Yaa xasuusta shekadii hibo gabadhii hooyo la,aan ta so korty ee lagu casuumy aroos ka ninkeeda ka dibna waalaty qofkii xasuusta legend soo jabaa tahy ❤
اللهم صلي على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد
M.a. golden voice farxiya tawakal 👪 family frxiya asxaabta cusub baan kamid ahey jcyl aankuu qabo dadka sheekooyinkaaaga soo qaata reply intaan ugalay baa dhahaa war waa farxiya twakal family kala socda youtpka maaxaa idin dhibay waxan bilaway daawashadaada qisadii xaawo 😂marka dhaheysey habar yar waa areebi sar lama dajin karo wlhi farxiya so funny ❤😂😂😂😂
Dumarow waa iga dar daran niin malinka aad guursato. Waxkasto ninkaas ka filo haba is racin hadow kuu Wanag sanado alx hadi kale is jir qalbiga ilashoo ogaw cudur hadow kugu dhaco wakugu kaliga hadow hadad walato wakugu kaliga mark caruurtada iyo naftada family ga da ha ilabin noloshaada ayar taagso gabarey hadi denbi laga galo adina denbi haku darin ilahey barii oo isku xiir Alaha kaa badan alx ani ahaan waxkasto oo dhaca waan uu toog haya wayo aduun ka waxa ka dhacaya aya yaab igu dilay
Yaa xasuusta shekadii hibo gabadhii hooyo la,aan ta so korty ee lagu casuumy aroos ka ninkeeda ka dibna waalaty qofkii xasuusta legend soo jabaa tahy ❤
Shekadii Hibo ayaba ikusodacdee
Haa wan xasustaaa
😂
Haa anaa xusuusta oo aabehed & ayeeyaded so korshren
Haa waa xasuustaa walhi
Team maseyr jecel is muujiya😂😂😂😊
Xiisa Gooni ah leyihiin shekooyinkaas😂
Shekoyinkan cml wan jeclahay lkn shekoyinka sixirka kahadlayo ama ilmo yar la silcinayo ad ugu xanunsadan samen wen igu yeshan majecli
Wana kanaa qali😂😊😅
Waaaw
@@shukrisharaf1358iskumif nahay ilmaha la dhibatenaya ama sxirk😊
Qiyaano ma fiicno xaaskaaga inaa saa u kashid wax wanaagsan ma ah lkn rageen way ku badanyihiin saas
Suheyla iy salam igu salan sugeyla magacas wlhi waan jeclaa❤❤❤
Dadka maxaa kaqaldan waaba yaabe qiyaama badanaa dadkeena subxaanallah waxaa laleeyahay wadanka maa dego waa wada qaa imeen inbadan oo kamida laa xawla walaa quwata ilaa billah
Farxiyo hbo illh ha ino ka xifdiyo youtube inta bdn darta uso galaa❤❤❤
farxiya caawa waad shidantahay masha allaah
farxiyo cdey wan ku salame abyo
Wallahi dadka waa xasidiin. Ilahay na ka ma cabsanayaan😢😢😢😢. iisha qali miyaanay ka cabsaneeyn???
اللهم صلي على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Aamiin
❤❤❤❤ aaanaa uhoreyooo tem minwen is muujuyaa
Diyaar
Naag ayada lee isku cadaw ah subxaanallah subxaanallah carawsanaa
bisinka dumashida xasisanaa bal maxey walalkeda xaas iyo ilmo ayuba leyahe nag sxbteda ugu dareysa ar dumarkan iyagaba cadow isku ah yahu.
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
Mahadsanid.
Subxaana allah qayaano badnaa arfaarxow goormee qayaanada dhamaanee😢😢😢 inkaartii nabi nuux ayaa idin heysato wllhi said uga naxay anaaba isku maleynaayey madaxaa ikala dhacay 😭😓😰😥😢
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah abyo
farxiyo markan cml ciil igudisha hal hben farta amekga dhace qeybta labad😂
Kkk ma ila aragty 😂
@@sumayazuzu5486 haaa🤣
Aniga shalay arkay comintaiga aqisatay ma dawanin hada aya dawanay 2qebta wa isugeysa isla cawa 3 sackdib 3 dhageysana😂
@@halimajeylani9243 haigu raaxesan walaley🤣
Intey k dhameyneyso iska sug😂
Raga qar nacas waye afar ilahey ku baneyay lkn xaskaga wen wala ixtirama mayaqanan
❤
❤😂🎉😢😮😅😅
Asc abayo farxiyo cadeey mashallah Mashallah Allah h ku xafido amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Aniiga waxan layaba dumarka why caadaw isku yihin baal dumashiaya iyaaguba in siidas loogola maysan raabin laahen very sad😢
Waa waxa bila caqliya
yaab.aduun..wallah.habeenwanagsan.dhamaan.team.farxiya❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Wngsan oo wcn ❤
wn ku salamay habo farxiyo qurux badan
Sorry qaali laakiin waxan dumaashida cadow sanaa 🥺🥺🥺🙄🙄🙄
Alle haku barakeeyo hppti ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
waaku salaamay farxiya cadey😊 maxaa nogu jartay meel fiican ey mareysi
M.a. golden voice farxiya tawakal 👪 family frxiya asxaabta cusub baan kamid ahey jcyl aankuu qabo dadka sheekooyinkaaaga soo qaata reply intaan ugalay baa dhahaa war waa farxiya twakal family kala socda youtpka maaxaa idin dhibay waxan bilaway daawashadaada qisadii xaawo 😂marka dhaheysey habar yar waa areebi sar lama dajin karo wlhi farxiya so funny
❤😂😂😂😂
Mahadsanid habo so dhawaaw qaali
Abaayo macan Hort ma ila aragtey yaab aduun ahaa
@@farxiyotawakalfamily2926tnx habo farxiya ❤😊😍🥰🥰🥰😇
Tiim farxiyo sidee tihiin ❤❤❤
Walafya wlshey alx sethy adiga nee💖
Alxm wa la fcnyhy adn iska wrn
Wcs farxiyo cadey ❤❤❤❤❤
Iso boqda asxabta abayo ama habo farxiyo
Farxiyo cadey❤❤❤❤
Salama Caleykum farxiyo ❤❤❤❤
Asc💙💙💙💙
Wcs bowe
Wcs
Wcs
Wcs❤
Meel macaan leee mala fiirsataaa farxiyooy
Walhi waxnuun😂😂😂
Wcs wan kusalaamay farxiyo caday😂😂😂
Habeenwanagsan.team.farxiya ragii.soomalida.wayqafifeen😘😍💓❤💛💚💙
Wcs habr yer farxiyo ❤❤
Wcs abaayo Mcnto M.a❤ Farxiyo Codkaaga Wuu Mcn yahay❤❤❤
Aduno dumashi ayaa ugu necbanahay balayo Alla ha ku ridee
Cawa Ana u horeyo😂❤
Qeebta kale aaway wll 😮😢
Alla dadku xaasidsanaa xataa haday ninka u guurinayaan maxay gabadha uugu casumeen arooska asaguse haduu nin fiican ahaa mui dhaho abaayo waan guursanayaa
🎉🎉
Abaayo niin niyadada uga baaq marow ku murjiyoyaba waakii kaa ohiya
@@sacdiyaomar4726 kkkk sax nin somali amin maba leh wax walba waa laga fishaa markaas haday arin timaado dhib weyn kuma gaarayo oo waa wax Aad filaysay
😢😢😢❤
Montag ❤❤namaste ❤❤❤🎉🎉🎉
Teym frxiya ❤❤
Walhi wa yab binaadanka wa dacif wanaga xuman ayey kubadalan
Mahadsanid farxiya ❤🎉team school 😅beri gabay aan ka bixi rabo aan aqrinayaa salaama👋❤
M.a❤😊
😮😮😮 alla ba'ay
😂😂,
Wcs
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯❤️🥰🌹👸🎁👑🫂
Wcl sister farxiyo ❤
Ala dumarku cadaw sanaa naftaada waxaadan la jecleyn seed qof dumar kula ah ugu sameyn kartaaa alla damiir xumaa dadka qaaar😢😲
Masha allah
Samidey 😂❤
Meshaa inan joogo cml aa ucabsanoyaa😭😭😭
M.a turuxley thy mrka dhrka blacka xeratd😩🔥💋
Nag Lama so dhawesto Nina WA dayus qalbiga bel dheh bal maxay gabadha maskinta ah saß u yelen
Subxanallah😭😭💔💔😢😢
Wsc
😢
Asc farxiyo jawab wakawa yay ani
Dumarow waa iga dar daran niin malinka aad guursato. Waxkasto ninkaas ka filo haba is racin hadow kuu Wanag sanado alx hadi kale is jir qalbiga ilashoo ogaw cudur hadow kugu dhaco wakugu kaliga hadow hadad walato wakugu kaliga mark caruurtada iyo naftada family ga da ha ilabin noloshaada ayar taagso gabarey hadi denbi laga galo adina denbi haku darin ilahey barii oo isku xiir Alaha kaa badan alx ani ahaan waxkasto oo dhaca waan uu toog haya wayo aduun ka waxa ka dhacaya aya yaab igu dilay
Masha allah talo waa sisay mano ishoyinka😂😂😂
axax waxas ookale waa dhaawa c maskakxada
wcs❤
These people.are just horrible. Hurting another woman like that inviting her to her husband's wedding. Heart less.💔💔💔💔💔😡
Fist common
Subxaana alaah
Shekoyinka nocan ah wanba ka helaa
Bisinka qabi jabka miyada ka hasha
@@marwaqalanjo4902 maya wll saas kama wado macnaha cashar ayaa laga bartaa shekoyinkan oo kle
Nin naagtiisa qiyaamaayo
Naagta guursanayso
Layaabay ani😡
Taas madaxeyga aye kawenthy wlhi😢😢
Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk wlhi kula mida
Shekoyinka wa jeclahay
Farxiyo walalo mahadsnd walhi waa ka naxay
❤❤❤❤❤❤❤❤
Aax wlhi nagaaha waa cadow baal maxay kaa faa idyaan niyaad jaabkaa gaabdha miskiintaa nagtaa maa ilmo laan ayaa haystaa 3 ciyaal aah ayuu ilhy siyee ax ilhow cadoowgaa haa noo jaabiin
Alaah maxaa ruux xun soomaali ku jiro
Frxiya cawa nuuroysaa .m.a❤❤ xbtiii
Asc. Abaayo waan ku slmy. Aniga ninkeyga wlaashey iyo hooyadey ayaa ninkeyga naag ku dareen. Hada cuqdadii ayaan u qaadey in kasta hooyo xiriiriyo. Allxamdullilaahi hada waan caafimaadey waxna waan bartaa ii soo duceeya aan isu duceyno dhamaanteen.
😢ma adi hooyada iyo walasha kula dhalatay ayaaa ninkaga naag u guriyeeen caqli gal mahan 😢😮
Wuu nagu kala go'ay dhadhan baanku hayey qisada qaali
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
L
Furin ka xiga doofarka 😡
🩸🔐💘
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤