MAXAMED BUSKUT XAASKIISA OO AFKA FURATAY LIVENA ULA HADASHAY NINKII FARANSISKA AHAA EE HORE U QABAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 239

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 2 ปีที่แล้ว +14

    Subxanallahi xasbunallah wanicamal wakiil sidee nin gaal ah ula noleyd aadigo Muslim ah qoyskadana Muslim yuhiin waxas ma aaminayi cidkaasna inuu asga yahy iyo inoo qof kle yahy ma ogin

    • @suhuurmaxamed1845
      @suhuurmaxamed1845 2 ปีที่แล้ว

      Jabuti wacadi galaysgursada carab hindi bakstan faransaskuna wa dadka u gubadan wax dhabana malo arko marka qofku wuxu gursanayo wa in u ka firsada

    • @yasermohamed3284
      @yasermohamed3284 2 ปีที่แล้ว

      ​@@suhuurmaxamed1845bentaa iskada frenciska kunol xagey jokaan wll wadan somalida iskalee bentaa iskadaa mise isakaa ayaad difacaaysa wll Djibouti waa wadaan somaaliyed oo muslimaa boqolkiba waa 96% mise mataqaanid daadka calanka uhalkamaay somali mayna ahayn . wakaaa madaxweynuhu somalia wll 44 sano somali maha madaxweynuhu . somalidu waa boqolkiba 90% intaakale ajanabi sidaa canfarta iyo carabta . bentu waa xaraan intaad difacaysid

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 2 ปีที่แล้ว +14

    Gabadha wey saxantahay ninkeeda cusub Allah ha barakeeyo

    • @mannaadde7421
      @mannaadde7421 2 ปีที่แล้ว +1

      amıın

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว +1

      Waaruntaa yaasiin halyey waa ruux gaal uloogaya gabadha waana ruux fashilan runti Maxamed waa maskiin hadaan ahaan lahaa yaasiin gurigiisa ayaan ugutagi lahaa xiniinyahaana ka garaaci lahaa waayo nin xaaskiisa lataabto baraha lakeeno waa tii leysku dili jiray

    • @sahalade4245
      @sahalade4245 2 ปีที่แล้ว

      Haa horey u qaldeen gabadha marka Midka dambe aan duceyneynaa

  • @الزمنالعجاءب
    @الزمنالعجاءب 2 ปีที่แล้ว

    Abtiyo waa runti dadkan way ku ciyaraan gabdhaha waan arkay in baday wallaahi

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +22

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

    • @mudan3817
      @mudan3817 2 ปีที่แล้ว

      Waanku saray wllo

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah maxamed Buskut iyo xaaskiisa waxey isku guursadeen Qarik muslim ah Allah barakeeyo

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 ปีที่แล้ว

    Waa maasha Allah tabaraka Allaah ilaahay ha isku kiin daayo 💞💞❤️❤️❤️❤️❤️

  • @samawade6470
    @samawade6470 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah qoyskaan Allaha barakeeyo 👏👏👏👏

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa saqajaan in qof aan muslin aheyn uu guursado qof muslim ah, mana habboona in muslimiinta dhexdooda laga shaqeyyo.

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +16

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟❤💕

  • @hamdimucawiye286
    @hamdimucawiye286 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlh aduun aqiro saman ban joognaa waxan layabanahy diintena islamka aaway mida kle kitaabka ubneyay ayadoo muslina in gaal guursato kow ha cadeeyo buskud ileen dhal culumaa ahay buudhahay mida kle hooyo somaliyed markaa ka imaano hooyo muslina gabadheeda gal masiinkartaaa somaliyay war ilahay kabaqa oo rabigii ku uumay kabaqa meshaaan wax badan baa qarsoon lkn ceeb allaha asturo buskudoow farbaa kugu mudan Ina ader intii fakirkaa ila qabta like iska muujiya

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 ปีที่แล้ว +4

    BarakaAllah-Fi🤲🏾🇸🇴

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waar xaasidku ha Jaba inanta iyo inanka isguursadey fara ka qaada oo reer ka cusub isku daya
    Maxamadow gabadha aa jaceylka isku guursadeen alla ha isku Kiin barakeeyo

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 2 ปีที่แล้ว +8

    Scw scw

  • @amaalmaxamuud2192
    @amaalmaxamuud2192 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxaaf warka cad kugu jeclay ninkii wanaagsan naag fiican ayaa ka dambaysa adigana adna ayaa ka dambaysa family an jeclahy tihiin walal hargeisa cadey idinka so salaamaya alle haydin xifdiyo

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 2 ปีที่แล้ว +7

    ALLAAHU AGBAR WAA YAAB GABER NIN GAAL KA TAGTEY OO MUSLIN GUURSATEY ALXAMDULLILLAAHI INTII DHIHI LAHAAYEEN BEY DOOD QABAAN.

  • @xalimaxirsi4345
    @xalimaxirsi4345 2 ปีที่แล้ว

    Kaiser macho ninku codkiisa Lon alle Haas of xaqiiqda

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 2 ปีที่แล้ว +1

    Xamaraawi marabno lkn Cadaanka waa rabnaa

  • @hayatali4756
    @hayatali4756 2 ปีที่แล้ว

    MaashALLAH saxaaf in xaafid quran tahay umaleyn ALLAH BAARIIK

  • @dramaqueen3780
    @dramaqueen3780 2 ปีที่แล้ว

    Sheekadii intaaan naqanay waaa dhaaaftay yaab tan kale Maxamed buskud waa i guursaday iyo ninkii hore ayaan la hadlay oo ma i muslime ayaan iri yaab

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah💜🙏🙏🙏🥰

  • @ayaanabshir9481
    @ayaanabshir9481 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay halaga cabsado hala daayo reerka

  • @munira005
    @munira005 2 ปีที่แล้ว +2

    Queen Jiijo I agree with you

  • @munoibrahim9061
    @munoibrahim9061 2 ปีที่แล้ว +1

    will you have how he talked about Kamal Abdul

  • @alidirir5217
    @alidirir5217 2 ปีที่แล้ว

    Hooyadeed iyo familigeed baa sax ah

  • @tuuxaabadir8730
    @tuuxaabadir8730 2 ปีที่แล้ว

    Mashllh tabaraka raxman allaah ha isku daaayo from slnd

  • @axmedcalimursal5640
    @axmedcalimursal5640 2 ปีที่แล้ว +17

    Ugu horayn labo su'aal ayaan qabaa oo kala :-
    1. Sidee u guursatay adoo muslim ah nin gaal ah ismaba guursan kartiine?
    2. Sidee u aqbashay ulana noolayd 14 sanno adoo og inuu gaal yahay uguna qanacsanayd ulana dhaqmi jirtay dhaqan ahan ileen diinba ma lahayne?
    Nin adduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban ma yaabe waa ilaahay waan yaabanahay run ahaantii saan suurtagal ma noqon karto.

    • @quenxanan9716
      @quenxanan9716 2 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix waa su aal nafteda weydiiyay wax is qabanaayo maaha sifiican in loo wareesto waaye sheekadan waxbaa ku Duugan wey soo bexeee

    • @filsanmohamed1763
      @filsanmohamed1763 2 ปีที่แล้ว +2

      ani masar jooga waxaan arky nin gaal ah oo France ah naag somali guursaty oo xitaa aroos loo dhigy ma aqaan dhaqankas meesha laga keeny

    • @Busines4354
      @Busines4354 2 ปีที่แล้ว

      Sax wye ninka galka ahi inay gabdha Muslim ah gursto waa mamnuuc lkn nin Muslim ahi wa lo oglyhy ino gursdo nag an ehen Muslim coz adi wa nin oo wo Bali Kara dhaqn keda blse gabdha ayda uunba la badli Kara sida drteda lo oglen blse Ani waxn idin dhihi laha iska daya arinkan ani wanba wreree🙄

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ปีที่แล้ว

      Marka hada ma wxa ledahin ninkii galka aha haku lawato inta ninka muslimka ka tagto yaab somaliya meel xun ku socota iyo halag

    • @filsanmohamed1763
      @filsanmohamed1763 2 ปีที่แล้ว

      @@sucaadcabdisucaadcabdi7079 yaa dhahay haku laabato 🙄

  • @asmoahmed5843
    @asmoahmed5843 2 ปีที่แล้ว +7

    Saxaafow walaal waxaad walaalkaa oo muslim ah aad ku samaysid adna waa laguugu samayn ninkan maxamed buskud laleeyahay xaqii kamaal ayaa kasoobaxay nimankan haystana waa kuwii shalay ay isla caayayeen kamaal iagase haday haysataaye ha dhadhansado ninbaa horey u yiri waxaan maqli jiray ilaahay waa aargde balse futo ayaa furo loogu aargudi maan moodayn.

    • @aminosharif6232
      @aminosharif6232 2 ปีที่แล้ว +1

      Nafsi ba haysto dadka ceybtoda lama radsado adiga aye dhib kugu tahy

  • @queenjiija5572
    @queenjiija5572 2 ปีที่แล้ว +4

    Saxafow abowe mcn mohamed buskud wax kale ayeey ku heestaan sheekada guur iyo naag nin hore ka wayn

    • @fadumocabdallah9333
      @fadumocabdallah9333 2 ปีที่แล้ว +1

      Sax wad ila aragty

    • @sahramohamed9643
      @sahramohamed9643 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad💯 daahir calasow sidee ula hadashey ayey ku heystaan iyagana weyka baqaan daahir😆

    • @mohamedhusein4370
      @mohamedhusein4370 2 ปีที่แล้ว

      shekadan qabiil iyo wax ad ka hadlyso midna maaha e fudedka joji

  • @hibaaqaadam531
    @hibaaqaadam531 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xafido wllkay saxaaf

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 2 ปีที่แล้ว +2

    Buskut waxbadan buu dad kahadlay waa markiisa adeer naagtan caruurtii ay gaalka u dhashay ma ayadaa heesato mise gaalkii dhalay baa heesto MAFAHMIN SHEEKADAN

  • @saadiahussein4406
    @saadiahussein4406 2 ปีที่แล้ว

    Arintaan waiskacada Mohammed run ayuu shekaa

  • @fadumomaxamed6574
    @fadumomaxamed6574 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc waa runtiis maxamed buskut inla ceebeeyo maahayn in isaga lala xiriiro oo loo shego ayay ahayd laakiin cimraan been masheegayo ilmahaana xalaal kuma dhalan ayada isceebaysay alaha asturo ceebaha islaamka ayadoo dhahda Muslim buu ahaa oo wan kala tagnay baaba dhaanta ilmahaana dadka hortooda ilmo Maher ku dhashay bala modi lahaa ilaahay asaga laxisaabtami mida kale ceeb hadaad asturtaan ilaahay 10 ceeb kuu asturayaa

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan8441 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @rodaali169
    @rodaali169 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc saxaaf waad mahadsantahay waxaba kama galin dadkan waaway saxafow

  • @shukriinaabdirahmanafjar9646
    @shukriinaabdirahmanafjar9646 2 ปีที่แล้ว

    Maskiin xaqii kamal ba Kaso baxay

  • @najaxcabdiraxmanmaxamed2543
    @najaxcabdiraxmanmaxamed2543 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxafow wllo qof muslima bad tahaY dintada yaqana ilahay intad kabaqdo adiga gabadhan shekaday shegayso Maka dhadhacsan tahay manta tusalo ahan wllo Abad tahay ma uogalan lahed gabadhada inad nin dintena mcn an kujirin inad siso sow mad dhahden so islam.hadad gabadhayda rabto abo walba ba sas buu dhihi laha sax Sey Kaga dhadhici karta Marka gabadhan abehed ba nin gal ah siyay xasbuna Allah🥺

  • @ahmedsaidmahamud844
    @ahmedsaidmahamud844 2 ปีที่แล้ว

    axmed from bosaso .miskiin waan ka naxay walaahay gaalka gabadha yaan lagu celin sxb mahasanid

  • @asmamohamadismailismail6307
    @asmamohamadismailismail6307 2 ปีที่แล้ว

    Saxaaf jizaakallaahu khayran wan kusaray ayada iyo a xadiith ka dartii

  • @lulalinur3519
    @lulalinur3519 2 ปีที่แล้ว +1

    Laakiin waxaa jirta hadlka marka ay dhaheeyso aniga madaxeeyga muslin ma ii noqoneeysay haduu ilaahay dartiisa u noqon waaye muslin ma iyada madaxeed ayeey ku noqonaa muslin nimo waa maya

  • @musenuura5758
    @musenuura5758 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal way cadahay sheegadani ee dhibta halaga dhafo en n'a bien compris

  • @rumanabahada7053
    @rumanabahada7053 2 ปีที่แล้ว +6

    ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك أخي الله يحفظك ب عقلك ويعزك في الدنيا والآخرة

    • @mohamudosman3840
      @mohamudosman3840 2 ปีที่แล้ว

      Mr saxaaf saaxib midh yar ayaaan kuu sjeegayaaye warqadahan u fiirso maaha shahaadatul nikaax waxa ku qoran shahaadatul Islam magaca inanantu kuma qorna halkaa ila hubi saxib

    • @munoibrahim9061
      @munoibrahim9061 2 ปีที่แล้ว

      Life goes on one day You have one day I have everything you do in life where I come back to you Do you remember how he talked about Kamal Abdul

  • @yaskaabdi3495
    @yaskaabdi3495 2 ปีที่แล้ว

    Bismilaahi war ina adeeroow maaxaad ku fashay naag gaal aa iqabi jiray ku dhahreyso miyuu aftuubtay. Waayo gabar muslim ah. Gaal maqsbi karo.

  • @farxizocadey3416
    @farxizocadey3416 2 ปีที่แล้ว

    Mrkiii hore nin gaal ah iyo naag muslim ah maba isku xermaane macnaha seey uaroostay mrkii hore

  • @ayaanmaxamed9739
    @ayaanmaxamed9739 2 ปีที่แล้ว +8

    tan kale ayagaba wa tan beniye warqade ninka ey la hadleed inu yahay ki qabay iyo mid lala so heshiye ya cadeen kara maxase dhor iyo toban sane kula jojiye war warkan wa cadyahay buskud nabsigi kamal ba haya asaga ka si daray ceeb allaha astura hadusa xata taganyahay wan ku muslimay u awal aheen kama tagi karto why diinta qabta nagta hadu ninkeda muslim ahee bale ku tirahda hadan tobad kenay muslim ama wan ka taga u dhaha wan muslima kama tagi katto why shurudi wa fulina bu taganyahay

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ปีที่แล้ว

      Nin gala o afka ka dhahy wan islamay balse ben ey ka tahy miya rabtay iney la nolato sharmuuto wa nocas waxba din iyo din la.an kalama jeclo galkasa la rabtay gabar muslim ah

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 2 ปีที่แล้ว +3

    JACAYLOW XAAL QAADO NAAGTAAN NIN GAAL AH
    GAALNIMO HADEY KULA NOOLEYD ILMONA AY U DHASHAY IYADU MA MUSLIN BEY AHAYD BUSKUDKA MUXUU ISAGA DHIGAYAA NIN NAAG DIIN LEH AMA SHARAF LEH GUURSADAY NAAGTANI WAA FADARO NIN GAAL AH WACALO USOO DHASHAY ISAGU MUXUU NOQONAYAA

  • @ahnjjkkjh6419
    @ahnjjkkjh6419 2 ปีที่แล้ว

    Waa suaal
    Diintee kugu qabay markii hore sidee u guursatay nin gaal ah hadii hadalkaaga run yahay xaaaraan ayuu kugu qabay adna waad ubareer tay inaad ningaal ah guursato

  • @123flower5
    @123flower5 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali stress qabaa igaa dhee sumxanalah ilahayi yoo na soo gadh oo na roog

  • @qureysh12
    @qureysh12 2 ปีที่แล้ว +2

    I’m confused 🤔 she speaks great Somali why say she doesn’t

  • @farhiyoomar4163
    @farhiyoomar4163 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaantan haddii Alle garan siyeey xaqii muslim nimadaa oo nin ay isku diin iyo dhaqaan yihiin ay gursatay oo inaankan ay jecelatay noloshodaa ha loo dayoo

  • @hodoabdirahman4866
    @hodoabdirahman4866 2 ปีที่แล้ว +3

    Inuu noloshiisa. Private ka dhigtaa uu fiicinayd

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @hooyoderiir3763
    @hooyoderiir3763 2 ปีที่แล้ว

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👍... MASHALLAH

  • @ayaanmaxamed9739
    @ayaanmaxamed9739 2 ปีที่แล้ว +3

    warkan beentisa waxa igaga filan so kii laha 6 jir beey yurub ku timid qurbaha beyna ku gursatay taas le haka jawabo buskud warkan wa iska cadyahay

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 2 ปีที่แล้ว

      Aniba intaaas lee iga yaabisay ilmo ayeyna africo ku dhashay ay hooyadeed u heyso ninkaan ajaanib Ka ah ayaa wadanka keensaday
      Marka ma 6jir ayuu ku guursaday 😂

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 2 ปีที่แล้ว +4

    Saxafi haryar waxanjeclahay sad sidi wariye camal wax usotabineyso alaha kuxifdiyo adiga famailkaga

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlal saxaaf waa weriye weyn oo waqti ad udheer weriye ahay somalia sas uma taqanid miyaa

    • @ayanwarsame7044
      @ayanwarsame7044 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xamdicabdulahi3802 sas uma aqano Somalia waqti hore aa igu danbeysay wadmahadsantahay sida aad igu shegtay thanks

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanwarsame7044 haa shukran qali dumar waa weriye weyn saxaf masha allah

  • @najaxcabdiraxmanmaxamed2543
    @najaxcabdiraxmanmaxamed2543 2 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂xita haday dhihi lahed ninka galka ah ana jecladay oo kuqanacsana abahay iyo family kana rali kamay ahen kadib wan Isla baxsanay kadib gadal bay igala xumatay wa macqul Tas wan Yara qadan Karna lkn aba isiyay ninkan galbu aha oo rali bay family Ku ka ahayen,🙄😂😂may Tas wa sheko iga wen

    • @sagalismail7465
      @sagalismail7465 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @Busines4354
      @Busines4354 2 ปีที่แล้ว

      🙆🏽‍♀️bal ma ila argty ani Mel aan taco aqon la,hy wllh 😂

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur4571 2 ปีที่แล้ว

    Hhyada. Iyo. Nin. Yaa. Jacal. Mudan.

  • @alimuqtar6085
    @alimuqtar6085 2 ปีที่แล้ว

    kudar shiiq badbaado asagana wuu kujiraa dadkaas

  • @happyliza
    @happyliza 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimankan buskud lakaha badhari hebalow dhamaantood nabsigiii kamal cabdul ayaa ka soo baxayo
    Waayo qofka walalka ah ee muslimkaa lama ceebeyo xataa haduu qaldan yahay hoos baa wax loogu sheegaa
    Madadamoo ay wiilkaa ku diganayeen markii hore
    Kuwa kalena way ku xigaan

  • @hodoabdirahman4866
    @hodoabdirahman4866 2 ปีที่แล้ว +2

    Inuu noloshiisa private ka dhigtay ahyd

  • @fadumomaxamed6574
    @fadumomaxamed6574 2 ปีที่แล้ว +4

    Inay guursato maba ahayd inay masaajidka gasho oo isdulayso oo ilaahay utoobad keento ayay ahayd qof 14 years gaal la tumanaysay oo waliba ilmo sino ku dhashay oo ku kufaanaysa gaal buu ahaa ala ceeb badanaa ilaahow ceebteena astur wiilkaasna dhiiqo ayuu galay runta idinka iskuma dheegtan sadexdaa nin ee saxaaf sheegayo inay qaldameen ma runtay ku qaldameen mustaqbalka wiilkan yar bay badbaadinayeen waxay shegena waa run ayada afkeeda ka qiratay soomaliyay runta haydin deeqdo been iyo maaweelo ayaan jeceshihiine

    • @osmaanyacusmaan3733
      @osmaanyacusmaan3733 2 ปีที่แล้ว

      Haa iney guursato aheen ilaahey iney ulaabto aye aheed subaxanllah

    • @sahramohamed9643
      @sahramohamed9643 2 ปีที่แล้ว

      Gabadha 2sanno go aankan ayaan qaatey ayey tiri

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว +1

    BARASHADA CARABI KA BARO BARTEENA TH-cam.KA...

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 2 ปีที่แล้ว

    Wadhibten gabadhan ale haydindhibe ragan wa wayn xasaskoda ma u cabsanaya miya war dumarka cebahoda kahadha bal yasin bodhar iyo cimaran magarsorayasha maxkamada sara wale angu wan yabnay )( mahadsanid wllo saxaf

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 2 ปีที่แล้ว

    Maxamad buskut xaaskiisii hore caruurta u dhashay Asma away maxaa naagtaan ugeeyay laisku heesto maxaa yaab isdaba yaal

  • @akamustigangchannal5546
    @akamustigangchannal5546 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaad jaceel Kuraacdaa taadii hore caruurta kuu heeyse Ayaaba meel cidla ah uku dhaqaaqday duli sidiisaba waa duli nacas weeyn baatahay ee hablaha dheesha kadaa teeda kale sidee ayadoo Muslim ah nin gaal ah kuqabay waryaada diinta siwanagsan ubarta 2 badina 2 dhunsan batihiin alaha idin soo hadeeyo

  • @umucazim9603
    @umucazim9603 2 ปีที่แล้ว

    Subxana llah

  • @zakariyasharaf4043
    @zakariyasharaf4043 2 ปีที่แล้ว

    Markii hore maxa kuu guuriyay hadduu gaal ahaa adna aad muslim ahayd

  • @ibaadohussien6483
    @ibaadohussien6483 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadalkeda hadi la raaco wa hadal sax ah gabdha guurka cusub ha lodaayo abtiyasha waaye wareerka

  • @shamsahussein1045
    @shamsahussein1045 2 ปีที่แล้ว +5

    إنا لله و انا اليه راجعون somaliyeey itaqullaah illahay subxaano watacalla hakaga cabsado qoyskan muslinka ee dhismay hala nabat galiyo waxanokale wa dambi iyo duli nimo

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 ปีที่แล้ว

    Sideey 17 sano ula nooleed Qof gaal ah adigoi Qof Muslim ah Gabar Muslim ah ma guursan karo Qof gaal ah subxaana laah

  • @amiinoahmed6297
    @amiinoahmed6297 2 ปีที่แล้ว

    Mohmed buskud waa khaldanyahy gabdhas walalked besa ku meherin kara

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaallah Tabarakallah

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว

    Dhowr iyo toban sanuu isago gaala iqabay
    Waxa khalada markii ugu horaysaba inaad gaal guursato
    Reer kaygu inuu gaal iqabay ayey ogayen

  • @zahraabdirazag4608
    @zahraabdirazag4608 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqi kamaal abdul ayaa soo baxay hani arintedayaa xasuusto

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 2 ปีที่แล้ว +5

    Mohamed buskud wuxuu yiri 6 jir ayeey ku timid wadanka ninka cadaankana 13 ayuu qabay
    Reerkana wexey dheheen ilmo ayeey ooga soo tegtay Somaliland ninkaana Jabuuti ayuu ku guursaday oo asagaa keenay yurub dabcan ayadoo garoob ah ayuu guursaday oo caruurteedii gabileey ayeey ku noolyihiin
    marka ma 6jir ayuu ku keenay?😂

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 2 ปีที่แล้ว

    Tu a le droit de te maria l'homme que tu veut, si il a Muslimo!

  • @xalimaxirsi4345
    @xalimaxirsi4345 2 ปีที่แล้ว

    Lkn yaa Hugo in uu asaga haya

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว

    Yaasiin halyey waar nin maahee hinaasaa haya waa ruux xanuunsan

  • @hodanhodan6130
    @hodanhodan6130 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadku way ben badnyihiin walhi jabuuti wax jogtay inabtiday oo ushaqaynjirtay nin farnsa oo gala wax uku yidhi anku gursado on ku dhofiyo reerkinana wan ku dhofinaya wu gursady wanu dhofiyay iyada iyo dhamn famlki marki danbana way ka baxsaty waxy gursaty nin somaliya

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah Subxaanalaah war heedhe ma ninkaalha iyo gabara Muslimada yaa sukumariyaay 😱😱😱😱

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 2 ปีที่แล้ว

      Markeey guursaneysay sideey u guursatay ileen garoob ilmo soo dhashay ayeey eheed oo ninkii oogu horeeyay me eheen ee ? Yaab waaye

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 ปีที่แล้ว +1

    6 sano yurub ku timaday somaliga waa somali Jabuuti 😀😃😄😄😁😁😁she's not qof ku kortay qurbah na hooyo caruurtada u noqo

  • @amal7302
    @amal7302 2 ปีที่แล้ว

    Saxaaf gabadhaan af Soomaali ma dhibaayo ugu yaraan high school Jabuuti bay kusoo dhameeysay

  • @umubahja3242
    @umubahja3242 2 ปีที่แล้ว

    Alabaab kasta oo kaxiran allaah ku fura isaar subscibe walala waxan ahay hoyo somaliyed

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 2 ปีที่แล้ว

    Qof gaal ah sidee ku raacde adi koowdi mawaalneed

  • @asmabintucabdikarim9301
    @asmabintucabdikarim9301 2 ปีที่แล้ว

    Sax waye

  • @AhmedAli-gj9hc
    @AhmedAli-gj9hc 2 ปีที่แล้ว

    Ma loo baahneen in eey ka hadasho ninka hore u qabay inkastoo taa eey qalat ku aheyt calaa Kelli xaal is fiican u qabso wiilka imanka ku guursaday waa wii fiican ee noloshiisi si fiican u wanaaji

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa mar hore ku gashey gaalnimadiis

  • @alidirir5217
    @alidirir5217 2 ปีที่แล้ว

    Wayna cadasay in un furin ninkii hore

  • @fihimaxasan7532
    @fihimaxasan7532 2 ปีที่แล้ว

    👍👍

  • @cibarofficial163
    @cibarofficial163 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wall ugu horen so dhawaw 1seken oo ad calamad cas ku cadeso subscribena saratid gambalelkana ku furtid hadi walalkaga ay farxad galineso maxa ka wanagsan inad kaga farxisid

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว

    Hadey rabin ma lagu qasbi karo faransis waxa naxiga kan somaliga

  • @zhugrizhacni1652
    @zhugrizhacni1652 2 ปีที่แล้ว

    Inan yar ayaan Ku mooday

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa sax ah in gabdhah laga doono waaridkeed walaalkaaked, adeeradeed .kadibna uyeeraan maherka sheeikh maheriyan.sharaftu sidaas ayey Ku wanaagsanyahay.

  • @NADAAhmed-tr9nc
    @NADAAhmed-tr9nc 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb walalo ka waran xanuunka maamo calqiyo cfmdkeda

  • @canababdikadir7932
    @canababdikadir7932 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal waan ku wareernay sheekadaan lkn waxaan u arkaa in Laga leexdo qoooooskaan Muslim ka ah fadeexo lama raaadiyo walal

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 ปีที่แล้ว

    War heedhe gabar musalimada iyo ninkaalh see dhor iyo tobanasao u qabaya Subxaanalaah 😱😱😱😱😱😱

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว

    Wu isbedelikara markuu wadankisa tagay muslimo iskadhafay

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 2 ปีที่แล้ว +1

    3daas nin ee Sweden jooga waxey ku heystan Maxamed Buskud sidee daahir calasow ula hadashaa wax kale maaha iyaga daahir weyka baqayaan 🤣Buskud ka aarsanayaan oi colaadinayaan Buskud ragaas meel saar no maskiinimo.

    • @mmluckylucky2245
      @mmluckylucky2245 2 ปีที่แล้ว

      Calasay sootuu yaasiin halyey kabaqay calasay muxuu kala og yhay ma boodhare buu iska celin karaa feer iyo dagal oday calol kuus ah iyo nin dhalin yaro ah bay kala yihiin aduu in buskud xaaran ku fuulo miyaa ku raacsan tahay

    • @ilhaanabdi4412
      @ilhaanabdi4412 2 ปีที่แล้ว

      Walahi waa runtaa Mahamed buskud waa maskiin ragana si kale ayee dagaal ugula jiraan oo heermagalnimo ah subhanallah

  • @farhiyamohamed3104
    @farhiyamohamed3104 2 ปีที่แล้ว +2

    Nagtan ben badana cutka ninka sida haa jarjarin

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 ปีที่แล้ว

    SOOMAALIDA QAAR MAXAY DADKA UGU MASHQUULAAN WAR DADKA HALA DAAYO