English Is Not My First Language | Somali React

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 202

  • @arbefutbol5338
    @arbefutbol5338 3 ปีที่แล้ว +83

    Adunka waxaa laga taxadara qf walbo in uu ilashto luuqadisa wayo waa first language beri marku wadankaga hormar garo waxa lagu amanaya in uu gumeystuhu kusameynin lkn anaga hadan somali nahay wadadii ayan ku socnaa ufiirso madax weynaha turkiga marku calamka lahadlayo waa loo tarjuma aqon daro uma geysan lkn awoodisa ayuu ku kalson yhy

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว +5

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @adoonilaahay262
      @adoonilaahay262 3 ปีที่แล้ว +2

      Luuqad inaad barato waa suni waana fiicantahay waayo mar kasta ood luuqad kale barato wax kaa maqan ayaad ogaanaysaa balse qaladka ayaa ah inaad liuqadaada ka faanto adoo luuqadaad baratay ka door bidaya mar kasta baro waxaad baran karto balse waxaad asalka u lahayd hakuu ahaado lama huraan aan xagiisa lagaa marin

    • @Muhammad-sx7wr
      @Muhammad-sx7wr 3 ปีที่แล้ว

      @@adoonilaahay262
      Waxaa luuqadiisa ka faana qof awalba cawaan ahaa oo aysan kalsooni iyo sharafba ku jirin. Lakiin in luuqado kale la barto waa lagama maarmaan, waliba Ingriiska.
      For the ability to communicate in other languages and easy access to information is a great corollary for knowledge and intelligence; though it is not strictly causally related.

  • @omidmedia8893
    @omidmedia8893 3 ปีที่แล้ว +37

    Big love for all Africans special my people Somalia I am from Afghanistan 🇦🇫🇸🇴

    • @Hannah-vx5tf
      @Hannah-vx5tf 3 ปีที่แล้ว

      Hello I hope things get better :’)

  • @ibrahimsomali2982
    @ibrahimsomali2982 3 ปีที่แล้ว +139

    English is not a measurement of an intelligence rather it's a language.

    • @Farascade20
      @Farascade20 3 ปีที่แล้ว +2

      Exactly 💯%

    • @BF-bb5us
      @BF-bb5us 3 ปีที่แล้ว +1

      Precisely

  • @ciisecadaan940
    @ciisecadaan940 3 ปีที่แล้ว +60

    Sister ramas wad ka baxsatay keep going👏🏻 afkena Somaliga wan ku fana 🇸🇴💙❤

  • @ahmedyuu6389
    @ahmedyuu6389 3 ปีที่แล้ว +38

    I love this channel always encouraging our community ❤

  • @a.b4531
    @a.b4531 3 ปีที่แล้ว +2

    She looks like Halima Aden
    Somalis are the most good looking people people on earth in my opinion
    May Allah bless them

  • @aflaheducationcollegedhoob3915
    @aflaheducationcollegedhoob3915 3 ปีที่แล้ว +60

    Speaking English is not the proof of intelligent.... from an English teacher.

    • @khadijamohammed9259
      @khadijamohammed9259 3 ปีที่แล้ว

      92pqo4i7gzxv
      ,

    • @samurai_blitz
      @samurai_blitz 3 ปีที่แล้ว +4

      English teacher? with that kind of grammar 😂

    • @aflaheducationcollegedhoob3915
      @aflaheducationcollegedhoob3915 3 ปีที่แล้ว

      @@samurai_blitz what's wrong with my grammar? professor know it all..... imbecile.

    • @samurai_blitz
      @samurai_blitz 3 ปีที่แล้ว

      @@aflaheducationcollegedhoob3915 iS nOt tHE pRoOf Of InTeLLiGeNt

    • @samurai_blitz
      @samurai_blitz 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aflaheducationcollegedhoob3915 is not proof of intelligence*

  • @abdikafimohamudahmed2133
    @abdikafimohamudahmed2133 3 ปีที่แล้ว +115

    Hadad comment geyga aragty alle haunxaristo walashen munish 😓🤲

  • @roshniabdulahi821
    @roshniabdulahi821 3 ปีที่แล้ว +31

    Learning foreign languages is very important for us and it helps as for being intelligent also our brain grow up ✌️but our mother language is always the first one ☝️ ❤️somali 🌹

    • @salmansomali
      @salmansomali 3 ปีที่แล้ว +2

      and as my opinion english is the mother of unintelligent, and those who think talking/learning english development are....
      our important is relate non-somalis only.
      {my first language is somali}

    • @thepearlofindianocean
      @thepearlofindianocean 3 ปีที่แล้ว

      Absolutely not true learning English has nothing to do with being intelligent. Get your facts right

  • @fredellallen4337
    @fredellallen4337 3 ปีที่แล้ว +2

    Hi I only speak English and Jamaican language (patwah) iam happy to hear English from you I tune in to your TH-cam program

  • @lunabranwen
    @lunabranwen 3 ปีที่แล้ว +7

    I'm trying to learn Somali 🇸🇴♥️ waan jeclahay 🇸🇴🇸🇴

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +52

    My first language is somali 🇸🇴❤

    • @yh___yinhbr1876
      @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +2

      Your second language is Arabic you know

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +4

      @@yh___yinhbr1876 yes because I'm Muslim alhamdulilah ❤

    • @zaraabdi5494
      @zaraabdi5494 3 ปีที่แล้ว +2

      Mine too

    • @aminomame5911
      @aminomame5911 3 ปีที่แล้ว +4

      @@yh___yinhbr1876 no it’s not Somali only and first

    • @Ibrozanaaji21345
      @Ibrozanaaji21345 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aminomame5911 naftaada ka hadal adi

  • @abdifatahhusein5661
    @abdifatahhusein5661 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa ku wataa Ramaas Af Somali aa naga badan ingiriiskana haloo barto in wax lagu qabsado mahadsanid Somali React ✌🏾😍

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063
    @abdirahmanabdiazizgesey2063 3 ปีที่แล้ว +25

    Asxbay walasheen muno ban maanta xasuustay marka aan qalbiga uga wada duceyno comments ado so qorin please uduceey maante kubahantahy

  • @Sadik-yare
    @Sadik-yare 3 ปีที่แล้ว +9

    Maasha-Allah.. beello👏
    Waad ka baxsatay walaasheey, Ramaas.
    Af-keenna Soomaaliga aan sidaas kor ugu qaadno, kuna faanno.
    Dhammaan kooxda "Somali reacts" waan u Mahad celinaynaa, waana bogaadinayaa. Mahadsanidiin walaalayaal.

  • @mohamed-khadar8850
    @mohamed-khadar8850 3 ปีที่แล้ว +13

    Wowww , My first longuage is somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴 me too 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯❤❤❤❤❤

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 3 ปีที่แล้ว +2

      Saax wasidas: fransiska iska dhiciya

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว

      @@mrpirate3020 😂😂😂😂😂 Nasiib Daro iskuuladdaa Loogu dhigaa Ilmaha Yaryar Ee Jabuutiyaanka ah.

  • @ilayscmr1800
    @ilayscmr1800 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw! Waa hadal cajiib ah, xaqiiqo ah, xikmad badan hadana dabacsan oo waano iyo toosin ay kularantahay! Amazing! Waad ku guulaysateen toosinta iyo tilmaamida bulshada!

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว +21

    Jawaab buuxda. English wxn u bartay ama u baranayaa inaa kula hadlo addunka ama inaa wax ku baranaayo. English isn't my first language.

  • @libanhusseinahmed1325
    @libanhusseinahmed1325 3 ปีที่แล้ว +18

    english-----third language of somalis--------
    1-afsoomaali
    2--Arabic
    3-engilsh
    saaaas haloo ogaaado--asxaaaapy

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah ,waruntadi , mother tung is first , thanks God bliss Somali people , be proud sister s

  • @munirahirsi1562
    @munirahirsi1562 3 ปีที่แล้ว +3

    Somali representation from Australia 🇦🇺 🇸🇴❤️❤️❤️💜💖💖💖💖.

  • @ninween6865
    @ninween6865 3 ปีที่แล้ว +14

    English is a language... Just like Somali Turkish or Urdu

    • @yumequeen9900
      @yumequeen9900 3 ปีที่แล้ว

      It is but its an important language, just like Arabic and Chinese etc. Those are employable languages 💃🏾

    • @BF-bb5us
      @BF-bb5us 3 ปีที่แล้ว

      @@yumequeen9900 it's the importance we place on it rather than it being important.

  • @kulmiyeprivateschool3906
    @kulmiyeprivateschool3906 2 ปีที่แล้ว

    Everyone in this universe broud his own language and if we are Somali people we have to broud to our own language but learning a new language is necessary sister good lucky

  • @mustafahassan2231
    @mustafahassan2231 3 ปีที่แล้ว +10

    Nelson mandela ayaa horey u yiri qof luuqad aan luuqadiisa aheyn markaad kula hadasho maskaxdiisa ayey aadeysaa oo wuu ka fikiraa jwb ta lkn luuqadiisa hadaad kula hadasho qalbigiisa ayey aadeysaa ee kama fikiraayo jwb teeda. If u speak someone with a language he understands it goes to his mind but if u speak someone with his language it goes to his heart.( Nelson Mandela)

    • @yh___yinhbr1876
      @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +1

      Yeah Man Maahmaahdiisa Waad Xifdisay Nio African is Always African 🤣🤣🤣

  • @burhancolorado8726
    @burhancolorado8726 3 ปีที่แล้ว +18

    A wise man once said "I wonder when measuring intelligence by English speaking ability will stop, for English is just a language not an IQ measuring mystery"

    • @Muhammad-sx7wr
      @Muhammad-sx7wr 3 ปีที่แล้ว

      The ability to speak other languages gives you better access to information and knowledge. Furthermore it is a fairly reliable corollary though it is not causally related to intelligence. Qof oo indhuhuu wax ku arkikarilahaa leh un baa wax arka; madaama xikmada aduunka oo dhan Ingriis lagu turjumay qofkii raba inuu fursad u helo barashada xikmadaa waxaa lagama maarmaan u ah inuu Afka Ingriiska barto.
      Hadaad rabtid inaad gaartid meel kaa fog waxaa lagama maarmaan kuu ah inaad yeelatid baabuur. Hadaad rabtid inaad la xiriirtid qof meel kaa fog dagan waxaa lagama maarmaan kuu ah inaad telefoon yeelatid. Waa sida ugu fudud aad hadafkaaga ku gaarikartid ee see ma ahan sida kaliya aad ku gaarikartid. Hadaa rabtid meel walba waad u lugeenkartaa ama intaad waraaq qortid baad qof kale oo meeshaa u lugeenaya u dhiibi kartaa.

  • @asiamohamed1918
    @asiamohamed1918 3 ปีที่แล้ว +6

    Ingriska ani wxn ubartay inan kula hadlo ajanibtaa ingriska luqadeda kowaad ma ahan ee luqadeda kowaad wa somaliga🥰🥰🥰intas baa ideqday

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 3 ปีที่แล้ว +7

    My first language is somali ❤💯🔥🙈🥰

  • @whoareyou-0
    @whoareyou-0 3 ปีที่แล้ว +1

    Language is neither a measure of intelligence nor knowledge rather a facilitator of dealings.

  • @GacalAbdirashid
    @GacalAbdirashid 3 หลายเดือนก่อน

    I will never forget muniish😢😢😢 yaa allah kuu naxariisa

  • @cartooncraze9103
    @cartooncraze9103 3 ปีที่แล้ว +1

    Top notch acting by ramas... Masha Allah

  • @samirahussein8605
    @samirahussein8605 3 ปีที่แล้ว

    Somalis wa Kenya wote si wangekua kama huyo wangesoma English ndio tuweze ku communicate but I love all your contents keep it up guys am OROMO❤💚❤ I LOVE SOMALI PEOPLE🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 3 ปีที่แล้ว +11

    Keep going guys

  • @alizianodelbahar594
    @alizianodelbahar594 3 ปีที่แล้ว +4

    We tell our stories ✍✍✍

  • @ahmednoor8886
    @ahmednoor8886 3 ปีที่แล้ว +3

    Happy to see your video's somali react🥰

  • @bilqiis9099
    @bilqiis9099 2 ปีที่แล้ว

    I am glad you now understand how it feels. Myself early 90's I was bullied a lot by people from Somalia not able to speak somali properly being called 'sijui' treated like I was stupid. Again, Af somali is just like any other language 🙄

  • @IbrahimAli-gp5cl
    @IbrahimAli-gp5cl 3 ปีที่แล้ว

    Waw Masha Allah. She's pretty and smart

  • @zamzamruun1580
    @zamzamruun1580 3 ปีที่แล้ว

    Iknow u are intelligent lady 100% bb rahaa best 💖 friend iwill remember alway agood personality u have.
    Keep goin 💪

  • @akmaofficial9648
    @akmaofficial9648 3 ปีที่แล้ว +3

    Run ahaan Somali react markaa arko waa igu soo dhcaysa muniish maarin rabi janadii haka waraabiyo runtii qalbigayga xasuus bay ku leedahay 😭😭😭

    • @everyday1825
      @everyday1825 3 ปีที่แล้ว

      Wa runbaa abyo illahey ha u naxriiso malasheena

  • @Santiago-vr1df
    @Santiago-vr1df 3 ปีที่แล้ว +4

    My beabol 🇸🇴🇸🇴
    Wale b iyo p waan kalasarii weeyne

  • @24hoursShayy
    @24hoursShayy 3 ปีที่แล้ว +3

    waan jeclahay dhamaan fiidiyowyadaada

  • @amirabile6338
    @amirabile6338 3 ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah, anyone who treats someone who is learning a language this way, have they forgotten at some stage they themselves had to learn the language? We didn't even speak our native language when we were born so what is the big idea?!

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @fmjjjjn7510
    @fmjjjjn7510 3 ปีที่แล้ว

    RAMAS GET IT SISTER😭😩SHE REALLY TOLD HER

  • @maryamodaahirabdi1985
    @maryamodaahirabdi1985 3 ปีที่แล้ว

    Qofka haduu kashaqeeyo xumaha dadka kale sharaftiisa ayuu kuweni karaa❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 3 ปีที่แล้ว

    M.a Somali react shaqo fican ayad heysan horey usocda😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💖💖

  • @beyourself4996
    @beyourself4996 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka helay sida yar ey utusisay iney iska dakin qof cariif like halimos.

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hodan oo lawayey setahay walashey I miss you xbbti qaali

  • @inasaiidmohamuudofficiall7854
    @inasaiidmohamuudofficiall7854 3 ปีที่แล้ว +2

    I love somali react please replay❤

  • @husseinsalat1083
    @husseinsalat1083 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha idin xafido sisters

  • @user-ok8zy7jh4h
    @user-ok8zy7jh4h 3 ปีที่แล้ว

    Most American people don't even speak proper English, most of them lack the proper grammar, spelling and pronunciation.
    And they only have 1 language.
    Most Somali people speak more than 1 language, Afkeeygi hooyo waan Ku hadlaa, waxyar oo Carabi ah, Dutch baa iigu xigo, English baa iigu siixigo. We are blessed! Dagaalka bas aan skadhaafno!

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 3 ปีที่แล้ว +18

    Somalida english wax weyn bay uheestaan wadamada inta badana inuu jiro lagama oga

    • @bestspeedclips3660
      @bestspeedclips3660 3 ปีที่แล้ว +3

      wxas yaad ugaga shekeyne sxbow english wa luuqada kaliyah ey 5ta qaaradod dadka joogo isku fahman

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bestspeedclips3660 waa rynta lkn wax bunbuniya waa soomalida wadamada kale firi qaar baa jira aanba igayn inay jirto one two oo habraha somalidu yaqanan mayaqaan qof turkey ah oo jamacad kasoobaxay

  • @MdBasar-ls6uj
    @MdBasar-ls6uj 3 ปีที่แล้ว

    Yes good
    friends. MASALLAH
    Thanks. MASALLAH

  • @abdullahiahmedmohamed7103
    @abdullahiahmedmohamed7103 3 ปีที่แล้ว

    My sister, You are already grown up

  • @abdalla4618
    @abdalla4618 3 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂 gabadhaa wax duubaysa labada video ee ugu danbeeyay ruufyaanimo ayay ku matalaysaa

  • @suleimanomaromar4372
    @suleimanomaromar4372 3 ปีที่แล้ว +1

    Our second language is Arabic And today world most spoken language is a Arabic. So brothers and sisters don't Deny the language of our prophet (saw). After our mother tank our second language is Arabic so know that.

    • @mimi11663
      @mimi11663 3 ปีที่แล้ว

      No one said we deny

  • @naxariisstudio65
    @naxariisstudio65 3 ปีที่แล้ว

    Walahi hadaad u fiirsato dadkeena Soomaaliyeed qofkii in yar oo English ah ku hadla waxay moodaan aqoonyahan. Qofna laguma laha ha baran Luuqad kale laakiin taada (afkaaga hooyo) haka faafin ee ku faan. Ilaahay ha ina tuso luuqadeena Quruxdeeda ✅✅✅✅

  • @asmacali111
    @asmacali111 3 ปีที่แล้ว +1

    waa filin fican hore u socda lkn wakhatiga no yar badiya

  • @nimcoabdullahi3863
    @nimcoabdullahi3863 3 ปีที่แล้ว

    Shuku baaba was one of you guys why are not talking about his situation today or ...

  • @Mimi-vb2hb
    @Mimi-vb2hb 3 ปีที่แล้ว

    My first language is 🇸🇴 ❤️💋
    Second language Swedish 🇸🇪💙

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramaas waa sida aad utiri luuqadeena waaa Somali waana inan kufaana, dadka Kenya jooga NFD waa in ilmahooda dugsi hoose lagu bara, waayo waxa kadhumayo asalkoodo oo somaliga aha

    • @ismailcabdullahi3170
      @ismailcabdullahi3170 3 ปีที่แล้ว +1

      Wa runta walalo waxan wax ku so baranay nfd afsomaliga aad ban oga lidhana wa wax aad u wanagsan in carurta afsomaliga la baraa

  • @iqroaadan1061
    @iqroaadan1061 3 ปีที่แล้ว

    Wow beautiful words ,never see n heard

  • @oolonceteak6337
    @oolonceteak6337 3 ปีที่แล้ว +1

    True english is not the first

  • @abdifatahnur6155
    @abdifatahnur6155 3 ปีที่แล้ว

    MaShaaAllah wa inan kufana luqadena afsomaliga ah

  • @fanaxmaxamad2370
    @fanaxmaxamad2370 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a hodan intan xittaa wa kujirtaa miyaa gbdha jilistedan la helay abyoh hodan horay utalaabso

  • @farhiamohamed5853
    @farhiamohamed5853 3 ปีที่แล้ว

    Rimas sister keep learning English leave jealous people

  • @haumaleenpodcast6182
    @haumaleenpodcast6182 3 ปีที่แล้ว

    {subxaanallaahi wa bixamdihi}
    Qofkii dhaha boqol mar subaxdii iyo galabkii, ma imaanayo nin ka fadli badan maalinta qiyaamo, nin intiisa oo kale ama ka badiyay mooyee.
    “ilaahaybaa xumaan ka hufan, mahadna leh.

  • @yumequeen9900
    @yumequeen9900 3 ปีที่แล้ว

    First of all, that woman was disrespectful but somalis equally take the take the mick out of me when I tried to speak somali lol

  • @YS-sc3ri
    @YS-sc3ri 3 ปีที่แล้ว +1

    LOVEEE THIS

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 ปีที่แล้ว +2

    and my country

  • @yimnyz1536
    @yimnyz1536 3 ปีที่แล้ว +1

    best channel

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @sbcproduction398
    @sbcproduction398 3 ปีที่แล้ว +2

    Am a became the person who written comment 100🔥🙏🤩🤩🤩

  • @somaking6709
    @somaking6709 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂dhagta laga qabto waaye😂😂😂

  • @miski3389
    @miski3389 3 ปีที่แล้ว

    "Af qalaad aqoon maahan"💙
    Sida dadka Ingiriiska ahba aysan ceeb ku aheyn inaysan af Soomaaliga aqoonin ayeey dadka Soomaaliyeedna ceeb ugu aheyn aqoon la'aanta afka Ingiriiska ah.🤷

  • @gh72883
    @gh72883 3 ปีที่แล้ว

    Walaal Router ka ama (qalabka wifi-ga) meel fiican kuuma saarna caafimaad ahaan hadii loo fiiriyo jira ayuu leeyahay kafogeey sariirtaada ama goob walba la jiifta hadii aanan la daminin habeenki.
    Caafimaad.

  • @Abdallah71639
    @Abdallah71639 3 ปีที่แล้ว

    Indeed

  • @Muhammad-sx7wr
    @Muhammad-sx7wr 3 ปีที่แล้ว

    *"When I grow up", kuma lahoo; oo ma adigaa caruur yar ah markaad leedahay markaan koro ama waynaado?*

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 3 ปีที่แล้ว

    Luuqada maaahn aqoon
    Ee wa aaf garaasho uun🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih 3 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @omara.9839
    @omara.9839 3 ปีที่แล้ว

    English is not our first language.

  • @libanhassan3677
    @libanhassan3677 3 ปีที่แล้ว +1

    English ka Waa luuqad ma ahan aqoon✌️

  • @mohamedk8936
    @mohamedk8936 3 ปีที่แล้ว +1

    English is not a measure of inteligience its just like any other language

  • @billiebonkan3079
    @billiebonkan3079 3 ปีที่แล้ว

    Nice video😇

  • @mohandek
    @mohandek 3 ปีที่แล้ว +1

    One day one time wankaso muqa dona ano waqti idinla qadanaya🥰😍👊

  • @ayubxaaji3936
    @ayubxaaji3936 3 ปีที่แล้ว

    Camera angleS ‽

  • @iiiameliaxxo8534
    @iiiameliaxxo8534 3 ปีที่แล้ว +1

    Somali react hanolaato ✊💯❤❤❤❤💯❤❤❤

  • @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس

    Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara

  • @vEcTeRbl00d
    @vEcTeRbl00d 3 ปีที่แล้ว +4

    Day 127: Still waiting for Ramaz's Instagram

    • @ihatebts4866
      @ihatebts4866 3 ปีที่แล้ว

      You won’t get it

    • @vEcTeRbl00d
      @vEcTeRbl00d 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ihatebts4866 haha still going to keep trying

    • @ihatebts4866
      @ihatebts4866 3 ปีที่แล้ว

      @@vEcTeRbl00d alright good luck

    • @An-mb9do
      @An-mb9do 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 3 ปีที่แล้ว

    Waad baraneysaa englishka.
    Walaalayaal soo booqda chanelkeyga dayaxa taabo sawirka meesha soomaaliweyn ku qoratahay

  • @gaashaan5
    @gaashaan5 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka english aad ku hadlaysaa Af Soomaali qoraal ah ku hoos qora sida english aad u samaysaan oo kale walalayaal

  • @iqrarahman6150
    @iqrarahman6150 3 ปีที่แล้ว

    I want to help my beoble😂

  • @johnnybravo9179
    @johnnybravo9179 3 ปีที่แล้ว

    Im from somali

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 3 ปีที่แล้ว

    4:09 gabdhaha INDHAHA sidaas mxay kor iyo hooos ugu dhagdhag siiyaaan horta😂😂😂

  • @cuseeryare3044
    @cuseeryare3044 3 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +9

    😒😒dad badan baawa umaleyan English ka hada taqantid ina wax kale tahay cml

  • @iamamiin4862
    @iamamiin4862 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😅😅😅😅❤️

  • @muhazsaid
    @muhazsaid 3 ปีที่แล้ว

    Gabdho iskubadnaada you gyalz they want the Kidnapperz one love to my pple🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sharmarkejamac18
    @sharmarkejamac18 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadaanka English ma wada yaqnan 😂😂

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa layddhagalaygu yeeraa khadraayqarancadayfaraxsan qiimonquruxbadan iftii dumar dhamays soomaali baan ahay waxaanku noolahay iyoiyo

  • @maxamedibraahin03
    @maxamedibraahin03 3 ปีที่แล้ว

    Waxkale 😂😂🤩🤩😂😂😂😘