Guri-Joog | Somali React

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 362

  • @ubaxqaran3235
    @ubaxqaran3235 4 ปีที่แล้ว +149

    wlhi saaid ugu qoslay marku dhahayo meel goda ku jirtaye markad kaso baxto iso wac uu bacada qajajac kasiinayo qoslkeyga xafada dhana iguso kacay😂😂😂😂 Thnk you somch zuber🙏

    • @Abbasgolden9
      @Abbasgolden9 4 ปีที่แล้ว +2

      MUUQAAL MUHIIM U AH NOLOSHAADA 2021 DA **
      ( 7 XAQIIQO OOD NOLOSHA KA AQOON MUHIIMNA AY TAHAY INAAD BARATO )
      WAXAN KUGU CAWINAYA LINK EE DAAWO : th-cam.com/video/dfNBcO-NSiM/w-d-xo.html
      UNA SUBSCRIBE GAREE WALALKA DADLKISA AWGI

    • @mohamedqowdhan3339
      @mohamedqowdhan3339 4 ปีที่แล้ว

      Haaa

    • @zahramohammed5019
      @zahramohammed5019 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedqowdhan3339
      Ĺ11

    • @mohamedqowdhan3339
      @mohamedqowdhan3339 4 ปีที่แล้ว

      @@zahramohammed5019 thanks sister

    • @ubaxqaran7220
      @ubaxqaran7220 3 ปีที่แล้ว

      aniga xata😹😹😹😹😹 hiil bay galan somali mashallah inta ku sartay jisadoda jano

  • @nawalsheikh5355
    @nawalsheikh5355 4 ปีที่แล้ว +25

    Inalillahi Wa inna ilayhi Rajiuun. May Allah swt grant our sister Muna the highest rank in Jannah and widen her grave😩😩❤️

  • @berwako9050
    @berwako9050 4 ปีที่แล้ว +66

    I really like the fact that u guys put it in somali and half English keep up the good 😌 work

    • @Abbasgolden9
      @Abbasgolden9 4 ปีที่แล้ว

      MUUQAAL MUHIIM U AH NOLOSHAADA 2021 DA **
      ( 7 XAQIIQO OOD NOLOSHA KA AQOON MUHIIMNA AY TAHAY INAAD BARATO )
      WAXAN KUGU CAWINAYA LINK EE DAAWO : th-cam.com/video/dfNBcO-NSiM/w-d-xo.html
      UNA SUBSCRIBE GAREE WALALKA DADLKISA AWGI

    • @monstersamator5288
      @monstersamator5288 4 ปีที่แล้ว

      Hi crsck head

  • @ikranabdi586
    @ikranabdi586 4 ปีที่แล้ว +15

    We lost a precious friend of ours . May Allah grant her jannah firdows . It's really an eye opening to us . We don't actually know mesha nalooso jiro. May we all have good ending. INNALILAH WAINA ILLAHI RAJICUUN.

    • @mohavilla4363
      @mohavilla4363 4 ปีที่แล้ว

      Who died??

    • @ikranabdi586
      @ikranabdi586 4 ปีที่แล้ว

      Muna Mustafa .
      If u watch Somali react then you should know her

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 4 ปีที่แล้ว +105

    TH-cam gabar kuu jiirta Hal malin dawday Facebook sakay kaa maqlay weya dhibtay subaxanalah ilahow u naxriso walahi waa naxay nafta mela ma jiirto 😭😭 subaxanalah so sad

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 4 ปีที่แล้ว +3

      walaaley hadaan waxaan maqlay muna oo aheyd gabar channelkan ka shaqeyn jirtay iney geeriyootay ilaahey ha u naxariisto dhamaan muslimiinta😭😭😭

    • @faisaismail8635
      @faisaismail8635 4 ปีที่แล้ว +2

      aniba hada maqalay ilaa hada shog ayan qaday wlhi aalhh u naxaristo muna in badan ayan dawada 😭😭😭😭

    • @fatimamohamed1813
      @fatimamohamed1813 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi aniba hadaa maqlay Munish alle ha u naxariisto

    • @다이아몬드-t3p
      @다이아몬드-t3p 4 ปีที่แล้ว +1

      Qalbigan kaooyay xitaa waan rumysanwaayey gerida muna
      Allaha unaxariisto

    • @rhmounazir304
      @rhmounazir304 4 ปีที่แล้ว

      Ameeen

  • @user-vb1ql8kw7r
    @user-vb1ql8kw7r 4 ปีที่แล้ว +19

    Thank you for having subtitles! I think even people like me who do not speak Somali can relate as well.

  • @Xavi_006
    @Xavi_006 4 ปีที่แล้ว

    Subbed u from 2017 ending when the channel wasn't lit up like this glad you are making it

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 4 ปีที่แล้ว +23

    Muniish mustafa Allah ha unaxariisto RIP😭😭😭😭

  • @amirahassen2398
    @amirahassen2398 4 ปีที่แล้ว +3

    I am glad u guys make videos I love ur contact I also respect it 😇❤️💖

  • @luluabdinatasha5241
    @luluabdinatasha5241 4 ปีที่แล้ว +26

    Filim dhan aya zubeir kaligis duubay legend aya tahay bro

  • @Miira_77k
    @Miira_77k 4 ปีที่แล้ว +2

    So sorry for munish may Allah give you jannah

  • @hodandagan7837
    @hodandagan7837 4 ปีที่แล้ว +4

    Big love for you somali react ❤ I would love to if you guys do full movies or series 😘 and thank you for the english subtitles 😊 also your camera man or girl is best 🤗

  • @behumble8601
    @behumble8601 4 ปีที่แล้ว +29

    Waxaan murugada la qeybsanayaa dhamaan bahda soomaali react iyo taageeriyaasha
    waxaan maqley arin naxdin badan
    waxaan leeyahay ilaahey ha u naxriiso walaasheena marti la jecel yahay alle haka dhigo 😭😭😭😭

  • @ayubkhalaf6721
    @ayubkhalaf6721 4 ปีที่แล้ว +56

    I am glad 😀 to see you getting consistent that ayanle movie was a hindrance to our entertainment 😂😂😂😂🙏🙏🙏❤️❤️❤️

    • @SomaliReact
      @SomaliReact  4 ปีที่แล้ว +17

      Lol Ayaanle movie was a special project to us. We were glad to be part of it. 🥰💯🙌💪

    • @mamahello4637
      @mamahello4637 4 ปีที่แล้ว +1

      @@SomaliReact are you saying that we are not special?!looks like we don't matter!

    • @mamahello4637
      @mamahello4637 4 ปีที่แล้ว +1

      @@SomaliReact are you saying that we are not special?!looks like we don't matter!

    • @bilandigriye5791
      @bilandigriye5791 4 ปีที่แล้ว +2

      @@SomaliReact wow that's so selfish of you guys

    • @dhasocade1858
      @dhasocade1858 4 ปีที่แล้ว +1

      @@SomaliReact lol you guyz are horrible

  • @muhammedelamin7222
    @muhammedelamin7222 4 ปีที่แล้ว

    I love the strong messages behind every video you guys make, keep it up

  • @mohamedomar8749
    @mohamedomar8749 4 ปีที่แล้ว

    Alllh uu naxriisto Gbdha dhiimatey muno waxn allh ugu baarinenaa in uu janadullu fardos uu ka waaraabiyo

  • @magool8581
    @magool8581 4 ปีที่แล้ว +1

    My favorite actors masha Allah keep going ❤ 💖 🙏

  • @Chantauno
    @Chantauno 4 ปีที่แล้ว +15

    Dhibaatada ugu badan heysta qofka markuu kaligiis guriga jooga waa Siigada!

  • @elijahkamakunji8765
    @elijahkamakunji8765 4 ปีที่แล้ว +6

    Wish you all the very best
    Noqda kuwii guuleystay in every level

  • @yasminyunis5009
    @yasminyunis5009 4 ปีที่แล้ว +1

    Muniish alle ha u naxariisto gurigeeda dhabta ah Ayaa u hooyatey maanta😭😭😭😭

  • @hudeifamohamed7042
    @hudeifamohamed7042 4 ปีที่แล้ว +5

    Am sorry guys for your loss muno ilahy hau naxaristo iyo dhaman islamka inta dhimatay 😢😥😢

  • @Maxamedraage1
    @Maxamedraage1 4 ปีที่แล้ว +40

    INAALILAAHI WAINAA ILEEHI RAAJICUUN HADA AYAAN MAQLAY GEERIDA KUTIMID WALAASHEEN MUNISH ALLOW UNAXRIISO 😭😭😭

  • @mohammedabdullahi812
    @mohammedabdullahi812 4 ปีที่แล้ว +2

    Guys sorry for your lost may Allah protect her and give her jannatul fardows

  • @boukhasaleh2598
    @boukhasaleh2598 4 ปีที่แล้ว +1

    Wonderful ! I love you Somali React

  • @aiai9571
    @aiai9571 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha unaxariisto Muna Mustaf 💔 Ameen..may Allah grant her jannatul firdows 😭 Ameen 🤲

  • @somalihistorymp4121
    @somalihistorymp4121 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto #muna qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan alle ha ka siiyo Amiin Amiin Amiin

  • @wllmata5319
    @wllmata5319 4 ปีที่แล้ว +52

    Hadad iga dambeyzo like saar Illahay hakunaxariste🤲🤲

  • @cutiepie9536
    @cutiepie9536 4 ปีที่แล้ว +37

    The only reason i subscribed to this channel is because of zubeir 🤩✨😍🥰❤️

  • @khadaromar732
    @khadaromar732 4 ปีที่แล้ว +4

    I’m coming to Nairobi Insha Allah i need to see this beautiful faces Insha Allah
    Somali react❤️❤️❤️

  • @jawharrada1139
    @jawharrada1139 4 ปีที่แล้ว

    why is the water mark at the centre of the video??? It's very distracting.

  • @marizajosof593
    @marizajosof593 4 ปีที่แล้ว +4

    This channel really talk about always reality

  • @hanaddhagey2025
    @hanaddhagey2025 4 ปีที่แล้ว +1

    Inalilaah wa ina ileyhi rajucuun wlhi adban uga naxay geerida muniish abayo janadii allah haku geeyo su aasha allah haku fududeyo

    • @suubae4498
      @suubae4498 4 ปีที่แล้ว

      Tee wall ma mona mise

    • @yaanyurtacidda3062
      @yaanyurtacidda3062 4 ปีที่แล้ว

      @@suubae4498 haa abayo alle ha u naxriisto

  • @yaaskachannel6425
    @yaaskachannel6425 4 ปีที่แล้ว +8

    What A Video What A Story
    Keep Going Team Somali React

  • @hassansaas2935
    @hassansaas2935 4 ปีที่แล้ว

    Inalilaah wa ina ileyhi raajicu dhan bahda baraha bulshada gaar ahan soomali react waxan tacsiyo tiiranyo leh laqeyb sanayaa geerida xanunka badan ee kutimaaday walashey munish alla ha u naxaristo Samir iyo iman alla ha inaga wada siiyo

  • @youthteam4593
    @youthteam4593 4 ปีที่แล้ว +9

    Keep it coming Somali react team

  • @jamacajakiz
    @jamacajakiz 4 ปีที่แล้ว +5

    I really love you guys 🙏

  • @umaymohasan836
    @umaymohasan836 4 ปีที่แล้ว +9

    The one and only chanel anku xirnhy❤💯🙏

    • @Abbasgolden9
      @Abbasgolden9 4 ปีที่แล้ว

      MUUQAAL MUHIIM U AH NOLOSHAADA 2021 DA **
      ( 7 XAQIIQO OOD NOLOSHA KA AQOON MUHIIMNA AY TAHAY INAAD BARATO )
      WAXAN KUGU CAWINAYA LINK EE DAAWO : th-cam.com/video/dfNBcO-NSiM/w-d-xo.html
      UNA SUBSCRIBE GAREE WALALKA DADLKISA AWGI

  • @abdullahinorali8447
    @abdullahinorali8447 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilah ha unaxaristo wlashen jnatul frdowsana allah kawarabiyo

  • @mohamedxabib8638
    @mohamedxabib8638 4 ปีที่แล้ว +1

    Love you guys all Somali react

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 4 ปีที่แล้ว +13

    "Moto yaan saranahay "😂😂😂 keep goings #somalireact

    • @Abbasgolden9
      @Abbasgolden9 4 ปีที่แล้ว

      MUUQAAL MUHIIM U AH NOLOSHAADA 2021 DA **
      ( 7 XAQIIQO OOD NOLOSHA KA AQOON MUHIIMNA AY TAHAY INAAD BARATO )
      WAXAN KUGU CAWINAYA LINK EE DAAWO : th-cam.com/video/dfNBcO-NSiM/w-d-xo.html
      UNA SUBSCRIBE GAREE WALALKA DADLKISA AWGI

  • @Neiruzz
    @Neiruzz 4 ปีที่แล้ว +10

    In reality this kind of person has a depression 😳 anyways guys your content are always amazing and there is no day I skip 😍

  • @zulekhahussein8815
    @zulekhahussein8815 4 ปีที่แล้ว +2

    Nice film guys and amazing

  • @qaalihussein1176
    @qaalihussein1176 4 ปีที่แล้ว +34

    Munish ilhy haunaxaristo waxaan udaremeay geridada inatahy qof familkeka kamid ah saan uganaxay uduceyaa walalyaal plz 😭😭😭

  • @faisaismail8635
    @faisaismail8635 4 ปีที่แล้ว +1

    waxan hada maqaly inay muna dhimatay yaa rabi alow u naxriso samir iyo iman alahh inaga wada siiyo gar ahan tem kaa somali react 😭😭😭😭😭😭😭

  • @suthnr3igns992
    @suthnr3igns992 4 ปีที่แล้ว

    Innalilahi waina ileyhi rajiuun Munish..ilahey sabar iyo imaan haniigasiiyo Somali React iyo Fanskeeda.

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 4 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay ha unaxariisto walasheen Amiisha waan idinka tacsiyaynayaa dhamaan sxbada soomaali React iyo ehelka dhamaan

  • @hannaali3863
    @hannaali3863 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxaristo muna mustafe iyo inti dhimatay baa

  • @Aasiakhaliif
    @Aasiakhaliif 4 ปีที่แล้ว +13

    All the laughing scenes were scary but funny 🤣🤣🤣🤣🤣anauza vitu Va nyumba kama ma teja (druggist) 😹😹😹😹😹😹😹

  • @Karisma187
    @Karisma187 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha uu naxariisto Muna ❤️❤️❤️

    • @Nico.Robin7
      @Nico.Robin7 4 ปีที่แล้ว

      Which one of the girls was the one that passed away?

  • @cuddifrom6
    @cuddifrom6 4 ปีที่แล้ว +1

    This is me on my days off but I don’t even answer my phone 😂 😂

  • @zakakazaki6060
    @zakakazaki6060 3 ปีที่แล้ว

    The way zubeir was laughing made my day😅

  • @Hanadjay443
    @Hanadjay443 4 ปีที่แล้ว +8

    Somali react hore usocoda waan idin ku fanaa

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 4 ปีที่แล้ว +2

    I am here for you and he is still watching film 🤣🤣🤣🤣whom you are talking to zu beer🤣🤣

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 ปีที่แล้ว +1

    The legend zubeir 🔥🙏❤ waaku wata bro 🥰

  • @munaismailmohamed8243
    @munaismailmohamed8243 4 ปีที่แล้ว

    Inalilahi waaina ilahey rajcoun. May Allah grant muna jannah

  • @ltnasreenahassan
    @ltnasreenahassan 4 ปีที่แล้ว +15

    This is actually one of the problems that concerns most somalis

    • @Crumbsandcocoa
      @Crumbsandcocoa 4 ปีที่แล้ว +6

      Somali men *

    • @mohamedjama5198
      @mohamedjama5198 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Crumbsandcocoa women*

    • @Crumbsandcocoa
      @Crumbsandcocoa 4 ปีที่แล้ว +3

      @@mohamedjama5198 Somali women out perform Somali men in education and employment and that’s a fact lol

    • @mohamedjama5198
      @mohamedjama5198 4 ปีที่แล้ว

      @@Crumbsandcocoa cap

    • @lolohilwa22
      @lolohilwa22 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedjama5198 87% of Somalis working in Europe are Somali girls, all facts no printer!

  • @naciimaladan637
    @naciimaladan637 4 ปีที่แล้ว +13

    Sorry team react 😭😭😭😭😭😥😥😥😓😓😢😢inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucun kulu nafsu dahiqatul mowd xalay baan filim kiina dawanayay ilaahay ha unaxariisto gabadha idin kabaxday iyo inta lagee riyootayba

  • @bornconfused9007
    @bornconfused9007 4 ปีที่แล้ว +1

    Rest in peace 🙏 💜 😔 ❤

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 4 ปีที่แล้ว

    *Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh udirayaa walaasheen marxuumada Muniish mariin oo geerideeda aan ka arkay baraha bulshada Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo aamiin Aamiin*

  • @MH-qv7mn
    @MH-qv7mn 3 ปีที่แล้ว

    I love 💖 this

  • @ruudicawaale1643
    @ruudicawaale1643 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣last part was carzy wlhi Zubair keep gooing🤣🤣🤣💚

  • @lemarrr3656
    @lemarrr3656 3 ปีที่แล้ว

    What was the message behind this video

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

    • @Abbasgolden9
      @Abbasgolden9 4 ปีที่แล้ว

      MUUQAAL MUHIIM U AH NOLOSHAADA 2021 DA **
      ( 7 XAQIIQO OOD NOLOSHA KA AQOON MUHIIMNA AY TAHAY INAAD BARATO )
      WAXAN KUGU CAWINAYA LINK EE DAAWO : th-cam.com/video/dfNBcO-NSiM/w-d-xo.html
      UNA SUBSCRIBE GAREE WALALKA DADLKISA AWGI

  • @humbleuser7
    @humbleuser7 4 ปีที่แล้ว

    Allaah hau naxristo walashn muno😭
    Waa geeri aad u xanuun badan.Dhamn ehelkeda iyo qarabo samir iyo iman Allaah hakasiyo
    Gerida wa xaq nafwalbo wey dhadhaminy. Wadadu wey dhertahay an u sahay qadano

  • @king.salman19
    @king.salman19 4 ปีที่แล้ว

    Walahi this guy made my day😁

  • @zakklm3209
    @zakklm3209 4 ปีที่แล้ว

    Y’all keeping on Bro 😂💯❤️👍

  • @DrAbdinajiibAbdalletareey
    @DrAbdinajiibAbdalletareey 4 ปีที่แล้ว

    Asc damaan asxaabta Somali react wxaan ka tacsiyadeeynayaa muniish mustafa, she was a great character ilaheey kitaabkeeda midigta ha ka siiyo janatul fardowsa allaha ka waraabiyo insha allah.

  • @viratchavan1110
    @viratchavan1110 4 ปีที่แล้ว

    very funny love the idea

  • @chooseyourself4821
    @chooseyourself4821 3 ปีที่แล้ว

    Lol 😂 what is this human 😂😂😂🤣 that’s so funny omg

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxad isheegtaan please the mic name microphone ka magicii from ethiopia (DIRE-DAWA) ❤✅

  • @dhasocade1858
    @dhasocade1858 4 ปีที่แล้ว +5

    Bravo Somali react 😁😁😁😁

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 4 ปีที่แล้ว +2

    I have two errors in this vedio.
    1st error at 4:36 he paused the movie becouse he had a call
    And when it's 5:10 he didn't even play the movei but he said (Run! Run!)
    2nd error. Maxa iga galay aniga waxano dhan 😅😂

    • @hassanugass9561
      @hassanugass9561 4 ปีที่แล้ว

      That run was part of de movie bro . there is no iota of error

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour 4 ปีที่แล้ว

      @@hassanugass9561 you didn't even understand what I'm trying to say 🤦‍♂️
      Somali makugu sharaxa waxan shegayay

    • @hassanugass9561
      @hassanugass9561 4 ปีที่แล้ว

      @@MuztaphaManzour I understand well bro . Af somali is greek to mi .

  • @sacdiyonuur7576
    @sacdiyonuur7576 4 ปีที่แล้ว

    Inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun walasheyn muna allaah unaxariiysto qabrigane allaah uwaasiciyo

  • @ciyaalkaxaafada2093
    @ciyaalkaxaafada2093 4 ปีที่แล้ว +5

    Ana ugu horeeya cimaada igu tuura like dhac waa dadka kaliya ee wax macquula TH-cam ka sogaliya

    • @falisabukar8871
      @falisabukar8871 4 ปีที่แล้ว

      Wow I love you guys 😍😍😍😍😍

  • @MohammedLy2023
    @MohammedLy2023 4 ปีที่แล้ว +1

    Inna lilahi wa inna ileyhi rajiun

  • @najmamohamed4262
    @najmamohamed4262 4 ปีที่แล้ว

    Suber God iyo balaya ka shekaynaysa hadana muna gerideda maqlay Allah ya raxma

  • @abomahir3828
    @abomahir3828 4 ปีที่แล้ว

    Allah u naxriisto walaasheen Muniish

  • @hibomuhumad4800
    @hibomuhumad4800 4 ปีที่แล้ว

    www manshaalah keep going Team work

  • @fay6834
    @fay6834 4 ปีที่แล้ว +3

    It's a very sad message

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 4 ปีที่แล้ว +1

    Muno way tagtay 😭😭 naxariisti janno haka waraabiyo eebe weyne

  • @mokifayn1964
    @mokifayn1964 4 ปีที่แล้ว

    I like you wlhi monna and şubeyr 😅😅you're so funny wish you all the best

  • @theampteam3908
    @theampteam3908 4 ปีที่แล้ว +7

    Sorry for munish /muna who just died in a car accident😥😥😥😥😥😥😥😥 sorry

  • @acstvofficial3210
    @acstvofficial3210 4 ปีที่แล้ว +1

    This channel is so interesting and funny #ROADTO300K

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 4 ปีที่แล้ว +1

    Suheyb Waan Ku salaamay Caaqil 🙌🤝👂

  • @diamondplutmuz1687
    @diamondplutmuz1687 4 ปีที่แล้ว

    Munoo allh ha u naxariiistoH😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓

  • @nnofficial4081
    @nnofficial4081 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhh wooow wad iga badisay walal keep going

    • @Abbasgolden9
      @Abbasgolden9 4 ปีที่แล้ว

      MUUQAAL MUHIIM U AH NOLOSHAADA 2021 DA **
      ( 7 XAQIIQO OOD NOLOSHA KA AQOON MUHIIMNA AY TAHAY INAAD BARATO )
      WAXAN KUGU CAWINAYA LINK EE DAAWO : th-cam.com/video/dfNBcO-NSiM/w-d-xo.html
      UNA SUBSCRIBE GAREE WALALKA DADLKISA AWGI

  • @abdullahibashir9161
    @abdullahibashir9161 4 ปีที่แล้ว

    Wallahi aad aya nidaawada content waaa ledihin sxbyal

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 4 ปีที่แล้ว

    Inaalilaahi wainaa ilayhi ilayhi raajicuun, somali react iyo taageerasha ku xidhnaa, ehelka iyo qaraabada muna iyo saaxiibaheed kuligood waxaan uga tacsiyaynayaa lana qaybsanayaa murugada geerida kutimid walaashey muna Alle ha u naxariisto Dhammaanteen Sabar haynaga siiyo Waa geeri itaabatay anoo kamid ahaaa dadka ku xidhan somali react.

  • @hanadibrahim794
    @hanadibrahim794 4 ปีที่แล้ว

    Muniish mustaf allaha u naxariisto

  • @abdulahimohamed5494
    @abdulahimohamed5494 4 ปีที่แล้ว

    Inlilah winilayhi rajiun

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 4 ปีที่แล้ว

    Inaalilh wa ina ilyhi rajicuun meshan kubrty muniish ilaahow kunaxriizto😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @borbowahmadey2684
    @borbowahmadey2684 4 ปีที่แล้ว

    Mota saaranahay Amazing Zubeir 😂😂😂🤷🏼‍♂️.!!!!

  • @saziababe810
    @saziababe810 4 ปีที่แล้ว

    Inalilahi waaina iileyhi rajicun waoashena aala uunaxaristo😥🙏

  • @luulsuleyman533
    @luulsuleyman533 4 ปีที่แล้ว

    Inaali laahi wacinaa iley yaraajicuun walaahi waan aamini layahay ilaahayoow muno unaxriiso

  • @ishwaqali3864
    @ishwaqali3864 4 ปีที่แล้ว +11

    Illlahow unaxariiiso walasheen muno 😭kitabkedana gacanta midig

  • @cutiepie9536
    @cutiepie9536 4 ปีที่แล้ว +6

    I have a huge crush on zubeir 🤩❤️❤️ love you ❤️

    • @sukainamohamed6844
      @sukainamohamed6844 4 ปีที่แล้ว

      Yo chill I’m he’s wife

    • @hamsemahdi8811
      @hamsemahdi8811 4 ปีที่แล้ว

      @@sukainamohamed6844 yow u chill too I’m his brother and he don’t have a wife 😂

    • @sukainamohamed6844
      @sukainamohamed6844 4 ปีที่แล้ว

      You don’t get the jok do you I’m just kidding and iknow you’re not he’s brother.

    • @cutiepie9536
      @cutiepie9536 4 ปีที่แล้ว

      @@sukainamohamed6844 kalale for being his wife 🤣🤣🤣

    • @sukainamohamed6844
      @sukainamohamed6844 4 ปีที่แล้ว

      @@cutiepie9536 🥰🥰😏😏😂😂😂😂

  • @Faatika22
    @Faatika22 4 ปีที่แล้ว +1

    Abyo muna Allah u naxaristo 😭🤲

  • @MohamedHassan-xk5ev
    @MohamedHassan-xk5ev 4 ปีที่แล้ว

    4:46
    Nobody:
    Me when i'm forced to talk to my relatives.

  • @Updirisak_Caano
    @Updirisak_Caano 4 ปีที่แล้ว +12

    Qofkii ugU horeye dawada ayan ahay 1.54aM
    pinn igu qabTa aMa Shout out ii samEya Team somali react😍

    • @Abbasgolden9
      @Abbasgolden9 4 ปีที่แล้ว

      MUUQAAL MUHIIM U AH NOLOSHAADA 2021 DA **
      ( 7 XAQIIQO OOD NOLOSHA KA AQOON MUHIIMNA AY TAHAY INAAD BARATO )
      WAXAN KUGU CAWINAYA LINK EE DAAWO : th-cam.com/video/dfNBcO-NSiM/w-d-xo.html
      UNA SUBSCRIBE GAREE WALALKA DADLKISA AWGI

  • @amaaldayip1638
    @amaaldayip1638 4 ปีที่แล้ว

    Hy bau naxaristo wllshen