Veitnam waa meesha uu ka baqo Maraykanku || waxaa looga dilay 58 kun oo Askari.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Veitnam dal wajahay macluul iyo colaado ay dabada ka riixayeen quwado shisheeye waxaa aad u saameeyey dagaalkii qaboobaa ee dunida kaasi oo u dhexeeyey midowgii Soveit ka iyo maraykanka waxaana ku dhintay wax ka badan 2 million oo muwaadiniin maato Veitnamese ah maraykanuna waxa uu ku waayey wax ka badan 58 kun oo military- giisa ka mid ah wax la waayey iyo wax dhintay ayeyna u qayb sameen waana mida keentay in si xun loogu jebiyo dagaal ka taasina waxa ay ku kaliftay in uu iskaga soo boxo sanadkii 1973-dii iyada oo dhabarka loo saaray guurdaro tii ugu weyneed taariikhda American-ka. ku soo biir ‪@Suleimanshuuriye‬

ความคิดเห็น • 1