wow the best somalian singer i ever heard plus out standing voice walaalo them other singers got nothing on you and i would love to come where you live and see you up close in person or my we can the remix version of the song 4sure
Ninki waday UK 🇬🇧 geeyey iyada iyo carurteda bey ka dhaqajisay ninkale gursatey heestan u qadey ila hade cuqubadi nabsigi kaso baxay ila hada sariir saran tahy cajiib
What was a legend Amino kuluc ❤2010 up to 2024❤14 sano kadib ayaan dhageysanayaa👏09/01/2024❤Friday❤
Heestan waxaan daawan jiray 2011ki wiil aan sxbo nahay gurigooda ayaan ku daawan jiray isagaa I jclaysiiyay habeen walba mar ayaan daawan jiray markan arko waxan xasuusta 2011ki iyo hargeysa xeroawr aduunyo allahayow wakhtiga noo barake
I love Amina Kuluc MUCH LOVE FROM A AMAZIGHY MOROCCAN
SAFAAD aniga oo wadin
SAGAL gaaxday aan noqon
ISA SEEGI maynee
SOO KORODH JACAYLKII
SAQDA dhexe habeenkii
INTAAN wada siraataan
SEED kaala bixiyaa laa
ALLAHAYOW sidii roon
SOLONSII qalbigayaga🤲
SOLONSII qalbigayaga
SUBAX wacan sidaad tahay
SABADU ay nabdoon tahay
SIDA loo jeclaystaa
ANNA iila siman tehee
ANUU WAAN Ku sugayee
ADAA siisan waayee
SAHAL yaanay kula noqon
ALLAHAYOW SIDII ROON
SOLONSII qalbigayaga🤲
ALLAHAYOW sidii roon
SOLONSII qalbigayaga🤲
SOLONSII qalbigayaga🤲
Alahayow sidii roon soo Sii qalbigayaga weeyaan bro halka kalena seenyaale bixiyaa weeyaan
@@Khaalid155 Maaha U fiirso bro.😂
SEENYAALE Bixiyaa.
Seenyaale bixiyaa weeye meeshaasi
Who’s watching 2024 @ 10:20 pm in USA.❤❤
Allahayoow sidi roon solansii qalbigayaga🥰🥰 Amina dhool fanand qiimo badan
Ani wan ku sugaye ada sisan wayay sahal yanay kula noqo
From Minneapolis Minnesota 🇺🇸😫
It’s nice song i like it and I love her songs amina your amazing you got natural talent horey u soco me from London ❤
Allahayow sidii roon Solansii qalbigayaga🤲 Aamina dhool❤ old is Gold🔥
Ax yaa samaan aduunku markuu samaa heesihii aan jaceylka ku baraney mudo dheer kadib waanakan
What the amazing song Dutch white people love this song realy they don't understand the somali but the music the action everythink is so nice 👌
Who listening 15 Nov 2024, Waxaan kusugayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliand qabsan Doonaa, waxaan ahay Safar Hargeysa to Caynaba. 👋
maasha Allah. extremely great song.
maansha alaaah ilahay hayska ka daysto i love yr songs nice and cool not too much and not boring ? i love it
hees macaan badan waat ku mahan satahay amiina
abaayo macaan aamino kulucey ilaah ha u dhaafo heestaan sida aad u qaaday oo ah oona dareenka leh nooolaaw mac
Team 2024 😂😂
allahayow sidii noor solonsii qalbigayaga somali haddii aan nahay illaahow caqligeenu shaqeeyo oo caqliga lagaha galay noogu soo celi meeshiisii
Really love this song♥
Alahayoow sidii Roon solonsii Qalbiga yaga 🕊❤️
*(ERAYADII SICIID SHEEKH ABUUKAR ILKOJIIR)*
the best singer of somali ladies amina dhool actionkaga jeclahay waaaaaw
heestaydii❤❤❤❤❤
Waa sidaas ya ney shall kula noqon❤❤❤❤🦚🦚🦚🦋🦋🦋🦚🕊🔥🔥🔥👈
Iam etyopiya sumali mzik ilov
Assalamualaikum everybody. Greetings from Turkey!
Eesh calaa song. Rag iyo dumarba dareen markuu qabto weey fareeeeejeeyaan day!!!!! lol
wonderful song. One of my favorite songs codna waa dilay.
Allahayow sidi Roon So sii Qalbiyadayda
allahayow siidi roon soo sii qalbigeyga amiin nolow amina dhol
Ilove this song
Amina kuluc
Wlhy waa hees jirto 😢❤️🥰
Music Another level 😱👇
wow the best somalian singer i ever heard plus out standing voice walaalo them other singers got nothing on you and i would love to come where you live and see you up close in person or my we can the remix version of the song 4sure
Allahayow sidii roon solonsii qalbigayaga 😍😍😍
Allah caqli daduu ku yadhyahay badanaa
l love this song long life amiina dhool 💞💕💖💚💛nolow hooyo
Ina hussein
Alahayow side Ron so si qalbi yaga🤲🤲🤲🤲🤲🤲
iam from somaliland and i love fananada qarniga amina
❤
There's nothing call somaliland
Somalia waa mid Somalia 🇸🇴 😍 💖 😭
@@isseyare837 Nobody asked you if there is a Somaliland or not, their people decided to be apart from Somalia as they choice to join 1960
@@mhassan0163 only Isaaq hargeisa and burco
Warsangeli dhulbahante gadubiirsi no of them want somaliland
Even if Somalia begs us to unite we are refusing them, just cry and cry as u like
waaaaaaaaaaw aamin cabdulaahi omar aamina dhool afkaada caano lagu qabay best song safaad aniga oon wadin sagal gaaxday yaan noqon isi seegimeynee kkk kkk
kihadlayaba,ha iskahadlo,wafananad,aamini.
اني وايد احبها امنه 😍😘
Ani yaraantii dhagaysan jiray caawana ku ceshaday 2023/7/29 saacada 12:12
waaaw eshallah heese
Allahayow sidii roon solansii qalbigayaga
amiin alahayow sidii roon soo sii qalbiyaga
Evry one
gabadhaan waxay ku fiican sida ay u jilayso heesta oo ku dareensiinayso qiirada heesta taas ay kaga duwan tahay kuwa kale iyo ciyaarta caadi mahan
Heestan waxan ku dhagaysan jiray Addis Ababa 2010 xasus ayay mudan tahay
amina markaan heestaada maqlaan aniga laftaydu sinyaalo baxshaaaaaa
Highly smart song.
Heestan sanadkii 2012 ayaan ku xasuustaa nolol nooc minal murugo minal farxad ayaa isawiranta markaan maqlo kkkk
su,aal dhamaan somalida, waamaxay micnaha
saqda dhexe habeenkii intaan wada siraataan seenyaala bixiyaa
aniga waxaan ufahmay saqda dhexe ayuu dareen keyga kacaaaaaa
2020 yaa ila daawanayo🙏
12 may 2023 jcyl anoo ihayo ❤😢
Woow 790 vieuws well done doumachi keep up 🤍💚❤️🤍💚❤️💕🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
maan shaa allah cadi maha amina dhool
axyaaa Mcnty amino hes iga dheh 24dec 2016
2020 ayaan dawanaya ⚘
20 13 Heestydii jeclaa yarntydii mantaa xasuus ku cishtaay 2021
fananinta cusub maxa looga layahy talent sidan oo kala ah oo dabici ah wey qasbayan bahasha
waaaw hes iga dhee waa hees ka turjumaysa dareen jacaylaaa dhabaa lolllz
masha allah amina nolow walega raga wa inla iska ciliya iska ciliy
masha allah waa hees macan
Rko
poqorada codka Aamino dhool we Love fanaaniinta sanadka
my dholey 2017 Love hestn ALLAYAHOW SIDI ROON SO SII QALBIGEYGA
aamina kuluc waxay fanaaniinta dheer tahay actionka iyo farxada ay muujiso marka ay heeseyso waliba qalbiga ayay ka heestaa afka kaliya maaha ....
Waw i realy lyk ur voice
7 sano aYa laga jogaye like You sida lo qoro Ma bartay weli
aamina kuluc waa shakhsiyad Darren gaara leh aadna loo jecel yahay
habeen barkii Ayaay fareejo la baxaysaa caadi maahan,
Allah cod ficana MashaAllah
🥰🥰
2023/3. Ramadan kariim ahbabi❤
Ya Ila dawanaya 2023 ano 3 jir ah dawan jiray 😂
Way way
Eesha calaa heesa mcn erayo jcyla xanbaarsan
Adeero my hero xaaskiiskiisi adna fahan maxamed I ciigaal iyo axmed how how deer to somaliland
waaaaaw fanaanad igadhe
this song is the best by awo
Waafananadjirta🎉❤❤❤❤🎉🎉
i like ths song she's good
anuwaan usugayee adaa siisan wayay fahma akhyarey
Xasan Muse waxaan u fahmay aniga
ani waan ku sugayee adaa siisan waaye cml adaa i fahmi maaye
Aaway cabdicasiis liilam
way kawadataa amina dhool fananadena aan jeclahay
Caafimad ba heeskana oogu dambeysay ayaa la yiri markey ka huleeshay xaajigeda oo da' kadaba timi kadibna bukoonaya... Wixi jira Allaha SW ayaa naga og!
Ibraahim Nuur xasuus time heestan soo saar xiligi aad jecleyd
Mashallah
Allahyo sidiron sosiqalbigega
Wonderful
2021 watching
Ninki waday UK 🇬🇧 geeyey iyada iyo carurteda bey ka dhaqajisay ninkale gursatey heestan u qadey ila hade cuqubadi nabsigi kaso baxay ila hada sariir saran tahy cajiib
Axsan hees
wow nice
Good song you know
nice song
15/10/2024 😢
amina dhool nolaw qali
wax fayow maahan tan iyo heesteeda u eg
heeeeeeestaan wey jirtaaa aaaamino dhool puntlander
20/12/2022 yaa ila daawanaayo
❤❤❤
Amiin Amiin Amiin hees iga dheh
wlhi subag ayaa tahy lambarkaaga
hay muufo maaku cuni rabtaa abaa?
😁😁😁
2023
Hhhhh Abdi Good kuye saqda dhexe habeenkii maxay la wada siraadataa ma geed Christmas baa? kkkk 😂😂
😆😆😆😆😂😂😂😂😂😆😆😹😹😹😹
+Sagalina Abdi istobit
hhhh wlh wa qosly caku cabdi good
+muno abdi 😂😂😂😂😂😂😂😂
+muno abdi 😂😂😂😭😭"caku cabdi good" kullaha😂😂😂
5.1.2k17
warintii c god maxay la siradan ma faynusba
My love amina dhool 🥰2022