa hadaba lagu raacay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2024

ความคิดเห็น • 132

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 4 หลายเดือนก่อน +5

    Alle Cimriga iyo Caafimaadka ha u siyaadiyo Suxufi Sare Abdisalam Ibrahim Hereri Hereri Media ❤

  • @maryamamohamed1495
    @maryamamohamed1495 4 หลายเดือนก่อน +23

    Aan ku wada salino Rasuulka Allaah aan xusno walakeyga Muslinkoow

    • @hayatsalam9384
      @hayatsalam9384 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤ sallallahu alaihi wasallam ❤❤❤

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 4 หลายเดือนก่อน +5

    Hereri waa wariyaha ugu fiican guud ahaan soomalida. Wariya sidan oo kale wax u soo tabin karaa ma jiro😮

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 4 หลายเดือนก่อน +8

    Anigu indhahaan ka dalxiisayba thnk u hereri😊

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i 4 หลายเดือนก่อน +14

    The best TH-camr ❤❤ Hereri

  • @user-vn8jg2hw7k
    @user-vn8jg2hw7k 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mncha alh wariye abdisalan hereri lkn waxan jeclaan laha inad xog dhamaystiran nagasiiso sida
    1.lacgta markab ka
    2.lacagaha kuso bixi kara hadipay wax is badalan
    3.lacagaha magaloyinka loobaxayo lgu isticamali karo ado kaso qadaya qof dhuuni ah ama cir weyn
    4.markab ka imisa KG aya lgu ogol yahy inad isticmasho waxan u jeeda alaabta ad sidato
    5.ugu danbayn wanu dremayna in qofki ka duupi jiray anu kula socone balse kliyata daqiiqadaha muuqalka inooso badi sidi kuwi hore oo kle
    MAHADSANID WE ARE LOVE YOU🎉😊❤

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 4 หลายเดือนก่อน +4

    Vraiment tu es le meilleur journaliste top 1 somalien

  • @Oumalkermohamed-xe8pd
    @Oumalkermohamed-xe8pd 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waaxad uu qalandaa 1M iyo kabadan ❤❤❤❤ from Djibouti

  • @DACWA-CHANNEL
    @DACWA-CHANNEL 4 หลายเดือนก่อน +1

    The best Somali youtube hererinsxb hore u soco Waxman filayaa inaan agaa qofkii 20 aad ee ku follow gareeya

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dalxiis wacan hereri media waanu kula dalxiis nayba maashallah hore usoco inshallah

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah was barnaamij waqti iyo fikirfiican galay qabyaaladii iyo qayladiii aan uganasano

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 4 หลายเดือนก่อน +1

      Qabyaaladda adaa doonta meesha lagu hayo, oo raba. Haddaanad tagin kawarran?

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@SAF.3861 of course, you hit the nail on the head

  • @maanmaalbuureedgurxan3403
    @maanmaalbuureedgurxan3403 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dalxiiskaaga qayb baan ka ahayba!! Cajiib!!! Liibaan iyo adigaba waa idiin salaamaynaa👍

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah dalxiis cajiib ah ustaad hereri thanks

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 4 หลายเดือนก่อน +3

    Best Somali TH-camr ever.

  • @mohamudali759
    @mohamudali759 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wariye sare abdisalam hereri,
    Best somali TH-camr, salaan sare.

  • @mdirye4764
    @mdirye4764 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anoo sariirtayda jiifa ayaaban dalxiisay .
    Thanks Mr Hereri

  • @yarecali5441
    @yarecali5441 4 หลายเดือนก่อน +1

    One of the best TH-camr Hereri💡🤝

  • @MustafeEssa
    @MustafeEssa 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh wan kula socoda

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 หลายเดือนก่อน

    Love it 👍
    Thanks for sharing

  • @yusuf31816
    @yusuf31816 3 หลายเดือนก่อน

    Mnshll wariyihii dunida iyo somalida

  • @hoobaanst1653
    @hoobaanst1653 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw meeqa Ayaan laguna raacayaa wllo mahad said waanku wataa hagar la.aanta aad noogu shaqayso waan Kagan mahad celinaynaa thnks

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 4 หลายเดือนก่อน +1

      Bari aan ka shaqayn jiray qiimihu wuxuu kabilaabmi jiray 750€, todobaadkii, xagga maraykanka ma garanayo.

  • @mohamedsiyad8133
    @mohamedsiyad8133 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkan sariirta dul fadhiya leh aduunyo ha israacin
    Miyayna ogayn in marka aad dhulka marto aad aragto khayraadka Kala duwan buuraha, badaha, Barafka, kulayka ee dareeymaysid awooda ilaahay
    Wll adiga iska fadhiya ayaa kadaran runtii

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 4 หลายเดือนก่อน +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @Ch.nks7
    @Ch.nks7 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wonderful Bahamas🎉, this is a beautiful scene and nature gives absolute comfort & joy🎉🎉🎉, we should have to take a figure in order to establish our country, nothing comes by free, together hardwark, patience, experience, as we Somalis or kushutic we are every where in the 🌎 friendships and Families sharing exploring the culture that we are living countries wherebEurope or Americans never lose hope, be strong, be creative, active & shine

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah beautiful ❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🥰

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 4 หลายเดือนก่อน

    Manshallaha abdisalan harari best Somali TH-cam ever well job 👍👍 👍 ❤❤❤

  • @jakuukakin1024
    @jakuukakin1024 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waa jasirad qurux badan

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 4 หลายเดือนก่อน +3

    Liban 🎉👑👏👏Waa wax garad 🙏

  • @user-zo8zn8sx1d
    @user-zo8zn8sx1d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri Dadbadan ayaaad indhaha ufurtay dalxiis wacan waan kula soconaa

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah enjoy wonderful holiday

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gan libaxa iyo dalo ay ugu wacn somlnd in lo dalxis tago

  • @CabdiQaadirr
    @CabdiQaadirr 4 หลายเดือนก่อน +1

    Weriye qaali ah
    Barnaamij ima dhaafo sxb
    Noo soo badi

  • @user-mu7sg6pe7h
    @user-mu7sg6pe7h 4 หลายเดือนก่อน

    I wish inaa dalxiisgeeyo xaaskayga iyo caruurtayda insha allah ❤

  • @user-in9ir8sm8c
    @user-in9ir8sm8c 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaaalaah mr hareeri dal mareen ayaad tahay sheekadu waa nimaan dhul marin dhaayo malahan

  • @CleanAbdi-cg6cr
    @CleanAbdi-cg6cr 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allh wankula dalxiisnay
    Mr hereri

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤ MAHADSANID adeer

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 4 หลายเดือนก่อน

    The best youtube

  • @Dhiiragalin
    @Dhiiragalin 4 หลายเดือนก่อน

    Waan ku wataa inader

  • @HamzemuktarAden
    @HamzemuktarAden 4 หลายเดือนก่อน

    Harari wariye sare aad ayaan kuula dalxiisnay

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka soomalidu haday fahmi lahaayeen macnha dalxiiska tartan baa iman lahaa ay horumar ku samayn lahaayeen oo qabyaalada iyo qashinka kaga mashquuli lahaayeen, xalkoodu waa dalxiis iyo waxbarasho.

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 4 หลายเดือนก่อน

    mcha allh sln sre oo heer clmi ah ayn usalmaya hereri dalxisayasha io inta kuxidhanba wxn sigara anigu biraha odhan uga horqaday hereri allha barakeyo nio ninkasi calam anan lug kumarin ayu aragti ngu dalxisiya

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 4 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALAH NOO DALXISA WANU IDINLA SOCONAYE❤

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 4 หลายเดือนก่อน

    Hareeri waa legend

  • @YusufAhmed-tz9ve
    @YusufAhmed-tz9ve 4 หลายเดือนก่อน +2

    Aar maxay ku fogaatey aduun jacaylka waa dad nasiib badan ku lahaa kaliya wuxu qiimeynayaa dhaldhalaalka aduun ee aan macno lahayn aduun waxa nasiib leh ninka Allah rumeysan dadka aad la socotaan eega malaayiin gaalo ah hadey isku yimaadan nin Muslim ah ayaa ka qiimo badan Haddad quraanka taqaanan akhriya suuratul anfaal afarta fadhiya ee ku hadha masaajidka ee Allah xusaya ee istaqfaarsansya fadliga ay leeyihiin ayaa aduunyada oo dhan Allah ku ilaalinaya midna ogaada qiyaamaha dhici maayo ilaa aduunyada laga waayo cid Allah xuseysa wakhtiga iyo maalka aad ku socotaan Allah hortii waa leydin weydiin maalinta qiyaamaha

  • @cabdulahimaxamed9085
    @cabdulahimaxamed9085 4 หลายเดือนก่อน +1

    Su AA Sha aan qabo waxay tahay qiimaha lagu raacayo 7 cisho ee markabkan waa meeqo lagactiisu

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii Liibaan waxa uu kahadlayo.

  • @Suheep..jama.
    @Suheep..jama. 4 หลายเดือนก่อน

    Waan kula dalxiisnaa❤

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 4 หลายเดือนก่อน

    Waa run caruurta qurbaha ku dhalatay markay waynaadaan way diidaan inay dalkii dalxiis u tagaan

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedsonkor9029
    @ahmedsonkor9029 4 หลายเดือนก่อน

    My dream dalxiis inzhlh

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka aan diinta haysan bal fiiriya siday gacmaha isu haystaan oo uwada dalxiisayaan halka dadkaygii iyagii is marinayaan shaydaankiina hada xaasaskii buuba ka adeeganayaaa ilaahoow naga qabo

  • @cabdulahimaxamed9085
    @cabdulahimaxamed9085 4 หลายเดือนก่อน

    abdisalanow indhaan kaala soconaaye kolba meshaad marayso Nala wadaag wariye

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 4 หลายเดือนก่อน

    Abdisalan hereri Legende ayaad tahay xaqiiq

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 4 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye C/Salaan Hereri&Liibaan.

  • @rashiidmuhumed9233
    @rashiidmuhumed9233 4 หลายเดือนก่อน +1

    Laandheere hereri😊

  • @omarabdi1042
    @omarabdi1042 4 หลายเดือนก่อน

    Cabdisalaanoow qiimaha safarkiina maa nala wadaagtid mise waa sir oo lasheegi maayo haaye haaye haayee

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc 4 หลายเดือนก่อน

    Nabad haddii la haysto IIMAANKA IYO CAAFIMAADKABA WAA LA HAYSTAA IYO DHAQAALABA...

  • @asmacali111
    @asmacali111 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye sare

  • @user-ev3og5ir2l
    @user-ev3og5ir2l 4 หลายเดือนก่อน

    Cabdisalaan sxb mooqaloh waad nadeeeqsiisay walahi dag daga ad noogu soo dirysoh iyoh sidan usugaynoh ayaa isleh

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 4 หลายเดือนก่อน +3

    C/salaanow aduunyo Haku mashquuline raaxada dhabta ah u shaqaysta waa jano

  • @farxiyomaxamuudkahyie7844
    @farxiyomaxamuudkahyie7844 4 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @SakariyeHassan0
    @SakariyeHassan0 4 หลายเดือนก่อน

    Abdisalan Hereri WAAN KU SALAMAY 🎉

  • @waleedmohamed3844
    @waleedmohamed3844 4 หลายเดือนก่อน

    Haaye waa wadan kee..

  • @Ahmed-ns3wk
    @Ahmed-ns3wk 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lr2sx6bz9v
    @user-lr2sx6bz9v 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc warninyohow waxaan idin.waydiiyay.lacgta.aadku.dalxiisay.saan.maadsiisaan.maadsiisan😮masakinta

    • @abdiqani50
      @abdiqani50 4 หลายเดือนก่อน

      Dalxiiska mala diintu m ogola ???!!!

  • @SomGaming77
    @SomGaming77 4 หลายเดือนก่อน

    cabdi salaan muuqalada 1080p ku duub waa low quality

  • @abdirashidbarkadjama5887
    @abdirashidbarkadjama5887 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wariye wayn aduunyada kuu kuftay

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 4 หลายเดือนก่อน +4

    Agtaada ayayna qiimo ka yeelan janada aduun gaalaa logu talo galay

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sidaas sxp gaalo raxadoodii waa loo soo horumariyay aakhiro waxa kaliyoo uga horeeya waa naaro la huriyay iyo malaa'ig madaxa dubeyaal uga garaacda

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 4 หลายเดือนก่อน +3

      adiga waaxa ka muqata inad yara makhruqday raga dalxisaya hora lo yidhi dahab nin waya casiya waa inad ogata in quruxda iyo raxada adunka in lagu raxaysto anu ilahay swt mamnucin oo isaga ayaba adunka ku qurxiyay buro iyo wabiyo iyo gedo sida darted qofku isago ta adunka ku raxasanaya ayu ta akhirana uu shaqaysan kara marka adna waax ka mamnucaya ma jirto inad sida raga uu dalxisto lakinse is kada waxogaga makhruqada ah oo mansha allah raga uu dhee

    • @aminaliiban1780
      @aminaliiban1780 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂 SUCIDIGU WAA AYO ILEN ADUUNKA WEY KU RAAXAYSTEENE LACAGTA ADUUNKA HAYSTAANE 😮

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 4 หลายเดือนก่อน +1

    Passporkeeda ayaan iibsaday oo hystaa ano somalia jogo weli kuma dhoofin waaba kabaqaya😂

  • @xuseensandheere5153
    @xuseensandheere5153 4 หลายเดือนก่อน

    Sanadka danbe ayaan raaci ana Insha allah

  • @AAA-sx5ej
    @AAA-sx5ej 4 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia hadi tourist saan lo sameyo, miid argagixasa ah ya daadka iska qarxinaya... belo somali ku dhacey.

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 4 หลายเดือนก่อน

    Anigu daawashadan ayaaban ku dalxiiyey wle
    tankz wariye sare cabdisalan Hereri iyo liibanba

  • @Naamir03
    @Naamir03 4 หลายเดือนก่อน

    5:42 Buskii Xero Awrba Halka maraye, mise waa kii jigjiga yar😂😂

  • @saidmohammad3006
    @saidmohammad3006 4 หลายเดือนก่อน

    ASC bro harari Bahamas waan joogi jirey waxaan Ka dhoofay 1997 waa meel quruxbadan dabayl badan kulayl iyo qabiw u dhaxaysa qaali nolasheedu yahay Bahamas dollar markaas wuu qaalisanaa lacagtooda iyo tamaraykanka markii danbe Raysalwasaaraha Bahamas ayaa telifishinka Ka hadlay oo yidhi ha la is dhaafsadomaadaaba change gii imagu yaryahay waxaa ku noolaa waqtigaas dad 200 kayar oo muslima masaajidqurux badan ayaa laga dhisayey will Fahad dhalay ayaa maal gashey soomaali lagama aqoonba Ethiopia ayaa qofqof garanaayey

  • @abdihakiim7215
    @abdihakiim7215 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wadankan qof somali ah kuma noola miyaa?

  • @Mudan659
    @Mudan659 4 หลายเดือนก่อน

    Adigoo bahamas tagin ama Paris ka sheekeyn barshada dhulkaagaa horta laga bogtaayoo baryo leysku Howlaa, dhulku baaxad sooriyo banan Miiran weeyaan ninka buug ku heystoo beentaada weeyaan😢

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis8001 4 หลายเดือนก่อน

    Bahama islands waxan ku dhigtey dugsigii hoose dhexe qudhac dheer casharkii xidhiidhinta juquraafiyada adduunka

    • @Akter.khaalid
      @Akter.khaalid 4 หลายเดือนก่อน

      Classke bro anba wan dhigtay shcoolkase 😂

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cruise ki aduunka ugu waynaa ayaa idin ag taagan the ocean seas

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 4 หลายเดือนก่อน

    Somalia waxaan Dan Weey Sameysani kareen balse Iyaka isku Diithay.

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 4 หลายเดือนก่อน +1

    Halkan iskaba dhaaf dalxiise markaan gopolada ukala soconnaaba istaba nalagu baadhaa nio

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 หลายเดือนก่อน

    Dalxis wacan

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 4 หลายเดือนก่อน

    dalxiis hadii farxad laga halayo dad aan ogahay yaa ka heli lahaa

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 4 หลายเดือนก่อน

    Suaal waxan is waydiiya side salaada u tukanayaan🙂!?

  • @caydarus-xaaji
    @caydarus-xaaji 4 หลายเดือนก่อน

    Wadanka magaciii

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 4 หลายเดือนก่อน

    Rugcadaa saxaafadeed cabdisalaan herari

  • @mohamedabdikadir7757
    @mohamedabdikadir7757 4 หลายเดือนก่อน

    6:00 Mudane Abdisalaan Da’da Amrey ka Qaldantay O Ad Ka Waday 31😂

  • @QadarSahal
    @QadarSahal 4 หลายเดือนก่อน

    What is the name of this Country tell guys

    • @dhamme0
      @dhamme0 4 หลายเดือนก่อน

      Bahamas

  • @nasirjamacjamac869
    @nasirjamacjamac869 4 หลายเดือนก่อน

    Waxay jasiradan u dhawdahay cupa

  • @Zailatv
    @Zailatv 4 หลายเดือนก่อน

    John 21jir maaha haduu u yahay 49jir

  • @mohamudsalad5750
    @mohamudsalad5750 4 หลายเดือนก่อน

    Ereyga ((xeyraan ))mxaa loola jeedaa

    • @abdifitahashkir.
      @abdifitahashkir. 4 หลายเดือนก่อน +1

      Qof shiid ah lacag la,aan

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 4 หลายเดือนก่อน

    Meeshu maba qurux badna.

  • @user-rb1im2jw2x
    @user-rb1im2jw2x 4 หลายเดือนก่อน

    Qaylo iyo buuqu ma fiicna, noloshu waa maalmo waa layskanafisaa, buuqa iska jooji si aanad ucimri degdegin

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 4 หลายเดือนก่อน

    Ana waan idinla socdaa laakiin idinma arag wali waan ifin raadin

  • @atooresiciid4764
    @atooresiciid4764 4 หลายเดือนก่อน

    Malaaa ninkani 21 jir maah 😂😂😂😂😂

  • @YoundIjust
    @YoundIjust 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wariye hareri nio saa noogu dadaashid kuwa kala masameeyaan nio waad raxeesata ee tagerahada ha ilobin Hal mar iwad 😅

  • @grandtvchanel3489
    @grandtvchanel3489 4 หลายเดือนก่อน

    Aduunyo waxba maaha barwaaqo iyo meeshuu mu'minku ku nasan lahaa halkaan maaha walalayaal

  • @nasserhashi
    @nasserhashi 4 หลายเดือนก่อน

    Nassau, waxaa loo akhriyaa sidaan ( NAASAAA)

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 4 หลายเดือนก่อน

    Cajiib waxad wada hereri jonh kii bahama shaqo u noqotay, wa maxay dulucda safarkani,imika maclumad Ana lo bahanayn somali ahaan.

  • @afmadhiinhaji7404
    @afmadhiinhaji7404 4 หลายเดือนก่อน

    Libaanoow kuwii iskadaayoo kuwa North America ku dhashay baan la dalxiis geeyn xataa.goobaha caruurta ma geyno
    Anigu waxan ku sababeeyay asalkeena ilbaxnimo half qarni ma gaadhin wali hawdkii baynu ku noolnahay