FARXAD DARTEEDA AYU LAILMEYAY MARKAN SIKADIS AH OGUSHEGAY INU BABY YAR NAGUSOBIIRAYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 792

  • @amalbaqare9872
    @amalbaqare9872  2 ปีที่แล้ว +12

    RAMADAN ROUTINE 👇
    th-cam.com/video/PlZtsBAmdoI/w-d-xo.html

  • @dalxa1436
    @dalxa1436 2 ปีที่แล้ว +43

    It means you did your work
    and God accept your Message!
    "Markad aragto ilma aad dhashay oo
    Bananka ordaaya,
    Waxad aragtay wadnahaaga oo Bananka ordaaya."
    Ubadku aa quruxda dunidatan
    Waxayse u baahanyhn Aabbe iyo Hooyo
    Masuuliyad iska saara tarabiyadooda!
    Anyway Congratulations!
    Soon :to be MoM and DaD

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว +14

    Anigaba farxad la ilmeeye wlhi Amal iyo Abdulkadir Alle ha Idiin Barakeeyo ❤️❤️❤️

  • @cadeybolo7383
    @cadeybolo7383 2 ปีที่แล้ว +50

    Masha'Allah Amal abaayo aroos ha dhiganin madama ad meher weyn dhigatay Ilaahay hadiyad qaali ah ayu kusiiyey wuxu Ilaahay raali ka yahay ku samey lacagtada ama beytka Ilaahay kutaga dad iyo sheydan haku raali galinina lacagtiina Insha'Allah Allah kuu barakeeyo sis

  • @idilwarsame2127
    @idilwarsame2127 2 ปีที่แล้ว +16

    Waxaan idin leeyahay congratulations ilaahay ha idin xifdiyo hana idiinka dhigo ilmo caafimaad qaba Walaalo. Mid ayaan kugu darsan lahaa inaanad nolashada oo dhan anad soo dhigin social media inaad qarsato ayaa fiican ilaa aad ka gaadhayso xiliga dhalmada Waa aniga fikradayda waxaan ku leehay masha Allah 👏👏👏👏

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 2 ปีที่แล้ว +15

    Hambalyo masha Allah Tabarakalah Allow idin adkeey kuwa cafimad qaba bariyaal ah Allaha idin ka ka dhigo aamin yaa rabi 🙏🙏

  • @naciimacabdirashidibraahim4035
    @naciimacabdirashidibraahim4035 2 ปีที่แล้ว +18

    Mnshallh tabaraka Raxman alle Haku adkeeyo upadka walashy mcney amaal Quruxey upad badan baariya alle Haidin siiyo waa farxd upadku walhy wax Looilmeeyo waayihin Lamaane isjecel ooiskudupa abidikin alle haidinka kadhigo mcnto qalpi xajigana alle Hakubarakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز 2 ปีที่แล้ว +7

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يسعدكم ويحفظكم ويخليكم لبعض ي الف مبروك الله يتمم كم علي خير ان شاءالله وتقوم بسلامته ان شاءالله 🤰

  • @najmaabdalla3415
    @najmaabdalla3415 2 ปีที่แล้ว +17

    Mashallah !congratulations to both of you
    👸&🤴😍🥰❤️❤️

  • @Zamzam-lk8wf
    @Zamzam-lk8wf 2 ปีที่แล้ว +5

    Asxabay isoduceeya in uu ilahay owlad salix isiiyo aniga entaan heysanba allaha hasiiiyo enta heysatana allha ubarakeeyo aaamiiiin yarab

  • @sabnacabdullahi7511
    @sabnacabdullahi7511 2 ปีที่แล้ว +9

    MASHA ALLAH HAMBALYO FAMILY QURUXBADAN ISKU WARE ABIDI 🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 ปีที่แล้ว +1

    Msh Allah Alle haidin barakeeyo Ilmaha iyo reerkaba se amaaley gabar habaryartay dhahsahy baan laga aqoon Saad iskugu egtihiin si maaha

  • @najmamahamed4410
    @najmamahamed4410 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah Abaayo Alle ha ku adkeyo 👶🏻👶🏻👶🏻👍❤️❤️🌹🌹

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah tabarakaAllah ALLAH Hakuxafido my lovely sister and lovely dumashi il xun idinma aragto Aamiin

    • @hawaaden3241
      @hawaaden3241 2 ปีที่แล้ว

      Fayte to the UK is is the first place on

    • @hawaaden3241
      @hawaaden3241 2 ปีที่แล้ว

      Fayte to the UK is is the first place on

    • @lathany.3537
      @lathany.3537 2 ปีที่แล้ว +1

      Maashaa Allaha

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +9

    Manshallah 😍 tabarakalah ❤ Amaal baqare waa umalay nayay xabibati markad baquli leleefow la soo farosatey congratulations 🥰🙏

  • @sabariinali4795
    @sabariinali4795 2 ปีที่แล้ว +14

    Congratulation amal iyo dumashi wllhi wn ku frxy m.a ❤🥰🥰

  • @yurubbintuahmedchannel
    @yurubbintuahmedchannel 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh hambalyo illahy ilmo khyr qaba haydinka dhigo hooyo iyo aabo wangsan ayaa tihiin inta hysata allh udaayo intan haysana allh siiyo aamin yaa rabi🤲🤲🤲

  • @cadnaaniqra3040
    @cadnaaniqra3040 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan idiinka digayaa dadka yurub jooga iska ilaaliya maba arki karaan nin Iyo xaaskiisa saaxiibo ah wax qayr Leh Alle haydiinku irzaaqo from fribourg

  • @sosomohammed647
    @sosomohammed647 2 ปีที่แล้ว +13

    ماشاء الله تبارك الله ربي يتمم لك على خير ❤️😘الله يقومك بالسلامة انتي البيبي 👶🏼🤲🏻❤️

    • @nasriinmohamed4305
      @nasriinmohamed4305 2 ปีที่แล้ว +1

      اءءميين ياارب العالمين 🤲🤲

  • @faizayazeen2517
    @faizayazeen2517 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah Hambalyo aabyo mcn 🤰🤱👩‍🍼

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayy masha allaha ma beautiful family amaley farxad kunolow abid wanijeclahy damatina hambalyo 🌷❤❤❤❤🤲😭😭😭

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 2 ปีที่แล้ว

    Wsc war matulahi waa barakatu manshalah TH-cam anu iska sucdo Aya arkayi video aww what are beautiful family 👨‍❤️‍👨❤️❤️❤️❤️❤️ manshalah hada subscribe indin sara keep going beautiful family 👨‍❤️‍👨❤️❤️❤️

  • @Yurubyassincisse
    @Yurubyassincisse 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ubad bariya allaha ka dhigo odku faraxdan ifka nabad alle ha idinku keno abe iyo hoyo idin jecel ba idin sugaya🤲🌹🌹🌹💞🌷🌷🥀

  • @abdimohamed1567
    @abdimohamed1567 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga wxan ahy hoyo lkn ninkyga markan ur u yeshy ayuba i ncay farxadan io drenkan midna lima drensin wnaa leygu furay😰😰😰😰

  • @nawaalnalka3142
    @nawaalnalka3142 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo mcn baraha bulshada hala imaan waayo il ayaa kaga dhacayso waxa laga yabaa dad heysan ayaa jiro abyo mcn waan ku baryaaa pareefad kadhigo abyo

  • @hodanmaxamedyusuf7218
    @hodanmaxamedyusuf7218 2 ปีที่แล้ว

    M.a hamblyo mcny afi iyo xajigagaba hmblyo💯😉💋🥰

  • @suberwoman934
    @suberwoman934 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha allaah abayo Amal Allaha kuu adkeeyo baybiga xajigaagana allaha kuu xifdiyo farxad ku noolaada insha allaah aniga iyo dhamaan inta owlaad sugaysana allaha nasiiyo noo soo duceeya run ahaantii farxada qoysku waa owlaada

    • @fatuumqurux7123
      @fatuumqurux7123 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yarabi allow nasii owlaad bariyal ah🤲😪

    • @fathihassan286
      @fathihassan286 2 ปีที่แล้ว +1

      Beentaa ma aha byoh illhy hna siiyo inta hysatana hau brakeeeyo ameen yaa rabi🤲🤲

    • @samiraumal6366
      @samiraumal6366 2 ปีที่แล้ว

      Aaamiiin aaaamiiin yaarabii alle haku siiyo kuwo baariyaa

    • @fufubeauty8321
      @fufubeauty8321 2 ปีที่แล้ว

      Amen ya rabi🤲alle hanaga farxiyo anagane iyagane ilhy ha u siyadiyo

  • @najuuapdiofficial3022
    @najuuapdiofficial3022 2 ปีที่แล้ว +2

    Mid baaan idinka codsanaa wllshey amaal iyo sayigeeda m.allah illhay hadiyad ayuu idin siiye hadiyadas oo illahay idin siiye inaad qarsataaan ayaan idinka codsanaaa plz🙏😍🥰

  • @ديمةمحمدسعيد
    @ديمةمحمدسعيد 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxn la yabay amal caato noqotay mrky halkas tagtay midan dhimis may samesay mise uurkan waye

  • @sumayahassan3415
    @sumayahassan3415 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh byo mcnto wligy TH-cam kiina ma arag video ka hor waana ku farxay masha allh kun io kow jeer hmbalyo hmbalyo hmbalyo hmbalyo hmbalyo byoy mcnto❤anaganeh noosoo duceeeya nin wanag san io awlaad paaariyaal ah alle inuu nasiiyo

  • @shugrifani4243
    @shugrifani4243 2 ปีที่แล้ว

    Amal farxada alle haydin siyadiyo adiga iyo xajigaga inta aan haysan aniga ka kaw ahayna ale ha siiyo🥰🥰🥰🥰❣

  • @sundusawil2355
    @sundusawil2355 2 ปีที่แล้ว +9

    Isoo duceeya wllyaal in rabi awlaad igu arsaaqo

    • @najmamahamed4410
      @najmamahamed4410 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo Allah ha ku siyo awlaad kheiyr qabo 🤲🤲🤲

    • @qalanjoqurux3082
      @qalanjoqurux3082 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha Ku siiyo

    • @shukrihoodo5239
      @shukrihoodo5239 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ku siiyo awlaad salixin ah

    • @sahraisaaq7768
      @sahraisaaq7768 2 ปีที่แล้ว

      Wl alle ubad khayr qaba hagugu irsaaqo inshallah waad heli ducda badi ❤️❤️❤️

  • @fadumoahmed4023
    @fadumoahmed4023 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabarakllaah farxd ka qalisan mleh amal and dumshi rbi hydinka dhigo awlaad bariya sacida rbina adunka nbad hku keno ❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤🥰🥰💖💖💖💖💖💕💕💕💕❤❤❤💖💖💖💯💯💖💖❤💖💖

  • @hiboabdikadir166
    @hiboabdikadir166 2 ปีที่แล้ว +23

    Beautiful family 👪❤ congratulations 👏Allah keep you and your new baby 👶

  • @sunduscabdimahad4263
    @sunduscabdimahad4263 2 ปีที่แล้ว +2

    Amalay ma waxad naga dhaadhicineysa awal hore uma ogayn.
    Anyway ilaahay hadin xifdiyo mid baari idiin noqda ilaahay haydiinka dhigo
    Farxadiina ilaahay haydiin siyaadiyo
    Aaamiin

  • @rothaabdi3257
    @rothaabdi3257 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah my royal family congra Ilahay ha ku adkeyo hppti🤰

  • @sasen4594
    @sasen4594 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allahumma baarik mabruuk alf mabruuk mcnt allaha kuu adkeyo abayo alx 👏👏👏👏👏👏👏💓💗❣💜💯💯💯💯💕💞💔💖💖🤲🤲🤲🤲

  • @umumaahir9022
    @umumaahir9022 2 ปีที่แล้ว +2

    mashaaAllah tabarakallah wllalayal Allah haidiin adkeeyo ilma nbd qabo OO bari ah rabii haidiin kadhigo 🤲 Aaamin yaraabi

  • @barwaaqoagshan2265
    @barwaaqoagshan2265 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah hanbaalyo hanbaalyo 😍😍😍❤❤❤😘😘

  • @abdulaahocandule4026
    @abdulaahocandule4026 2 ปีที่แล้ว +2

    Alxm ilahyi ayaa maht iska la wlhi habmaliyo habmaliyo habmaliyo habmaliyo keep going my brother

  • @umaliitoaxmed8811
    @umaliitoaxmed8811 2 ปีที่แล้ว +9

    mncha alla wll amal ilaahay hakuu barakeeyo ana iisoo duceeya inuu ilaahay ubad khayr qaba isiiyo please and please wll

    • @naciimacabdirashidibraahim4035
      @naciimacabdirashidibraahim4035 2 ปีที่แล้ว +2

      Alle upad baariya hakusiiyo walashy❣

    • @umaliitoaxmed8811
      @umaliitoaxmed8811 2 ปีที่แล้ว +2

      @@naciimacabdirashidibraahim4035 Aamiin xbbtymcn

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 2 ปีที่แล้ว +1

      Abye Allah ubad baariya haku siiyo intaan haysan dhamaantood ubad baariya uga baryaya🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @abyandalel2837
      @abyandalel2837 2 ปีที่แล้ว

      olaad baari ah allha ku siiyo abaayo anagana allh noobarakeyo amiin yaarabi

    • @amalbaqare9872
      @amalbaqare9872  2 ปีที่แล้ว +3

      ILLAHAY Hakusiiyo kuwo ku anfaco oo uurku qadistoda kudhiban oo dhalmadoda kudhiban oo korintoda kudhibin
      ILLAHAY Hakusiyo will iyo gabdho
      Aamiin ya ALLAH

  • @socialcali2522
    @socialcali2522 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah abayo allaha kuu adkeeyo ubadkaga asagoo nabad qabana allaha aduunka keeno aamin❤🥰

  • @faraxsan8699
    @faraxsan8699 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a Allaah kuu adkeeyo abyo lkn Noloshaada gaarka ah inaad Qariso isku day abyo

  • @mohamedabdaazizmohamedfare9120
    @mohamedabdaazizmohamedfare9120 2 ปีที่แล้ว

    M.a Allah idin barakeyo wllkei iyo wlzhey dintena mcn in bakeriyada cabitanka ku Jira in la isu garaco ma qabte iska Daya mideda kle hoyo iyo Abe Mar dhaw noqon rabtaan insha Allah music nah iska Daya Allah idin barakeyo Muslim nahaye

  • @splxyzyt1813
    @splxyzyt1813 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalaah abayo Congrats For your pregnancy mara xigta waxaan ku weydiyay amaleey abayo waxaan aad oga helay cabaayada aad wadato xageen ka heli karaa fadlan hadi aad awoodo jw please xabibti 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي 2 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك 🎉😍❤❤

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 2 ปีที่แล้ว +3

    manshalah hamplyo lkn aniga waxaan fahmay vidowgii leefleefowga inuu baby jiro dadka ku xiran amal umabaa garan kara vidoga manshalh

  • @sacdiyaibraahim6447
    @sacdiyaibraahim6447 2 ปีที่แล้ว +1

    Baby waan u baahannahay aaaaa😂😂😂😂😂😂😂 annaga xitaaa waaan rabnaaaa

  • @mychannel-ed5rm
    @mychannel-ed5rm 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo hambalyo kuleyahy lkn mid kugula la talina talo walaltinimo ilmaha wa irzaqad rabi baxsho ee so bandhigin waayo boqolal qof aya wada nol kudhawad 15 sano anan wax carur ah heysanin rabi kuxamdi asi aya kusiyee nimcada qarso kheyr aya kurajeyna

  • @ekraskitchen9151
    @ekraskitchen9151 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alah ilaaheey hakuu adkeeyo ana iyo inta rajeeyneyso ilaaheey hana siiyo hampalyo

  • @ugaasmahdi5032
    @ugaasmahdi5032 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah barakallah illahay ubad khair qaba Hadin siyo amin

  • @mulkisiciid1442
    @mulkisiciid1442 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah ❤ ❤ ❤

  • @rahmarouman7618
    @rahmarouman7618 2 ปีที่แล้ว

    Msha allah tabarakallah Msha allah tabarakallah allah Yaxfadakum il xuni idinma aragto barwaqoba oo baragoba Msha allah caalaykum🥳🥳🥳🥳💯

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah mabruug abayo iyo walaalkeey allah udiin siyaadiyo faraxad aniguba aad iyo aad ayaan u faraxayey farxadiinu waa farxadeyda waan idiin ku fanaa ale ayaa mahad iska leh oo hadyad aad iyo aad u qalisan idiinkugu deeqey mataano allah ka dhigo awlaad baari ah ood ku nasataan allah idiin kaga dhigo insha allah faraxadeyda lama soo koobi karo markaan arkey idiinkoo wada faraxsan masha allah habo iyo edo ayaan noqonayaa insha allah

  • @dahraangeedi9123
    @dahraangeedi9123 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allh family aaad uqurux badan ilaah ha idinku irsaqo owlad saalixiin ah insha Allh

  • @munaabdi6366
    @munaabdi6366 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah hanbalyo ilhye ha kano isago nabad ah iyo idinko nabad ah ha iskukin tuso ya raapi🙏🙏🙏👏

  • @kafiyabile7828
    @kafiyabile7828 2 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo waxa ficnad in allah ku shugriso lakin musik iyo niko wax fican ma aha allah ku siya waka carona musk

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 2 ปีที่แล้ว +19

    Lkn inaad Qarsataan ayee eheed wlhi dad masha allh aan Dhaheenin ayaa jiro anyway HambalYo allh Kuu adkeeYo 🥰🥰❤️❤️

    • @mariammoha4756
      @mariammoha4756 2 ปีที่แล้ว

      Adiga xitaa madhihin abayohhhhhh

  • @idmandaahir5242
    @idmandaahir5242 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallha abyo Allha ku adkey walhi wanku farxay family qurx bdn 🥰🥰💞🤴

  • @mashqulkaubadka8634
    @mashqulkaubadka8634 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha,allah
    Allaha siiyo ubad Wngsn inta ubad aan laheyn.amiin.yaarabi.inta gur.la.aanta.Ah. Allaha usahlo gur Wngsn I.a iyo awlad Wngsn oo barakeysan aamiin yaarabi dhamanten insha,allah ♥️♥️♥️💯

  • @hanifahamud4698
    @hanifahamud4698 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilhy hkuu barakeeyo abayo anakane alle hana siiyo aamin yrbb ❤️❤️❤️

  • @ifkanolosha5728
    @ifkanolosha5728 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alha ku adkeeyo abyo owlaad salix alha ku siiyo🥰🥺🥺🥺🥺

  • @bilanmo3291
    @bilanmo3291 2 ปีที่แล้ว

    Sis ardayad ahay bdna coments kama bixiyo allah ku adkeyo 2022 new beby mia manshllh i can't wait 💋❤

  • @hodanhumble7129
    @hodanhumble7129 2 ปีที่แล้ว +2

    Walashena 100k aan garsiino kabadan uqalanta💜

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 2 ปีที่แล้ว

    Woow hambalyo hambalyo kun iyo kow jir dumshi iyo abaayo wan ku farxaye walhi caru badan o bari yal ah Allhaa idin siyo 😘😘😘🥀🥀🤲🤲

  • @amuundhool2577
    @amuundhool2577 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi farxadaa la ilmeeyay🤲🤲🥰🥰🥰🥰

  • @cathrahassan8816
    @cathrahassan8816 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah I lahay ha Idin adkeyo abayo iyo abowe congratulations 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nuuromohamed7969
    @nuuromohamed7969 2 ปีที่แล้ว

    Mshaalaah Hambyo ilaahy ha inii xifdiyo

  • @raxmaali4767
    @raxmaali4767 2 ปีที่แล้ว +3

    مبروك مبروك ما شاء الله تبارك الله 🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥰👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sacidomuse1061
    @sacidomuse1061 2 ปีที่แล้ว +2

    Aboy qarso noshada barefad kadhiko masha alah

  • @n.4897
    @n.4897 2 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful video mashaallah but sis this kind blessing should be a private 💖 you don't have to tell the world cause you know
    IL WEE JIRTAA

  • @rayaanosman1273
    @rayaanosman1273 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abayo mcn allh ku adkeeyo hanaga shegsheegin allow idin barakeeyo ubad baariya kuwada faraxdan allh idin kagadhigo

  • @shukriinabishar4535
    @shukriinabishar4535 2 ปีที่แล้ว +32

    Mash Allah hambaliyo hambaliyo my favorite family ❤️💓💓

  • @nimcofaaraxyuusuf1496
    @nimcofaaraxyuusuf1496 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh hbly hbly Huno ilhy ha idiin adkeeyo

  • @Nabaddonmustafa
    @Nabaddonmustafa 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah tabara kalaah
    Alle haydinku deeqo
    Awlaad baariya
    Farxad iigu noolow abid
    🥀🦋🥰
    Peace and love

  • @asliasliait7180
    @asliasliait7180 2 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله تبارك الله مبروك عليك مبروك عليك❤❤

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allaah tabarakallaah allaha nii adkeeyo awlaad cafimad qabto oo bariyal ah allaha idinkaga dhigo 🤲❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nazra101-o
    @nazra101-o 2 ปีที่แล้ว +58

    Ilaahay amarkiiaa wax kastay prank baan mooda 😁😁 markay 🤰🏽🤰🏽🤰🏽🤰🏽calooshu iskaya tuusto ayaan kuuso hanbalyeen🤣

    • @captain2684
      @captain2684 2 ปีที่แล้ว

      Hawa maa umaleyneysaaa😂😂😂😂😂😂😂hadda

    • @nazra101-o
      @nazra101-o 2 ปีที่แล้ว

      @@captain2684
      Hhhhhhhh
      Wax baan ku odhan lahaa lakiin waa cishooday

  • @mahamoudfatouma184
    @mahamoudfatouma184 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha-ALLAH toute mes félicitation ma chère alfi mabrouk

  • @naciimomohamad3155
    @naciimomohamad3155 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah keep going asxabta an jeclahy hamblyo xabibti 🥰💃

  • @ilhaanmohamed7129
    @ilhaanmohamed7129 2 ปีที่แล้ว

    Hamblyo hamblyo wlshy and sedigay ubadkhayr qaba alaha idin siyo 🥰

  • @hawaluul655
    @hawaluul655 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waan ku faraxsanahay Masha Allah Hambalyo Hambalyo Abaayo is ilaali Mcnto

  • @sumayaabdulaahisaid4766
    @sumayaabdulaahisaid4766 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ilaahey hanii barakeeyo qarso farxadaaan bublic lama soo dhigee❤

  • @ramlomuhudin9566
    @ramlomuhudin9566 2 ปีที่แล้ว

    Mabruk nabad ilaahy haku ka la kena iyo cafimaad

  • @zahurabdalla8942
    @zahurabdalla8942 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha hambayo Hambayo habo mcn iyo eedo mcn kuso dhowaw duni laga jecel yahay amaal abaayo ilaahey haka dhigo afar indhodo nabada qabo wallahi wan farxay ❤❤💖💖💯💯💋 💋💋💖💖💖💋💋💋

  • @zahrahassan1643
    @zahrahassan1643 2 ปีที่แล้ว +4

    congratulations hooyo iyo aabo Amel iyo seygeede allaha ha I diin xafido😍❤

  • @NASIYAHOUSSEIN9997
    @NASIYAHOUSSEIN9997 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll wx oo kale melaha laguma sameeya sbbto aha wx jira dadka qar in aay hasan mid kale hada aya biloowatahay wll nimcadu illaha ku siiya waa la qarsada lkn wll mr labada wx oo kale haa la imana wll adiga iyo xajiga nimacada illah niidiya qarsad plz

  • @mulkiabdrahman2672
    @mulkiabdrahman2672 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilhey haku adkeeyo🤲🤲🤲🥰

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah illah ha kuu adkeeyo idho abshir ah illah ha isku kiin dusiyo oo caafimad qaba inta aan haysanin illah ha siiyo anagana illah ha noo wada xafido kuwo baariya illah ha nooga dhigo amal iyo aboowe soo dhawaada new family for new dad and mom

  • @naciimacumarofficial3488
    @naciimacumarofficial3488 2 ปีที่แล้ว

    M.a wlhi waan ku farxay arinta il xun idinma aragto❤❤❤❤👸👩‍⚕️

  • @hodanmacalincumar9634
    @hodanmacalincumar9634 2 ปีที่แล้ว +3

    Iso duceya ane in xajigaga kafarxiyo bil waliba wurajeyaa hadana waqtigi buu ilah yelin ina uur yesho

    • @salmociise777
      @salmociise777 2 ปีที่แล้ว

      allh idin siyo ubad qeer qapo abyo🥺🥰

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 2 ปีที่แล้ว

    Ninkii beerta falay ma ogo hanaga gadin. Alxdu lilah in an toban iyo dhowr jir kugursaday alxdu lilah alfa marah wiilkeyga wa iga dheeryahay manta masha Allah

  • @mariamohaofficial4317
    @mariamohaofficial4317 2 ปีที่แล้ว +2

    Hampalyo hampalyo xabiibti and duma ilahey hanoo kiin xifdiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naimagulled2829
    @naimagulled2829 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah hambalyo wlhi waa farxay illaahoow kuu adkey oo awlaad baari ah idinkaga dhig Amiin

  • @nimcoahmedmohamed6521
    @nimcoahmedmohamed6521 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ❤🥰🤰🥰

  • @hooyadasuheyb6920
    @hooyadasuheyb6920 2 ปีที่แล้ว +1

    SAA caato inoqotay kagartay maskiin ilahey hakufududeyo wll qarso qeerka aad heshay taasna kuqeer badan Masha allah

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah congratulations Sister and Dumo Wan dremi Kara farxad ad daremaysan wayo aniba hada Ayan hooyo noqon raba🤰🤰 insha allaah alleh nabad ha ingu wada keeno Awlada wa farxad wlhi intan haysana Rabi ha siiyo awlad bariya

  • @hibocabdirisaaq2208
    @hibocabdirisaaq2208 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a baayo amal and duma alla.hadin dhoowro m.a❤️❤️

  • @sacdiyacabdisalam7761
    @sacdiyacabdisalam7761 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalh Hanbaliyo xappti ilahey hakuu adkeeyo ❤🖤💯

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah ilhy h idin xafido ilhy h idin barakeyo abyo mcn teda kle qarsada dhabt ilhy hku saro wax cfmd qaba oo baari ah insha Allah