@@sadiyomohamed2480 loogama baran yasiin halyeey inuu wax been ah umada horkeeno waana shakhsi afgaban dadkana aan ku dagdagin taas ayaa caydayn kuugu filin
Jabyaraa naaga yurub joogo ilmay sodhashay iyo sanaa masha allaha allaha u barakeyo aniga 27sano jira islamo idhalikara abaayo idhaho lafaheyga waaweyn🤣🤣🤣
Asc albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal ❤🙏
wow saxaf warrerka xasaki gaa ayaad sheekataa inkasto tii kismayo been ahad aniga waxan layabahay gabdhan somalida iyo yamenta iska dhashah 5 ciyal ah oo wilba 16 kugu wey yahah how she stay young and fit maaha allaah lakin 5 ciyal hadey ruunta hay plz dont leave your kids and star new life
GARDARO BADANAA naagtaa ninka gaalka la sheegayo ma dulmin kari yurub aa la joogaa sharci kuma qabin sida aa maqlay gabartana ma ogayn say wlhi ay iska ahayd
Cebta iyo balayada a gabdhaha ka fafinesan joojiya iyo waxa dhaqan iyo diin ana ulahayn ba waxa ka dhigaysaan wax cadiya o bunbunintaas a laga yaba iney dad badan u sameyaan waxan dhaqan xumada saxaaf adiga iyo ninkan a ledahay Yasin labadinaba wax fican ma fafinesin yasin si prevat u ola hadli laha buskut adigana saaxaf shegadan dad badan o an ogan lahayn ba si ogaysisaay nimanyahow xishooda adingaba rerahina ma jeclidin in laga hadlo ama gabdhaha idin la dhashay e dadka gabdhahoda ka jojiya ceeb ku tirta a kuwadiin
arinkas ha la hubiyo inu ninka muslim aha haday run noqto maxamed buskud ba khaladan hadii isaga sidu sheegay uu gaal ahana waa sheeko kale anigu waxan arkay sheekha oo leh islam maha gabadhana way ka dabo tidhi eededana waxay tidhi wan ogahay marka somaliyeey intaydan denbi dabalan soo ogoada arinka
Saxaaf taliye ku fiican yahay 🤣 mida kale oon is weydiiyey buskut wuxuu ku yiri adeerka “Islam waan ahay” maxaa reerka lama hadlin miyaa intuusan mehersan ka hor, waa su’aal kale iyo eedada oo tiri walaalkey baa ku dhalay🤣mafahmin 🤣
Yaadiin halyeey wax uusan hubin na keeno adeerka walaalkaa aabahaa ehelkaagii oo joogo kuma mehrin karo nasuulne kaama noqon karo la soco yaadiin iyo gabadhaane isku qabiil naaha qabiil baa ku dardaray ee oradoo iska soo dhaq m busku waan arkay gabadhii oo leh ninjaa na rabo wà gasl ee I mehri waa meher qasBa adeerka waxba ma bixin karo gabar walaalaheed joogaan
Saxaaf please be fair...you were hard on Kamaal story....first ask mohamed busket where is the proof the guy is gaal? Qof gaal waaye afka lagadho sax ma aha...ninka gaal in uu yahay cadeen? please ask that question saxaaf....
Saxaafi video hada uusoo dhigay mahamed buskud sifo wanaagsan Uma uusan Marin guurkiiaa waayo adeerked hadeer ayuu yiri ma Muslim baad tahay,iyo reer hore kale maleedahay. Taas waxay muujinaysa in uusan gabadha doonin ehelkeeda a Ka warqabin xaaladeeda. Gabar walaalkeed nool yahay adeer ma meheriya Horta?
Nabsigii uu kamaaal uu ka galy 👌
Very true dia what goes around comes around
😁😁😁😁wlee digasho mr wlba mfcno
Wlhi nagta Kamal ee u egtahay wlhi sheka meshan ka so socoto
Nabsi kamaaal z as 😀😀😀😀😀😀😀😀
WALAALAYAAL WAX HALA HUBSADO INTII WARQADA FURIINKA LA HELYO
Yaasiin Halyeey Waa Ibnuxalaal Ibnuxalaal Dhaley Masoodhigo Wuxuuna Kafiirsanin Xaqiiqda Ayuu Umada Lawadaagaa KhayR Rabi Hasiiyo Yaaziin Halyeey Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi
Adiga ilahay hortisa maku cadeyn kartaa inu xaqiiqda ka hadlaaay yasin? Itaqillah
@@sadiyomohamed2480 loogama baran yasiin halyeey inuu wax been ah umada horkeeno waana shakhsi afgaban dadkana aan ku dagdagin taas ayaa caydayn kuugu filin
@@ifrahhassan9628 xaqiiqda Alle aya yaqaan.
Allaahu AkbaR☝️Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@@sadiyomohamed2480 Intii Maanac
Yaasiin hunguri warkiisa meel kaso qaad malaha waa nin hunguri haayo
Nabsigii kamaal abdull ka so baxay 🔥
Jabyaraa naaga yurub joogo ilmay sodhashay iyo sanaa masha allaha allaha u barakeyo aniga 27sano jira islamo idhalikara abaayo idhaho lafaheyga waaweyn🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂
Abaayo hilibku wa cudur socdo ma ogtahay
Geed xun ayaatahay
Sacdiyo kkk ana wan yaabay gabadhan iyo gabadhii kamaal ee ciyaalka soo dhashay labadaba waa waji yaryar kkk masha alaah lafta wayn waxaa la moodaa qofwayn
Nabsigii Kamal baa haya
Alla saxaafna waan ku qoslaa siduu wax walba ula soo cararo
soomaali oodhan baalasoo ordaysee saxaaf daa
Asc albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal ❤🙏
Dulmi buu kaagalay gabadha dhii hore
Team kamal
Maxamad buskut waaisbariyeelay adeerkeed baagabadhaa mehriyay qeebtaqaraarka warka joojiya
War Arooskii Masaan buu noqday xaashaa lilaahi ceebee tacaal AROOSKII cabsi cabsi uu noqday wlh 😀😀😀😀
Saxaaf maantaa eegu danbaayo aan ku fiirsado. Waxaadan hubsan soo bandhigtay.
wuu isa soocadeyey m/buskud mantay
Yasin iyo boodhari waa dulmilayaal alle aan ka baqenin naaag ninkale qabo maa inta laguursado bananka laso dhigaa ilaah maa laga baqo
Kamaal abdul nabsigiisaa k Soo baxay
Waa warkale
Soo fiirso maxamed video uu hada Soo dhigay hanoo keenin ninkaan
kkkkkkkkk haaa usheeg soofiirso dheh kkkkkk
Wcs
What goes around comes around you are paying the price of kamaal
BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI....
Fast one 💯💯♥️♥️♥️♥️👏
Illahy dambigaga hadhafo plz iga farxi shurudaha waxyar iga dhiman plz🤣😅
wow saxaf warrerka xasaki gaa ayaad sheekataa inkasto tii kismayo been ahad aniga waxan layabahay gabdhan somalida iyo yamenta iska dhashah 5 ciyal ah oo wilba 16 kugu wey yahah how she stay young and fit maaha allaah lakin 5 ciyal hadey ruunta hay plz dont leave your kids and star new life
GABADHA SHAFTEEDA DHOOR DOQON YAHAW ABWAAN ISKU SHEEGA
Saxaf ma fahmin nin.nqdy minyaro ma fahmin hhhh🤣🤣🤣
Wxn soo Xasuustay Gabadh Nacay Gaal Iyo slam Gayaanbay Utahy somali been way sheektaa Ee Been Kuma Maahmaahdo.
Wuu ka soo hadlay sheikh ku meheriyay buu keenay buskut
Asc waxaan dhagaystay maxamed buskut iyo saxaaf, lakiin waxaa xaqiiqa ah in ay is qabaan adeerkood ayaa siiyay ee Yasmin wuu iska lab kacay
Team kamaal away shaeqeyso kamalow malintii 5vedio ka qabso hhh buskudow balayada ku qadatay kuma dhigto hhhhhhhhh
Wcs wallkey
Waar ninka waa ku ciirtay ciyaartu markiisa siduu kamaal ugu dheganaa ayaa loo gu dhegey 🤔😬🤔😁😁😁🖐
Minyaro part 2 buskud 🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣
3 sugeynaa 🤣🤣🤣
*Soo daawada channelka Maxamed buskut. maxamed buskut iyo xaaskiisa waxaa isku mehriyey sh Yuusuf wuxuuna guubtuna waxey ahayd masjidka weyn ee Gotoboori*
ninki hore hore goormuu furay mise somali kaliyaa muslim ah 🤣
@@SOM67778
*Walaal deeqo meherka dhageyso gabadhu waxey leedahay ninka hore gaal buu ahaa markaa awalba kuma xirnayn laa kiin iyadu waxay tiri waan kala tagnay*
SI BUU UKULUL YAHAY YAASIIN
Yaasiin maseer ka muuqda
Ninkaad handadeysaa waa kaa sharaf badan yahay waana lagu dilaaya
GARDARO BADANAA naagtaa ninka gaalka la sheegayo ma dulmin kari yurub aa la joogaa sharci kuma qabin sida aa maqlay gabartana ma ogayn say wlhi ay iska ahayd
She has 5 child ...3 from her first French husband and 2 with her second French husband Tony
Her mother is not Issack but Samaroon
Saxaaf aduu waxad ku fiican tahay loyer ee orod maxkamada ka shaqee walaal qaali si masuulsan uhadshaa
ARINTA YAAN LAGU DAGDAGIN WAX HALAHUBSADO
Ma fahmin
Botowayna ninku
Saxaaf shaqaa kuusoo baxde shaqeeso😂
ar kuwaan amaa wax hubsaheen war wararkaan cml marka lasoo gudbihaayo waa lahubsadaa ninka aad kudagdagosiin iska hubiyo inoo saxanyahy ama inoo qaldanyahay soo daawada buskut runta asaa niihaayo
Way kala tageen ee wali masruucii furiitan kaa socdaa
Minyaradi labad 👎😂😂😂😂😂
He closed his first wife be in pain he deserves welcome to the world🌏 feel the pain kkkkkkkkk 🤣🤣🤣
He closed his first wife kulaha is she a window or a door?🤣anyway M Buskut nagtisa Ka qaleya Awowahaga aa Ku mehriyay🤣
Bilaa caleek af Somali wax isaga qor 🤣
@@ugbadm6075ciyal say wlhi aa la iska dhiga 🤣🤣🤣
Maya he open🤣🤣🤣
@@Mubashirbashiir 😅
Xikmadmale ninkaniwayni
Ayantan madumarka laqabo baykashidan tahay
Cebta iyo balayada a gabdhaha ka fafinesan joojiya iyo waxa dhaqan iyo diin ana ulahayn ba waxa ka dhigaysaan wax cadiya o bunbunintaas a laga yaba iney dad badan u sameyaan waxan dhaqan xumada saxaaf adiga iyo ninkan a ledahay Yasin labadinaba wax fican ma fafinesin yasin si prevat u ola hadli laha buskut adigana saaxaf shegadan dad badan o an ogan lahayn ba si ogaysisaay nimanyahow xishooda adingaba rerahina ma jeclidin in laga hadlo ama gabdhaha idin la dhashay e dadka gabdhahoda ka jojiya ceeb ku tirta a kuwadiin
Youtubkisa so dawa caden o kenay aderket a ku mehriyay ninki horana wa gaal wena kala tagen gabar ader ket bixiyay maxa loga dawa qelina
arinkas ha la hubiyo inu ninka muslim aha haday run noqto maxamed buskud ba khaladan hadii isaga sidu sheegay uu gaal ahana waa sheeko kale anigu waxan arkay sheekha oo leh islam maha gabadhana way ka dabo tidhi eededana waxay tidhi wan ogahay marka somaliyeey intaydan denbi dabalan soo ogoada arinka
kkkkk.shekadan.washeko.lasodhisay.oo.rayg.qabiil.u.ababulay.eywaDaan.. Lakin.weyfashilantay.ceebeytacaal.ala.beeni.orodyaraaa.kkkkkkk
Waa been warkaan haa ilmo wey dhashay waana kala tageen buskut waa ehelsalaad laakiin sheekadaan waa qawiilesan tahay
maxaa cadeynaya iney kala tageen ninki hore iyo inuusan muslim ahayn maxaa xaqiijinaaya
@@SOM67778 soo fiirso buskut iyo sheekhii isku meheriyay iyo reer keeda waxa dhex maray
@@ciiltire509 gabar walalked joogo siduu adeerkeed u mehriyaa cajaaib shiiqow
@@SOM67778 adiga buskut dhageeso dadkii bixiyay halkaa ka daawo iyada oo leys arkayo hadii wax kale ku haayo soodaa
Saxaaf taliye ku fiican yahay 🤣 mida kale oon is weydiiyey buskut wuxuu ku yiri adeerka “Islam waan ahay” maxaa reerka lama hadlin miyaa intuusan mehersan ka hor, waa su’aal kale iyo eedada oo tiri walaalkey baa ku dhalay🤣mafahmin 🤣
Wll anigu wn yaabay ragan aad bay iiga yaabiyeen waxaan ku yaabay yaasiin halyeey wn aqaanaa buu yidhi reerkooda waxaanay dhashay 3 caruura imika 5saac ka horna wuxuu soo dhigey nin yidhi abti bn uahay waxaanay dhashay 5 caruura hadalada is dhaafka ah wuu badan yahay haba ahaatee haday dhacdayba maxaa loo ceebayn may hoos ucanaantaan oo ay yidhaahdaan waar ey bd tahay gabadha mxd sidaa ugu samaynaysaa gabadhana loo sheego qaladkeeda wixii markaa la gudboon hoos loogu dhameeyo markaa ragan wn ka yaabay
walalo yaasiin wuu sheegay gabadha in rerka telefonka kaqabaneenin xaalku wa sas
ARINTAAN WAA ARIN QABIIL YAASIIN WAA QABIILEESTE
Qabiilka maxa keenay meesha
Waa qabiilayste wayn hadaa lagu leeyahay maxaad sheegi
Not at all
@@ramlamohamoud7979 !!!!!!!!!!!!!!!!
Yaadiin halyeey wax uusan hubin na keeno adeerka walaalkaa aabahaa ehelkaagii oo joogo kuma mehrin karo nasuulne kaama noqon karo la soco yaadiin iyo gabadhaane isku qabiil naaha qabiil baa ku dardaray ee oradoo iska soo dhaq m busku waan arkay gabadhii oo leh ninjaa na rabo wà gasl ee I mehri waa meher qasBa adeerka waxba ma bixin karo gabar walaalaheed joogaan
Saxaaf please be fair...you were hard on Kamaal story....first ask mohamed busket where is the proof the guy is gaal? Qof gaal waaye afka lagadho sax ma aha...ninka gaal in uu yahay cadeen? please ask that question saxaaf....
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Saxaafi video hada uusoo dhigay mahamed buskud sifo wanaagsan Uma uusan Marin guurkiiaa waayo adeerked hadeer ayuu yiri ma Muslim baad tahay,iyo reer hore kale maleedahay.
Taas waxay muujinaysa in uusan gabadha doonin ehelkeeda a Ka warqabin xaaladeeda. Gabar walaalkeed nool yahay adeer ma meheriya Horta?
Diinta so baro !
KKKkk🤣🤣
*Saxaaf iska hubso waxaad soo gudbineysid., ninkaqn meelkaluu kala dagaalamayaa*