HODAN ABDIRAHMAN HOOYO [OFFICIAL AUDIO] 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 249

  • @sundusmohamedmusse3768
    @sundusmohamedmusse3768 2 ปีที่แล้ว +79

    😢😭Alla hooyo la, aantu xanun bdanaa ilaahow hooyadey janada ngu kulmi😞
    Inta hooyadood dhimatey Allaha unaxariisto
    Intey nooshahayna Allaha idiin daayo

    • @qadanfarhan7976
      @qadanfarhan7976 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yarabbi yarxman

    • @saafiali3547
      @saafiali3547 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @sahraahmed2143
      @sahraahmed2143 2 ปีที่แล้ว

      Amin abyo😥

    • @zohairasa3eed721
      @zohairasa3eed721 2 ปีที่แล้ว

      Aamiiin yaarabb ax 💔😭

    • @husnivlogchannal5160
      @husnivlogchannal5160 2 ปีที่แล้ว

      Aniga ka mid ah hooyodey mcn ilh iga jecladay yaarabi unaxaristo janatul fardowsa nagu kulmiyo🤲🏼🤲🏼 Amin

  • @engapdirahimmaxamed3338
    @engapdirahimmaxamed3338 2 ปีที่แล้ว +24

    Markaad Noo Hiilise Hooyo
    Noo Hagaajise Hooyo
    Nafta Noo Hurtee Hooyo
    Halyeey wada Noqonayo
    Halkaad Nala Doonaysiyo
    Wakaa Daa'in Noo Aqbalay
    Waxaan Ku Dagaynayna Hooyo
    Duco Waalid Weeyan Hooyo
    Duniduu Maalmo weeyee
    isha nacabku Ka daa
    Rabbi kuma duleeyoo
    dayac kuma tusaayo
    Dushadaad na Saartoo
    Docdaadanu nuugnee
    Da'inkey ku kaalmee
    Hooyo
    Duco Noogu Ronow Hooyo
    love you mama❤

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 ปีที่แล้ว +47

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara 💟☝🥰

  • @ILwad272
    @ILwad272 4 วันที่ผ่านมา +3

    ILhayyy ani io hoydayy hana kaLa horysinnn dunidan La,aaanted indho La,an wyeh 😭😭💕

  • @najmadek2120
    @najmadek2120 2 ปีที่แล้ว +13

    Illaahow hooyaday ha iga hormarin 🤲😭 hooyo waan ku jeclahay hooyo cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban 🤲🥰❤❤

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +44

    hooyo macaan 😭🥺❤❤ inta hoyadeed u noshahay Way nimcaysteen oo nolol aduun way haystaan inta ka dhimatayn eebe ha unaxriisto
    iigu so duceeya dhamaantiina hoyadee aya iga xanuunsan inuu alalh inuu caafiyo dhmaantiin 🤲🥺🥺

    • @DiYaarhussien3795
      @DiYaarhussien3795 2 ปีที่แล้ว

      Alla hacaafiyo wll 🤲

    • @nimcohalaq8100
      @nimcohalaq8100 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin wll illahay hacafiyo hooyo macan

    • @djweerofficial
      @djweerofficial 2 ปีที่แล้ว

      The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammad ❤❤💓💓💘🥰

    • @c.raxmaanmaxamed4280
      @c.raxmaanmaxamed4280 2 ปีที่แล้ว

      Ala ha caafiyo wll

    • @asmasaed6547
      @asmasaed6547 2 ปีที่แล้ว

      Alle haku cafiyo wllo

  • @fatmaaxmed1718
    @fatmaaxmed1718 8 หลายเดือนก่อน +5

    Daganey hoyadey manu dagin la.anta dadna manu noqoneyn😭hooyo mcn leylo xusen dhibka aad igu so korise alle umba og dugsi aan ku hirtiyo ileys ii daran oo damayn baa tahay😢 da inkey ku kaalmey hooyo🤲dulqaadkad laheed iyo sidan isugu dubneyn ul iyo diirkeed dad walalo oo kale❤ hoyadey boos walbo ayada ii buxise walal+wahel +sxp ineysan gabar ila dhalan xita matabin sidey boos walbo igu buuxise ❤😢 waxaan ku jira dadka aminsan ineysan hoyadod la.antod iney noladonin😭 miss u hooyo mcn allha no kulmiyo dib 🤲 rabi kuma duleye dayac kuma tusaaye dushadad isaarte docdadan nuugne dainkey ku kaalmey hooyo duco iigu ronow hooyo🤲😭❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +115

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️ 💖 💓 💕 ♥️

    • @subkaelhasany9141
      @subkaelhasany9141 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk athigaba fanan ehh mahas shegi brada

    • @abdikhalifadamuu3436
      @abdikhalifadamuu3436 2 ปีที่แล้ว

      Adba wad qadaa hesaha

    • @djweerofficial
      @djweerofficial 2 ปีที่แล้ว

      The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammad ❤❤💓💓💘🥰

    • @afnaanismail1871
      @afnaanismail1871 2 ปีที่แล้ว

      Me😊

  • @asmadhaaki
    @asmadhaaki 2 ปีที่แล้ว +26

    Waxaan kujiraaa dadka dunida ku nool, kuwa aaminsan hooyadod dabadood inay lumayaaaan😭😭 illaahayow hooyoyinka inta nool xafid, inta dhimatayna u naxariiso

    • @CumarAhmed42
      @CumarAhmed42 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle haynoo daayo huunoy

    • @barlinissak4444
      @barlinissak4444 2 ปีที่แล้ว

      Ameen yaa rabi

    • @naciimaaxmed8862
      @naciimaaxmed8862 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @kamilacaydid4130
      @kamilacaydid4130 ปีที่แล้ว

      Asma kula midban aha wanan wayay hoyadey macan waxan ku nolahay nolol aan dhimana noleyn 6 sano iyo bil iyo 10toban malmod aya laga jogaa malintan mugdiga galay ilaa sacadan indhahayga ilin kama dhamato ilahay haw naxariste hoyadey macan 😭😭😭😭😭😭😭

    • @NimaHassan-qr8zf
      @NimaHassan-qr8zf 8 หลายเดือนก่อน

      ❤😮

  • @munaabdullahiosmanlucky6319
    @munaabdullahiosmanlucky6319 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah hodan abdirahman hooyada Aamina Cabdilahi xirsi hooyooyinka waxbey dhertahay waa maamo karti badan oo fankeda iyo nolosheda qaaska aan marna isuqasin wey ukala xadidnayen nolosheda qaaska private ayey marwalbo u ahayd si kaduwan fananinta xiligeeda jirey kuwaso maanta meelaha loogashekeyo wixi Jaceyladoda kaqabsaday Allow Eeda aamina Cimri dheer sii Ameen! From Mogadishu cadey❤

  • @eidabdirahman3155
    @eidabdirahman3155 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa inta hooyo jecel love ka dhac

  • @hodangeenyo8558
    @hodangeenyo8558 2 ปีที่แล้ว +9

    Hooyo la.aantu waa xanuun wllhi🥺😭qofkii Hooyo la.aan ah baa xanuunkaas dareemi kara

  • @bahjacabdirashiid
    @bahjacabdirashiid 2 หลายเดือนก่อน +2

    Daainkeey ku kaalmee hooyo❤❤

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 2 ปีที่แล้ว +6

    HooYo mcn wanku jeclhay wlh 😭 allaha iika daayo cimri dheer cibaado suuban haku siiyo aakhirana janooyinkiisa hakugu casuumo 🥺❤️🤲🤲

  • @criyaad9901
    @criyaad9901 2 ปีที่แล้ว +12

    Waa kuu jeeda mashqul ayaa tahay ma heli KARTAA 5daqiiqo oo aad ku siliso nabi maxamed scw

  • @Hawaanour70
    @Hawaanour70 2 ปีที่แล้ว +4

    Halka nala doney say iyo waka daain noo aqbalay 🥺❤️ ani wlalhey manta hadana dhabr ino dhign laheeb asageen lama jaan qadeen hoooyooi waku jecalahy ilhey ikama qado waxa tahy dunidena 😭😭😭😭😭😭😭

  • @yahye_resteeye
    @yahye_resteeye 2 ปีที่แล้ว +7

    Mom Sahra Adduun iyo Aakhiro Janatul Fardowsa Alle kaaga baryay ❤️🥰

  • @Soomaalinimo320
    @Soomaalinimo320 2 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo mcn Allha ikaa xafido♥️😍
    Adigaa Aabbe iyo hooyo noo noqday oo dhabarka nagu soo qaaday

  • @djweerofficial
    @djweerofficial 2 ปีที่แล้ว +29

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammad ❤❤💓💓💘🥰

  • @deeqsijrofficial6166
    @deeqsijrofficial6166 2 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo macaan alle ha inoo dhwro intii dhimatayna janadii fardowsana ha ka yeelo ❤️😰

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashlh dj subeeer ba hooyadii u hadyeeyay heestan qiimaha badn
    iydo single mother ah bay 15 caruura qurbe kaligeed ku korisay alle ha xafido iyado iyo hoyooyinkeen dhamaatood ba❤

  • @nimcomahamuth6892
    @nimcomahamuth6892 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyaday Daryeeelaaaaay
    Ifka nabad ku jooog iyo cimri dharar
    Abalkaga Alle Jano Ha ka dhigo Hooyo Mcn❤️😭

  • @ibrahimdekow5291
    @ibrahimdekow5291 ปีที่แล้ว +2

    Hoyoo macaneyi alha hakunaxaristo 😢

  • @UbaxibrahimAbdi
    @UbaxibrahimAbdi ปีที่แล้ว +1

    Hooyo iyo abee Allah idin naxariisto

  • @ruqiyaaxmed7109
    @ruqiyaaxmed7109 2 ปีที่แล้ว +1

    I'm crying ilaahow hooyaday caafi ya rabbi

  • @bisharkhaliif6385
    @bisharkhaliif6385 2 ปีที่แล้ว +3

    ayyy hees hooyo markan maglo wan iska ilmeyaa hooyo allh ika xafido somali queen hodan

  • @abrahmanilmi7526
    @abrahmanilmi7526 2 ปีที่แล้ว +6

    Hooyo aduunka waxaan Ilahay kaaga baryaaya🤲 dambi dhaafa aakhirona Jano mamo😢❤🥰🥰

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 2 ปีที่แล้ว

      😌 Wallal hooyo Allaha u Naxariisto

  • @arawellox
    @arawellox 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo macaaan hadan garanayo maanta Wax aan Qiimaheda ku sheego wan sheegi lahaa erey Qiimahaga aan kuu sheego ma garanyo Hooyo ❤️❤️😭😭

  • @abdirahmanjowhar5367
    @abdirahmanjowhar5367 ปีที่แล้ว

    Maantey Duca karabtaa hoyadaa Aamino Abdulaahi

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 2 ปีที่แล้ว +5

    Ax🥲🥲🥲hooyo laanta waa xanuun wlhi I miss my hooyo mcn Fadumo Shiekh mohamed hooyo mcn janatul fardowsa Allah ku geeyo Amiin Yaa Allah 🥲🥲🥲aduun waan ku cidlooday laa aanta hooyo mcn

  • @RaxmaFaaraX-tp2lr
    @RaxmaFaaraX-tp2lr 5 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn Ilaahay haykaa daayo waanku jeclahay 😢❤ Ilaahay haykaa xafido adaa waxwalba ii ahe😢❤

  • @UbaxAbdi-il5ce
    @UbaxAbdi-il5ce ปีที่แล้ว

    Hooyo Allah hooyo inaan arko naxariistada jeclaan lahaya hooyo inaan wajigaga arko jeclaan lahaya hooyo inaan canantada maqlo jeclan lahaya hooyo inaan aman tada arko jeclaan lahaya hooyo inaa adigo wax idiraya arko jeclan lahaya

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 ปีที่แล้ว +6

    Mcn hooyadayeey best song haday magaca hooyada ka bilowdo (f) like 👍 dheh me my mother magaceedu waa farxiyo allaha ii kaa daayo hooyo ❣🤲🤲

  • @tiitalovely2946
    @tiitalovely2946 2 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo Waa janno aduun ❤️

  • @niciimoshanle156
    @niciimoshanle156 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii hooyo yadii ka fogaaday ayaa hooyo mcnkeeda iyo daryeeelkeeda maxaan kuu xiisay hooyo dabada duruufo badan ayaaa iso maray marxalado aad garab iiga hayda hooyo markaan agtaada joogey hooyo 🥰🥰 hooyo cid kuu dhiganta dunida majirto I love you 😍 ❤️🤲allaaah nabad haygu kaa tuso ❤️

  • @Farxiyomaxamed-mh1hd
    @Farxiyomaxamed-mh1hd วันที่ผ่านมา

    Hoyadey adunka ujeclahay yarabi cimri dheer cafimad isi yarabi😭🤲❤️

  • @mualifa_Ahmet3366
    @mualifa_Ahmet3366 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo alle ha ika dayo 🥺💔🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @hassanmahamedhamda6367
    @hassanmahamedhamda6367 ปีที่แล้ว +1

    Hoooynimo ayaan dareemaya❤❤❤❤🥲

  • @nadarmohan5957
    @nadarmohan5957 2 ปีที่แล้ว +1

    dunidu maalmo weeyaan isha nacabku kaa dadan rabi kuma duleeyo dayac kuma tuso dushaaadad nasaartoo ducdaadan nuugne daainkee kulaalmee duco noogu roonow hooyo allow Haiga qaadin hooyaday manoolan karo la.aanted xataa daqiiqad kaliya❤😭

  • @naima..44
    @naima..44 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo wan ku jecelahay🥺❤️👸🏻

  • @najmahappy7890
    @najmahappy7890 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyaday la aanted waxba man ahaden cidna imay tirsaten qof jirana man ahaden ilahay hayka daayo hooyo mcn waligay aabe la aan man daremin ilahay jidhkaga cadaabta kaxoore😭😭❤❤🤲🤲

  • @abdirahmaansimoodi7544
    @abdirahmaansimoodi7544 2 ปีที่แล้ว +14

    Golden voice Ayaan U aqaanaa

  • @ashraphtechnical5495
    @ashraphtechnical5495 2 ปีที่แล้ว +2

    HOOYO INTA JECEL 1 LOVE 😍

  • @LobbyEdits
    @LobbyEdits 2 ปีที่แล้ว +4

    first waqal and hodan on fire🔥

  • @anisaabdirizak5843
    @anisaabdirizak5843 ปีที่แล้ว +1

    Daganeey hooyadeey nadiifo Mohamed hashi😥❤️💉🔐

  • @abdikalid4715
    @abdikalid4715 2 ปีที่แล้ว +3

    Amen amen hooyo mcn Mansha allah somali queen hodan

  • @fartuunesse1056
    @fartuunesse1056 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo mcn daaimken ku kaalmee (aamiin)😍😍💋💋💋

  • @ilhamsheikhmuseahmed7157
    @ilhamsheikhmuseahmed7157 2 ปีที่แล้ว

    Hodaneey imisa goor ayaad ooyday markaad heestan duubaysay. Kolar imbadan. This is the best song ever. Love you Hadan Abdirahman-dheere. 😍

  • @sihaamkaba2128
    @sihaamkaba2128 2 ปีที่แล้ว

    Heestu dareen wayna😢😢yaa rabi hooyo ku gar gar mel walba ad jogtid

  • @alidekhusseinahmed4698
    @alidekhusseinahmed4698 ปีที่แล้ว

    Hoyo mcn waaa ku jacelhy wlhi allh iga dayo amin cimre dher iyoh cibado subanq❤❤❤❤

  • @cabdifarax3115
    @cabdifarax3115 2 ปีที่แล้ว +1

    Dagan hooyadeyey waxa aan dareema ❤️😮‍💨dulqaadka lahayd ❤️io sida iskugu duubnayn

  • @ugbaadabdishakur227
    @ugbaadabdishakur227 ปีที่แล้ว

    Hooyo alle abaalkaga jano ka dhig aduunkan kugu jecelay alle ha ku daayo mom😭❤️

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official 2 ปีที่แล้ว +4

    Love you mom mcn❤
    TEAM WAQAL🙏🏽

  • @xafsamaxamud158
    @xafsamaxamud158 2 ปีที่แล้ว

    Hooyaday macan alle haya kaa daayo mamo waa ku xisay hooyo

  • @biyaayo
    @biyaayo 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo alle hakuu naxariisto aduunka kuguma arkine aaakhiro alle haynagu kulan siiyo

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +34

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️ ﷺ 🤍```📿🕋🖐

    • @ahmednaazer4264
      @ahmednaazer4264 2 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW SCW

    • @djweerofficial
      @djweerofficial 2 ปีที่แล้ว

      The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammad ❤❤💓💓💘🥰

  • @mohamedgacal4683
    @mohamedgacal4683 2 ปีที่แล้ว +6

    Aniga hees kasta ee hooyo loo qaado awood uma lihi inaan dhageysto heestaan xitaa hodan baa qaaday ahaan baa u imid uma maleynaayo xitaa inaan dhameysan doono 😢😢 hooyo mcn allaha kuu naxariisto /10/9/2018

  • @badraabdillahi8499
    @badraabdillahi8499 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo macaan ilhyow abaalkaga jano ka yeeel❤

  • @xamsexidi
    @xamsexidi 2 ปีที่แล้ว +18

    Heesaha waxaa ka macaan qu'aanka inta igu raacsan like noosar mhdin🙏

    • @nimcoxasan5427
      @nimcoxasan5427 2 ปีที่แล้ว

      Maad ka baxdid wu ka mcnyhy tasina waa dhab

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว

    HOOYO MACAAN ILLAAHAY HA NOO XAFIDO . HOOYO ADDUUNKA WAX KA QIIMO BADAN MA JIRO SUUBANAHEENII MOOYEE . FANAANADA QARANKA HODAN ALLA YAACIZAK

  • @Jagsan4242
    @Jagsan4242 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyaday macaan wa ku jecelahay 😍😭

  • @nawalcalinawal2313
    @nawalcalinawal2313 2 วันที่ผ่านมา

    Hooyo mcny ifiyaha nolashay❤❤❤❤

  • @asmamaxamudfarax5659
    @asmamaxamudfarax5659 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo mcn ilaahay ha kadayo adunka farxad iigu waar aakhiro janadii

  • @Idizal
    @Idizal 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo mcn maalin aynu wada joogno Ayaan kuu shidi doona heestan ilahow dagdag inagu kulmi😢❤❤

  • @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
    @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 2 วันที่ผ่านมา

    Marka aad noo hiliseee hooyo❤

  • @Cabdidawlad-j6n
    @Cabdidawlad-j6n ปีที่แล้ว

    Mn hyo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirabilan1971
    @samirabilan1971 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah hooyo mcn wan uxisay

  • @loveumom2523
    @loveumom2523 2 ปีที่แล้ว

    Halkad nala donaysiyo
    wakaa dain noo aqbalay hoyo
    wxn ku dakaynayna duca walid weyan hooyo❤🕊mcny hoyo dainkay ku kaalme❤🤴😫🌺 hoyo macn ilhy cimri dher cafimad iyo cibado suban bn ku wydiinaya wxd thy boqorad qimo kartid iyo dulqdba ilhy isugu dary momy sidad nogu dadashy e farxda nogu Samysy rabi hkaga farxiyo janooy mcn❤🙈😫😭

  • @buwey9239
    @buwey9239 2 ปีที่แล้ว +5

    HOYO ALLAH HOYOYINKA JANADA HAKA WARABIYO🤲🤲🤲

  • @najmasidiiq7156
    @najmasidiiq7156 2 ปีที่แล้ว

    Ilhya ha no dayo hooyaday hooyaday la anted waxbaa I ma qabsomen 🥺🥺wax walban way I sameza yado iga maqana wanaa daryelka kaliye an heesto wlhi markastana inan Mel un ka so wada kacno rajeyaa inkastoy wali surta galin hadan wan rajenaa Inan. Hooyaday mel un kula noladoo 😭😭😭wax walba wad I tahay hooyo la’antana waxapa ma ahii aniiii🥺wan jclhay hooyo mcnnn ❤️wax walba wad I samezay ilhayna ha ka abal mariyo sidada adigo maqan no daryeshooo 🥺❤️cid walbana wad Iga wngzn tahay hooyo 😩❤️

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 ปีที่แล้ว +1

    Hodan abdirahman eishcala fananad Hambalyo iyada iyo😂 xajigeda mursal and all xidigaha geska kee😅pg. going bro we love all 😂hooyo macan hadanahay dhalinyarada somaliyeed allah xafido mama macan.amin amin

  • @ashamun901
    @ashamun901 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😊9

  • @FaysaCaydiid-u6b
    @FaysaCaydiid-u6b ปีที่แล้ว

    Allah haku naxriisto hooyo mcn❤❤❤

  • @ubaxdaimond6310
    @ubaxdaimond6310 2 ปีที่แล้ว

    Alx alow no xafid intey ka dhimatay na alow uwada naxaristo Amin ya rabi

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 2 ปีที่แล้ว +2

    hooyo mcn ❤❤❤👑👑

  • @QuenNaema
    @QuenNaema 4 วันที่ผ่านมา

    Allow iiidaaa 😭❤️

  • @abdiabshir9932
    @abdiabshir9932 2 ปีที่แล้ว +1

    Queen hodan abdirahman alle haku xafido

  • @Faisaaweys
    @Faisaaweys 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay jano ku gee hooyooy

  • @mohammedabdi3635
    @mohammedabdi3635 2 ปีที่แล้ว

    Axyaaa Heees Wllhy halkeediii bay dhigeeen ❤❤❤❤❤❤

  • @zainabhersi7079
    @zainabhersi7079 2 ปีที่แล้ว

    Quraanka ilhay ma waxa ka macaan baa aduunka jira alhu akbar

  • @apdiladiifmane3595
    @apdiladiifmane3595 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo allow ii kaadaa

  • @abdirisak972
    @abdirisak972 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo faduma😭♥️

  • @FaysaCaydiid-u6b
    @FaysaCaydiid-u6b 10 หลายเดือนก่อน

    Allah haku naxriisto ❤❤

  • @aichahassan2761
    @aichahassan2761 2 ปีที่แล้ว +1

    My mom she is everything for me because We lost or father when we are youngest allha yarhamo abo we miss you abo maacan Hooyo cimriga allha haa ku barkayo 😢😢😢😢

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 2 ปีที่แล้ว

    Mashalha hestan khisadedu waye jidha iyo badh

  • @ugbaadabdiali2149
    @ugbaadabdiali2149 2 ปีที่แล้ว

    Hestan wxad moda Hooyodey ine ka hadleyso wey iga fogtahy qurbaha ayey jirta 7sano ma arkin hooyo mcn kawsar wan kuxiisay alle abaalka rabi janada hkaga dhigo🥹❤️

  • @sahrasiciid4256
    @sahrasiciid4256 ปีที่แล้ว

    Alllhow hooyaday mcn ii daaah oo ii cfi

  • @QUEEN_XERALE
    @QUEEN_XERALE 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi 😭😭😭Hestan waxay ka hadaleysah aniga hoyaday macan wayo ayado Baraf jogtaya nolashena wadaya ax😭😭😭 alah idayo MOM MACAN👑❤️❤️❤️❤️

  • @anisaabdirizak5843
    @anisaabdirizak5843 ปีที่แล้ว +1

    Daaainkeey Ku kaalmee mi aduunkeygah 😰♥️🥺❤️😰♥️💉🔐😥

  • @aaminomaxamed3344
    @aaminomaxamed3344 8 หลายเดือนก่อน

    ❤Daaainkeey ku kaalmee Mi world (m)😘🌸

  • @Arafoeleye
    @Arafoeleye ปีที่แล้ว

    Waxan ku DakayNayNa Duco walid weyan ❤😊
    Hoyaday mcn wxn ilahay ka barya adun io Akhiraba Inu ilahay Abakga Janada ka dhigo mamo mcneyy❤

  • @farhiyojama9956
    @farhiyojama9956 2 ปีที่แล้ว

    I love you mom kaligeeda na korsatay heestan caawa oohinta iga dhameysay ❤

  • @ikrancabdicartan8318
    @ikrancabdicartan8318 2 ปีที่แล้ว

    Hoyaday mcn asli xusen wllhi adunkan ugu jclhy

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 ปีที่แล้ว

    Allow 🤲🤲🤲Hooyo mcn jirkeeda narta kailaali insha Allah

  • @deeqocabdulahi2654
    @deeqocabdulahi2654 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo Mcn Maxan ku xiisey oo aaan ku tabey Ilaaahow Dib no kulmi Anago Nabada Noloshydiyey😭😭🤲

  • @simanbilan9894
    @simanbilan9894 ปีที่แล้ว

    😢😢😢hoyo illahow hayga kaqadin

  • @shiinoxuseen1609
    @shiinoxuseen1609 2 ปีที่แล้ว

    Hoyo mcn alle haku dayo cimiri dherer iyo cafimad

  • @hodanabdi6536
    @hodanabdi6536 2 ปีที่แล้ว

    Hoodaady mcn aduunkan ugu jecelhy la aantaa waa abaar mamo cimridheer io cafimaad io cibaado suuban Allha kusiiyo wlhi heesan markan dhagaysty wan ilmeeyay 😭😭waa deren hooyinimo ayay ka hadlaysaa ( Ilove you mamady safiya❤❤💋💋

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo macaan ninkii haystaa nasiib wacanaa ayay u nooshahay hooyadii alxamdulillah aniga🧡🙏

  • @fafitara1773
    @fafitara1773 9 หลายเดือนก่อน

    Hodan vien a Djibouti 🇩🇯 we love u sista