Suleiman Shuuriye
Suleiman Shuuriye
  • 24
  • 42 877
jihaadkii axmed gurey iyo jabkii xabashida || Suldaankii Adal Empire.
jihaadkii axmed gurey iyo jabkii xabashida;
Halkan waxaad kaga bogan doontaa taariikhda halyeeyga Soomaaliyeed ee Al Imaam Axmed Gurey, Boqorkii Adal, iyo dagaalkii uu la galay boqortooyadii Xabashida qarnigii 16-aad. Waa sheeko soo jiidasho leh oo ka hadleysa geesinimadii, hogaamintii, iyo dadaalkii uu Al Imaam Axmed Gurey ku bixiyay difaaca diinta iyo qarankiisa. dagaalkii uu ku qaaday Xabashida ayaa bedelay taariikhda geeska Afrika. Daawo video-ga si aad u hesho faham qoto dheer oo ku saabsan nolosha iyo halgankii Imaam Axmed Gurey. Ha iloobin inaad like, share, iyo subscribe dhahdo si aad ula socoto muuqaalada taariikhiga ah ee xiga!
Kanaalkeena: @Suleimanshuuriye
มุมมอง: 1 096

วีดีโอ

ABAAL MARINTA DHIIG DAADINTA IYO FARXADDA GOLAHA WAKIILADA MARAYKANKA || Run Qaraar. @QANUNIMEDIA
มุมมอง 2442 หลายเดือนก่อน
Saaxiibada sharafta leh maraykanka iyo inta badan galbeedku waxay garab buuxa siinayaan Gumaystaha muqaalka wuxuu ku saabsan yahay weerarada Xuutiyiinta Yaman iyo qudbadii Sheydaanyaahu ee golaha wakiilada Maraykanka iyo sida ay ugu raaxaysanayaan xasuuqa iyagoo u arka in ay xaq u leeyihiin gumaadka caruurta, haweenka iyo waayeelka. kusoo dhowow @qanunimedia kuna soo biir saaxiibadda nagu xiran...
40 MILYAN AYAA DHIMATAY 4 SANO GUDAHOOD 👀 || Dagaal aan waxba li isku reeban. @qanunimedia.
มุมมอง 6972 หลายเดือนก่อน
ww1 dagaalkii koobaad ee aduunka waxaa ku dhintay dad ka badan 40 milyan wuxuu bedelay qawaacidii caalamka waxaa soo baxay quwado cusub kalka ay dumeen imbaraadooriyado dhisnaa boqolaal sano. si guud ayuu u saameeyey banii aadamka oo dhan kolkaasna waxaa lagu jiray casrigii gumaysiga iyo awood sheegashada dowlad walbana waxay rabtay in ay dunida saamayn balaaran ku yeelato. kusoo biir kanaalkee...
10 KA MASJID EE UGU QADIIMSAN QAARADA AFRIKA || 3 KA MID AH AYAA SOOMAALIYA KU YAAL. @QANUNIMEDIA
มุมมอง 1.1K2 หลายเดือนก่อน
Qaarada Afrika waxaa ku yaal masaajid ka mid ah kuwa ugu taariikhda aduunka gaar ahaan bariga, woqooyiga iyo galbeedka qaarada. sadex ka mid masaajidaas waxay ku yaalaan Soomaaliya. @QANUNIMEDIA
Difaaca diinta ayey ku mutaysteen in la dilo meydkoodana dab la qabadsiiyo || @Suleimanshuuriye
มุมมอง 23K3 หลายเดือนก่อน
waxay ahaayeen rag rag ah waxay naftooda u bixiyeen difaaca diinta islaamka waxay qisadoodu u egtahay qisadii asxaabul kahfi. ilaahay ha u naxariisto. ku soo biir @Suleimanshuuriye
Damaca Itoobiya || Soomaaliya waa Falastiinta Berri haddii... || @Suleimanshuuriye
มุมมอง 1583 หลายเดือนก่อน
Waxa falastiin maanta ka socda ayaa soomaaliya sugaaya haddii aan caqligu shaqayn waa cadow isku mid ah iyo gardaro garab og. soomaaliduna reer ebel ayey ka dhamaan la‘dahay. taariikhdu waa darsi bilaash ah waana badbaadada mustaqbal ka. kusoo saaxiibada nagu xiran mahadsanid @Suleimanshuuriye
Veitnam waa meesha uu ka baqo Maraykanku || waxaa looga dilay 58 kun oo Askari. @Suleimanshuuriye
มุมมอง 9613 หลายเดือนก่อน
Veitnam dal wajahay macluul iyo colaado ay dabada ka riixayeen quwado shisheeye waxaa aad u saameeyey dagaalkii qaboobaa ee dunida kaasi oo u dhexeeyey midowgii Soveit ka iyo maraykanka waxaana ku dhintay wax ka badan 2 million oo muwaadiniin maato Veitnamese ah maraykanuna waxa uu ku waayey wax ka badan 58 kun oo military- giisa ka mid ah wax la waayey iyo wax dhintay ayeyna u qayb sameen waan...
5 TILAABO // SIRTA GUUSHA // Atomic Habits P2 // @Suleimanshuuriye
มุมมอง 1514 หลายเดือนก่อน
waa muhiim inaad muqaal ka dhamaysato sababtoo waxaan ku siinaya xirto tilaabooyin 5wax tarleh 5-ta cashar ee ugu muhiimsan Buuga Atomic Habits. fadlan kanaalka ku soo biir @Suleimanshuuriye
Ka Guur Caadooyinka Xun Xun❗ - Kuna bedel Kuwo Wanaagsan✅ @Suleimanshuuriye
มุมมอง 1.2K5 หลายเดือนก่อน
muqaal kaani wauxuu ku siin doonaa xooga isla xisaabsan nafeed ah sababtoo qof kastaahi wuxuu wajahayaa caqabadaha nolosha iyo isku dhec yaac dhanka wax qabadka ah. Haddaba si aad uga miro dhalisid dadaalka aad bixininaysid waa inaad dhamaysataa muuqaalkaa. wuxuu ku saabsan yahay Buug Cajiib ah oo layiraah Atomic Habits. Kanaalkana kusoo biir mahad sanid @Suleimanshuuriye th-cam.com/video/Rgm7o...
Sidee loo xakameeyaa waqtiga xad dhaafka ah ee Baraha Bulshada kaaga baxa ⁉️ @Suleimanshuuriye
มุมมอง 3436 หลายเดือนก่อน
waa qasab inaad maaraysid waqtiga kaaga baxa muuqaalada maalaayacniga ah ee Internet ka ka buuxa, waqtigaaga ku bixi meel faa'iido leh. kusoo biir kanaalka. @Suleimanshuuriye
Towards Eternity | Waxay u taagan yihiin faafinta diinta islaam ka | @Suleimanshuuriye
มุมมอง 706 หลายเดือนก่อน
Towards Eternity waa Organisation ay aas aaseen dhalinyaro muslimiin ah oo hadaf koodu yahay in ay diinta islaam ka gaarsiiyaan qof kasta oo internet haysta. waxay xarun ku leeyihiin Istanbul, Turkey 🇹🇷. waxaad ka faa'iidi doontaa wax yaabo badan. kusoo biir kanaalka @Suleimanshuuriye
Bahalnimada Odayaal Dhaqameedka || waa dhiigyo cab || @Suleimanshuuriye .
มุมมอง 616 หลายเดือนก่อน
Odayaasha dhaqanku waxay sabab u yihiin sii socoshada aanooyinka qabaa'ilka waxayna ka sameeyaan dhaqaale joogta ah diyo beenaadka ay qaadaan. in dhibaato dhacdo waa qabarka ugu fiican oo ay maqlaan sababtoo ah waxaa hor u kacaya miisaaniyadooda waana sababta aysan u ogolayn Qisaasta iyo Cafiska oo luf luf la'aan ayaa ku dhacaysa goortaas. F,G. wey jiraan kuwo fiican balse aad bay u yar yihiin....
Aduunyadu sida aad mooday maahan!!! ||RONNEI COLEMAN || @Suleimanshuuriye
มุมมอง 537 หลายเดือนก่อน
Aduunyadu sida aad mooday maahan!!! ||RONNEI COLEMAN || @Suleimanshuuriye
waa in xabsiga loo taxaabaa Putin!!! Yaah oo la hubaa? @Suleimanshuuriye
มุมมอง 557 หลายเดือนก่อน
masuul ee South Africa ah ayaa cashar u dhigay weriye ka tirsan BBC-da gaar ahaan waaxda @BBCHARDTALK KUSOO BIIR #KANAALKA @Suleimanshuuriye
Nin aan waxba ka nixin || Risk taker || Wuxuu rabaa in uu isku xiro maxkaxda aadana iyo Computer-ka
มุมมอง 1197 หลายเดือนก่อน
wax badax ayaan ka hadli doonaa shirkadihiisa waana mudan yihiin inaan ka hadalno sababtoo ah waxaan ka baran doonaa casharo muhiim ah. Nagu soo biir. @Suleimanshuuriye
Jaxiimada daynta || waligaa ka fogoow inaad dayn qaadatid. || waa cadaab damiiri ah runtii.
มุมมอง 4327 หลายเดือนก่อน
Jaxiimada daynta || waligaa ka fogoow inaad dayn qaadatid. || waa cadaab damiiri ah runtii.
Sidee nafta loo carbiyaa? | samee is bedel dhab ah.| @Suleimanshuuriye
มุมมอง 11K8 หลายเดือนก่อน
Sidee nafta loo carbiyaa? | samee is bedel dhab ah.| @Suleimanshuuriye
Xuutiyiinta Yemen oo jaraysa Xarkaha internet-ka | SABAB!!! || @Qanuni252 ||
มุมมอง 588 หลายเดือนก่อน
Xuutiyiinta Yemen oo jaraysa Xarkaha internet-ka | SABAB!!! || @Qanuni252 ||
|| Ninka Sameeyey wax walba oo Technology ah || || NIKOLA TESLA || #QANUNI252.
มุมมอง 2718 หลายเดือนก่อน
|| Ninka Sameeyey wax walba oo Technology ah || || NIKOLA TESLA || #QANUNI252.
||goorma ayaan Ethiopian ehel noqonay⁉️🤔||🇸🇴 ||dalkeenu beylah ayuu ku sugan yahay||
มุมมอง 919 หลายเดือนก่อน
||goorma ayaan Ethiopian ehel noqonay⁉️🤔||🇸🇴 ||dalkeenu beylah ayuu ku sugan yahay||
MARIN BIYOODKA 4-AAD EE UGU MUHIIMSAN CAALAMKA|| BAB EL MANDEM|| #QANUNI252.
มุมมอง 1.2K9 หลายเดือนก่อน
MARIN BIYOODKA 4-AAD EE UGU MUHIIMSAN CAALAMKA|| BAB EL MANDEM|| #QANUNI252.
DAD BAAHANI GOB MAAHAN || @Suleimanshuuriye || ||dal dihan iyo dad sabool ah gar ma ahan||
มุมมอง 2389 หลายเดือนก่อน
DAD BAAHANI GOB MAAHAN || @Suleimanshuuriye || ||dal dihan iyo dad sabool ah gar ma ahan||
#STARBUCKS cashar ayaa loo dhigay || @Suleimanshuuriye || Suuqa ayey ka baxaysaa !!!
มุมมอง 7910 หลายเดือนก่อน
#STARBUCKS cashar ayaa loo dhigay || @Suleimanshuuriye || Suuqa ayey ka baxaysaa !!!
Xageed ku wajahan tahay?|| Talo ku socota dhalinyarada. || @Suleimanshuuriye
มุมมอง 19910 หลายเดือนก่อน
Xageed ku wajahan tahay?|| Talo ku socota dhalinyarada. || @Suleimanshuuriye

ความคิดเห็น

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 วันที่ผ่านมา

    Inaalillaah wainaa ileyhi raajucuun Allaha unaxariisto dhamaantood

  • @CabdixaafidFaarax
    @CabdixaafidFaarax 21 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedCiise-i4f
    @MohamedCiise-i4f 23 วันที่ผ่านมา

    Axmed gurey hogaamiyihii ADEL EMPIRE OO IMIKA AWDALA GOBEEY LIICOO HA JABIN

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr หลายเดือนก่อน

    War siyaad bare wuxuu laayay shawaab ayey ahaayeen waakuwaan maanta idiin haligaaya

    • @Suleimanshuuriye
      @Suleimanshuuriye หลายเดือนก่อน

      aayaadka qur aanka ahna ma shabaab ayaa lahaa masuul ❓

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr หลายเดือนก่อน

      @@Suleimanshuuriye ayaadka quraanka , adinkaa kubeen abuuranaaya mooyee sidaad wax usheegeysaa waa siqaldan umadana marin habaabinta iyo beenta kadaaya, waa culimo waday kicin qalqal amnidaro ayagoo adeegsanayay qabyaalad sidaasaana loodilaye wax diinta Kuala leh maaheyn sida maanta shawaabka aywadaan ayey wadeen

    • @cabdibowdoole5344
      @cabdibowdoole5344 หลายเดือนก่อน

      Masuul laynta culimadda iyo qudbadda madaxweynaha yaa horeeyey? Waxaad dafiraysaa taariikh dhacday mida kale cid shabaab difaaci kartaahi ma jirto balse waxaad u muuqataa nin caro uu koox u qabo dadkale u dulminaaya. Baaritaan samee fadlan.

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr หลายเดือนก่อน

      @@cabdibowdoole5344 beenta maanta dalka lagu burburiyay ayey waayeen dhulkey geysteen ilaa iyo maanta waad aragtaa kuwa culimada iskusheegaya iney xabado isladhacayaan, hadey yihiin kuwo wax bartay maanta iskama aysan aflagaadeeyeen mediaha cawaantana meysan Marin habaabiyeen in umadaan laqeybiyo doorweyn beykuleeyihiin culimada lugeysana maanta ugudanbeysay shacab ayey xasuuqeen yey kuaftirsadaan culimadaani umada leyneysa ayagey kuaftirsadaan, oo macalimiin uahaa sxb dowlad weykaa indho dhaadheertahay qatarta umada kusoosocota weyarkayaan, maahanse kuwa maanta jooga

  • @CisilWeyne
    @CisilWeyne หลายเดือนก่อน

    Isaaq buu ahaa 🎉

  • @yunisgaming3973
    @yunisgaming3973 หลายเดือนก่อน

    Axmad gurayga nool maanta waa axmad diirye hogamiyaha mujahidiinta alshabaab❤

    • @Suleimanshuuriye
      @Suleimanshuuriye หลายเดือนก่อน

      Koley aragtigaada adigaa leh lkn mujaahid dhab ah iyo waxkale ayey kala yihiin. Aragtidayda itoobiyaan iyo wixii soo raaca waa cadow balse in umadda la laayo hiilimaad iyo raadkii Nabi Muxammed CSW ma ahan .

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj หลายเดือนก่อน

    Bismillah asc horta anigu taas waanka xumahay lkn somali hadaa nahay inti uu dalka hogaminaye mw hore m s barre allaha unaxariistee waxan eheyn dalka iyo dadka kuwa awood leh illaheyba awood leh macnaha cudud ayan laheyn lkn manta dad jira manihin lkn qubeey ka galeen culumadi lalaaye illaheyba ukala xaq qaadaya allahu akbar kabiir

    • @Suleimanshuuriye
      @Suleimanshuuriye หลายเดือนก่อน

      Wcs masuul la iskuma diidana inaan dad isku filan ahayn waxaase la rabaa in aan xad gudub la samayn. Gaar ahaana dhanka diinta. Waa halis weyn in alle weyne la isku taago aduun iyo aakhirana waa hoog arinkaasi.

  • @aafrah3234
    @aafrah3234 หลายเดือนก่อน

    Adeer aad ufiicantay laakiin and kusaxo axmed iimaan maahan reer waqooyi ee waa mursade taa ogoow

  • @bashiirqooje825
    @bashiirqooje825 2 หลายเดือนก่อน

    alaha kubarakeeyo saxib sare. aan in mudda kamid ahay kanalkiisa. lakin nio meel aan iskala soo xidhiidhno isheeg.

  • @mohamedjama7962
    @mohamedjama7962 2 หลายเดือนก่อน

    Sidee bay ku dhici karta, iyadoo Islamku Masar ku soo horreyey, in Muratania iyo west Africa laga hor dhisay masaajid.

  • @farhanheropoi3724
    @farhanheropoi3724 2 หลายเดือนก่อน

    2 next

  • @zakariaademmohamed9593
    @zakariaademmohamed9593 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @maulidhussein846
    @maulidhussein846 2 หลายเดือนก่อน

    Thnkz

  • @LOOLAN252
    @LOOLAN252 2 หลายเดือนก่อน

    xog cajiib ah🥰

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 3 หลายเดือนก่อน

    Soobadi saaxib. Thansk.😊

  • @maulidhussein846
    @maulidhussein846 3 หลายเดือนก่อน

    Thnkz

  • @SuheybmaxamuudMaxamed
    @SuheybmaxamuudMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    First ustaad ❤

  • @AhmedMohamed-hx3ry
    @AhmedMohamed-hx3ry 5 หลายเดือนก่อน

    1 Qari sanduuqaaga siraha 2 Aamusnaanta badan waa sirta Guusha. 3 Ilaali sharafta maqaamka aad ku leedahay bulshada. 4 Ha dareensiin qofka kaa sareeya inaad ka aqoon badantahay. Waa kaa waxaan kuu badbaadiyay afar daqiiqo.

  • @Ahmedsheekhmuhumed
    @Ahmedsheekhmuhumed 5 หลายเดือนก่อน

    Ku saliya nabi muxammed scw scw scw scw scw scw sidoo kale dhamaanba allaha caafiyo dadka inta xanunsan aaamain sidoo kale allaha u naxariisto intii dhinatay aaaamin 😢

  • @cabdiqaadir6057
    @cabdiqaadir6057 5 หลายเดือนก่อน

    🤝

  • @maxamuudakasayid6059
    @maxamuudakasayid6059 5 หลายเดือนก่อน

    Siigeysi hhhh

  • @BASHIRCabdi-z4r
    @BASHIRCabdi-z4r 5 หลายเดือนก่อน

    Best idioms

  • @Shamsaxasancisman
    @Shamsaxasancisman 5 หลายเดือนก่อน

    Asc wall aniga cadadan iskadayn karin wa benta dhawr jerna wan kataka wayna igusolabata maxa igulatalin lahayd io inana go an adegna wa igu adegyahay

    • @Suleimanshuuriye
      @Suleimanshuuriye 5 หลายเดือนก่อน

      Wcs wll wax walba waxay u baahan yihiin dadaal dheeri ah si ay mirodhal u noqdaan, waxaad naftaada u sheegtaa in beentu ka mid tahay calaamadaha munaafaqa. waxaana lagu galaa cadaabta alle qofka aad beenta u sheegaysidna si uusan kaaga caroon isweydii ma mudan yahay in aad dartiis Rabi SWT uga xanaajisid ama aad naar u gashid haddii uu mudan yahay beenta sii wad haddii kale iska jooji naftaadana runta u sheeg haba qaraaraatee, mahadsanid.

  • @haliimosiciid-re6et
    @haliimosiciid-re6et 5 หลายเดือนก่อน

    Alla haka abaalmariyo ustaad❤

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 5 หลายเดือนก่อน

    M.a guuleyso waan kusoo booqday adne isha ila soo mar🎉❤😂

  • @maulidhussein846
    @maulidhussein846 5 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay wll waan kaafaiday🙏

  • @mohamedsugal2501
    @mohamedsugal2501 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Mudane

  • @KHAYRUDIIN
    @KHAYRUDIIN 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp halkee kaa soo qabtaa aad ayaan kuugu baahnaye

  • @ZakiQays
    @ZakiQays 6 หลายเดือนก่อน

    Halke kaso qabta sxb

    • @Suleimanshuuriye
      @Suleimanshuuriye 6 หลายเดือนก่อน

      Qanuni252@gmail.com ( Email )

  • @ZakiQays
    @ZakiQays 6 หลายเดือนก่อน

    💯

  • @ZakiQays
    @ZakiQays 7 หลายเดือนก่อน

    Putin laandheere🤞🤞

  • @mohamedsugal2501
    @mohamedsugal2501 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walal suleyman.

  • @BashiirXaajiAbdullahi
    @BashiirXaajiAbdullahi 7 หลายเดือนก่อน

    Walaal qaanuuni waa BASHIIR XAAJI

  • @BashiirXaajiAbdullahi
    @BashiirXaajiAbdullahi 7 หลายเดือนก่อน

    Never give up

  • @DRZAKARIAMOHAMEDHASSAN
    @DRZAKARIAMOHAMEDHASSAN 7 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍

  • @zakibubu5890
    @zakibubu5890 7 หลายเดือนก่อน

    Muuqaladaad waa cajiib🤞🤞

  • @zakibubu5890
    @zakibubu5890 7 หลายเดือนก่อน

    Risk🤞🤞

  • @ZakiQays
    @ZakiQays 7 หลายเดือนก่อน

    Haka niyad jabin 🤞🤞

    • @Suleimanshuuriye
      @Suleimanshuuriye 7 หลายเดือนก่อน

      Thanks bro waan wadaynaa insha allah.

  • @ZakiQays
    @ZakiQays 7 หลายเดือนก่อน

    Marnaamij yadad waan ka helay

  • @ZakiQays
    @ZakiQays 7 หลายเดือนก่อน

    Horay u soco sxb

  • @ZakiQays
    @ZakiQays 7 หลายเดือนก่อน

    Hadaadaan risk qaadani guul ma gaaraysid

  • @BashiirXaajiAbdullahi
    @BashiirXaajiAbdullahi 7 หลายเดือนก่อน

    Ha I ilaabin walaal

  • @BashiirXaajiAbdullahi
    @BashiirXaajiAbdullahi 7 หลายเดือนก่อน

    Mar baan kuusoo baahan doonaa

  • @BashiirXaajiAbdullahi
    @BashiirXaajiAbdullahi 7 หลายเดือนก่อน

    Qaanuuni Walaal aniga magacaygu Waa Bashir Xaaji

    • @Suleimanshuuriye
      @Suleimanshuuriye 7 หลายเดือนก่อน

      Barasho wacan Mr Bashir.

  • @Hagar_tire
    @Hagar_tire 8 หลายเดือนก่อน

    Wan ku taageeraa bro ❤🎉 hori usoco