ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
1:06 armuu leeyahay Absolutely. Nin miyi afqalaad ma adeegsadaa .
Aniga fikirkayga ninkan geel jira ahi waa nin rag ah oo dhaqankiisa iyo afkiisaba ku adag.Ilaahayna ha xafido.
Absolutely
Legend 🐪🇸🇴🦍 ilaahaw ha i dilin anoo Geel jire noqon
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Asc walalayal ururka (SCCU) Somali corporation council union waxa wada arin Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa Sylac wa in kawada hadalna Isfahan siyasided
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Hore usoco sxb dhaqanka ilaali😂 Soomaalidu waa dad cajiib ah lkn in ladhaqan guuriyo ayaa loo socdaa
Hhhh geeljire muxuu kayaqaanaa jacayl
🤣🤣🤣🤣🤣
Wuu quman yahay waayo hadalku waa run kama rayste muhiimadu waa Gurkha.
Malaha filing ayay jali
Asaal asaal dhaleey somalida waa kuwan jaceel waxaasu wa ceeb sxb😂
Jaceylkii xalaasha ahaa ee runta kudhisnaa wakaa. Sheeko dheer majirto muhiimada ayaad kala hadli gabarta😁Hada intaasoo sano oo ila meereyso ah ayaa lagu jiri, been iyo quraafaad laisku aqrini weliba hadii ladoono beerka laiskaga dhici!!!
1:06 armuu leeyahay Absolutely.
Nin miyi afqalaad ma adeegsadaa .
Aniga fikirkayga ninkan geel jira ahi waa nin rag ah oo dhaqankiisa iyo afkiisaba ku adag.
Ilaahayna ha xafido.
Absolutely
Legend 🐪🇸🇴🦍 ilaahaw ha i dilin anoo Geel jire noqon
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Asc walalayal ururka (SCCU) Somali corporation council union waxa wada arin Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa Sylac wa in kawada hadalna Isfahan siyasided
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Hore usoco sxb dhaqanka ilaali😂
Soomaalidu waa dad cajiib ah lkn in ladhaqan guuriyo ayaa loo socdaa
Hhhh geeljire muxuu kayaqaanaa jacayl
🤣🤣🤣🤣🤣
Wuu quman yahay waayo hadalku waa run kama rayste muhiimadu waa Gurkha.
Malaha filing ayay jali
Asaal asaal dhaleey somalida waa kuwan jaceel waxaasu wa ceeb sxb😂
Jaceylkii xalaasha ahaa ee runta kudhisnaa wakaa. Sheeko dheer majirto muhiimada ayaad kala hadli gabarta😁
Hada intaasoo sano oo ila meereyso ah ayaa lagu jiri, been iyo quraafaad laisku aqrini weliba hadii ladoono beerka laiskaga dhici!!!