HOME TOUR GURIGEENA CUSUB EE DAARUSALAM LAGA DHISAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  2 ปีที่แล้ว +289

    Muqalka waxaa Ku fara yareesatay Ismahan Gacan dahab Kanaalkeeda Ii booqda Kasoo yaabsada
    th-cam.com/video/2pJVDBRoVkc/w-d-xo.html

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 ปีที่แล้ว +652

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋

  • @uzameali5642
    @uzameali5642 2 ปีที่แล้ว +110

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ❤ﷺﷺ

  • @Life_Journey2030
    @Life_Journey2030 2 ปีที่แล้ว +30

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw ❤️❤️

  • @yuunismaxed9172
    @yuunismaxed9172 2 ปีที่แล้ว +64

    Beenta ma aha waa guri fiican Allah ayaan way diisanaya mid kawayn oo kafiican inuu isiiyo❤️🤲

  • @aminacumar2657
    @aminacumar2657 2 ปีที่แล้ว +20

    Guri aduun waxba mahn Allah guryoo janada hanoogu dhisoo yaarb

    • @queensaamiya3225
      @queensaamiya3225 2 ปีที่แล้ว

      @@niikocusub3366 anaa ku sary wllky horay usoco

  • @hanariirash6749
    @hanariirash6749 2 ปีที่แล้ว +33

    MashaAllah Allahuma Barek!!! Walaal Nasra aad baan ugu farxay horumarkaad samaysay. Intaa iyo ka badanba gaadh ❤️❤️❤️

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaashey waa laga fiican in dadka ladhaajiyo qaasatan dadka wadankooda hooyo kusoo laabtay iyo ilmaha qurbaha kudhashay oo raba in afkooda iyo diintooda bartaan. Walaahi waa ceeb ee ka cudurdaaro. Mahadsanid.

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 ปีที่แล้ว +41

    Kusaliya xabiibkena mohamed scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 ปีที่แล้ว +42

    MaashaAllaah tabaarakalaah walaahi guryaha ku yaal dibada ayagoo ka qurxoon. Qaarkood
    Dhulka aan haysano ilaahoow shabaab iyo xaasidka nooga qabo dhulkeena.

  • @naruronalka
    @naruronalka 2 ปีที่แล้ว +76

    Omg😱 Beautiful House🏡 Masha Allah 😘❤
    best Camera Women Gacan dahab💋❤❤👸

  • @talkwithabdi4626
    @talkwithabdi4626 2 ปีที่แล้ว +7

    Well done walashey adoo mahadsan qiimaha guriga abtiga kudhistey isheeg wan rajeynaa inan dhisto Iyo company udhisay?

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 2 ปีที่แล้ว +63

    Masha allah qalbiyeey allaha weyn ee wax kara waxan idinka tuugayaa inuu cafimaad adinkoo qaba waayo badan idinku dhex nooleeyo gurigaan adiga iyo qoyskaagaba😍

    • @nasteexoaa6872
      @nasteexoaa6872 2 ปีที่แล้ว +3

      Ayada malaha abtiged ayaa leh

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 2 ปีที่แล้ว

      @@nasteexoaa6872 caadi waye abtiged soo qoyskeda maahan ina ader

    • @Hnesz
      @Hnesz 2 ปีที่แล้ว +3

      @@naagnool8113 wuxu abtigaa leyahay shaaqo kuma lihid xitaa marti kuma noqon kartid naagtiisa laga yabaa inaay kaa buriso only waxad adiga iibsaday unbaad leedahay meeqa qof oo abtiyaal iyo adeeradood guriyo iyo haanti haystaan oo yagana danyar aan waxba haaysan ah bushaash dagan

    • @nasteexoaa6872
      @nasteexoaa6872 2 ปีที่แล้ว +1

      @@naagnool8113 waxa abtiga waa family lkn adi malihid gabadh kale aa is kaleh kuna raaxaysan

    • @nasteexoaa6872
      @nasteexoaa6872 2 ปีที่แล้ว

      @@Hnesz waa run walee habeen iyo 2 kabadan waaba lagu dhibsanaa

  • @amuun_xoxo
    @amuun_xoxo 2 ปีที่แล้ว +23

    Inshallah waan dhisanaya ana mar dhow adna ilahay haku barakeyo👏

  • @mariamismail993
    @mariamismail993 2 ปีที่แล้ว +27

    ما شاء الله الف مبروووك حبيبتي البيت الجديد 🌺💐🍃☺ مشاريع دار السلام من أفضل المشاريع السكنية في جنوب الصومال انا بتابع أعمالهم من سنوات وتصاميمهم غاية في الجمال ...ما شاء الله الله يباركلك 🍃✍🏾

  • @xubiruun6200
    @xubiruun6200 2 ปีที่แล้ว +1

    War mutleelka banaanka waa isku wada Nooc Xamar iga cuna Mutleelada aduunka la Jaan qaada Guriga waa Qurux Masha allah Lkn Mutleelada Naga Badala

  • @Xananxurmo
    @Xananxurmo 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha allah allaha kubarakeyo wuu qurux badanyahay inta dagantihin kheyr badan allaha idin kusiiyo ducada ku aqri اعو بكلمات الله تامات من شر ما خلق

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว +66

    Masha Allah beautiful house 🏠 nasra keep going sister 🥰✊

    • @drakeshadow435
      @drakeshadow435 2 ปีที่แล้ว

      HoydA wa*** Ninka SharAftA HakA DiliLn Ee MagAcaaga ku quro

    • @yoonisomarali7446
      @yoonisomarali7446 ปีที่แล้ว

      🅆🄰🅁🅈🄰🄰 🄸🅂🄾 🅀🄰🅆🄾

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 2 ปีที่แล้ว +5

    Laakin caadimiyaa Tuunjiga iyo saxanka qubeysta sidaas isugu dhow inlakala durjiyo kufiicneed gees iyo gees lakalageeyo 🥰🥰🥰🥰

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Allaha u barakeeyo Ani iyo inta ila midkahna Allaha na siyo risaq wasaca on ku gadano guri qurux badan adun iyo akhiiro qurux badan Allaha na wada siyo dhamantenba ❤️🤲

  • @queenyasmiin6580
    @queenyasmiin6580 2 ปีที่แล้ว +49

    Mashallah it is dream house inshallah some day you will buy like this house keep going my sister

    • @xubisicid7340
      @xubisicid7340 2 ปีที่แล้ว +1

      M.aHambaliyo hambaliyo ❤🥰

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 2 หลายเดือนก่อน

    Hal cilad u leyahay wa mesha qubeyska iyo fadhiga musqusha o hoosta layska galiyay inta kake masha alaah qurux alaha u barakeeyo

  • @luulacadeey3131
    @luulacadeey3131 2 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah beautiful house guri aduunyo wale wu yahay allaahuma baarik laakin nasrooy wa lagu ogyahay in adiga dhisate lacala ma cabsane in millionaire ad noqotay in lagu ogadaad diidantahay 😅intaasna wa kaftan 🙌

  • @hamdiali6199
    @hamdiali6199 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaraka raxmaan rabbi haidiin barakeyo farxad ugu noolada ❤️❤️❤️🌿🌹🌹🌹🌿🌺🌺🌺🌿🌻🌻🌻🌿🏵️🏵️🏵️🌿🌷🌷🌷🌿💐💐💐🌿🥀🥀🥀🌷❤️❤️❤️🌿🌹🌹🌹🌿🌿

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว +36

    Aamiin allah u barakeeyo adna allah ku sahlo ana allah ii barakeeyo wan heysta guri qurux badan xaajiga allah iidhoro

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin yarabi

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 ปีที่แล้ว

      Allah kubarakeyo abayo

  • @simanahmed4523
    @simanahmed4523 2 ปีที่แล้ว +10

    ماشاء الله تبارك الله 💓الله يبارك فيك
    { رَبِّ أَنْزِلْنِي مُنْزَلًا مُبَارَكًا وَأَنْتَ خَيْرُ الْمُنْزِلِينَ🤲)

  • @hadiyayasin4885
    @hadiyayasin4885 2 ปีที่แล้ว +195

    اللهم إني أسألك خير منزل وأنت خير المنزلين 🤲🤲🤲🤲

    • @siraajasalim1074
      @siraajasalim1074 2 ปีที่แล้ว +2

      اللهم آآآمين يارب العالمين

    • @caanogeel3705
      @caanogeel3705 2 ปีที่แล้ว +2

      آمين

    • @caaqilaxmed859
      @caaqilaxmed859 2 ปีที่แล้ว +1

      اللهم امين يا رب العالمين 🤲🤲

    • @razaanabdullahi6906
      @razaanabdullahi6906 2 ปีที่แล้ว

      Allahuma ameen

    • @Dhigow
      @Dhigow 2 ปีที่แล้ว

      Aaaaamin yaa alh quruxy

  • @kiinhalane1727
    @kiinhalane1727 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulay Manshaalaj Allah qaali and ayaan ku raadinayaa gabar walaasha ah ayaan ahay guulayso kusco wannaga qaali xamer ma.ma.googta waan image inshallah November inshaalh

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 ปีที่แล้ว +7

    MaashaAllaah tabaarakalaah abaayo abti illaahey ha ubarakeeyo cimri uu ku qaataana illaahey ha gaarsiiyo. Abaayo adna waad gaari waxaan waa aduunyo. Ku dadaal marka hore saad dhulka ku gadan lahayd hadaadan gadan. Dhismahana markaad udhiibtid shirkad waa khaali adi markaad tartiib udhisatid ood (disign) kaaga keensatid way kaaga yaraan. Mideeda kale maantey waxaa lahelaa markaad heshid gacanta shaqaalaha bakhaar baad laheshiinee oo bishiiba wixii kaa go'a aad siinee. Laakiin shardi waxaa ah inaadan bangigoo kale waxey saaranayaan sidii, Wadamadaan gaalada (interest) oo ah ribo taasoo illaahey naga xaaraantimeeyay. Soomaaliyana waan maqlay anigaaba. Bangiyada ku yaal Xamar mid kamid ah arkey. Dhul kuu gadi wax ku saaran. InshaAllaah iska jir. 2ba qoloo xalaal aad ku dhistid baa kaaga fiican. Daar qurux badan oo maal xaaaraana lagu dhisay. Aduunyadu waaمتاع القرور

    • @zamzamguudow5261
      @zamzamguudow5261 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah saa walasha qeyrka ula jeceshahy allaha kuula jeclado

  • @hodoyusuf6780
    @hodoyusuf6780 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allh nasro abtidoon qof kartileh ka hufan iswaynaan ilove you nasra

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 2 ปีที่แล้ว +17

    ماشاء الله تبارك الله حفظ الله اختي الكريمة ❤❤❤❤❤❤❤waa kabaxsatay jilitanka say walaahi

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah igu so biir 🤝

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว +1

    Nice. Afsomali fiican

  • @zahralulu2083
    @zahralulu2083 2 ปีที่แล้ว +2

    Nasrooow somalia ayaan usoo socdaaye qol iiga diyaari iyaah ♥️♥️

  • @MalaKasay-oe7rb
    @MalaKasay-oe7rb 3 หลายเดือนก่อน

    ILaah Anagapa Wa Nasiin Karaa Kan CmL & Kasii Wanagsan
    Insha allah
    Adna Allaha Ku Barakeeyo Gurigaada Cusub
    Inkasto Aad Noo Faanaysid

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 2 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah it's nice and beautiful
    hambalyo hambalyo hambalyo walal
    u using say Wallahi 😂😂😂

  • @ibrahimegal7186
    @ibrahimegal7186 2 ปีที่แล้ว +56

    the house needs to be introduced with more natural lights to create a sustainable environment and reduce electrical consumption when designing a house like this taking into account energy consumption is critical

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 ปีที่แล้ว +1

      More light means more heat and air conditioning usage

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 ปีที่แล้ว +1

      @@theancientsancients1769 yes to have sunshine is needed for health-wise, nowadays poeple are not understand that

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 2 ปีที่แล้ว +1

      I'm agree with you

    • @sharafali3992
      @sharafali3992 2 ปีที่แล้ว

      Absolutely true!👌🏼

  • @sahraabubaker1579
    @sahraabubaker1579 2 ปีที่แล้ว +28

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Nasra qurux afsomaligaga waan ka helay looool😇🥰

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah igu so biir 💎

  • @safarsahan8126
    @safarsahan8126 2 ปีที่แล้ว

    Walasheen 2 xayasiin eey sameesay . Xayasiin Nafteeda ah iyo mid guriga ku saabsan . Masha allah.

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 ปีที่แล้ว +39

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world

  • @ayanahmed1233
    @ayanahmed1233 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabaraka allah ♥️ gurigaa kitchen cupboard and mutuleelka jaalaha iam not sure

  • @nafisomacalin6285
    @nafisomacalin6285 2 ปีที่แล้ว +43

    Masha Allah sister keep going 🥰

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 2 ปีที่แล้ว +2

    8:24 jikada madow inay ahaato ku ficnewd iyo darbiga oo cadaan isku so bixi lahaa iyo filjeerka iyo cookerka oo silver ah iyo mesha alaabta lagu dhaqo oo silver ah wlhi qurux kuso bixilahaa yaa ila jecel sidaas

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah aamin abaayo
    Nara gacantaada iyo maskaxdaada allaha kuu barakeeyo abaayo sidagan oo aad moodo inaan dhexjoogo baad nooguduubtay runtii hal imadhaafin abaayo macalimad baad kufiicanthye baayo noqo fadlan maashaa allaah

  • @mohamedabdirahmanmohamud4136
    @mohamedabdirahmanmohamud4136 2 ปีที่แล้ว

    Sidoo kale waxaa kaadhiman
    1) Fire 🔥 System
    2) CCTV Canera
    3) Alarms or Alert 🚨
    4) Database inaad usamaysid dadka gurigaaga soo dagaayo waa hadii aad kirayn rabtid
    Iyo waxyaalo kaloo badan wllo

  • @janogasho2474
    @janogasho2474 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha.allaah hambalyo lakiin.midunbaan kugudaraya qofkaloo kahadlaayana waan arkaayey balakoonku waa qater gidaaakiisu aadbuu ugaabanyhy meelaha banbanaan ilmuhu wuuka dhicikeraa huuno inad dib u egtaanbaa wanaagsan kahortaggu wuufiicanyhy.

    • @mogadishutime7725
      @mogadishutime7725 2 ปีที่แล้ว

      Weli shaqo ayaa ka socoto Talye birihii waxa dhiman qofka markuu istaago uu qabsan lahaa iyo muyaaradaha hoose shaqada wey socotaa

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 2 ปีที่แล้ว

    Aduuna daartaas kajoog akhirana jano kajoog qof nasiibleh baa hela rabiyoow inoo kas🤲🤲🤲

  • @zaro3938
    @zaro3938 2 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah that's a beautiful home❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 3 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah. It's a beautiful house 🏠. Are you renting this house 🏠?

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus 2 ปีที่แล้ว +15

    Asc abaayo Maasha Allah tabarakallah may Allah swt bless your new house BTW we bought a land there also can you please let me know the people who build it the house inshaa Allah

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaah qurux waxaan aad u jeclahay guri jiko weynleh jikada miiska dhexda ku sameysan waxaa la dhahaa breakfast bar

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +17

    Maashaa’allaah allaah hau barakeeyo abti gurigiisa waa gurigaaga Gurigaagana waa gurigiisa inshaa’allaah Xidigta xamar nasriina cadeey adigane maalinkaaga waad gari doontaa 💝

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah igu so biir 💎

  • @dekahamud7648
    @dekahamud7648 2 ปีที่แล้ว

    Nsra adigane sidokle Allah kubarakeyo abti wixisa waxaga lee wye abti wa hoyo nas la aan ah dhaman fmly abti waxa leyahay nabad iyo cafimad ku joga gurigiina cusub

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +7

    Manshallah 😍 tabarakalah ❤ Alxamdulilah nasro qurux alah u barakeyo Abtiga mcn ❣✌

  • @susu-gf9cs
    @susu-gf9cs 2 ปีที่แล้ว

    Nasro abyo lcgta guriga ku baxday iyo booska inta lgu gaday inoo so sheeg thanks ❤

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah tabaaraka allah allah ha ubarakeeyo abti mcn gurigiisa insha allah adna hellee

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 2 ปีที่แล้ว +13

    MashaAllaah ilahey guri kheyr qabo Abti ha oga dhigo amiin🥰🥰🥰

  • @CabdiCabdullahi-vc5xs
    @CabdiCabdullahi-vc5xs 3 หลายเดือนก่อน

    M,a you are my teacher ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hamdiharago6664
    @hamdiharago6664 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha alh abyo Alle hakuu Barkeeyo Anigana ha isiiyo kanoo kale💕🤲

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu barakeeyo anne guri sidaan kasii qurux badan waan jelhy hamigeyga waa ye allaha qanigaa ha isiiiyo aamiin yaa rabi aamiin iidhaha intii aragta in.a

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA 2 ปีที่แล้ว +15

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂..

  • @simannuura4194
    @simannuura4194 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh nasra mar maa say wallahi so ahan jirtay Mashallah tabakallah allah idin barakeyo

  • @queenaishakaifgacal2656
    @queenaishakaifgacal2656 2 ปีที่แล้ว +31

    the part of say wlhi is killed me😭😂😂😂😂😂

    • @zakinhozk8566
      @zakinhozk8566 2 ปีที่แล้ว +3

      waa sida u hadli doono when
      go to USA😂😂😂

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 2 ปีที่แล้ว

      @@zakinhozk8566 hadda bilow hee adoo diyaarsan cml aa aadidee.

    • @queenaishakaifgacal2656
      @queenaishakaifgacal2656 2 ปีที่แล้ว

      @@zakinhozk8566 😂😂😂😂😭ha isoo marin adoo martiyaa markaas

    • @najmaabukar4381
      @najmaabukar4381 2 ปีที่แล้ว

      She was very funny at the beginning I was like 🤣🤣🤣 come on girl.
      My Somali is worsened someone else's 🤣🤣😅🤣🤣like her but her Somali is perfect 👌 🥰🥰

  • @Movies.military
    @Movies.military 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah waa guri qurux badan illahy mid barakeysan haka yeelo

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 2 ปีที่แล้ว +10

    ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك ❤️💖🌹الله يبارك فيك

  • @safiyaabdi
    @safiyaabdi ปีที่แล้ว +2

    Can we know the price please 😀?

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ilaahow kuu barakee anagana nasii Ameen 😍

  • @mupazhirafi2296
    @mupazhirafi2296 2 ปีที่แล้ว +2

    muqalkii u horeyay ilaa manta muqalkeda kama tagin wakhtigayga ayaan ku bixiyaa horey usoco manal hoyaded 🥰ficanan lahayda tageradan ku ahay inaad ii ogtahay

  • @aydrousshuceyb1998
    @aydrousshuceyb1998 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah illhey ha u barakeeyo anagana Allah inoo sahalo wllo guulayso🥰🔥

  • @faaizomursal4558
    @faaizomursal4558 2 ปีที่แล้ว +1

    Msh AllaH xbbti ilhy hku dhawro❤️👸

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji3898 2 ปีที่แล้ว +18

    Manshallah beautiful house keep going abaayo mcn ❤😍

    • @safioibrahim6168
      @safioibrahim6168 2 ปีที่แล้ว

      Maasha allaah allaha u barakeeyo ebid

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah qofka fadhiga multicolore light 💡 kabadal natural kadhig

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame 2 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah congratulations 👏🎉

  • @badriyamohamed913
    @badriyamohamed913 3 หลายเดือนก่อน

    Woow qishkaan caml ban u dhisan doona mahadsanid Xbbt nasra ❤

  • @bellabeauty997
    @bellabeauty997 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin illaaah haubarakeeyo

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Nasro qaali fuuney

  • @aishacayush3625
    @aishacayush3625 2 ปีที่แล้ว +7

    Unaka wahaa kuleedahy wlaseena io zxipteena Naga weeeyn congratulations 👏♥😂

  • @fatimasheikhhassan9488
    @fatimasheikhhassan9488 2 ปีที่แล้ว

    Keep going nasraay waxaa tabay gabar hooyaded garab taagan alle hakuudayo

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabaarika raxmaan illahey haubarakeeyo abti mcn adna waad dhisaneysaa Insha allah ♥️

  • @hassanahmedabdi3942
    @hassanahmedabdi3942 2 ปีที่แล้ว

    Nasro abtidoon suuro caadi ma ahan Allah hakuxifdiyo

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 2 ปีที่แล้ว +4

    You are so funny xppti ..maaasha'allah allah idin barakeeyo guriga 💯💋❤👸👸

  • @UsaameAadan-k4e
    @UsaameAadan-k4e 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @nabiilsaid7485
    @nabiilsaid7485 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa guri aad u Qurux badan lakiin waa guri ADUUN 🏠

  • @oubahtube8959
    @oubahtube8959 2 ปีที่แล้ว +1

    مشاء اللة

  • @barakachannel496
    @barakachannel496 2 ปีที่แล้ว +14

    Manshallah lovely home 💕🎉

  • @cabdixakiimdaahir1051
    @cabdixakiimdaahir1051 2 ปีที่แล้ว

    Illahow ubarakee gabadhaan mid ay kudagto oo laga cayuumin uga dhig ani ne isiii mid lamid ah yaaa rabiii وَقُل رَّبِّ أَنزِلْنِى مُنزَلًا مُّبَارَكًا وَأَنتَ خَيْرُ ٱلْمُنزِلِينَ

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +24

    Congratulations abaayo masha Allah 💙💙💙💙💙

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว

    Darasalam waa xagee.. Muqdisho miyaa mise koley waa somaliya Darasalam awal ma sudan bay ahayd.. Waaaaaw ♥️ waa qurux 🌹qiimaha maad sheegin

  • @anushaqurux8116
    @anushaqurux8116 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah❤️

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha alla hambalyo Nasra guri khar lay alla ugadhigo mahadsanid huuno mcn nasra Abtidon

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 2 ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah wllo ❤ 💖 💓 💕 💙

  • @qaasim.moh.2015
    @qaasim.moh.2015 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah...
    Allah Haku Za,idyo

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah keep going Nasra Abtidoon 🥰 ❤

  • @ayeshamohamud6964
    @ayeshamohamud6964 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi. xbbtii adne waa ku rajeyna. iyo ani xitah igu dar

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah tabarakallah Barakallah 🥰

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allha runtii waa guri aad u qurxoon
    Alle haydiin barakeeyo

  • @Soodhawowsamia
    @Soodhawowsamia 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah tabarakallah! dream home oo qurux dhaafay! 🥰🔥🔥🔥

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah Tabarakalah Allaha ku barakeyo gurigada abayo Walahi waa ika qoslisay dad badan oo san u hadlayan ayan u diraaa kkkkkk

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah igu so biir 🤝

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alle ha u Barkeyo guriga Cusuba Abti

  • @qaalidumar9605
    @qaalidumar9605 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah illahay ha u barakeeeyo 🥰❤️