CALI UWAA HEESTII HALA BODEE 2020 SOO DHAWAYNTII WARDA KARAAMA IN LONDON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my pp

ความคิดเห็น • 46

  • @faisamahamud7684
    @faisamahamud7684 4 ปีที่แล้ว +8

    Wan ku salaamay samiday faiza cadey hormar wcn wshy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹

  • @farduusheeno4033
    @farduusheeno4033 4 ปีที่แล้ว +4

    Amaantaan aad arkeeysid uwaa waaye ogaada ninkii uurka ka gooyo waa aqaan aarsa shadiisa ❤❤❤❤👏👏👏

  • @mohamedeelaay4157
    @mohamedeelaay4157 4 ปีที่แล้ว +1

    Cali uwi walalkey fanan ficn baa tahey ka har ayaan ku leeyahey Luki iyo farah kaftan waayo waa nago fanka garaneynin raac sii shax shaxley oo laga yaqaano xamar weyne tubaakada ku cabi jertey

  • @aragsan11axmed79
    @aragsan11axmed79 4 ปีที่แล้ว +2

    🙏🙏🙏😍 eshop calaa wel.vome dad qalbi fcn laki iyo farax dhamaan teamkas wan amin sanahay masha Allah isha allaha idinka duwo

  • @Yahyamohamed88
    @Yahyamohamed88 7 หลายเดือนก่อน

    My dhiiga banaadiri ❤cadcadka nehee

  • @mohaomarhaaji9123
    @mohaomarhaaji9123 4 ปีที่แล้ว +2

    Shaxshaxlay wali madhele shumayne majilaysay waqtigaan ogay mamo somaliyed alha haku daysto

  • @naciimahusseincuntomacaan7387
    @naciimahusseincuntomacaan7387 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw faaisa xamar ayaad noo celisey xamar cadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @deqomohamed7452
    @deqomohamed7452 4 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allaah wa qurux badan tihiin illaahow idin xafid wa gabdhahi mama faadumo qaasin illaahow u naxariiso janatul Fardowsa aclaa allaah geeyo

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 3 ปีที่แล้ว

    Faiza amir heestaan Bashiir hanuuniye ma tumin ee Xaquuqda muusiga hala siiyo professorka leh waxaana tumaayo Ustaad Axmed Saalax Qaasim naaji Bashir macalinkiisa.

  • @FAAD21
    @FAAD21 ปีที่แล้ว

    Boondhere Aaw libaax❤

  • @mssmroumahofficial4350
    @mssmroumahofficial4350 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah farxada allaha ni siyaadiyo faiza cadey waani salaami 💕💕

  • @زِينه-ط2خ
    @زِينه-ط2خ 4 ปีที่แล้ว +1

    حلو وربي عجبتني بس مافهمت شي🤡💔.

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 4 ปีที่แล้ว +2

    Boondheere dagmadeydi ahaaa masha allah idin jecliyaa reer boondheere ❤❤💙💖💪

  • @maryanali8927
    @maryanali8927 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw caadi maaha 🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼

  • @AbdullahiOmar-yf3wm
    @AbdullahiOmar-yf3wm 11 หลายเดือนก่อน

    Yes yes jaale reerxamar jareerwreyne was soojireen mr they brothers off reermataan abgaal iyo baadiyHiisa moxoga baastada lGdaneeyl kabahfl iyo saliix sdytuun xaji dabcasar mr abdullahi xaji dabcasar al arsbia madolw black arabia reerdini.xaji dabcasar usheeg

  • @qalinleibrahim5008
    @qalinleibrahim5008 4 ปีที่แล้ว +1

    Ya salaaam ali uwaa woow😍😍

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo Xamar an soo xasuusta

  • @foos7330
    @foos7330 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxaabta maasha alah waa istahishaa warda karaama♥️♥️♥️♥️🌷👑

  • @caaliyaabdirahman8204
    @caaliyaabdirahman8204 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan layabanahay farax kaftan iyo laki xaji shimey lihisheyen rer khasin hilowle shalayba midiyaha kacaynayen

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah dad iyo labis qurxoon.

  • @omarmunye6290
    @omarmunye6290 4 ปีที่แล้ว +1

    waraa aniga carbuun ma heeysto dheesha maka soo qayb geli karaa?

  • @rose5697
    @rose5697 4 ปีที่แล้ว

    This is crazy good.

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadkan malinwalba xalfadafa dhiganaya ee adu hal fanan ka xanunsado qaylo dhan dadka kuwareriyey miyey lacagaha may siyan dadka aadka ubahan ee samaliya ka buxa iyo kuwa ku dhibatonaya dakhtarada illahay uso noqda

  • @SurprisedBassetHound-br2kd
    @SurprisedBassetHound-br2kd ปีที่แล้ว

    Hambalyo

  • @mariamaria-zh7qo
    @mariamaria-zh7qo 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw nuura caala nuura 💯❤💛💙

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla ciil badanaa, meesha aan joogo dheeraa Boondheere. Warda Xamar haddaan joogno xaafadeeni hore, Banaanki Boondheere Beebaa la tumi lahaa, Shaqaala Xirfadeysanaa Xoola dililaa, waxaanse ka xunahay inaan xaafadii la jirin. Sorry.

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhan midgaha reer Puntland ee layidhaa Laki ,x, Wacays reer Banadiri aanay aqoon ayey iska dhex boodaysaa YAAB

  • @abshirostara8949
    @abshirostara8949 4 ปีที่แล้ว

    Saas waaye maasha allah

  • @bulashawi8926
    @bulashawi8926 4 ปีที่แล้ว

    Axsan hees dheshan dhaxal wayo dhafimayo

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว

    Wow cake idiley yum

  • @samiirali3018
    @samiirali3018 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesti xubigii la xumeeyey mohamud toox maa wadaa cali uwaa waka baxastey

  • @khadroclaahi3428
    @khadroclaahi3428 4 ปีที่แล้ว +11

    Barbaratooy banaanka jooga busaa la buubihaa bilaa noo dhalatayee hadaa reer Boondheere nahay

  • @safiaabuukar7674
    @safiaabuukar7674 4 ปีที่แล้ว

    Waw masha alah

  • @superlula2674
    @superlula2674 4 ปีที่แล้ว +4

    waxaan inta ka xusaa heeskan ninkii lahaa oo dhintay alle ha u naxriistoo tom ma laheenoo heeskan

    • @Mukaram5
      @Mukaram5 4 ปีที่แล้ว

      Maxamud Toox iskalaha bro.

    • @superlula2674
      @superlula2674 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Mukaram5 thnks heeska jeceelka uu qaado anba jelaay markii nabada aheed usoo korsi ku fadhiyaa kor lasoo sari jiray markas asiga iyo fananin kale hoos ayey ka heesayeen jida a ku jirtay xiligaas qatar aheed abdisaln jiimi ina marisa karba

    • @Mukaram5
      @Mukaram5 4 ปีที่แล้ว

      Allaha unaxariisto brother

  • @xaajioska6581
    @xaajioska6581 4 ปีที่แล้ว

    Baaandir 🇸🇴✌❤🙏

  • @maynabube
    @maynabube 4 ปีที่แล้ว

    Heesta nika oo hees magaceesa ?

  • @Glock-Guy
    @Glock-Guy 4 ปีที่แล้ว

    Bashka🎹✊🏿

    • @fusiyaaa9280
      @fusiyaaa9280 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤🌷🌷🌷👏👏👍

  • @nouradenabdirahmanelmi7601
    @nouradenabdirahmanelmi7601 4 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍😍😉

  • @farhiyaomar3386
    @farhiyaomar3386 4 ปีที่แล้ว +1

    sheydan bulow so giili please!!

  • @MAANKA_CADE10
    @MAANKA_CADE10 7 หลายเดือนก่อน

    Woow Dhiiga🩸👑❤🎉

  • @abbeyahmed8212
    @abbeyahmed8212 4 ปีที่แล้ว

    laki ilaahee kacab
    so