Sixid:- saqda dhexe hamiinkii intaan wada siraataan seenyaale bixiyaa. Kalmada seenyaale waa baaq yacnii gawaarida fareejada ku xiran o kle ee bidixda io midigta u baxda marka la daaro
Heestaan markay dhahayso saqda dhexe habeenki intaan wada siraartaan seeyaale bixiya “ Walahi wan la yaabi jirey ma gaariba ban oran jirey sidee fareejo u bixinaysa Old is gold waayo waayo
Heestan hore uma maqal waligay, markii music la bilaabay ee inanta dhaqaaqeeda aan arkay ayaan gartay inay wax weyn soo waddo, qurux iyo qaab fannaan iyo cod iyo midho wanaagsan oo music lagu xardhiyey bay soo bandhigtay, somali yaryar faa'iidadeeda iyo dhibkoodu waa isle'egtahay, markaan is idhaa iskaga baxba inantan oo kale ayaa igu soo celisa
Hello bzs lee waaye ceeb waaye wan ficanahy bro Adine hello Abdimalik miuse coldoon hellokittx hellojinogdidbbbbbvv. Very nice to have you guys too much sweet love to spending time with my queen and valentines valentines card and valentines gift card dead bisinka your birthday
2024kii inta ila dhageysaneysa nolol dheer idiin rajeynayaa😮
Ay anaa kula daawanoyo 27/8/24 ❤
Ana kula daawanoyo ❤
Anaa kula mida 6Oct 2024
Maamo cimre dheer Allh ku siiyo
Iyo cafimad iyo dhaqan wangsan
🤣🤣🤣
@@loveumom2746 maxa iku qoslee🦍🦍
@@abdirahmanhaydar9481 niyadaa ugu duceysay maamada illah u aqbalo🤲🤲😅 iyo dhaqan wanagsn ku qoslay
Wow😭 xasuus wlh 2012 iyo qaxii markii laga soo laabtay xaafadeydi warshadaha now... 6-december 2019 iyo kampala... life goes..on ✌️
Farha Brazillian 10 haa inbdn wllhi waa waqti xasuus mudan qixii lafoole laga soo qaxay iyo xamar maantana Qurbo laga joogaa waa waqti xusid mudan🙏
@@awalemohamedelmi54 allow anakoo nabada naguceli, xamar xasuus iyo qaxii
Rashiid Omar aamiin wll mcn
SAFAAD aniga oo wadin
SAGAL gaaxday aan noqon
ISA SEEGI maynee
SOO KORODH JACAYLKII
SAQDA dhexe habeenkii
INTAAN wada siraataan
SEED kaala bixiyaa laa
ALLAHAYOW sidii roon
SOLONSII qalbigayaga🤲
SOLONSII qalbigayaga
SUBAX wacan sidaad tahay
SABADU ay nabdoon tahay
SIDA loo jeclaystaa
ANNA iila siman tehee
ANUU WAAN Ku sugayee
ADAA siisan waayee
SAHAL yaanay kula noqon
ALLAHAYOW SIDII ROON
SOLONSII qalbigayaga🤲
ALLAHAYOW sidii roon
SOLONSII qalbigayaga🤲
SOLONSII qalbigayaga🤲
Sixid:- saqda dhexe hamiinkii intaan wada siraataan seenyaale bixiyaa.
Kalmada seenyaale waa baaq yacnii gawaarida fareejada ku xiran o kle ee bidixda io midigta u baxda marka la daaro
MAHADSANID boqor
who is listening this in 2024
2020 inta ila dhageysanayso like saara 💔💔💔💔💔💔💔💔💔🤲🤲🤲🤲🤲
Safaad aniga oon wadin
Sagal gaaxday aan noqon
Isa seegi maynee
Soo guro jacaylka
Saqda dhexe habeenkii
Intaan wada siraataan
Seeryaale bixiyaa
Allahayoow sidii roon
Soo sii qalbigayga...........
Subax wacan sidaad tahay
Sabadu ay nabdoon tahay
Sida loo jeclaystaan
Anna ii la siman tahee
Anigu waan ku sugayee
Adaa siisan waayee
Sahal yaanay kula noqon
Allahayoow sidii roon
Solan sii qalbigayaga.....
Sixid:
Soo korodh
Seenyaale
Masha alaah ilaahay cod iyo quruxba wuu ku siiyey wllshy
Heestan waxaan jeclaa when I was 8years old ❤️❤️🔐
Kkkk only 8 years bisaa hda leeba aheed 2011ki... Mise 2011 ka hor aa la qaady heesta
@@WiillkaSiinka see seey??
Dadka yaa mar kale waqtiga uso celiyo sidey mar kale waayaha noogu qurxiyaan 😊
Subax Wacan sidaad Tahay, Sabadu ay nabdoontahay Sida loo Jeclaystaad Anna Iiga Dhigantahay, Allahayoow Siddii roon Sollansii Qalbigayaga amiin
Ani wan ku sugaye Ada sisan waye
Sahal yanay kula noqon
Allahyow sidi Ron solansi qalbigeyga.
Safaad aniga oonwadin
Sagal gaaxday aanoqon
Isaseegi maynee,
Soo koror jaceyl.
Saqda dhexe hameenkii,
Intaan wada siraataan,
Seenyaale bixiyaaaaa,
Allahayoow sidiiroon,
Solansii qalbigayaga.
2021 july habeen talaado arbaco soo galayso saacadu waa 7:40 p.m. Allahayoow sidii roon soo sii qalbigayaga 🥰❤
Amina dhool xiligay shidneey heestaana ugu jeclaa noolow Boqorada
Heestan anigo saqiir aya ka helay xiligi qaxi caawa ina dib udhagesto aya iqorneed wax kale waaye heestan
21 December 2021 mugdisho
2:53 AM
seenyaale heestaydii❤❤❤❤❤
❤😂
Gabar aan jeclaa baan u qaadi jirey heestaan 2012,kii alahayoow sidii roon soosii qalbigayaga
Waxey i xasuusisaa 2012 iyo dalkii hooyo xasuuso aanan hilmaameyn ayey igu leedahay, aamino waaye
Still listening 2024
Allahayow siidii Roon soo sii qalbigayaga amiin yaarabi
Allow Faraj inoo fur anga iyo inti Muslim ah amiin
2020 yaa ila daawanaya
Alaah ha ku xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin
ano carur ah baan maqli jiray mantana marwo baan ahay xusus nairobi.2012
Waaaaaamaaya.magacay naanaysahay lsygu farxaa fariidad sedexaad caday qiimobadanqaayoyareydatan.iyaaa teeh dumaar ka ahay .shaxshaxleeeyeeey
Alahayoow sidii roon soo sii qalbigayaga and Aamiin
Aaamiiin baa laga wadaa magac iyo naanayso waa laysheegaaa tani laygu faanaa la ii yeeraa khatraaaayqarancaday qiimobadan quruxdumaar waan uwataa naaaaago uguna qiimobadanahay yarta.
Jcliya qoftan love kogo ahay yaqey
Firdhis sanadad nagu sobeegan godobtaada nin qaba waalaga daba geeya nabarka aniga iyo muqdisho👌👏🤝🤣🤣
2020 yaa iladawaN🍁🍁
☝️☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
☝️
istill wacthing 7_9_2024 yaa ila daawanaayo like igu sharaf bro😂❤
👇
Allayahw sidii roon solansiii qalbigayaga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
21 8 2020 ayaan dhagaysanaya ilhow sidii roon soo sii qalbigayaga
Hesan wxn ku xasusta aroor anigo school joga ayan aniga o dhagaysanyah macalinkii i arkay 😂😂😂😂 saqde dhexe hbkii
Ado school dhigto miya saqda dhexe hmnki intan wada sirata dhagaysanaysý ma cilmi yaride hhhhh
Xasuuus iigaara 2012 😐😢😢
MashaAllah waa fanaanad la hubo masha Allah
Fanaanad legend ah😢❤️
Wwwwww inaba caadi ma aha heesta 7 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂😂❤😂😂😂
☝️☝️☝️💪😂
Heesta n ceeb waaye
✌️✌️😉
@@qadijocali3391 maxaa ceeb ah heesta maa ceeb ah sheeko cusub keentay 😂😂😂😂😂
Asc haa seenyalo maxa bawur miya ayads
December 8 2019 allahayow sidii Roon solonsii qalbigayaga
kkkkkkkkkkkkkkk. saqda dhexe habeenkii intaan wada siraataan seenyaale bixiyaa cajaa'ib cashaan fareejays. waa hees xanbaarsan dareen qota dheer kuna salaysan xubi milicsi leh. jacayl xaasid ma waayo aamiin isku badhaadha.
Hhh
manooshahay wuraa
2012th ano dugsiga qu'raanka dhigta mar dhaqeystey markaas waxaan is dhihi jirey qof walba intu hal hees qaadow iska daaya heesaha aamina dhool markaas waxaan u aqiin naagtii madaxa luxi jirtey 🤣🤣
Marbuu quraanku ku qabanlahaaa kkk
Heestaan markay dhahayso saqda dhexe habeenki intaan wada siraartaan seeyaale bixiya “ Walahi wan la yaabi jirey ma gaariba ban oran jirey sidee fareejo u bixinaysa
Old is gold waayo waayo
Ali Qurux Ali 🤣😝
Seenyaalo Waa baaq macnaha heestaan
Well done camaluddiin
Cesh caleek...sidaas waa sheekhada
Amino dhool waayo waayo xasuus gadaal bn ulaabtay
07/Oct/2024 subaxnimo isniin ah intii iga danbeysa ee halkaan timaada waxaan leeyahay caafiya❤
2024 dawanayaa aamino dhool nolow hooyo👑🫶🏾🫀😊
Wow hees aan jclhy
Heestan hore uma maqal waligay, markii music la bilaabay ee inanta dhaqaaqeeda aan arkay ayaan gartay inay wax weyn soo waddo, qurux iyo qaab fannaan iyo cod iyo midho wanaagsan oo music lagu xardhiyey bay soo bandhigtay, somali yaryar faa'iidadeeda iyo dhibkoodu waa isle'egtahay, markaan is idhaa iskaga baxba inantan oo kale ayaa igu soo celisa
Xusuus hore Burco iyo Caruurnimadii 2011
wlhi heestaan 2012 ilaa iyo 15 waanku heesan jiray wlhi mcn
Heestan wali waxaan udhagaysanyaa 2022 xasuus wayn ayay iileedahay aanan waligay iloobayn
2/3/2021❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭😭
Inta ila fiirsaneyso 2022 like isaara
Saqda dhexe habeen kii
Intaan wada siraataan
Seeryaale bixiyaa
2023 hadad dhagaysanyso like iisaar ❤
Woo Amina queen of the Somalia nation x x
9 sano ka bacdi mantan hestan soo booqday 2011 igu dambaysy
2019 ilaa 2020 yaa daawadey like saar
2021 yaa iladaawanaya poqorada codka Aamino Dhool
Amino dhool.
Ereyaddii Ali seenyo
2010 dib uxasuustay heestan xiligey cusbeyd
Timaha saykasinaysan ka heli jiray
28/10_2022
We love you 💜 Aamina Dhool👸🔥👌💯✅
2/5/2023❤️💋
Allahayow sidii roon
December 2022 jimce 10:44pm
Hargaysa
Who listening 2024
2023/6/16 ❤ safaad anigoon wadin
Alaahu aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
2022\8\5.
Nairobi Kenya
Ani maba fahmoyi kow dhaha dad ba dhahoyo wanjeclahay lkn waxan arkay 6 /6/2021 haben walibo
Waahanguleyahay amin amin
Muuuuuuc best fananad
july- 16- 2024 habeen 9 sac an dhageysanoya hestan
Yaada dawanaya cawaa oosacad utahay 12habeenimoo osanda kuyahay hadaa1.1.2023
Best song Aamino dhool
Who yaaawaaye.
Amino dhool💋💋👏
Seenyaale bixiyaa💋
Ohhhhoooooooo yartayarta
Kuluc marka ay iska furtay ayadoo 7 caruur u hayso ayey ninkale jeclaatay oo ay heestaan u qaaday😢
maskiin dheh
2022 hada ila dhageysaneyso january 29 like saar
Xasuus gaar ayeey igu keedahay heestaan
🥲Kudarso 40sano ayaa idhimane🤗😉tolow maxay noqon😘🤣🤣
Xasuus 2011
September.2020
Come here
Best songs amina
Mama qaran
Masha alh
Aamina Dhool Yaa
Waay duulinaysaaa
Waxanse jeclahay markaay Leedahay SaQdadhexe habeenkii
intaan Wadasiraataan Seenyaale bixiyaa
Exi möbexo exo kitty lover
15/12/2022
Waaawooooooo.dholeeye
Hee
Hello bzs lee waaye ceeb waaye wan ficanahy bro Adine hello Abdimalik miuse coldoon hellokittx hellojinogdidbbbbbvv. Very nice to have you guys too much sweet love to spending time with my queen and valentines valentines card and valentines gift card dead bisinka your birthday
Asc
Amiinodhole
Amiin dhool 🥰❤🤚
😢2024
May 2024😢
may 19 2023 😮
❤️👏🏿❤️👏🏿❤️👏🏿❤️👏🏿
17/12/2022🥰🥰✌️
🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆