aabe eedo ka dambeyso wa aqana dhaqan kiisa wlhi aydo maalin walbo marka dugsiga ka imado I dileyso i bursaneyso sida nag faceda o habenki marko imado dhihi jiray gabadhan guriga ugu guura oo xaaske iga dhibtay Maantana woxo alle qadaray hadalka dhahno ine hadal so kor Sarin ilen wala weynade wlhi kuma cafiyo sa iso gashay😥
Allow edo hana badin hoyadey bah aya kaweyn laba guri oo isku dhagan ayn dagnen intan ka arge mey fcnen Alx hoyadey aya no nool iyada naso korise Abahey anago yaryar ayu dhinte Alx hoyadey mcn aya nakuso tir iyo tacab beshe her manta ayn jognana iyada noso garsise Alx
Somali waxey ku mahmadey abaha oo hoyada qawiin waa aderka aniga ayaa so arkey abowe Mohamed Amiin wan ku daremaya ilahey hoyoyinkenna janaada ha nagu kulmiyo
Subxanallah agoonta waa qatar oo inshoda wa xun thy maskin aabasha wa ine kor u firinyan hadi ay gursada nag kle uqubada, dulmiga iyo wixi la hamama xasbullah wanimca wakiil 😢😢😢😢 side u rabta in ay caruurtada ay ku helan nolow fican
Ax aaqiro maxaa war yaalaa dadka sidii la rabo waa laka yeestay lkn agoon oo masakiin eh inaa saas dan u gashid meel aad ka galeyso ma leh wlh aduun iyo aaqiro ma liibaneysid deh agoominta inaa saa rabto ka jeelado waa wax xun aabahaan neh oo ciyalkiis saas u so fiirineenin wlh war ayaa sugaayo 😢😢😢😢 horta qalbigey uma adkeysan karo qisadaan waayo ani ma jecli xadaa qof i naceb inaa wax xun ku sameeyo waan u damqadaa ka so qaad qof wax kuku sameynin sidaan uku naxariisan lahaa wlh dadka qaar wexee ilowaan inaa aaqiro lo socdo oona lis xisaabin doono maalintaas neh istus tus iyo qof ku amaano ee wax ku dareynin oo camalkaada iyo ficilka aad sameysey lukuku xisabaayo wlh waa aduun biri neh waa aaqiro yaa Rab yaa Allah yaa Rahiim ilaheyow naxariista hanaka qaadin oo adinkeena iyo afkeena aa laka amaan helaa🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😞😞
aabe eedo ka dambeyso wa aqana dhaqan kiisa wlhi aydo maalin walbo marka dugsiga ka imado I dileyso i bursaneyso sida nag faceda o habenki marko imado dhihi jiray gabadhan guriga ugu guura oo xaaske iga dhibtay
Maantana woxo alle qadaray hadalka dhahno ine hadal so kor Sarin ilen wala weynade wlhi kuma cafiyo sa iso gashay😥
😂😂
Xijaaaabka,soo xera haaaay asaga kuuu qeyr badan
Ya Allah 😢😥😢😢 why?? How many today are in the same situation of Muhammad Amiin? 😢 SubhanAllah.
سبحان الله الحمد لله الله كريم الله كريم
Wlhi waan ooyey waa naxay xasid sanaa xasid sanaa tas eedo mhn 😥😥😥🤲🤲🤲
Farxiyo abayo wlhi waan ohyey Alaa dadka qaar araxan daranaaa😭😭😭
Masha Allah🤲🤲💯💯❤❤🙏🙏 Jazakallah qeer💯🥰
Masha Allah wacaruur isko risa
Habo farxiyo illhy dartii kuu jclhy insha allah xmr mrkn imdo wxn jclahy inaan kula kulmo🥰
😢😢😢😢😢sori. Farxiyo. Aa calool xanuun. Iyo. Dulmi😢😢😢😢
qisoyinka aad tabineyso aadban u jacalahay thnkz abyo
Subxanalah qofki ilmo yar oo yatin bahdilo aqiro inta lagarin aya aduunka loga jaraa kuwa ay dalen ayay isha kudacda oo hodow malaa yacni kanocda
qofki yatin hayow iska ilaaliya haqoda
Wcs wil iyo gabar dhibatada guriga gabar ku ron wllhi
Masharaaf maxa ladaha aby
Mansha Allah ❤️ quruxey
❤❤اللهم صل وسلم علي نبينا محمد ﷺ
Calosha aya i xanuntay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilahayow.sohadee.haweenka.dalimiintaa😈😡habeen.wacan🎉🎉🎉🎁🏆
Masha Allah sister ❤
Ilhey amarkii sheeko eedo arxan daran maba dhagaysan karo tan ku xigta iska sugyaa ani …… manaishoyinka meshaan igula xiran waad salmntihiin✋🏻❤️
Aniga hata runti ilmo ladhiwatenayo ma maqli karo
Labo qiso isku xigta ilmo kibirku koray ee aado miskina helay iyo ilmo abahod dayacay ee eedo ciqaabty yaa alllah eedo necbiyaaa illow haigeyn hada waa kakoree ilmaheygana haugeyn
Masha allh xbbti
Subxaana allah naxariis daranaa ruuxa dumara .aabuhu se ahbalsanaa
Subxaana allaah illaahayoow taas oo kale gacanta ilmo muslin ha u galin wallaahi farxiyo waa calool xumo iyo qaracan sheekadaan
Allow edo hana badin hoyadey bah aya kaweyn laba guri oo isku dhagan ayn dagnen intan ka arge mey fcnen Alx hoyadey aya no nool iyada naso korise Abahey anago yaryar ayu dhinte Alx hoyadey mcn aya nakuso tir iyo tacab beshe her manta ayn jognana iyada noso garsise Alx
Intaa qiso dhegeysaaye tanoo kale ma arag🥺alla ilaahow eedo Hana badin🥺🤲😭 hooyo mcn ilaahey igama kaa qaado
Aamiin🤲
Subxanalah waa sheeko xanuun badan 😢😢😢😢
Walhi nolsh cml wan soomareye wan daremikaraa😢😢😢😭😭😭
Subhanallah 😢😢😢 very sad Wallahi
alaah farxiyo abaayo walaahi aad baan u calool xumaaday Ilaahay xagee bay ka gali doontaa ilmahaas cuqubadaas ay ka galaysaa 😢😢😢😢😢😢😢
Somali waxey ku mahmadey abaha oo hoyada qawiin waa aderka aniga ayaa so arkey abowe Mohamed Amiin wan ku daremaya ilahey hoyoyinkenna janaada ha nagu kulmiyo
Subhanallah
So sad story walaahi aad baan uga xumaadey wayna i taabatey
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Wcs wr wb waan dhawahy abyo
Subxaana Alaah wardumaroow ilaahkabaqa
It’s sad story subhanaalah 😢
Really walhi
Fidno oodhan waa aabahood sub xaa nallah allaahu akbar
Alla nebciyaa naag ilma la jooga wax kala yeelkeede hunguri kaga cawdaan
Rajo iyo aabo xun oo naagtiisa kugu fiirsanayso geeri baa dhaanta😭😭😭😭
Wlhi waa xanuun qisadan Waa ay iga ilmeysiisey. Yaarabiii ubad kastoo walidkuda dhintay ama dayacen raboow u kalmey 😥😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ax ax ax wallaahi waa sheeko xanuuun badan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxanallah agoonta waa qatar oo inshoda wa xun thy maskin aabasha wa ine kor u firinyan hadi ay gursada nag kle uqubada, dulmiga iyo wixi la hamama xasbullah wanimca wakiil 😢😢😢😢 side u rabta in ay caruurtada ay ku helan nolow fican
Wlh inta dhagysanye wa oynaye dadka qar naxariis darana xita hda san umaleynayo ma dawan lahyn Allaha unaxaristo Hooyo mcn dhman hooyo yinka geriyotay Hooyo laanted nolol majirto 😭😭😭😭😭😭😭
Caloosha inaaleallh waainaa ilaahi raajicuun xasbuna allh EDO CADAABTA ALLH HAKUFOGIIYO
walahi sheeka eedo ku saabsan aad ayey ii damqinee war haweenow ilahey kabaqa ilmaha yaryarka ka ah ilahey uga xishooda
calol xumo waa walai
Subxaanallaah Subxaanallaah allow cadow gacanta ha noo galin
Habo mcnto wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka dhigo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Keep going xabibti
warhooy darisow ilmaha nagaha anay sharing ka warqabay xaqa daris nimo gutay adinkoo isqarinayo wax tar ubadkin iyo gurigiin ku bulaali
Subxaan Allah
Wcs Abaayo Masha Allaah ❤❤❤
Ax sorry maxamed amiin wlhi wan ka xumadey 😢😢😢😢😢😢😢😢
Walaahiwaan ooyay
Ilahow waan ku baryayaa yaanan qof baniAdam ah oo Abuuratay oo aad ibaday dulmin
Ilahow hana tusin waxna dulmiya iyo waxan dulmino
Xazbunallaahu wanicmalwakil 😢😭
ana uu horeyo farxiyo cadey wcs
Waaw caqa qurux ayaaney xijabka wlhi
Waaqisa xanuun badan laakiin qofkala dulmiyo ayaalamutaa
Subxanallah😢😢😢😢😢😢
Asc❣️👍
Ax aaqiro maxaa war yaalaa dadka sidii la rabo waa laka yeestay lkn agoon oo masakiin eh inaa saas dan u gashid meel aad ka galeyso ma leh wlh aduun iyo aaqiro ma liibaneysid deh agoominta inaa saa rabto ka jeelado waa wax xun aabahaan neh oo ciyalkiis saas u so fiirineenin wlh war ayaa sugaayo 😢😢😢😢 horta qalbigey uma adkeysan karo qisadaan waayo ani ma jecli xadaa qof i naceb inaa wax xun ku sameeyo waan u damqadaa ka so qaad qof wax kuku sameynin sidaan uku naxariisan lahaa wlh dadka qaar wexee ilowaan inaa aaqiro lo socdo oona lis xisaabin doono maalintaas neh istus tus iyo qof ku amaano ee wax ku dareynin oo camalkaada iyo ficilka aad sameysey lukuku xisabaayo wlh waa aduun biri neh waa aaqiro yaa Rab yaa Allah yaa Rahiim ilaheyow naxariista hanaka qaadin oo adinkeena iyo afkeena aa laka amaan helaa🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😞😞
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo
asc wllo farxiya iyo asaxabta wllo waan xanun sanahay iso duceya inu ilahay i cafiyo wllo ducada hayga xastina
Dadkani araxan darana ilahay many kabaqanayn.
Wsc
M.a farhiya abayey..wlx mawa sugi kari shegadha 🥺wa farha marka arko new video sodegto.❤
Guulayso abaayo
Hooyo😭😭😭💔💔👍
Waa wax laga Xumaado 🥲💔
Wan oyay😭😭😭
Abihi dhalay igu daran wlhi ilin iga timid
Sheegtadan waan dhegysa kari wayey ilmo darteed wan qalbi jilicsanahy
Hbo farxiyo dada aaminsan inee soo alufato waa isku dagalnaa
😢walhi ilinta wan ceshan wye lkn waxkasto wa qadar 😭
WCS WR WB ABAAYO WAA RUUNTA HOREEY UU SOCOO
Abo yaasha qaar waa doqomo
Maasha alaahu farxiyo tawakal aadbaan kuu jeclahay maasha alaahu
Aabe abeesa kurugtay
❤️❤️❤️❤️❤️m.a keep going my sister 🥰🥰
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Gabar hooyo la aheen ceeb kasta lee dahay wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxanallah🤲😭💔😥
Ilaahow eedo hanoo baahinin
Asc abyo farxiyo cadey
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Hooyo
Ilaahkabaqa
Subhnallah 😭😭😭
3:27
Alx
Subxaanallah 😭😭😭😭😭😭
Xanuun 😭
Walaahay Waan sugi la ahay intaan ka maqlayo naagtaas maasiibada ku dhici doonta kolay way kudhacaase qof ilmo yar saqiir ah oo soo mutay sidaas u gelaya. Walaahay caloosha iyo indhahaba waan ka ooyey ilaahow naxariista hanaga qaadin. Aabayaasha somaliyeed intooda badan waa qayru masuul. Aad baan u necbahay dadka caruurta dhibaateeye.
Wllo
Hbo mcn nolow🥰
😢😢😢
Soubahnallah 😭😭😭😭😢😢😢
Wcs
Abayo farxiyo walahi qisadan wala oyay abayo
Very sad😭😭😭
Sister is so sad😭😭😭