Sumcada Somaliland Oo Meeqamkeedu Sare U Kacay Kadib Markii Ay Masar Soo Saartay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah Tabarikall Madxweyne muuse Bixi cabdi xilldiid guuleed libaxa libax dhaley weyi ❤️❤️❤️

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p วันที่ผ่านมา +4

    Sumcad sare Soomaaliland guuuul ❤❤❤❤❤❤

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaallah mw muse biixi libaax 🐯 guuuul somaliland 💚🤍❤️💪💪🙏🙏🙏

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 วันที่ผ่านมา +4

    Wiil yar oo caqli badan ayaad tahay Allaahkuu saa'idiyo geesi qaran Cabdiyo maasha Allaah

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 วันที่ผ่านมา +6

    Samcada somaliland ayey aad kor uqaaday waayo waxay cadaysay in somaliland iyo somaaliya laba dal kala yihiin ayey cadaysay guul somaliland madaxwayne muuse biixi cimrigaa hajiro caafimaad ku waar intaad nooshahay cadowgaa hajabo

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q วันที่ผ่านมา +7

    Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax วันที่ผ่านมา +1

    Somaaliland.guul.ayay.utahay..guul.somaaliland.guul.iyo.gobanimo

  • @amiira8902
    @amiira8902 วันที่ผ่านมา +1

    guuuuuul guuuuuul somaliland guuuuuul ❤❤❤

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland guuuuuuuul Insha-Allaah ❤️❤️👍

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    illaahaw Guusha sii Jamhuuriyadda Somaliland, illaahaw Quluubta Dadkayga Midee, illaaw Jabi Cadawga Somaliland. Aaaammmeeeen

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah tabarkalah inaan caqli badaan ayaad tahi alla ha ku xafidu❤❤❤❤❤

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah cabdi somaliland adaa ugu fiican ,warwararka somaliland.🎉

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 วันที่ผ่านมา

    Guul.iyo gobonimo qaranka alah hore usocodka ha ugu wado dhamanba cadawagii slnd dhexda Ayuu farta kaqanimayaa xildhaanka gurejeh waa runsheeg wlhi

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 วันที่ผ่านมา +2

    Masaarida Somaliland ku nooli waa kuwo u shaqeeya iskuulo jaamacado ama shirkado waxaanay haystaan nolol ka fiican ta ay Masar ku haystaan, madexweynaha Masar iyo wasiiradiisu maalin walba ma cunaaan hilib halka kuwo Somaliland ku nooli maalin walba hilib iyo beer ku quraacdaan ku qadeeyaan ku casheeyaan, Masar qofka maalin hilib helaa waa qof dahab helay, markaa nidaamka Masar wuu sii dumayaa oo maanta sicirkii dollar ee dhawr bilood ahaa 20 Gini halka dollar maanta waa 60 gini halka dollar , laydhkii boqolkiiba konton 50 ayuu ku kordhiyey.nolosha Masar waa mid aad u qalafsan. Nimco ayeynu haysanaa reer Somalilandow xataa dawladaha khaleejka ee la yidhaa lacag ayey haystaan m aalin walba ma cuni karaan ma awoodaan waxay cunaa xabad digaaga oo Brazil ama France laga keenay nimcada aynu haysano cid haysataa ma jirto, hadaan Hargeisa ku cunto karaaciin maraq iyo roodhi waa cunto aan Carabi heli karay n. Alxamdulilah.

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland is not easy

  • @Moe-h3n
    @Moe-h3n วันที่ผ่านมา

    Well said 👍🏽

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr วันที่ผ่านมา

    Reer Somalilnd Hadaan Layesu
    Dulqaad Oo Dooeasha Cidiisoo
    Baxada Aan loohayen Tacab keena
    Hayenaga Khasaarinia WelibaTolkay
    Isaaq

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 วันที่ผ่านมา

    Qaadh ayaa haya wa markii la eryay

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 วันที่ผ่านมา

    Guul jsl

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q วันที่ผ่านมา +2

    Dawlad xamar ka talisaa ma jirto waa filo qoslayso tiina wey u dhamaatay

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib วันที่ผ่านมา +1

    Xidhiidhba malihin

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War horan idiin saray tugyahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Basaasiinta ayuun baa baxaaya lkn masri shaqo haystaa tegi maayo waayo masaaridu markay wadan kale shaqo ka helaan ayey hilib cunaan! Masar fool iyo cadas ayaa u hilib ah😂😂😂

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d วันที่ผ่านมา

    SLGuul❤️🌹

  • @nuraduale633
    @nuraduale633 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 วันที่ผ่านมา

    Gessi somaliland abdi

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา

    MASAAR DAGAALBAY RABTAA

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 วันที่ผ่านมา

    Hanoqanina Falastiinta Africa Isaaqow

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 วันที่ผ่านมา

    Basaasiinta Egypt waxay leeyihiin lagaroon Hawiye iyo Daroid ito Isaaqba ah. Qaar hindu ah, qaar Yemani ah kuwo cadaan iyo madowba leh iyo qoomiyad walba.
    Arinku waa dareera idinma ilaalin karano'e.

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 วันที่ผ่านมา

    Iidoor waa Amxaaro Amxaarana waa iidoor

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 วันที่ผ่านมา

    Wax la yiraahdo somaliland ma jirto waxaa jiro oo kaliya iidoor Amxaaro caabuda waayo daarood waa idinka baxay samaroon iyo ciisana uf bay idin yirahdeen

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 วันที่ผ่านมา

      Amxaaro adaa xiniinye leefaaya inuu kaa celiyo Oromo 😅

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj วันที่ผ่านมา

      Daarood iidoor nacaybuu eedeey itoobiyanka waan kaaga dana inid oo dhulkii isaaq iyo dir itoobia ku lahaa waanu la nowonaynaa intanyar ee kuusoo hadana waslagugu maamul waxkale lama galgalanaysaan waliba hada cadow baanu idiin arak naa awal dawladii Somali oo dhami ku jirtay baanu eedayn jiray markaasaad xanaaqijirteen sidii ood gaar ulahaydeen laakiin hada waxa noo cadaatay in aad cadow tihiin oonu cashar idiin dhigo haday noqoto kuwa nala jooga sool iyo sanaag wax ka dega iyo haday noqoto kuwa itoobia deganba way inoo tahay axmaaro cida u adoo ihina waa adiga

    • @fathiayu3868
      @fathiayu3868 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxay yihiin dalkoodii iyo dadkooda hore u mariiyey qarxland ka waran

    • @XamseCali-be8ln
      @XamseCali-be8ln 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Marka ma waxad ugu yeedhaysa KAlaya futada ka qarxa

    • @Araweelo74
      @Araweelo74 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Amxaaro adey ku adoonsataa 2024 ana badeydeey kiro iga baryayaan la hayste faqashaad tahay idoorna hantiile xoro aduunka cilaaqad ganacsi ee dawladnimo la qaata weyi xaaroodo😂😂😂😂

  • @HooyoMuna
    @HooyoMuna วันที่ผ่านมา

    dagal ayay inagu so yin somalia iyo masar iyo jabuti

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 วันที่ผ่านมา

      Dagaal ninkii diyaarad ku yimi bey dhibeysaa 😅