LAKI HAJI WACAYS IYO FARAX KAFTAN HEESTII WARDA KARAMA WELCOM 2020 SOO DHAWAYNTII WARDA KARAAMA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my pp
  • เพลง

ความคิดเห็น • 305

  • @ciiisecolow7933
    @ciiisecolow7933 4 ปีที่แล้ว +35

    Anigaa kuxiga viva faisa amir iyo teamka fanaaninta somaliyeed am coming soon insha allh❤❤❤🌹🌹🌷🌷⚘⚘⚘🙏🙏

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 4 ปีที่แล้ว +45

    Me from Djibouti but I love xamar walaleyhay nolada cadowqin haa jabo 👏👏👏👏💎💎💎💪💪💪

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 4 ปีที่แล้ว +17

    Viva boondheere libaax xudunteydaa ku duugan saan u jeclahay reer boondheere libaax❤ faiza amir best camera woman hore u soco ❤❤❤🙏🙏

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 4 ปีที่แล้ว +28

    mashaa allah laki wacadala waa gob gob dhashah noloow laki walaaley si wanaagsan baad yeeshah gobanimo

  • @Manifmlanmoll
    @Manifmlanmoll 4 ปีที่แล้ว +11

    Laki haji iyo farah kaftan geerida ha idin ilowda walashenaa warda karama aad ayaa usodhawadan dad fican ayaa tihin walahi binti balle qasin baba karama baridis Britain birima kagalaa woow hadal aad umacan waye ❤❤❤

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 4 ปีที่แล้ว +26

    Mash allah cuqdad mayaqanin Laki wacays iyo farax kaftan nooolada🙏🙏😍😍😍💋💘🥰💟

  • @caygaofficial2458
    @caygaofficial2458 4 ปีที่แล้ว +35

    Only Reer xamar lee saman karo Qof tagan hees lago wada amanayo Respect ✊🏿 wlh

    • @Muna-xh8hc
      @Muna-xh8hc 4 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah heesta loo qaadey warda karama wallahi aadan u jeclahay soo dhaweeyn fiican aad u sameeyseen waa mahadsantihiin kuli inta soo qabaqaabisay xafladaan😍

    • @baluugqalinle8751
      @baluugqalinle8751 3 ปีที่แล้ว

      asc advantage qaligaah

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 4 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allah beautiful song ilaahay Somali meel ay joogaanba ha ku xafido aamiin

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 4 ปีที่แล้ว +10

    Laki quruxleey 10 years younger. Masha Allah

  • @khadijasaleh7131
    @khadijasaleh7131 4 ปีที่แล้ว +3

    Lucky haaji and farax kaftan axla banat
    ما شاءالله تبارك

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah somali wada jirto oo hishiis ah markaan arko wlh waan farxaa ❤❤❤❤❤❤ libaaxyadii bondheere love you

  • @khadroclaahi3428
    @khadroclaahi3428 4 ปีที่แล้ว +62

    Ar reer boondheere hadaa nahay cuqdad ma naqaan marti soorka iyo so dhaweynta heermagaal u nahay

    • @hassanmohamuud1081
      @hassanmohamuud1081 4 ปีที่แล้ว +6

      Saxiix viva my home boondhere

    • @khadroclaahi3428
      @khadroclaahi3428 4 ปีที่แล้ว +4

      Saas waaaye

    • @fartuunxuseen3392
      @fartuunxuseen3392 4 ปีที่แล้ว +1

      Saaaas waaye viva poondhere

    • @qadiijoyuzuf5556
      @qadiijoyuzuf5556 4 ปีที่แล้ว +3

      Khadro claahi saas viv rer boondheere libaax bartaan ku dhashy ku barbaray kuna nolahy alx😍😍😍👏👏👏👏

    • @zakimohamed2860
      @zakimohamed2860 4 ปีที่แล้ว

      Rer waberi cuqdad kasanin re bondhere ilka e ku tusayan iska jir profesor ilmul nafsi ban ahay

  • @jirtooabkeey2100
    @jirtooabkeey2100 4 ปีที่แล้ว +10

    bondheer libaxa qeer badan waxana soo xasusisen boqorada qasin hilole illaah ha u naxariste laki faraxa kaftan iyo shax shax waxa idin leyahay san ku wada

  • @drmohamedsaadaqturkishsuub3758
    @drmohamedsaadaqturkishsuub3758 4 ปีที่แล้ว +19

    Rer Xmr hada Nahy Sodhaweynta iyo Marti Soorka Hadiyad Bixinta Sxb Wanaajinta Xushmada Leh Faraca ulenahy🇸🇴❤

  • @Amirwaye12
    @Amirwaye12 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah warda karama iyo laki xaji mee heshiiyeen

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 2 ปีที่แล้ว +1

    Barbaarta boondheere guul iyo gobanimo

  • @nuuraali9788
    @nuuraali9788 4 ปีที่แล้ว +4

    Farah iyo laki waa idiinka qeyliyey hore u socda waxba ma niilaga qabna karo waxas ka hees ah ❤️❤️❤️❤️

  • @sahrajeylani6266
    @sahrajeylani6266 4 ปีที่แล้ว +17

    Waa farxad faniinta haisku duubnaadan

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 ปีที่แล้ว

      Sahra Jeylani abayo mcn subscribe isaar plz abayo

    • @sahrajeylani6266
      @sahrajeylani6266 4 ปีที่แล้ว

      @@tuushofficial6289 diyaar waye xbbti

  • @fardowsaiidow4424
    @fardowsaiidow4424 4 ปีที่แล้ว +8

    Hada nahnay rer Boondheere ow libaax marti sor iyo so dhawen wax nagu dhan ma jiro msha allaha 💯❤

  • @bushraqaali4493
    @bushraqaali4493 4 ปีที่แล้ว +5

    meshaan kuso koray bondhere waan ba u xiisay waan idin jeclaahy dhamaan rer bondhere

  • @shoukriasayf9148
    @shoukriasayf9148 4 ปีที่แล้ว +4

    Wa alle mahadi tii queen Tasha way ka maqntahay meesha way qasi lahayd

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 4 ปีที่แล้ว +2

    Wan idin salmay ree xititkey yacni dumashi yalow runti waxa tihin dad qalbi wangsan aniga idin dhaxay nolada abid ree xamar waa dad wangsn runti nagti hesha nasib lleh I am ogaden from garisaa

    • @mariaruun9436
      @mariaruun9436 3 ปีที่แล้ว

      ur welcome mcnto🥰💖

  • @xansherobleymuqadan3023
    @xansherobleymuqadan3023 4 ปีที่แล้ว +4

    Markaa maqlo bondhery wafarxaa horey usocda

  • @maxmedabaadirbaana4418
    @maxmedabaadirbaana4418 4 ปีที่แล้ว +10

    Sas ayanigala raba FIFA reer bondhere and reer uk

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 ปีที่แล้ว +8

    Walaalo boondheere 🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @faadumoabdi660
    @faadumoabdi660 4 ปีที่แล้ว +10

    wlhi ad ban ugu farax sanahay Gabdho somaliyd o hadana is weheshanaya o walal timibada ku wayn tahay go forward an leyahay walalahay

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 ปีที่แล้ว

      faadumo abdi abayo mcn subscribe isaar plz abayo

    • @faadumoabdi660
      @faadumoabdi660 4 ปีที่แล้ว

      @@tuushofficial6289 hays quruxey walalo diyar waa

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 4 ปีที่แล้ว

      faadumo abdi Maxaa fadimiina aawey

  • @ashleyayane4625
    @ashleyayane4625 4 ปีที่แล้ว +7

    Warda is faduma qasims daughter the woman who open the doors to all of us xamar women so big respect deserve more🖤🖤✊🏽

  • @meryamabdi8621
    @meryamabdi8621 4 ปีที่แล้ว +9

    Saas waye isku duubnada waan jeclahey marka saan arko. Binti beelo khaaqim iyo papa karama gabartiis
    Partiyada baritaan prima ka galee walaalaha

  • @superlula2674
    @superlula2674 4 ปีที่แล้ว +12

    ani dooqeey faarax kaftan waaka helaa maskiina waaye nooloow cadeey

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 4 ปีที่แล้ว +24

    mar walbo waxaan jeclahay inay fanaaniinta isku duubnaadaan intii kaxun caronavairus allah kaa koriyo 😂 habaar majecli 👈👈✋

  • @istel3283
    @istel3283 4 ปีที่แล้ว +2

    Waah waah waxaas hees ah viva faarah kaftan vs laki xaaji waceys. ❤❤❤❤✍✍✍

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah dadku wllo waala is gaara waana laga hishiiya sababtana waa hilib qura wada nahay inta dhimanna saasan urajeynaa inee iskugu imaadan.

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 4 ปีที่แล้ว +9

    I just love somali woman. God bless you

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว +1

      Soyaan subscribe iisaar walaal

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴😳😳😳❤️❤️❤️

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah warda karama ilxumo kuma aragto noqda walalo is jecel insha allaah yaarabi xuman maficno adunka walagata wlhi wan in jeclhy ool love you ❤️🔥😘

  • @Muna-xh8hc
    @Muna-xh8hc 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta sanadka 2020
    Reer boondheere ashkharaar ey dhigeen wallahi markasto an ku soo ceshtaa gabadhayda warda weey istaahisha in saas loo sharfo
    Thanks

  • @anfacbeautyofficial7381
    @anfacbeautyofficial7381 4 ปีที่แล้ว +16

    Aniga ugu horeeyey laki wan ku tageeraa

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 ปีที่แล้ว

      Kifaax Abdi abayo mcn subscribe isaar plz abayo

  • @zamzamhassan9792
    @zamzamhassan9792 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah udabeen heshiis balaaran

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    ALLAHA U NAXARIISTO MAMA FAADUMO QASIN HILOWLE IYO ABAHEED QAASIN HILOWLE AMIIN ALLAHA DHOWRO INTA NOOL REER QASIN HILOWLE🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @nimcohassan4506
    @nimcohassan4506 4 ปีที่แล้ว +2

    Sas waaye laki waceys farax kaftan

  • @sahrasaidfarah6140
    @sahrasaidfarah6140 4 ปีที่แล้ว +6

    Shib iska dheh xalay waxaan kadhacday farxad aan laqayaasi karin woow

  • @umsaamiya8043
    @umsaamiya8043 4 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah Hambalyo my Love👭💞💞💪💪👏👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว +1

      Um Samiya abaayo mcn subscribe igu caawi

  • @davidbrescot9080
    @davidbrescot9080 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah abay warda Allah haku dhowro inshallah xidigta reer banaadir qasatan maama Fatima qaasim hilowle 😭😭😭😭😭😭😘😍🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌹😍😘😘😘😭😭😭😭😭😘🌹😂

  • @Borama1960
    @Borama1960 4 ปีที่แล้ว +8

    Omg love this video... Much respect ladies😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤔🤔😘🤔

    • @baluugqalinle8751
      @baluugqalinle8751 3 ปีที่แล้ว +1

      ❤💗💓💞💕💟❣💝💖💔❣💜💙

  • @nimcoyar7376
    @nimcoyar7376 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax boondheere waaa halkaaan ku dhashay insha allah waaan tagi doonaaaa

  • @sadiyamohamed4212
    @sadiyamohamed4212 4 ปีที่แล้ว +1

    Luga dabe oo Luga hore dhaafato waa jabtaa ee Queen Hawa kiin aawey looma dhamo ee wardo karaamo heshiisii gabdhaha Boodherow Libaax viv

  • @nalkaiman401
    @nalkaiman401 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw Laki naag nool waaye

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    REER QASIL HILOWLE REER CAANA FANKOODA LA JECELYAHAY FANKA ISKA DHEXLAAN COD MACAAN ALLAHA SIIYAY SOOMAALINIMADU KU WAYNTAHAY GUULAYSTA🌺🌺🌺🌺🌺

  • @qaaliluula34
    @qaaliluula34 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw iska fiiri heee warda karaama fadamiina iyo xaawo kiin aaway heee

  • @naciimonuur2771
    @naciimonuur2771 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah alayacisag laki iyo farax kaftan afkina malab lagu qaby saficana ugutunten walashiin waligiin isweheshada

  • @anisoabdi7900
    @anisoabdi7900 4 ปีที่แล้ว +16

    Laki waxa idinka maqan xawo kiin sxb taa hesta isla qaden sxb ma dhicisowday kkkkk bondhere wan jclhy farxada ha idin macato 😘👌👏❤

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 4 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa in meel kaste la isku raaco waajib miyaa qofka danuu yeelan karaaye

    • @iqraofficial6872
      @iqraofficial6872 4 ปีที่แล้ว

      Baswaye xawa kiin boska walaga dhacay

  • @sokoreycabdisuge6066
    @sokoreycabdisuge6066 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi xaadaa I kacday.m.a faadumo qaasin ilahey.ha u nacaristo

  • @dagancadey123
    @dagancadey123 4 ปีที่แล้ว +3

    Boondheer liibax ❤️❤️♥️ ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zanabcawad8965
    @zanabcawad8965 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa alaah deydey

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 4 ปีที่แล้ว +4

    Faiza Amir nice Recoding video wlh Keeep going dear sister I LIKE This
    Recoding video 👌✌👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @muniiromaxamednuurmaaranmu54
    @muniiromaxamednuurmaaranmu54 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaw mashaa allh

  • @abshirostara8949
    @abshirostara8949 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah boondheere boqortooyo

  • @jugsodhacday2658
    @jugsodhacday2658 4 ปีที่แล้ว +6

    Reer abtiyashee ayaa rer xamar ah wan iska jeclahy illahy amarkiis heesahoda 🥰❤️

    • @adriannaadrianna5762
      @adriannaadrianna5762 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah aniga xata reer abtiyashey waye boqortoyada BANAADIRIGA noolada

  • @اميوسف-ث1د
    @اميوسف-ث1د 4 ปีที่แล้ว +4

    Yasaaaalm heer boodher viv ❤❤❤

  • @farhiahassan6373
    @farhiahassan6373 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah barakaaalh reer bondheere mesha aan ku dhashay aan ku koray viva reer bondheere 😍

  • @maryanabdi7353
    @maryanabdi7353 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw Allah idiin daysto amiin amiin

  • @fartunxusen2101
    @fartunxusen2101 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi laki io farax wx malagaqabankaro masha alah uhayaa

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 4 ปีที่แล้ว +2

    Prencess Ayaan aragsan abaayo waa degmo ka mid ah degmooyinka magaalada muqdisho qaaliyeey dadka reer borame waan jecelnahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safiyomaxamed6581
    @safiyomaxamed6581 ปีที่แล้ว

    Heestan caadi ma 🎉ahan❤❤❤❤❤❤

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa xaflad aad u qurux badan warda karama waan taageera

  • @rahamaahmedmohamedrahamash9994
    @rahamaahmedmohamedrahamash9994 4 ปีที่แล้ว

    Laki iyo farxa kafatan caadi maha admin mala lagu khaway waradin walashey inolow

  • @hindamuse7127
    @hindamuse7127 ปีที่แล้ว

    Love from Djiboutian lady ❤ lovely song with beautiful ladies ❤

  • @safiaabuukar7674
    @safiaabuukar7674 4 ปีที่แล้ว +2

    Waw masha alah warda dhal faned ilahow kudhoor

  • @aragsan11axmed79
    @aragsan11axmed79 4 ปีที่แล้ว +4

    wlhi hadu biniadan awal shegaayo gabdhahan reer karana xabad kama halayn

  • @basrojeylani2836
    @basrojeylani2836 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah lki iyo farax kabtan w dad wanaag jecel o so dhaweynt ku fcn❤❤❤❤❤❤❤❤🙏

  • @alwiyowarsame8888
    @alwiyowarsame8888 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw

  • @nurto7500
    @nurto7500 4 ปีที่แล้ว +12

    Laki iyo farax kaftan nolosha idinma ciishu amaan tan ka qaalisan ma arkin wa istaahishaa walaasheen wardo karaama

  • @hiboabdullahiomar8590
    @hiboabdullahiomar8590 4 ปีที่แล้ว +2

    hallees caafiyo ramadaan aa soosocdo shax shaxleey dadka wada heshiisii adaa uwen mesha hada faaduminnana keen booskii feynusti fanka faduma qasin adku jirtaa dadaal

  • @naciimahusseincuntomacaan7387
    @naciimahusseincuntomacaan7387 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah warda karaama soo dhawaaw waan ku wada jacayl nahay ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹

  • @saharaabdirahman8509
    @saharaabdirahman8509 4 ปีที่แล้ว +2

    Laki haji iyo azxaahba rer boondheere idinkufaana runtii

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 ปีที่แล้ว +2

    Laki xaji heesa cadiga ah ban kujacalahay inan kudhagayasato

  • @xasanali6767
    @xasanali6767 4 ปีที่แล้ว

    Sas waye been ma ahan viva boondheere libaax

  • @abdullahijama4683
    @abdullahijama4683 3 ปีที่แล้ว

    Wow Waxaas hees la dhahaa

  • @waaberiqaasimhilowle9107
    @waaberiqaasimhilowle9107 4 ปีที่แล้ว

    Waaw waakabaxsateen reer boondhere viva

  • @muniiromaxamednuurmaaranmu54
    @muniiromaxamednuurmaaranmu54 4 ปีที่แล้ว +3

    Somali weyney isko dubnaada melwalibo ad jugtaan

  • @cahadccali8832
    @cahadccali8832 4 ปีที่แล้ว

    Mahad quruxlaw fariid dhunko xabiibi xubi udgoone hapy new year

  • @farahkhsm6035
    @farahkhsm6035 4 ปีที่แล้ว +1

    Weeya iqadatey 💖💖💖hest warda

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaha dadkaan xumaan ma rawaan oo walaahi in Saab usoo shaqeeyo
    Ee haliis cafiyo walaalaa tihiin kulli Fanaan,caqligiina ha shaqeeyo..

  • @khadijasaleh7131
    @khadijasaleh7131 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah farax kaftan iyo lucky haaji wacey

  • @kafeyaadbi3252
    @kafeyaadbi3252 4 ปีที่แล้ว +1

    Yiyii qosol igu dishay😂😂😂😂

  • @qalaanjolul
    @qalaanjolul 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaalah

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 ปีที่แล้ว +12

    From Borama Wll horta Boondheere Xgeey ku taal Ma xafad baa mize waa maglo wlh wa Iga dhab ma garnyo🤔

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 4 ปีที่แล้ว +4

      Princess ayan Aragsan wa xafad ka mid ha xafadaha muqdisho dumashi

    • @shukriyamohamedahmed8942
      @shukriyamohamedahmed8942 4 ปีที่แล้ว +3

      Waa degmo ku taala xamar

    • @khadroclaahi3428
      @khadroclaahi3428 4 ปีที่แล้ว +2

      Xamar xaafad ka mid waaye xaafadayda waaye

    • @khadroclaahi3428
      @khadroclaahi3428 4 ปีที่แล้ว +2

      Xamar xaafad ka mid waaye xaafadayda waaye

    • @beerlula44
      @beerlula44 4 ปีที่แล้ว +6

      xaafad maaha ee wa degmo boondheere

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 4 ปีที่แล้ว +2

    London waxan xaflad eheyn lagama yaqano miya shaqesta certa hasuginin

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 4 ปีที่แล้ว

    Laki xaaji farax kaftan warda karama nolada😍😍🌹😍🌹😍🌹😍🌹😍🌹😍🌹😍🌹

  • @ismailmumin4444
    @ismailmumin4444 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow warda

  • @jamilohussein6905
    @jamilohussein6905 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan laki iyo kaftan birimeeygashay 2020

  • @ufakirsiqurxooon6937
    @ufakirsiqurxooon6937 4 ปีที่แล้ว +2

    Laki xaji iyo farax kaftan boondheeere 90ka heeska kaste haku so qadine waberi iyo dagmoooyinki kale banaadiriga soo xasuuusty maxa ni daaary unuka dhirifnay

  • @abdullahalkanani3102
    @abdullahalkanani3102 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallah❤❤❤❤❤

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว

      Abdullahi walaal subscribe igu caawi sxb

  • @cabraxmaanshekh4558
    @cabraxmaanshekh4558 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow mashallah

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah

  • @Hyatt1234
    @Hyatt1234 4 ปีที่แล้ว

    Oo inaadeerku muxuuyahay muuna walaal ahay laba walaali kaladhalin soo baro walaal tinimadu waxaytahay waa walaasheed ladhalatay warda iyo faadumiini waa walaal isladhashay waxbadan baana isaguxidhan ee dadka hakala qaadqaadina joogiya dhibaatada aad wadaan naago yahow waanalagufaraxsan yahay In baadhi loosameeyo waleesheen fanaanadii qaaliga ahayd dhashay ilove warda waa gabadh qaaliya legend waxaanadhashay boqoradii fanka faadumo qaasin hilowle anigoo reer waqooyi ah baan jeclaa waligay oo aanan isku magaalo joogin warda ViVa fadumiini walaasheed warda khadiiga kuligiin idinma aqaani laakiin ViVa baa idiin leeyahay warda waxay u eegtahay gabad aad u akhlaaqbadan oo degen codquruxbadan guulayso baan kuleenahay walaashey adiga iyo gabdhaha kaleh ee kuladhashay ❤️❤️❤️🌹🌹🌺👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺

    • @AK-hd1gz
      @AK-hd1gz 4 ปีที่แล้ว

      Allaahuma Amiin Walaasheey anagane waan ku jeclnahay♥️

  • @alwiyowarsame8888
    @alwiyowarsame8888 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha-Allaah

  • @qamarhennabeauty2942
    @qamarhennabeauty2942 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah ♥️🤩

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว

      Qamarey walaal subscribe igu sharaf

  • @marianomar7111
    @marianomar7111 3 ปีที่แล้ว

    Gabdhahaan saaneeybo ushidnaayeen shidadaan yaa ukeenay ilaaheey bagooda burcad haisku mariyee alaan ubaryaa

  • @foos7330
    @foos7330 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc asxaabta maasha alah 👌💞💞💞💞💞💞💞💞👂👂👂👂👂💝💝💝💝💝💝💝💝💝🍫💝💝🌹